Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
wyre;796889 wrote: Hahahahaha........................................Where is Nuune? please listen to this song and help our friend Wyre Wyre, long time laguma akh akhriyin:D Where have you been sxb. Ma mid Jiniyad ah baa luuq kugu xidhatay:D Subax wanaagsan people.........
-
Xaaji Xunjuf;796805 wrote: ^^ Waryaa Somaliland dee siyasada Somalia shaqo kuma laha wa dal la jaar ah Somalia wax fahan:D Haa, dee waan ogahay in aanay siyaasada Soomaaliya shaqo ku lahayn. Laakiin SL iyadana waxaa jeebka ku shubtay Awdalland iyo Khaatumo State. intaas ayuun baa picture-ka ka maqan.....
-
Xaaji, where is Somaliland? ma laaluush baad siisay Amin Amir maanta...
-
^ Xaasid sanaa Gabay aa i soo xasuusisay kulahaa, meeshana ma ku soo dhajinaayo! War gabay iska dhaafee Af Soomaaligii ayaa dirqi ku ah ummaddan.
-
NY, Security Guard-ka faraha aa cuncunaayey aan u maleynaa, qof la dagaalama uu raadineyey mirkiisii horeba.
-
This fight is crazy because one of the men fighting is carrying a gun. He took too much risk, his gun could have ended up in the wrong hands...
-
BOB;796264 wrote: Jiira Garoob BOB;796264 wrote: LooooooooooooooooL...Magac labo ma aha...waa ku dhammaaday. Reer Xamar waa wax bakhtiyay. Peace, Love & Unity. Lol@BOB
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;796265 wrote: Qaarkood waxeeba aaminsanyihiin inay xaq ku yeesheen maadaama 20 sano iyo ka badan heystaan. Xaakin hadii aan ahaan lahaa aniga kuwaas waxaan ku xukumi lahaa in ijaarkii u baaqday 20ka sano iyo guryahaas dayactirkoodii, oo waliba interest la kor saaray laga qaadi doono. Waa hadii ay guryahaas si deg deg ah uga bixi waayaan.
-
Loooool@nala qabo yaanu baxsan Sorry NGONGE you are forgetting I'm supporting Carafaat on this one.
-
NGONGE;796052 wrote: Showqi, you'll join kuwa cabaadaya soon enough, saaxib. Carafaat waa nin waalan. Hadii uu nin waalan yahay, dee idinku ma dadka waalan baad isugu tagtaan? waa maxay goobashadu! Naga daa dee niyow, aduunkii oo dhan baa arkaya in uu Carafaad kuligii corner isugu kiin geeyey..:o
-
Haa, ku wad sxb iyagaa saaxiga keeni doonee...
-
Carafaat cabaad buu idinkaga keenay kuligiin..............:D
-
Waa muluq, gaban, shoodhe haduu ugu bato kow iyo toban. Imikuu inagana Al-Shabaab baad tihiin inagu odhan doonaa!!!
-
BOB;795848 wrote: Somalina will be mightily amused when she finds out how we're trolling on this magnificent thread of hers. Peace, Love & Unity. Waliba waxay sii farxi doontaa markay akhrisato BOB iyo Showqi oo Beledweyn u heesaya......Bes, bes mar hadii aad ka dacwootay reer SOL waa in ay Kismayo cunaqabatynta ay ku hayaan ka daayaan. Hadii kale BOB oo xanaaqsan ayaa geeskaas ka soo boodi doona.....
-
BOB, horta Kismayo hees caan ah ma leedahay sida Beledweyn?
-
illahay ha u naxariisto marxuumka. Mafia ayaa barlamaanka ka buuxda. Kuwa musuqmaasuqa iyo xatooyada ku nool waa in dowlada laga nadiifiyaa
-
Okay BOB, si ay Somalina xaalka iyo sawirada Kismayo ulla soo dhokhsato. Sing along with me: Beledweyn Allaahayow ka dhig beerta raaxada Beerlula Allaahayow balayada hareer mari. C'mon now you can do it....
-
Ar waa la wareeray hadii reer xamarkii iyaga iska dhaafee eyba dadkii kale u abtirinayaan,,
-
The outdoor billiard tournament oo maanta ka bilaabmay duleedka magaalada Qoryooley.....
-
The Zack;795044 wrote: He sounds clueless. "Did you guys say Khatumo consists 3 states?" He asks, the audience say "YES!". He then says "It does qualify to be a regional state". He knows what he is talking about. in fact he explained the whole thing in clear simple language oo waliba qof walba fahmi karo. Wallee Sheekh Shariif Siyaasi weyn ayuu noqday. Zack, ninkii aad ugu yeedhi jirtay Shariif Canbe waa kaa Qurbaca noqday.. Insha-allah Soomaaliya oo dhan tartiib tartiib ayuu isugu keeni doonaa.
-
Naga tag waad na soo luggooysay...............:D
-
Does everything have a price? Yes and No Nabadgalyadu waa lagama maarmaan. Laakiin muhiimadeeda waxaad ogaaneysaa markey colaadi timaado. Hawada aad neefsanayso ayaa nolosha ugu muhiimsan. Iyadunna waa bilaash, ilaa iyo inta aad ka wasakhaynayso. Wax waliba xad iyo sicir ayey leeyihiin.
-
Carafaat how come they sold you The Secessionist ideology, adigoo waliba Ubixii Kacaanka Octobar ahaan jiray. Ma qabiilkii ayaa kaa awood badiyey?..
-
Somalina, adiga waxaan kugu darnay the Guerrilla Fighters halgankaaga waa la aqoonsanyahay but, but, but unless you take down one of the four groups that I mentioned above you are not that significant. Sorry sister but keep fighting Al-Shabaab are almost on their knees, maybe you will get their spot. :cool: BOB ciyaalka xaafada qaarkood buufis aa ku dhacay.......:mad:
-
Sorry BOB, qoladaada adiga wali lama ictiraafin. Came back after 21 years lol.
-
Popular Contributors