Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. CIB, kaas C/qaadir Juba oo yar ahaa. Heestaas qaraami waaye sxb. 10 sano in ay kaa weyntahay aan u maleeynaa.. Blue, huuno Soomaaliya daawo dacalada.. Taleexi, ii baashaal sxb Wiil Cusub;805682 wrote: Ma magaalo Hargeisa heeso ku gaadhaysaa jirta Toban heesood in kabadan oo hargeisa loo qaaday Wiil Cusub, horaa loo yidhi Hargeysi waa Hoygii fanka..:cool: magaalo heeseheeda amaanta ah la tartami kartaa ma jirto. Dhinaca heesaha Hargeysa waa #one. Nin-Yaaban, I love your first song. But your second song (Asluub Badaney) was disqualified.. Shuruudihii laga rabay may soo buuxinin! Carafaat, that song is awesome. Thank you very much..
  2. Cabdi Diini iyo Dhagaxbuur
  3. Saado Cali Warsam Iyo Libdhi Maysid Laascaanood
  4. CISMAAN XUURIYE (CISMAAN MONTREAL) CEELBUUR
  5. ABDI RAHMAN GAAS & MARYAN MURSAL GALMUDUG
  6. Thread-kan waxaan doonayey in aan isugu soo uruuriyo heesihii lagu sharfayey magaalooyinkeena iyo bilicdooda. Marka hadii aad hayso hees loo tiriyey magaalo ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya (5ta Somalia) fadlan halkan ku soo dhaji si aan kuligeen ugu wada raaxeeysano. Magaalooyinka aan heesahooda hadda hayo waa kuwan ee ila daawada. Ustaad Axmed Naaji Sacad Muqdisho Canab Ismaaciil HARGEYSA Xasan Aadan Samatar Baladweyn Saado Cali Warsame Heestii Bosaso
  7. Where is Khadiijo? Do you know? Armay tusbax dheer qaadaty ooy wardiga dhac dhac ka siineysaa.....
  8. Al Amriki muxuu yidhi my life's in danger. Oo kalay kumanaankii Soomaaliyeed ee uu naftooda haligayey maalin walba naftoodu qiimo mey lahayn miyaa, naftisii ayaa la macaanaatay iminka. Waa kaa dee xaqdaro waligeed meel ma gaadho. Kii aad xaqdarada ku heshiiseen ayaa barri ku tooganay.
  9. Jacaylbaro;804152 wrote: I like how he answered all the "silly" questions during the interview ,, "if I call it interview" coz the guy there is not professional at all and did not even know what he would ask odayga. Other than that ,, they old man got some points and knew what to say & where to say. Odeyga waxaa la doonayey in uu ka yar ku yidhaado: Waar dee ii ogolow inaan hadlo! maxaad hadalka iigu kala badh gooyneysaa. Waxani wareysi maba ahayn. Ka yari kolba meel ayuu u boodayey. U maleyn maayo xitaa in uu Su'aalaha soo diyaarsaday, kolba wixii maskaxdiisa ku soo dhaca ayuu la soo boodayey isaga oo aan xitaa odeyga u ogolaaneynin in u si fiican uga jawaabo su'aashii hore ee uu weydiiyey
  10. Alright guys I am off for my lunch break now, Kingofkings mar kale ayeynu halkaa ka sii wadan doonaa hadii illahay yidhaahdo sxb. Gaacuur Cinque fiican aa eheed oo la mari karin bariga, thanks sxb.
  11. Chimera, Saaxiib meeshaan isaga bax, arintani waa arin kaa weyn. Ciyaalka xaafada iyo ciyaal gobol ayaa is heysta markaa wax aad fahmeysid ma aha ee in aad isaga baxdo ayaa laguu qaatay ayaan ku odhan lahaa anigu.
  12. Gaacuur;804860 wrote: :D Showqi, Ciyaal Tuulo wayba soo dhigteen! Indha adeeg badnaa.. Gaacuur, dadkaaneeti waa Indho adeeg iyo nus.
  13. Kingofins, No body is taking away your success boy. But your problem is you cant even walk but you wanna race with the big boys. I will suggest you First learn who to walk and then we will do the race okey.
  14. Gaacuur brother he is not even gonna come close.So forget it. Its: Muqdishu Hargeysa Baladweyne baidoa Kismaayo Burco http://en.wikipedia.org/wiki/List_of_the_Largest_20_Cities_in_Somalia_by_Population But then again he will tell you I have oil now!!!
  15. Kingofings, We will see But you are also forgeting that Mogdishu is your capital city, and requires and will collect Federal taxes from every province of Somalia. Even the Carmo and the Hafuun you are talking about.
  16. OdaySomali;804794 wrote: One possible contender, surprising though it may be, is the city of Berbera. Although Berbera has been Berbera like Mogadishu has all the ingredients there. A large semi-modern deep-sea port; the longest runway on the African continent; historical areas and buildings; a beach. It has more paved roads (# of roads, not length) than any other northern city - I can confirm this. It is ideal for factories and other such investments. Unfortunately it has not received the investment mainly because of the heat. though lately it has been receiving a lot of attention. In any case, it will be cheaper to develop Berbera than it will be to bring Hargeisa up to standard. I could easily say that though Hergeisa is more populated, Berbera has much, much better infrastructure - they are not even on the same level. All it needs is cobble-stone paving of side-streets, suuqs etc. So IMO 1 = Mogadishu 2 = Berbera 3= Probably/Potentially Kismaayo IF it receives the same level of investment as Mogadishu (which I doubt). No surprise they are all port-cities. Berbera can not compete with Mogdish for three reasons: 1- Mogadishu has a larger population then Berbera. 2-Mogadishu has a better weather then Berbera (in Berbera they have something they call xagaa bax. And in that period they have to close business and leave the town, because the weather gets so hot that its unbearable to stay inside Berbera town. So tell me which business man will agree to close his business more than three days!) 3-Mogdishu is larger then Berbera. There are only two cities that can compete with Mogadishu and those are Hargeysa and Kismayo. No other city in Somalia can come close to Mogadishu, no way
  17. Cabrio Somali style, I love it
  18. Abtigiis;804763 wrote: Ma in la isa sii jiido ayaad dan u aragtaa. Maya dee xaajadu intii aanay halkaa gaadhin ayaa la doonayey in aad dhinaca kale u weeciso. Laakiin mar aad wixiiba isku qastay ayaad leedahay hees baan dalbanayaa. Bal waayahay ee hees fiican oo laga yaabay ku dhufo, and remember this is your last chance my friend.....
  19. Afar guri oo qabyo ah maa magaalo noqday!!! kan Ditorka ayaaba ka fiican oo Muqdisho iyo Bosaaso is barbar dhigaayo.
  20. Wayeey wey:mad: ma maanta Bosaaso Muqdisho isku dhererisey! aan ooyee albaabka ii xidha:rolleyes:
  21. War nimanyohow ninkii Abtigiis ahaa waxaan u heystay in uu yahay aabihii kaftanka! lakiin walaahi waxaa lagaga keenay: "haye, inaadeer. haye." Agga, war intaanay JB iyo Tuujiye akhrisanin waxan aad meesha ku soo qortay bi"iwaaye ka kacarar meesha....
  22. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;804538 wrote: Amin Amir is a true Somali. Allaahay baa hibada siiyey Soomaalinimadiina wali wey ku jirtaa. Dhinac walba dagaal ayuu kula jiraa: Hadii ay noqon lahayd Qabiil, Warlords, Al-Shabaab, Budhcad Baddeed iyo kala qaybinta Soomaaliya. Sawiradiisa iyo murtidiisuna waa Topnotch.
  23. Aaliyyah,my dear sister you such an amateur. You see Camuulo ( the wadani dish as we use to call it) is very compicated dish, and only the expirence cooks dare to cooke it. So please don't try it! espacily when you don't know how to cooke it.....:mad: Nuune, in my Dugsi days when ever someone finished a Jus, me and my fallow Ciyaal Dugsi we always attaced the cambuulo and shaahi first, we never bothered the bun as we were too young to understand the ritual proces of the Bun. But we use to watch how our Macalin Digsi firs but some of the saliid in his for head, and then bite one or two bun. And then attac the rest of the entire xeero.
  24. Taleexi;803426 wrote: Xaajiyow ... marka sheekadu kululaato reer SL cid Ethiopia ka jecel ma jirto ee naga daaya bahasha? haddii aydaan iska deyn karayn dhar u geliya.... Taleexi, Xaajiga sheekadiisu waa xaaraanta ma cunno ee fuudkeeda ayaan cabaa. Hadii uu helayo wax uu Soomaaliya ku dhaliilo ka fillo in uu illow iyo ilaa golaha keenayo xitaa hadii ay isaga ceeb u keeneyso.