Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. The camera man did horrible job with the first picture.....
  2. Maaddeey;784039 wrote: Cimrigaaga oo dheeraado..maxaa la dhahay?... Showqi'yoow maantana ma waxaad keentay Amisom-aa na xoreyneysa? cajiib!!!. Maaddeey, Soomaali badan ayaa ila aaminsan in AMISOM ay wadankeena xoreynayaan. Xitaa madaxweynaha Soomaaliya (Sh. Shariif) oo ah caalim weyn (xaga diinta) ayaa aaminsan in AMISOM ay howl fiican ka hayaan Muqdisho. Maalinta ay xasiloonida, nabadgeyada iyo kala danbeynta ay Muqdisho ku soo noqotana maalintaas AMISOM wadankeena waa laga saarayaa, taas shaki kuma jiro. Ha ila yaabin ummadda Soomaaliyeed wixii dani ugu jirto ayaa anigana dani iigu jirtaa.
  3. Bluelicious;771120 wrote: Showqi - Loooooool @ do you want me to add to your Somalis Behind Bars Thread your just too funny man. Stay a gentleman and never hit a woman. Since when does beating your partner mean showing some love? In our culture there is too much fighting going on there should be less fighting and more love. I once witnessed a friends parents fighting and her mother hit the father on the head with a pan :eek: Blue, you miss understood me. What I said was: Dadka qaar baa aaminsan (some people blief). So please don't include me those peole:mad: I am a peace loving brother. Ma'anigaaba dagaal xasuusanaya, intaan qoslayo ayaabu wakhtigu dhamaanayaa. Now tell me did your friend's mom used a flat pan like this one, kkkkk kkkkkk
  4. Ceebay tacaal. Xoolihii la xadayey waa la'isaga daba yimid. Waxaaba ugu daran dadkan dhahaya waan isfurnay ee hadana caruurta isu dhalaaya. Singal Mother maba jirto marka, waa lagu qaraabtaa lee..:o
  5. Cambuulo iyo bun;783648 wrote: i wonder why the people of SOL is ignoring this while fightin eachother about politices war dadkaan uu naxa Cib, dhibaatada, macaluusha iyo dhimashada dadkeenii soo gaadhay 95% inaga (kuligeen) ayaa ka masuul: waxaa inagu jira dad magaca diinta wadanka ku duminay, waxaa inagu jira dad magaca qabiilka wadanka ku duminaya, waxaa inagu jira dad siyaasiyiin isku sheegaya oo mowqif iyo mabda dowlade kale wata oo aan dalkooda iyo dadkooda haba yaraatee wax arxan ah aan u galeyn. Al-Shabaab oo raashinkii dadka masaakiinta ahaa loogu talo galay gubaysa
  6. It's scary That the majority of the customers did not say anything!!! Moonlight, What was origin title of the video???
  7. My favorite Somali song = Aduunyo by marxuum Maxamed Mooge Liibaan (IHUN) kii ixaman lahaayoow amba xaasidkaygoow kaan xalay wanaajee i xumeeyey maantoow murtidaydu waa xubin waa hadal aan soo xulay xanuun iyo dardaaran waa xujee dadoow maqal xikmad weeye heestuyee xifaalaha aduunyada Aduunyooy aduunyooy Aduunyooy Aduunyooy Aduunyooy Xaalkaa be’ *2 xilimahaa daruurtiyo marbuu xaysku hooraa nimco lagu xasuustaa aduunyooy *2 marbaa xaaluf iyo guluf abaar laysku xeeraa dhulku xagal wareegayoo xumaataa *2 xiligaa isdoorshoo aduunyooy aduunyooy ninkii xoolo lahaan jiray adoonyooy aduunyooy marbuu xaabka qaataa xigsadaa asaagii marbuu xaabka qaataa xigsadaa asaagii aduunyooy aduunyooy aduunyooy aduunyooy aduunyooy xaalkaa be' *2 xoolahaaga oo nagi marbaad xoor ka maashaa xaragadu ku lumisaa adduunyooy *2 marbaad xaaqin iyo guluf indhuhu kaa xambaadhaa ceydhii lagu xasuustaayo xumaataa *2 xirsigey is badalayoo adduunyooy aduunyooy ninkii maali jirey xulad adduunyooy aduunyooy marbuu xaab ku waaya xigsadaa asagii marbuu xayn iska wayaa xigsadaa asagii aduunyooy aduunyooy aduunyooy aduunyooy aduunyooy xaalkaa be' marbaa xil iyo maamuus magac lagugu xeeraa xariir lagugu daahaa aduunyooy *2 marba xuubka geeliyo talo laga xayuubshaa xurmo beel ahaataayo xumaataa *2 waqtigay is xidhayoo aduunyooy aduunyooy mar buu sharafku xaydmaa aduunyooy aduunyooy ninkii laga xishoon jiray aan cidiba xaaleyn ninkii laga xishoon jiray aan cidiba xadhig xidhan aduunyooy aduunyooy aduunyooy aduunyooy aduunyooy xaalkaa be' aduunyooy aduunyooy aduunyooy aduunyooy aduunyooy xaalkaa be'
  8. MoonLight1;781971 wrote: Showqi ma fooxlaad ahaan jirtay? lol Fooxle weyn oo khibrad leh ayaan ahaan jiray. Sug aan Burjikadii iyo Dabqaadkii isku geeyee... Fooxii iyo Dabkii ayuun baa iga maqan.....Aar Taleexiyoow gobelkee Fooxii iyo Dabkii haysta?
  9. MoonLight1;781953 wrote: Now tell me which one is your favorite colour. Aniga waxaan jecelahay Fooxa iyo Uunsiga markaa waxaan doortay CeelBuur State,,,,:D
  10. Moonlight1, Shame on you, you forgot TFG Al-Shabaab
  11. Dagaalka waan ka soo hor jeedaa. Soomaalidu maanta wakhtigii ay dagaalo cusub isu diyaarin lahaayeen ma'aha, ee waa wakhtigii ay wadanka nabadgalyadiisa iyo horumarkiisa ay ka shaqeyn lahaayeen. Ogow nin gardarani ma guuleysto, marka qolooyinka SNMta ee wax weeraraya waxaan odhan lahaa dagaalka joojiya.
  12. Jacaylbaro;781669 wrote: Look at the SOL ... it is all about Somaliland ,, way duushay baan ku idhi You mean Somaliland way isku dhuustay Uuuuf, habeen iyo maalin dadkedii bay leyneysa iminka
  13. I found this old Video (Dec. 2010). Is this girl Somali? Well, if she is Somali then I want her to play for Somali National Team. She is young, and talented Her name is Bilqis Abdul-Qaadir
  14. Kan Xaaji la leeyahay waa ku daayey walaahi. War ileyn dhagax taabasho iyo tuujin waa isugu mid. Xaaji dhagaha fur oo Sheekha si fiican u dhageyso.
  15. Kuwii yar yaraa iyo odeyaashii meeshan ka bakh bakh lahaa waa in ay sheekha khudbadiisa si fiican u dhageystaan..........
  16. Woxogoo qabyaaladana aan ku barno hee,,,, si aa XX iyo xulufadiisa ula sheekeysatit...
  17. NY, dad baa bacaaaaaaaaaaaaaaacda neceb oo gacmaha uun ka hadla. The guy needs serious anger management.
  18. Blue, I am glad that your number one (KoW) is back... Bluelicious;780321 wrote: Showqi - If you trust and believe Maaddeey so will I because I trust and believe you. Maaddeey is incredible he was the first to tell it was Knight from now on i'm always gonna trust Maaddeey's instinct except for when it comes to his political views. Maaddeey waa nin fiican oo waxgarad ah. Laakiin ma garanayo waxa uu Al-Shabaab ku arkay:mad:
  19. ^Is that a threat.............Yaa u fak-fakanoosaa hadda:D
  20. ^^No we don't value them. Laakiin hadii aad tahay nin wax soo bartay oo waliba qabiil hebel ah, then we will pull out the red carpet for you......
  21. This is going to be their downfall. Soomaali oo dhan ayey isku dirayaan, ee yaa yidhaahda ka jooga intay goori goor tahay.