Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Mudane iyo marwooyin Sol waa shan qaybood. Faataa dhugleyaasha leh: Waar Somaliland waa sidan Waar Somaliland waa sideer Waar Somaliland way duushay kuwa ku cabaadaya: Ku dayo Puntland ku dayo Puntland barwaaqay ku jirtaa Puntland waa wadda Oil iyo Dahab Kuwa ku hanjaba: Al-Shabaab hadii aanad la jirin gaaladaad la jirtaa Wixii Al-Shabaab ka soo horjeeda waa in lagu jihaadaa Soomaaliya infidels-ka iyo TFG-ga waan ka xoreeyneynaa Qaar ku andacooda: Atheist baa ka fiican diinta Islaamka Diinta Islaamka wax ma laga sheegay, Anna weykan The Big Bang waa meeshii uu aduunku ka soo bilowday Troll, troll iyo ilma troll: 4taa aan kor ku sheegay hadii aanad ku jirin, waxaad tahay Qoladeyda Qoladeeydu waa confused oo hadba meel ayaanu ku yara mashquulaa Anagu reer tabareed ayaanu nahay oo Troll iyo Taah ayaanu la Tiicnaa
-
MMA, zone-haas aa sheegisid iyo gurayaha laanta gadaasheeda ku yaalo qaar badan aa eeyo lahayeen. Laakiin aniga waxaan aad u xasuustaa gurigaas Laanta ka soo hor jeedo oo eeyga idinka bursanjiray nin deganaa oo anagana nafta noo keeni jiray. Laanta horteeda in aan Banooni ku ciyaarno uu noo diidi jiray. Markuu na arko anaga oo Banooni ku ciyaareyno meeshaas inta uu afarta gool naga kala jabiyo uu na kala bursan jiray. Waxaan wali xasuusta galab Jimce ah anaga oo meeshaas Banooni isku jafeeyno uu goolashii naga dumiyey markaasu dhahay: "waryaa ka baxa meesha" anagana markasaan diidney in aad ka tagno meesha, guligeen Laanta horteeta aan iska wadda fariisanay. Markuu arkay in anaan tageynin ayuu intuu Laanta dhex galay afar qowsaar oo aan u maleeynaayo in ay Guulwadayaal ahaayeen noo soo watay, maxaa ka dhacay hee kuligeen waan kala cararnay we sure vacated the place in 5 seconds... Mar kalena Banooni intuu nooga dhex dhacay gurigiisa uu noo diiday in uu Banoonigii na siiyo, anagana markasaan dhagax eber uga dhignay ganjeeladiisa...:mad: Asagoo xanaaqsan oo qeylinaayo: "kuligiin waa la'idin xiraa, albaabkii aa iga jabiseen" uu intuu soo baxay na kala bursaday. Banooni dambe oo aan ku ciyaarno Laanta horteeda markaas aa noogu dambeeysay. Banoonigeeniina ma naloo soo celinin sidaas ayaan uga samirnay "Qof walba in la dhoho adiga ayaa ganjeeladii jabisay ayuu ka cabsanaayey..;)". Haa Barxada Bashiir-Lugeey marar badan ayaan ku ciyaari jirnay siiba marka nalaga soo buriyo Laanta horteeda. Laakin anaga ciyaal bacaad ma eheen. Bacaadka aad ayaan u necbeen. Teeda kale bacaadkaas waxaa iska lahaa Ciyaalkii Bashiir-Lugeey gadaashiisa dagenaan jireen, anaga mar mar leen ku ciyaari jirnay "siiba markaan aragno iyada oo eber ah, laakiin waligeen ma ku tala gali jirin in aan ku ciyaarno bacaadkaas". Markii danbena waxaan banooniga ku ciyaari jirney safka labaad ee shaneemada ka dambeeya.
-
Caano_Geel;793989 wrote: Please stop embarrassing us. Go and get yourself a train too :D:D
-
Haa Gheelle ragii timaha weynaa ee digrinjiray ayaan daris aheyn. Ragaas xaafadeena caan ayey ka ahaayeen,,, Gheelle Please Shaneemo Kaasa dheh.........Magaca ha nooga ciyaarin niyohow!
-
Caano_Geel;793799 wrote: Dumarku niyaw horta maxay isla kala guraan, markay isa sawirayaan? Waxay rabaan in ay Caano_Geel iyo Geeljireyaasha kale oo dhan indho sarcaad ku ridaan.....
-
Aboow aboow Shaleemo Kaasa walli waa taagantahay. Bibitadii Shaleemada ku dhaganeed xitaa daaqadihii walli waa ku yaalaan! Inkasta oo aan Shaleemada dhexdeeda u jeedo in ay geedo ka dhex bexeen hadana building-ka dhinacaan marka laga fiiriyo waxay u egtahay in uu madaafiicdii ka nabadgalay, dhinaca kale yaa ogaada hee siduu u egyahay??,, Gurigeena iyo Shaneemo KPP saddex saf aa u dhexeeyey marka loo socdo dhinaca Laanta. MMA thanks for the picture saaxiib.
-
Who do you support for president in Somalia after august
Showqi replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Thanks Xaaji. As the next President I support Farmaajo -
Who do you support for president in Somalia after august
Showqi replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji, sawirada aad meesha ku soo dhajisay maad magacyadooda iyo darajadooda ku dartid, hadii aanay dhib kugu ahayn sxb. -
Che, I once had to walk from Shaneemo Nasar to xaafada KPP. I don't remember how long it took me but it was a long walk for me at the time. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;792869 wrote: Qof Xamar ku barbaaray oo waa hore ugu dambeysayna, that won't be a long walk, but a needed one. Anigaba haddaa Xamar aadi lahaa, Siliga Mareykanka oo degmada Wadajir ku taalo anigoo lug kasoo bilaabay ilaa iyo Kaaraan waaku gaari lahaa without daal because xaraarad iyo xiiso aan Xamar u haayo, inkastoo 2003 tagay. ______________________ Xigasho MMA, adigaaba nasiib leh oo ku noqday Xamar hal mar. Aniga waxaan ku tala jiraa hadii uu wakhtiga ii saamaxo in aan ku soo wareego magaalooyin badan. Siiba magaalooyinkii aan arkay markaan caruurta ahaa sida: Afgooye, Shalaanbood, Marka, Qoryooley, Janaale, Baraawe, JIlib, Jamaame, Garoowe, Eyl, Hargeysa, Sheekh. Insha-allah one day I will grab one of this and start my tour.
-
MMA, waxay ahayd in markasta oo Sheekh Shariif ka yimaado safar ah Europe, America ama Carabaha lagu qasbo in uu soo maro Dhadhaab. Donation-ka la soo siiyayna uu 10% halkaas ku daadiyo.
-
Kan yari guuxiisa ayuu ka dheereeyey.
-
Looks nice and very professional...............No more askari dacas ama kabo jambal ah wato,,
-
The Zack;792650 wrote: Yaa sheekh Showqi, Baydhabo was taken by Xabashida and not by TFG soldiers. We have seen this happen few years ago, let's not get over excited just yet. I hear you brother but give TFG soldiers the time and Insha-allah mar dhow saldhig walba wey kala wareegi doonaan Xabashida, Kenyatiga iyo AMISOM. Of cours Sheekh Shariif must start recruiting Soldiers and Police men.
-
Che -Guevara;792314 wrote: My friend called me the other night and told me he walked from Xamar Weyne to Taleex after Maghrib time. It seems things are changing. That is a lot of walk, how long did it take him? 2,,3 hours
-
Xaaji Xunjuf;792540 wrote: Sh sharif now controls a huge portion of Somalia The Bay region The Banadir region The Hiiraan Region A big section of the gedo region Puntland Galmudug Ximan iyo xeeb Ahlsuna wal jamaca Sheekh Shariif baalashii ayuu fidsanayaa mar dhow waxaad maqli doontaa Soomaaliya wey duushay. This is great inprovement 2 years ago TFG was controlling 3 xaafadood oo kaliya.........
-
Maaddeey sxb, I know you have posted some hilarious threads. I like this one http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/11152-Ayaantoo-aa-waxa-la-dhahay.......
-
Inna Lillahi wa inna ilaihi raji'un, illaahay ha u naxariisto marxuumka. My parents use to love him. I grew up with his music. Even now every time I hear his music I think about my parents and the good old days.
-
Qandalawi;791804 wrote: Looool @ Faroole turubka baandheeynaaya, that's hilarious, even Mr. Amir agrees that Faroole is playing his cards well. Bal si fiican u fiiri, Kani kii baandheeynta ma'aha. Wuxuu ciyaarayaa----->The 3 Card Monte Street Hustle Card Trick.
-
Aaliyyah, ma'aragtaa Nuune wixii aan sheegayey oo dhan meel kale ayuu ulla cararay... Jinniyadisii baa waxaas ku soo akhriyey baan u malaynayaa. Waryaa Nuune arintu waa siday Aaliyyah kuugu sheegtay ee sheekada ha iga qasin... Aaliyyah;791626 wrote: ..Hmm I'm not sure what a favorite teammate is? Does he play sports lol.. Haa,,,,,,sportiga ayaan ciyaaraa. Aniga oo aan ku sii dheeraan ciyaarta aan ciyaaro mar mar ayaa raga iyo dumarka la'isku daraa.
-
Sayid*Somal;791757 wrote: Tan kale - xujooyinka lagu xiray ka mid noqoshanimada wakiilada cusub waxaa ka mid ah: "no record of serious crime or crimes against humanity" Marka waxaa iswaydin mudan; - oo markiii hore xujadaan miyeeysan ka mid ahayn markii la soo xulaayey kuwa hadda jooga? mise dadku hadday caqliyeysteen? Sayid, wixii hore ma soconayaan, dhalinyarada soo koreysa ayaa dowlada ku qasabtay in wixii hore la kala hurgufo, la haadiyo oo si fiican loo kala shaandheeyo. Odayaasha waxaa ka buuxa: Dhiigyo cab, Calooshiisa u shaqayste, Qabiiliiste iyo Baranbarooyin. Marka Odayaasha hadda ka dib waa in si fiican loo hurgufaa oo qashinka laga saraa.
-
Saliidaha Puntaland laga helay: Saliida xoolaha la siiyo marka ay calooshu xanuunayso. Thank you aa....!!! Taana waanu qabsaneynaa. :D:D JB, Ditoorka dacaayada ka daa niyow........
-
It's bad news, I hope that insurance company pays their lost cargo.
-
^ Oo iminka ma kijada lagaa cellin la'yahay,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,waar ninyohow faraha ha ka guban..
-
First picture = Live is fabulous Second picture = Aar i sug, aan is cuskanee
-
It's true a single man and a single woman can not be friends. But if they are both married and have their own families then they can be friends, but still there has to be some boundary. Such as what you can talk about while you together, what you can do together, and how you can help each other. When I say friend I mean a favorite female coworker, or a favorite female neighbor or a teammate.
-
Popular Contributors