Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
I would have believed if this picture was painted by Amiin Aamir,,
-
Allah, Allah Finely Ibti is leading..............Iminkaa Xiin oo Xanaaqsani meesha soo gali doonaa:D
-
Subax wanaagsan every one, After a week long of rain, cold, and miserable weather. Finely the sky is clear, and the Sun is shining in Toronto I can't complain illaahay baa mahad leh
-
Hahahah, Nin Yaaban haday garaacaan. Gabdhaha qabiilkiisa eh aa u soo hiilinaayo nooh:D
-
Sayid, adiga maah maahdaadii qayb ka mid ah Computer-ka ayaa cunay. Dadka qaar ayaa ku moodidoona in aad caytameyso,,,,,,:D:D
-
A lot of companies are cooking the books, and the rating agencies have no choice than to change their first rating after they find out the truth. This is the only way you can make the world market transparent. Better late then never.
-
illaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo sheekha. Eheladisii iyo asxaabtiisiina samir iyo iimaan.
-
Aaliyyah what about afhayeen iyo qareen. You just put them out of work,,,,,,,,,,,,,,,,
-
Som@li;763649 wrote: what abt 249 LBs, and the seat gives a way? can sue them? Yes, you can sue them Only in Mareykanka. But in Somalia if you break a chair, I guarantee you have to pay that chair..
-
Rageena ayaa qub qacda lagu yiqiin. Iminkana ma dumarkeenii ayaa dagaal yahano isu badalay!!!............Cajiib
-
dawoco;672814 wrote: lol@nin yaaban,maahmaah aaba lasoo gashay yaah, cajiiib! Maku sixi kari oo wax badan aa la i yiri nin kaa weeyn hortaa oo xanaaqaa . Anoo luqada ku fiicneen neh hadaan qaamuus kuusoo qaato waxaa la i leeyahay tani sheekadeeda waa hooyo saan aa loo dhalaa , marka maahmaahda meheeda nooga wada If my somali is shyte, bare with me, yaa la iskugu keey tagin lee Hahaha thanks for the chukle,
-
Daqiiqadii 15naad ayaa Garsoore Juxa iyo Calanwale KK waxay firimbigii ku yeeriyeen Xaaji Ngonge. iyaga oo u arkayey in uu Sayidkii uga baxay offside......................
-
Sidii baan u gubanahay gocashada u riima Sidii baan labada galin hurdo gamma u diidaa Sidii baan gu iyo dayr gabayada u tiriyaa
-
Anna xabad kalaan ugu daray
-
Xiin, give everyone the the chance to vote man. There are clearly a lot of nomads that didn't vote yet. Besides Che made clear that the poll will close mid December. Maxaad la cabsaneysaa, iska sug ilaa iyo 15ka December. Nuune hadii uu guuleysto markaas Cimaamadiisa waa la siin doona:D
-
JB, kanni wuxuu u egyahay kii dhibka badnaa, ee ilkaha la'aa, ee aad halkan ku soo dhejin jirtay?
-
Ngonge, I never heard of a mother using the word Walaal to call her son, unless the mother is 9 years old:D Normally mothers use the word Hooyo. Laakiin wey jiraan rag xaaskooda ugu yeedha Walaal. Waxaa kuwaas u fiicnaan lahayd in ay isticmalaan ereyga Gacaliso, ama Macaaneey.
-
Walaalo Abaayo Ariirey Huuno I Normally use Walaalo except when I meet my old class mates or my beloved Ciyaalka Xaafada, waa markaas markaan Abaayo iyo Aboow armaajada ka soo bixiyo an absolute term of endearment if you ask me.
-
Haye iga qabo hee yaa sayidii
-
I found out yesterday that I am addict, Sol addict. Che sidani si ma'aha we need to go to rehab. Sol waa in nalaga Cuudiyaa.
-
Ibti waxay soo gurguurataba wallee iminkaa Nuune loo yaabaa.... Nuune, you better put your Jin to work.
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Martidaadii hadii ay kaa tagi weydo bal maxaad ku sameyn:D:D looooooooooooooooooool@Anagaa muddan 0:10:D:D:D:D:D:D
-
NY, Sol detective hahahaha. Your observation waa khatar
-
Popular Contributors