Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. That is unreal. There must be some kind of trick that the man has used. But this video caught my attention.
  2. Ciidamada Qaranka! How many times does the commentator say: Ciidamada Qaranka. That is too much,,,
  3. Showqi

    ila qosol

    Blue, Thread-kan dadka waalan ayuun baa soo gala. Can't you see: Wyre, Fisher Man, Rudy iyo Mustafe kuligood waa Qac
  4. Showqi

    ila qosol

    Somalina bax dhuumo, baxar aa is galisay dad badan aa ku raadinooyo..
  5. Showqi

    ila qosol

    Loooooooooool Somalina, walaahi qosol daraadiis waa fuuray. Shaaciradii aduunka, tan intee ka keentay...:D Kaaga darane waxa meesha ku qoran dhan waa run.
  6. Blue, Dadkaa uu meesha ku sawiray oo dhan waa dadkiisii. Kuligood Soomaaliya ayey degenyiin, Af Soomaali ayey ku hadlaan. Isagu Soomaaliya ayuu degenyahay, Af Soomaali ayuu ku hadlaa dee Isaga ayuun baa is caayaya ee iska daa,
  7. Waa maalin farxad leh, mar hadii Al-Shabaab Xamar laga saaray. I really believe Xamar in ay mar hore dhismi leheed hadii Ciyaalkaan yar yar ay dagaalka joojin lahaayeen.
  8. Chimera, I think In the 70's The Russians use to have also their own village in Xamar. It was called Xaafada Ruushka.
  9. Freedom, Insha-Allah Soomaaliya nabad iyo barwaaqo ayey ku soo noqoneysaa. Now go chase Ictiraaf
  10. Maaddeey;777245 wrote: Inaga Daaya yaynaan ku dhicin bahal Afkiisiiye We kill, and blow up thousands & thousands of innocent Somalis We chase millions out of their homes, and force them to become refugees We watch as thousands & thousand die of hunger, and others drown in the oceans Dhimasho nooc walba ah ayaa dadkeenii soo martay. Bahaladii in ay ina cunaan ayuun baa inoo hadhay..:mad: Maaddeey, please read: Our Children by BOB post #251 here is the link http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/22879-Diplomat-For-The-Damned.?p=777052#post777052
  11. Loooooooool@Maaddeey.................Sxb cimaamadii miyaad iska dhigtay:D
  12. Looking good. Insha-allah wey ka guuleysan doonaan budhcad badeeda.
  13. :D:D,,,,,,,,,,Al-Shabaab waaxid kaligiis baa is qarxiyey, looooooooooool
  14. Everything waa shax shax, Alxamdulilaah.
  15. Naxar Nugaaleed;776668 wrote: what happens when your friends die too Dee wali waad isla sheekeeysan doontaan if iyo aakhiroba:D
  16. Katra iyo Qamar waa labo gabdhood oo kamid ahaa ciyaartoodii kubada koleyga xulka qaranka Soomaaliya, ee dhowaan wacdaraha la yaabka leh ka muujiyey ciyaarihii Jaamacadaha Carabta. They are from Toronto,,, " frameborder="0" allowfullscreen>
  17. MMA, haa waa u jeedaa ditoorkii wuu ii fasaxay cadaanka nooc kasta oo ay yihiin. Marka maqaalintayda hadii ay Xaliimo soo qaban weydo, waa in aan mid reer Inuit ah ku eego..........
  18. Dotoore mar 2 mahadsanid. Laakiin gabdhihii cad cadaa baryahan sandwich-ka ma sameeyaan, they buy it from the Subway with your credit card...
  19. First Video Abdi is funny. He is typical Dhibloow..
  20. Dotoor InaJaad, I finally get the chance to ask you some questions. First of all thank you for starting this thread. We all know that you are knowledgeable man. Now my question is about marriage. You see I like Somali women, and I will only marry Somali woman. But if I could not find a Somali woman to marry ilaahay amarkiis,, what other nationality would be best to marry? and why? Thank you Dotoore..............:D
  21. Thanks Somalina. Insha-allah this kids will succeed...........
  22. Carafaat you are most all around Qawdhan or should I say Lander, mar hadii aad Afmaay faraha la gashay. I don't speak maay but I really think it's very sexy. Just watch Xasan Aadan Samatar iyo Liibaan singing Maay maay, What a beautiful Somali dialect.
  23. Thanks Somalina, nice pictures. Xamar waan u darsanay. Welcome back BOB
  24. Dervish;776020 wrote: Calankani wuxuu ka turjumayaa astaamahan soo socda: gundhigga buluugga ah iyo xiddigta weyn ee badhtamaha calanku waxay u taagan yihiin calanka jamhuuriyadda soomaaliya ; Bisha caddi waxay u taagan tahay astaanata umadda islaamka ah ee SSC. Sadexda xidigood ee yar yar waxay ka turjumayaan sadexda gobol ee Sool, Sanaag iyo Cayn ee Khaatumo State ay ka kooban tahay. Nice, well thought out.