Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Reer SNM wey waasheen, Cudurkii Al-Shabaab ku dhacay ayaa iyagana iminka haya. Dadka Soomaaliyeed waa in ay meel uga soo wada jeestaan gardaradooda iyo dagaalada ay ka wadaan Buuhoodle iyo Laascaanood.
-
Bluelicious;779743 wrote: dammit Maaddeey and the others for letting me believe it was him loooool :eek: Blue calm down, calm down sister. I still trust Maaddeey's instinct, and think that this is the man or at least someone who knows him. So my advise to you is hire couple of detectives and shadow the man for the next two three weeks. War jiraaba Cakaaru imman.
-
Hahahaha, Garnaqsi I see Ree Guraa iyo Somali Online logo. Wallee Xaaji waa la qabtay.
-
Maaddeey adigana wax lee qarxineysaa mar kasta,,,:D
-
Good read, Thanks Taleexi. That simple question he asked his wife may have fixed his marrage, or may be even have safed his marrage. Inkasta oo ay tahay sheeko muruga leh, hadana qoraagu si fiican ayuu sheekada u soo bandhigay. Waaban ka helay ereyada uu qoraagu isticmaalay, iyo sida uu u sharaxay dareenka marwada iyo waxyaabaha ay tabanayso.
-
OMG, waayo waayo tani waa heesihii Radio Muqdisho. OdaySomali Thanks for the memory.
-
NGONGE;779448 wrote: ^^ The small stone broke away twenty years ago and was followed by lots of little stones. (yes). I don't think any one followed. But you right there were other stones who were not happy, they were asking better compensation for their work....
-
Taleexi;779243 wrote: Showqi: Ha igu dirin hablaha dhaadheer waxba kama sheegin marka laga reebo kuwa qoorta geriga leh. Waayahay waa kaa gambistay marka,,,
-
Are we cursed or Are there Impostors within us, creating the rift?
Showqi replied to IAmRevolution's topic in Politics
Qabyaalad, dhibaatadu waa qabyaladii oo aynu dhan walba u isticmaalay. Siyaasadii waxaa loo isticmaalay qabiil (R/wasaaruhu waa qolama? Madax waa qolama?). Guurkii waxaa loo isticmaalay qabiil (Ninka inanta inaga soo doontay waa qolama?). Deegaankii waxaa loo isticmaalay qabiil (Magaaladan qabiilkee daga. Jaarkaagu waa qolama?) Soomaaliya xaalada ka jirta maanta waxa weeye in aan qofka aqoontisii lagu tix galinin. In aan qofka kartidisii lagu tix galinin. In aan qofka maalkiisii lagu tix galinin. Laakiin qabiil iyo hebel waa reer hebel ay wax walba ka muhiim santahay. Inta aynu Qabiilka isticmaaleyno, Soomaaliya in ay sii kala qayb qaybsanto mooyee waligeed Qaran noqon meyso. -
Good choice Narniah,Gobilo Gobilo is hot. Waliba waxaan jecelahay marka si fiican loo soo qaban qaabiyo ee dharka hidaha iyo dhaqanka lagu ciyaarayo.
-
Looool@Taleexi. Qoortii dheerayd qurux ma'aha buu yidhi, hablihii dhadheerana wuu ka cararay. Sxb-key qalanjo dooni maayo baan u malaynayaa,,,,
-
Hahaha, that is Ethiopians+AMISOM+Kenyans, iyo waxoogaa yar oo lagu daray.........
-
Somalina;779046 wrote: Adigaa gaabatey. :D
-
Okay Ngonge, waayahay bal adiguna raali noqo sxb,,,
-
Then you can carry, and take it to Hargeysa Xaaji.........I have already a beautiful Calan
-
Ngonge, do I look like Maaddeey to you, or am I carrying a black flag. Of course the AMISOM Troops.
-
walaalkis;778934 wrote: If Mogadishu is liberated from Alshabab why is ther constant attack on the goverment forces . Its either These African troops don't want Alshabab to be defeated so the pay cheques don't stop coming from u.s n eu countries Waxaa la yidhi Habar fadhida lagdini la fududaa...........This guys are trying to liberate our country, and in the process they are losing their life's everyday. Show some respect, and don't be ungrateful.
-
Somalina iga leexo Baariyow aan tummun Xalwo ah ka soo qabsanaa. Ar Cisbitaal Cariif daya. Maxaa waaye darbigii kor maa loo qaaday mise anigaa gaabtay?
-
Blue, easy easy with the compliment................Hadii kale waan isku dhex yaaci,, Narniah, I am glad you did. Because your family will always give you honest feedback, and not to forget it's always fun to share your passion & creativity first with your family. Allah Aaliyyah maxaad noo dhuumatay. Sug bal aan Videowyadaadii soo qufee. Koley mid baa ku jira aad adigu samaysay,,
-
that was good decision not to post the video. But you can still make the Video and show it your family
-
So you don't even need a tips......You already made the video?
-
Hey Somalia, what are you gonna do with one shoe:confused:
-
Hees Qiiro Leh, very emotional Axmed Naaji Sacad: "Go'nay" @00:44 You can hear his voice cracking, and then again @2:12 he is literally crying from the emotion. Axmed Naaji is one of my all time favorite fanaan. Heestan Axmed Naaji wuxuu kaga hadlayaa sida aynu isu galney iyo xaalada ay ummadda soomaaliyeed maanta ku sugan yihiin.
-
Blue, Was she trying to get some money from Pharmaceutics company who made the flue shot?
-
Popular Contributors