Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Subxaanalah, kan Puntland u hadlaya in ay meesha keenan mabaysan ahayn!!! Ninkii ay doodu ka dhaxaysay wuu xaqiray oo wuxuu yidhi Duqa adiga Puntland maad tegin ee waxaan u maleynayaa magaalo kale ayaad tagtay. Wuxuu rumeysan yahay in qofkii dowlada Puntland ka soo horjeedsada qoorta laga gooyo. Ugu danbeeystii kulahaa qof wadaad ah oo Puntland lagu dilay wali ma aragteen:D:D Eesh Calaa siyaasi
-
Did he just said: "Wasiirku waxa uu sheegay mashruucan in ay u hayaan lacag gaadhaysa 10 billion dollar"
-
xiinfaniin;765554 wrote: 1) marbaa mid anoo sii jeeda surgooyo xun igu gaaday, 2) maalinna anoo maqaayad shaah fadhiya baa mid xumi oo reer hebel ahi toorrey sadex gees ah wadnaha hoostiisa igala helay, 2) mar taa kasii horreysayna anoo ceel shubaya baa makaabku ii siibtay oo madax-madax ugu dhacay ceelkii, 4) anoo yarna waabaa ratti qooqani igu tuntay oo dhabarka iiga dur-duriyey, 5) habeenna anoo guuro ah oo geel naga baxsaday raacdadii ku jooga baa abeeso canqawga agtiisa iga rudday... Dhaqtarkii: (asagoo labada dhaban haysta) ninyahow inaad waa hore dhimatay ahayd :D:D,,,,,,,,,,,,,,, Thanks Xiin.
-
Fitch cuts Goldman, Deutsche, five other large banks (Reuters) - Fitch Ratings, the third-biggest of the major credit rating agencies, on Thursday downgraded Goldman Sachs, Deutsche Bank and five other large banks based in Europe and the United States, citing "increased challenges" in the financial markets. Fitch cut long-term ratings on Barclays Plc and Credit Suisse AG by two notches to 'A' from 'AA-'. The agency cut by one notch its long-term ratings on Bank of America Corp, BNP Paribas, Citigroup, Deutsche Bank AG and Goldman Sachs Group. The financial market challenges the banks face "result from both economic developments as well as a myriad of regulatory changes," Fitch said in an announcement issued shortly after regular market hours in New York. In a separate announcement about the downgrade of Citigroup, Fitch cited "policy momentum" against using taxpayer money to support banks during a crisis. Fitch's actions follow downgrades by Standard & Poor's of several major banks at the end of last month. S&P's moves came as part of an overhaul of its ratings methods to incorporate lessons learned in the financial crisis. Moody's also issued downgrades recently. Jerry Dubrowski, a spokesman for Bank of America, which has had ratings cut by all three agencies, said in an email, "This decision is driven more by concerns about the global economy than the specific credit quality of Bank of America. We continue to maintain strong liquidity levels and to build capital." Fitch on Thursday also affirmed its long-term 'A' ratings on JPMorgan Chase & Co, Morgan Stanley and UBS AG, as well as its 'A+' rating on Societe Generale. (Reporting by David Henry and Walter Brandimarte in New York and Rick Rothacker in Charlotte, North Carolina; Editing by Steve Orlofsky and Richard Chang) http://finance.yahoo.com/news/fitch-cuts-goldman-deutsche-five-014753760.html
-
Shariif oo ka Hadlay Muranka Cusub ee Baarlamaanka Madaxweynaha Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka cusub ee soo foodsaaray baarlamaanka KMG ee Somalia. War-saxaafadeed goor dhaweyd ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu sheegay inuu madaxweyne Shariif uu ka wel-welsan yahay go’aanka sida kedis ah u dhacay ee xubno ka tirsan baarlamaanku ay xilkii uga qaadeen guddoomiye Shariif Xasan. Madaxweynaha ayaa sheegay in tallaabadan oo aan ahayn mid cusub ay ku soo beegantay xilli xasaasi ah isagoo sheegay in tani tahay talaabo aan la fileynin oo dareenkeeda leh. War-saxaafadeedka madaxweynaha ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu uu wado baaritaan iyo ka baaraandagid ku aadan daruufaha keenay in qaar ka tirsan xildhibaanno ay xilkii ka qaadeen guddoomiyaha baarlamaanka. Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in Somalia ay imika ku jirto duruufo gaar ah sida la dagaallanka Al-Shabaab, Fulinta Qorshe-Howleedka (Roadmap) iyo Gaarsiinta gargaarka bino’aadnimo, isagoo ugu baaqay mudanayaasha Baarlamaanka iney joojiyaan sii wadidda khilaafaadka, gartaanna masuuliyadda ka saaran habsami u socodka howlahaBaarlamaanka iyo ilaalinta sharciga. Madaxweyne Shariif wuxuu war-saxaafadeedka ku sheegay in tallaabo kasta oo la qaadayo la waaafajiyo axdiga KMG ee Somalia. Hadalkan Madaxweyne Shariif ayaa imanaya iyadoo guddoomiye kuxigeenka baarlamaanku uu maanta madaxweynaha ugu baaqay inuu caddeeyo fikirkiisa ku aadan khilaafka baarlamaanka haddii kale loo qaadan doono inuu ka danbeeyo qalalaasaha ka dhex taagan baarlamaanka. http://www.voanews.com/somali/news/Shariif-oo-ka-Hadlay-Khilaafka-Baarlamaanka-135597953.html
-
Waxaa habeenkii xalay ahaa, abaare saqdii dhexe caasimada Dudumo Daldaloosha ee gobalka iga durug lagaga dhawaaqay saddex dowlad gobaleed oo cusub. Saddexdan dowlad gobaleed oo kala ah:Jinni State, JikaarLand iyo Jiis State ayaa iyagu waxay noqonayaan dowlad gobaleedyadii ugu danbeeyey, ee lagaga dhawaaqo wadanka Soomaaliya. Hadaba Radio Baqbaq iyo Hayaay ayaa waxa u suurto gashay in uu wareysi gaaban la yeesho saddexda madaxweeyne ee hogaaminaya maamul goboleedyadan cusub. Wareysigii uu wariyahayaga muddane Shimbir la yeeshay saddexda madaxweeynena sida tan ayuu u dhacay: Wariye Shimbir: Madaxweyne Xaaji Xunjuf wax ma nooga sheegi kartaa Jiis State sababta loo aasaasay, iyo mowqifkeeda? Xaaji Xunjuf: Well I can't tell you much about Jiis State! because it is top secret. Laakiin Jiis State waa state cusub oo u halgameysa xuquuqda ay leeyihiin dadka Fadhi ku dirirka ah. Dadkaas Fadhi ku dirirka ah oo lagu qiyaasayo ilaa iyo 4 Million oo Soomaali ah, unna badan raga ay da doodu u dhaxeeyso 32-95 years old. Dadkaas oo aanu dooneyno in aanu u dhisno xarumo waaweyn iyo website-yo badan, halkaas oo ay ku murmi doonaan 24/7. Xaaji Xunjuf: Mowqifkayagu waa in aanu qof walba oo Soomaali ah, rag iyo dumar caruur iyo ciroole ka dhigno Fadhi ku dirir isnacay! Wariye Shimbir: Waayahay muddane Xunjuf aad iyo aad ayaad u mahadsantahay. Bal makaroofanka u dhiib Jacaylbaro oo isaguna ah Madaxweynaha Jikaarland. Wariye Shimbir: Madaxweyne Jacaylbaro wax ma nooga sheegi kartaa JikaarLand sababta loo aasaasay, iyo mowqifkeeda? Jacaylbaro: bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac... Wariye Shimbir: Waa yahay Madaxweyne Jacaylbaro, bal wax kale ma ku dari kareysaa bacaaaaaaaaaacdaas? Jacaylbaro: Haa yoo dee JikaarLand waxay mucaarad ku tahay Buufisland, Baagomuudo-land, Birqaabland iyo cid walba oo sheeganeysa magaca Land. Ha ku sugnaato wadanka gudihiisa amaba dibadiisa! Wariye Shimbir: Waa hagaag muddane Jacaylbaro adiguna aad iyo aad ayaad u mahadsantahay. Bal makaroofanka u dhiib Nuune oo isaguna ah Madaxweynaha Jinni State. Wariye Shimbir: Madaxweyne Nuune marka hore adiga iyo quruumahaagu bal ku soo dhowaada Radio Baqbaq iyo Hayaay. Marka xiga wax ma nooga sheegi kartaa Jinni State sababta looga aasaasay Soomaaliya dhexdeeda, Soomaalidu ma Jinnigeey wax ku darsadaan? Nuune: Wariye Shinbir marka hore waad ku mahad santahay martiqaadkan aad aniga iyo waftigeeyga "Jinniyada illa socda" nagu marti qaaday Radio Baqbaq iyo Hayaay. Annagu waxaanu hadalnaa marka aanu sooryada yada dhameesano, markaa waad aragtaa oo waxa ila socda labo boqol oo jinniyad ( Nuune oo indhaha la raacay garabkiisa bidix, dabadeetana garabkiisa midig isaga oo dhoolo cadeeynaya). Dee shimboroow bal is xilqaan oo labadan boqol ee xuural cayn ee illa socota (Shimbir oo wali eegaya Nuune dhiniciisa bidix iyo midig hasayeshee aan cidna arkeynin) waxay cunaan iyo wax ay cabaan bal soo hor dhig. Dabadeedna su'aalahaaga waanu ka jawaabi doona. Hadaba akhristoow wariye Shimbir wey u suurtoobi weyday in uu dhameystiro interview-gii uu la lahaa Madaxweynaha Jinni State mudane Nuune. isaga oo mudane madaxweyne Nuune diiday in uu sheego raashinka iyo sharaabka ay jinniyadiisu jamanayaan. Mar la weydiiyey mudane Nuune sababta uu u diiday in uu u sheego waxa ay Jinnigiisu jamanayaan. Waxa uu yidhi: If Radio Baqbaq and Hayaay have done their homework then they should have known what we like to eat, and drink. Anniga iyo labo boqol oo jinniyad ah ayey koob shaaha oo qudha na soo hor dhigeen ceeb caleyk. Waxaasi waa marti sooryo xumo. Hadaba akhristoow si Radio Baqbaq iyo Hayaay u dhameystiro wareysigii Nuune iyo Jinniyadiisa bal fadlan halkan noogu soo qor magacyada raashinka iyo sharaabka ay Jinniyadu jecelyihiin in lagu marti qaado. Waad maraqsantihiin
-
Congrats Nuune.......... Haye, Sheekh Nuune iyo Quruumihiisa waa in Shaadaligooda loo soo shubaa:D
-
Somalia;765054 wrote: Xildhibaanada qaar ayaa la sheegayaa in ay feer isla dhaceen halka kuwa qaarna ay is dhaafsanayaa hadalo aflagaado ah. Somalia;765054 wrote: Sidoo kale, xildhibaankan wuxuu u sheegay HOL in kuraasta la isku garaacay, isagoo intaas ku daray inay jiraan mudanayaal dhaawacyo fudud ay gaareen, balse ma uusan xaqiijin tirada xidlhibaannada dhaawacmay ee uu arkay. I have two questions: 1) When is the video coming out? ;) 2) Did Shariif Xasan participate in this fight?
-
Shabeelka sankiisa iyo afkiisa = Gabadhii oo sii jeeda
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Showqi replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
JB, thanks for the explanation. Now I know Maroodi-jeex is Hargeysa iyo nawaaxigeeda. -
He should sue her @ss:D That woman almost kill the man. Somebody needs to tell her Mateeko wareejis waa ka mamnuuc jidka dhexdiisa:mad: Hadii kale Chinese badan baa naftooda khatar ku jirtaa.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;764781 wrote: Farxada wajigooda ka muuqata bal fiir..........Well done girls, we're really proud of you.
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Showqi replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Go Sool Go Maroodi Jeex waa xagee? waligeey maan maqal! -
Jacaylbaro;764609 wrote: On a second note, she is not even eligible to hold a position in the government. She lost her nationality. JB, please tell us how she lost her nationality.
-
Wooooooooooow, saarkan khatar waaye. Aniga waxaanb ka heley sida fiican ee uu illustration-ka u adeegsady
-
Sayid, intii aad maqneyd sheeko ayaa ku dhaaftay. Laakiin waxba kuuma sheegi karyo, Sorry! Ngonge ayaa Laaluush i siiyey:D Wuxuu igu yidhi: " Kii Sayid inna Qardho Dhagax Qalalan, hadii uu wax ku weydiiyo! Mooji ku dheh" P.S Maalmaha Qaloocan ka wardoon....
-
Qab Generation ayuun baa wadankeenii wax u qaban karaya. The old generation failed us miserably
-
NGONGE;763269 wrote: Showqi. Aniga khasab ayaay igu tahay in aan o fiirsado hadalada o dhan. Haa Ngonge si fiican uga fiirso. Hadii kale sidaa dii baad Heesaha iyo Gabayada isku khaldi doontaa:D:D
-
Nin Hal Mar Wada Guursaday Laba Haween Ah Gobalka Awdal - Video
Showqi replied to Jacaylbaro's topic in General
Labo dumar ah oo hal habeen la isla meheriyey, oo hadan hal guri la'isugu geeyey waa qalad, qalad, qalad weyn. Laakiin nin degen magaalo la yidhaahdo Qalooc waxani wey ka suurtoowdaa:D:D -
Som@li;764372 wrote: Yo Pirate, which ship u holding for ransom? Si fiican baad isu taqanaan. Millionaire-adu kala duwane siduu (USD) u doortay ma arkeysid Somali, maandhow markaad millionaire noqotid, bal aniga gacan yarahaaga iga dhig.........
-
Waraa cunuga wareersan:D bakheelnimada iska dhaaf hadii Nuune ama ibti aa diiday masaakiinta underdog-ga ah ugu shub nooh. "kaanbiyada danbe aan tuuranaa" kulahaa. Intay goori goor tahay kuwa sakaraadka ah ugu shub, inay soo nooladaan aa laga yabaa. Hadii kale Vote-kaaga hal bacaad lagu lisey uu noqonaa:mad:. Haye dhakhso hee vote. Aniga vote-keygii mar hore aan tuurtay. page two ka fiiri!
-
:D Xiin, the rice is not over yet. We still have three more days to go so don't give up the hope. Now the question is would it be Cimaamad for Sheekh Nuune, Or a Cabaaya for Ibti.........
-
JB, qoraxdii H-town ka soo carowday ayaa na soo gaadhay iminka...Bal adigu go'aagii Shaalka ahaa isku duuduub:D
-
Aaliyyah, you got it..... Qareen = Lawyer Afhayeen = Spoksman Labaduba (Lawyer iyo Spoksman) waxay u adeegaan af jooga.
-
Popular Contributors