Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. When I look at that picture all I see is John Travolta style, MC Hammer style iyo mid Suuldhabaale ku Jassgareeynaayo.
  2. Somalina;800611 wrote: Gableey shimpir, Dhaanto iyo Saylici aan sugeynay, Maxaa waaye Qoob ka ciyaarka.....:D Qurbojoogtaan waa na ceebeyeen walaahi.:o Somalina please sent Duqa magaalada iyo xulufadiisa a crash course of ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka sidaan si ma aha Inalilaah..
  3. Xaaji Xunjuf;800497 wrote: ^^ Ninki wax isku daray uun ba hadana odhan kara waan iska dhaqaajiye wax fahan:D Waxaan odhan lahaa ninku intaanu dhaqaajinin ha laga farxiyo, laba marduufna ha loo qaado waxwaliba wey hagaagi oo dhag dhag bay iska noqon....
  4. Xaaji Xunjuf;800509 wrote: shaqooyinka qaar banu shuraaku ku nahay:D Okay Dotorka hadii uu heshiis idinka dhexeeyo waa wax hagaagsan! But I still think you're fishing illegal here, bada cas uun ku ekow Xaaji..
  5. Arch, its time to collect koofiyad
  6. Xaaji Xunjuf;800476 wrote: She sang two songs with in two months dedicated to the garowe administration Xaaji waa maxay faragalintu! topic-gan Dr_Osman ayey ahayd in uu soo tabiyo with the headline of Saado oo Amaantay Puntland! Howlaha waa la kala leeyahay Dotorka badihiisa ka bax
  7. Somalia;800233 wrote: Is this the only picture he could make on the progress of Puntland and oil exploration? He never even thanked Faroole for making him a full person with full rights, that bothers me more Maxaa Faroole loogu mahad celiyaa wixii ay asxaabtiisu afar gobol iyo nus ka dhigeen ayuun buu isaguna isku kab kabay (Doing the wright thing is just normal sxb). Naga daa niyow illaahay baa waxa dhameystira, Faroolena oliyada fuuqsigeeda Soomaaliya oo dhan waa in uu wax ka siiyo ee ma aha in uu reerkiisa uun ku ekeyo (waa intaas uun waxa uu Amiin meesha ku sawiray).
  8. Naxar Nugaaleed;800082 wrote: is she somali? Wrong question my friend! you should ask where is the Farax who suppose to marry this Qalanjo Huh.... Cadaankii way na bililqaysteen walaahi. Taleexi ciyaalkaas caadi ma aha sxb. They even have a net to cautch the balls eh I mean liinta iyo saytuunka ay ku ciyaarayaan.
  9. Cajiib, kheyraadkii laga xaday Afrika isla markiiba waxaa lagu qoray Made in China, ilaahow yaa ogaada kaluunkaas iyo Shrimp-kaas isla markiiba waxaa laga gaday wadamada Europe iyaga oo laga dhaadhiciyey in laga keenay China. the Afrikan countries need to come up tougher laws to fight and protect their resources against those western companyies. For example if a ship is caught dumping waste or illegal fishing that ship should be Confiscated and the crew of the ship fined all of them. If they don't have the money or not willing to pay! no problem, just put them in jail preferably a labor camp.
  10. The pilot seems to be doing everything by himself from preparing the Take off/ Landing, finding the passengers, literally watching the load of the airplane and flying the plane. Diyaaradiiba wuxuu ka dhigay Siteey Manoogto. Che si fiican baad ula heshay magacaas Siteey Manoogto,,,, It is really scary that they are taking just enough fuel to get to their destination.
  11. Faarax-Brawn;799317 wrote: The more your name has "ow or oy" at the end of it, the more you are loved and adored. Marka Narniyooy, abaayoy, cadeey, maandhey, iska dul qaado ee embrace the love. They always add OOW in my real name And in my virtual name they add YOOW In oow iyo yoow lagu daro magacayga ayaan ka jecelahay intii naanays la ii bixin lahaa. Xitaa naaneysta amaanta ah kama helo anigu.
  12. Ma JaalleSiyaad.Com ayaad soo bililiqaysatay maanta,,,, Xaaji, barrigaas Siyaad Bare (AUN) hadii uu dagaalkii Ethobia joojin lahaa (intii aynu Xabashida ka gacan saraynay), dhinaca siyaasadna xal ku raadin lahaa maanta Soomaaliya aduunka meel fiican ayey kaga jiri lahayd, isagana Taalooyin ayaa loo dhisi lahaa. Dhibaatadu waxay bilaabatay markii uu Odeygu yidhi wax walba qori caaradiis ayaan ku xalinayaa::mad:
  13. Nin-Yaaban;799123 wrote: few hours later, the CO/Deputy opens up the door and calls him out so he could get processed. LoL, dude wakes up long enuff to cuss in Somali and English and basically tells him to leave him alone. LoL, the officer closes the cell door and comes back two minutes later with back up. LoL Walahi they came in and dragged him out like a lil rag doll. That was the most exciting thing i've seen. It was funny seeing him resist and they probably beat him after they took him somewhere else. But why was he resisting! He didn't wanna go home? Dadkaas meel u roon ma jirto. Jidkii iyo magaaladii lagama mari karo dhibkooda iyo rabshadooda, xitaa xabsiga marka loo diro dagaalka iyo rabshada ma joojinaayaan! iyaga dhan Shactiro socoto waaye...
  14. NY, you forgot to tell us the fun stuff that always happen inside the prison.....
  15. Dr_Osman, magacaas Puntland sidaad ugu wardiyeysay ayaad ku khafiiftay. Horta maalin walba imisa goor ayaad ereyga Puntland qortaa amaba uu afkaaga ka soo baxaa? is it 50, 100 or 1000 times.
  16. Wa Calaykuma salaam yaa Maaddeey wyre;798137 wrote: That's why aan ola qabsan la'ahay bal adiga iska warran Waxwaliba waa dhag dhag sxb
  17. Juxa;797991 wrote: It's unacceptable waqtigan la joogo people make such comments. It is not ok and we should not turn blind eye to this islo-weyni illness. I agree with you Juxa. Gabadhan yari waxay u baahantahay cid u sheegta yasida iyo isla weynidu in ay tahay Ceeb. Teeda kale ummad dhan ayey Soomaalinimadoodii xaqiraysaa. Let this thread be an ey opener for her.
  18. General Duke;797720 wrote: Mr. Cameroon wearing a blue tea! what does that tell you?....
  19. Xaaji Xunjuf;797616 wrote: People can hate this guy and he is not perfect but he is a very principled guy he will die for his beliefs. Xasan Dahir siyaasi ma'aha ee waa askari qori caaradiis uun wax ku raadinaya. Isaga oo 60jir ah ayuu wali qorigii la ordayaa oo uu cid walba mucaarad ku noqday. Siyaad Bare ayuu u soo dagaalamay markii danbena la dagaalamay, C/laahi Yuusuf ayuu la dagaalamay, Sheekh Shariif dowladiisii ayuu yidhi ha lagu jihaado, xitaa Al-Shabaab markii ay iska soo horjeesteen iyagana dagaal ayuu kala hortagay. Xasan Dahir geeri mooyee wax guul ah ummada Soomaaliyeed umuusan horseedin.
  20. Showqi

    Street Fight

    ^ That was my concern too. Luckily everything went well for the Security guard.....
  21. ^This time Amin Amir Laaluush baad siiseen. Af wax cunay xishood
  22. Gheelle.T;797178 wrote: Lol@wax akhristay. Love em Northeastern Sujui talk. "jaamacad aa akhristaa, ceel aa la duray(qoday), gabar aa la uu tuugay(doonay), indha bug aa igu dhacyay" meel geebo adi! Aniga kuwaas waanba isku wareeri lahayn. Maxaa tidhi: Ceel aa la duray? Hahaha balaayo idin ....... Waligay Kiinya agagaarkeeda ma tegin. Soomaalida Sujuga ah halkan (Canada) ayaan ku bartay. Laakiin hadalada noocaas ah wali ka maan maqal. Markay hadlayaan badanaa waxay isku qasaan ingiriisi iyo Sawaaxili.