Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Sayid, dadkii waaweynaa (Senior-kii) ayaa computarkii iyo Internetkii sida loo isticmaalo bartay baryahan. Waa kuwaas uun kuwa magaca Qardho si fiican u qoraya ee aad beryahan aragtay. Dadka intooda kale wali waa sidii aad ku ogeyd oo magaladaadii quruxda badneyd wali waxay ugu yeedhaan Qardo, Kardo qaarbaaba xitaa ugu yeedha Karto... balo... Bal maxay arkeen oo karaya.
-
Somalina;802855 wrote: Aqriska miyaa idin dhibaayaa? maxaad halkan ka qabaneysaan? yaa idin yeerey, mise "girls" ayaad is moodaan? Waa Wadaadadii oo Mukulaalow iyo Marwadiisa u duceynaya. Tusbax dheer iyo Calculator ayaanu wadanaa...
-
Mukulaalow;802831 wrote: Ar wadaadaa iska ba'ay. Qaaliga SOL ee arimaha qudbo-sirta (Sheekh Nuune) iyo Xerow Showqi meel ha uga dhicin Yaa Mukulaalow. Waad ogtahay wadaadada ducadoodu wey kacdaa, habaarkooduna ehem, ehem...
-
oo maxay ku xisaabin:rolleyes: horta yaa meeshan inooga yeedhay labadeena...
-
b-boy;802792 wrote: I see Coeus from Somalinet goes by Carafaat on SOL:D Somalinet maa iskala qaraaban jirteen...... Ar aduunka yaraan badanaa!
-
How long will Somalia take to Rebuild? I guess 10 to 20 years and that is only if we beat Qabiil iyo Wadaadada waalan. Hadii kale sidan ayuun baynu isaga daba meeraysan.
-
Muqdisho: Ra’iisul Wasaaraha oo si heer sare ah loo soo dhoweeyey
Showqi replied to kingofkings's topic in Politics
Qandalawi;802157 wrote: Beautiful, the old man doesn't want to let it go even when the security guy is blocking his way. Halkaa Salaama kadheh Abdiwaliyow aniguna Lol the picture shows that Abdiwali is the one who has the grip and doesn't wanna let go the old mans hand. Maalayacniga naga daa niyo......... The old man is just crying: Aray iga fuq hahahah. -
Eng.Cadde;801786 wrote: It will only show the world how alshabab/alqaeda is a threat to the region as well as whole world.terrorism is a menace which should terminated. Waa runtaa oo Al-Shabaab qabrigoodii ayey qodayaan halkan. Laakiin hore ayey u sheegeen oo waa dad waalan oo Janno raadis ah. Marka qaarkood qabriga intay ka galyaan maba sugi karyaan. Tii allana wey u danbeysaa....
-
Armayba Odeyga ka dhabtahay oo uu qoftaan qaabdarda iyo Camal xumaanta ku jeclaaday, ileyn shimbirba shimirkiisuu la duulaa'ye... Qof Cuqdad qabta oo Camal Xun sida loola dhaqmaa wey adagtahay. Laakiin inantu waa in ay leedahay wax yar oo Mukur ah, waa in ay tahay mid sanka taagta oo suuro badan:rolleyes::rolleyes:, Khaa Khaayiraadaiyo Mayacuna waa in aanay ku yarayn! isku soo wadda duuboo waa in ay tahay Sidi Qabax Qadiijo Warsame type. hadii kale maba dhadhameyso oo waxay noqoneysaa Ceesh bilaa milix...
-
There are sick people on the streets. Anigu lama yaabo markay Police-ku yidhaahdaan caruurtaada hadii aanad xanaaneyn karaynin waa lagaa qaadayaa. Waayo waxay ogyihiin dadkaas waalinni hadii ay chance helaan in ay markiiba caruurtaada la boodayaan.
-
Markay igu yidhaahdeen: huuno Kaniifka waa lagu jiraa maaha, naalo ayaan dooni iyo makhadadaa ii dhiib:confused: ayaan Af Reer Jabuuti ku wareeray.
-
No Recognition for Khaatumo official TFG pressconference
Showqi replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mukulaalow;801139 wrote: Fiqiburaale baa ku jiraa laga yaabaa, ayaantan uma bogin xiijiga. :D:D -
No Recognition for Khaatumo official TFG pressconference
Showqi replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;801124 wrote: Showqi war anigu Awliyaan ahay waa la igu jira iga duceyso Showqi ha iga dhigin nin quruun ka so hadhay eh Xaaji Awliyo ayaan ahay uun dheh. Laakiin waa la igu jiraa ha odhan, hadii kale Nuune oo cuudkiisii sida ayaa ku odhan doona aniga ayaa kaa tumaya wixii kugu jira..:D -
No Recognition for Khaatumo official TFG pressconference
Showqi replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Oo berigaa miyaad joogtay Xaaji! ilayn niyow quruumihii ayaad ka soo hadhay... -
Jacaylbaro;801078 wrote: Niyow iskuul miyaanad dhigan jirin ?? ,,, You finish a homework and they give you another one immediately 21 sano iyo kabadan ayaanu homework uun ka shaqayneynaa ee balaayadu miyaanu ahayn mid dhamaanay...:mad:
-
JB, sidani si ma aha, Al-Shabaab baan sidaan karbaash ugu wadney dirqi iyo allaa naf Xamar kaga saarnay. Markasay hadan midkale isugu kaaya soo dubarideen! war ileyn... CIB, TFG iyo Sheekh Shariifna intee geynee? you cant have too many chefs in the kitchen!
-
Anigu waxba ma qariyo.. Sxb noo sheeg yaa fundgareeyey oo ka danbeeyey arintan.
-
Waa la wareeray. Madaxweynihii dowlada ku meelgaarka ah Mudane Sheekh Shariif oo soo taagan ayaa la doonayaa in maamul gobaleed laga ag dhiso Cajiib!!! JB sxb warka na sii Al-Shabaab markey socon weyday ma tan baad dooneysaan in aad ku khal khalisaan dowlada Xamar ee aduunka oo dhami ictiraafsanyahay.
-
Juxa;800969 wrote: men and women are not equal of course. men are the dead weight we forced to carry nolosheena oo dhan, from giving birth to them, nursing them, nurturing them, marrying them, burrying them need i say more? Kii aan ogeyn iminka ayaad u sheegtay. Petje af voor onze lieve zusters..... Sabaaxal kheyr people.
-
Gabadhaas waa in aan Interview ka soo qadaa. Aaway Maaddeey Xaajiya Al amriki telefoonkeeda ha i siiyee......
-
:D gabadha wajigeeda ayaa u baasaboor ah miyaa! Armey iska fasaqdaa, markay maqasho TFG ayaa gacan saraysa..
-
Che, Al amriki iyo xulufadiisa visihii ay wadanka ku soo galeen ayaa laga rabaa.
-
AYOUB;800927 wrote: You forgot to add how efficient they are at deporting. Ayoub, ma Bosaaso ayey kaa soo tarxiileen........
-
Cali Dheere: “Shirka Istanbul gumeysi buuxa ayaa Soomaaliya lagu gelineyaa”
Showqi replied to kingofkings's topic in Politics
General Duke;800889 wrote: There were many gullible people who thought this criminal terrorist organization was the best thing since slice bread. Duke, Al-Shabaab waa sakaraad Intensive care ayey ku jirtaa. Dadkii ay roodhida siin jirtay waa in aynu Bariis iyo Hilib siinaa si ay uga sabraan...
-
Popular Contributors