Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
We have a lot of bad apples among us (people that kill, steal and lie to the innocent civilians). But how could we fight those bad apples, and win the fight. If our educated, rich, and wise men are not willing to contribute their share. This story is a good example of Tacab khasaaray. Ninkani markuu ahaa wiil yar oo aan waxba haysanin, waxna garanaynin (Jaahil). Soomaaliya iyo ummadda Soomaaliyeed ayaa wax baray oo waxbarasho bilaash ah oo ilaa heer jaamacadeed ah u diray. But when the time came, and his community needed him the most, this is how he paid them back "Cowardly running away" nacaz howshisii gabay iga dheh. Caruurtiisa yar yar ee uu u diiday in uu luqadooda, dhaqankooda iyo hidohooda barrona weynu arki doonaa halka ay ku dambeyaan iyo sida ay aabahood ugu abaal gudaan marka ay waa weeynaadaan. Abwaan, sxb intaan sheekada qorayey ayaad igaga hor martay. Walaahi isku si ayeynu u fakaraynay on this one.
-
Hello Khaatumo State, welcome to the family. Tii Soomaaliya dhismeheeda iyo horumarkeeda qayb libaax leh ka qaadata illaahay kaa dhigo, Amiin, Amiin. Insha-allah Khaatumo State wey guuleysandoontaa.
-
Xaaji Xunjuf;775911 wrote: Faroole sawkan maanta u hadlay sidi habar dhali weyday waxay waxaas oo cambaarayn ah Xaaji xagaaga habruhu sida Digaaga ayey u dhalaan soow ma'aha:D
-
War bal ceelashaa reer Somaliland ha laga ilaaliyo. Waxaan maqlay habeenkii bay dadka ku soo duulaan..........
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;775752 wrote: Waxaaba i soo xasuusisay markaa Nayroobi joogay last year, habeen malawax casho ahaan loo sameeye guriga. Aabo loo geeye asagoo waliba kulul. Aabo was like, malawaxaan macaanaa. Qofka sameeye u duceeye, wuxuuna ku daray hadda ka bacdi habeen walba hala dubo. Yaa jikada kuleelkeeda u galaayo. Marka waxaa ogaaday meeshaa malawax jecleysiga ka keenay -- from my old man's genes. Dad is right. Qofkii shaqo fiican qabto in la amaano ducana loogu daro waa waajib........ Raali noqo hee hadii aan ku kashifay. Narniah leen rabay in aan u sheego adiga iyo Malawax sidaad isku tihiin:cool:
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;775121 wrote: Oooooooooooooh, maan. You should have warned us. Some of us malawax addicts joogo. I really do love malawax, aad iyo aad. Especially yours look so palatable and delicious. Did you add malab on it? Plus koobka shaaha caddeyska ah. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;775121 wrote: Malawax kulul waa jeclahay runtii. I think as many as 20 waaka cuni karaa nonstop. Yours extremely eye delicious waaye, too. Narniah, look what you have done. This man (MMA) will kill for Malawax................. you don't belief me? well click this link, and read the last post #45 http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/17528-How-to-eat-nutritious-food-and-stay-fit-this-Ramadan/page3. Allah MMA iyo Malawax maxaa kala haysta,,
-
Looking good: Puntland's Oil is finally hitting to the markets, and in Xamar the peace is slowly coming back. Insha-allah wadankeeni dhakhso ayuu u hagaagi doonaa. This is good news for reer Puntland iyo Soomaaliya oo dhan.
-
Saalax;475170 wrote: Apart from Somaliland, Puntland, Al shabab, the reset don't hold any significant power to be called a mamuul nor exist, such as jubbaland, which we both know it's under al shabab so automatically falls under al shabab empire - torabora. Showqi;475170 wrote: Time will tell sxb. Give them 2, 3 more years and you will have fresh war between all this different groups. Soomaaliya meeshii kaliya ee nabadgelyada iyo xasiloonidu ka jirtay waa taas oo maanta dab baa ka ololaya. Allow sahal amuuraha.
-
Dag mevrouw Juxa. Deerada iyada ayaaba dacwo loo qabaa. Zack wuxuu leeyahay baabuurkii ayey iga jabisay..
-
Aaliyyah;774190 wrote: Showqi I'm sry did the word dude offend u lol it wasn't intentional Offended aa :mad:. You can't imagine how much I hate the word dude. Markaan maqlo ereygaas "dude" xaadda gacmaheeyga ku taala ayaa i istaagta, oo waan ka Jidhi-dhicoodaa. Marka aniga la igu yidhaahdana kaba sii daran oo xanaaq baan jiq la noqdaa.......................I was just kidding Aaliyyah, apology accepted,,, The Zack;774190 wrote: Showqiyoow, it is all good sxbkey. Dude! Loooooooool@Dude. Haye ma igu bilowday,,,,,,,,,,:D
-
somalee;774203 wrote: Cruyff can't make it in this list. Maybe in the top 20s. Says who?
-
Why was your posts censored? Aaliyyah and Blue labadiinuna ma Qabyaaladii ayaad barateen.........Acuudu-bilaah:D
-
France loses AAA-rating in blow to eurozone S&P cuts France's rating to AA, hurting eurozone's ability to fight off crisis PARIS (AP) -- France's finance ministry says Standard & Poor's has cut the country's credit rating by one notch to AA. France's loss of its AAA-rating deals a heavy blow to the eurozone's ability to fight off its debt crisis. The country is the second-largest contributor to the currency union's bailout fund. S&P in December put 15 eurozone countries on creditwatch and other downgrades were expected later Friday. The cut in France's creditworthiness could also hurt President Nicolas Sarkozy's re-election chances. THIS IS A BREAKING NEWS UPDATE. Check back soon for further information. AP's earlier story is below. ROME (AP) -- Europe's ability to fight off its debt crisis was again thrown into doubt Friday when the euro hit its lowest level in over a year and borrowing costs rose on expectations that the debt of several countries would be downgraded by rating agency Standard & Poor's. Stock markets in Europe and the U.S. plunged late Friday when reports of an imminent downgrade first appeared and the euro fell to a 17-month low. The fears of a downgrade brought a sour end to a mildly encouraging week for Europe's heavily indebted nations and were a stark reminder that the 17-country eurozone's debt crisis is far from over. Earlier Friday, Italy had capped a strong week for government debt auctions, seeing its borrowing costs drop for a second day in a row as it successfully raised as much as euro4.75 billion ($6.05 billion). Spain and Italy completed successful bond auctions on Thursday, and European Central Bank president Mario Draghi noted "tentative signs of stabilization" in the region's economy. You can read the entire article------> http://finance.yahoo.com/news/france-loses-aaa-rating-blow-191612943.html;_ylt=Ah0KJW5dq9DcMlU2J9fcgM2iuYdG;_ylu=X3oDMTQzNmRxM2JyBG1pdANGaW5hbmNlIEZQIEp1bWJvdHJvbiBMaXRlBHBrZwMxODNiNTdlZi1lODc0LTNlYTAtYWQ5MC1kOWM4ZWJlZDE0ODcEcG9zAzEEc2VjA2p1bWJvdHJvbgR2ZXIDNzUxZWQ2ZTAtM2UxYi0xMWUxLWJkN2YtOTU1MmZjMmRjYjEx;_ylg=X3oDMTFvdnRqYzJoBGludGwDdXMEbGFuZwNlbi11cwRwc3RhaWQDBHBzdGNhdANob21lBHB0A3NlY3Rpb25zBHRlc3QD;_ylv=3
-
The Zack;773632 wrote: Waryaahee waa maxay dee marduufka iyo waxaad sheegi. Very funny otherwise.. Dee sheekadaa in yar oo xawaash iyo milix ah u baahnayd. Sideeda kale waan ku ogahay in aad tahay nin dantiisa yaqaana, oo aan howlahaas ku saqajaamin.
-
No you can't leave your Qabiil. They are like gang, they will hunt you down............
-
Maradona Ronaldo (Brazilian) johan cruyff
-
Markaan boqol million gacanta ku dhigo............
-
To the poster, you posted a beautiful picture of the villa, you also told us how much the villa will cost us. But unfortunately you forgot to mention the location. You know most important thing in real estate is location, location, location. So what city in Somalia are you talking about.
-
Blue, Shuuuuuuuuuuuuuush, Saaxiibkay Zack yaanu igu xanaaqin,,,,,,:D
-
Aaliyyah, oo iminka magaceygu waa dude soo maaha waayahay:p
-
Nice video. I like her acting and face expression brilliant. Looooooool@1:04 Music is Haram, Tan waxaan u maleynayaa Aaliyyah ayey wax isku yihiin,,,
-
Oo iminka ma waxaad leedahay raaxada badani dadka oohin bay kaga keentaa...........:D
-
Popular Contributors