Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Khalid-Jnr;809820 wrote: Showqi, Yes, the principle is the same and it's called Echolocation. Thanks Khalid-Jnr
  2. Gabadh baan ku siiney kulahaa! Waar ka jooga yaa yidhaahda Dhaqan, Diin iyo siyaasad hadii la'isku walaaqo Khasaaro weyn ayaa ka iman doona. Madaxdii maamulka wadanka hayey ayaa maalin-cadeey la doonayaa in laaluush la siiyo! Taas ayaa ku tuseysa in Soomaalida qaarkood aanay siyaasada waxba ka garaneynin. NGONGE, Sheekh Shariif hadii uu diido gabadhii la siiyey xeer Soomaaliyeedkii aynu naqaanay ayaa qabanaya. Hadii uu ka gudoomo gabadhana xaaladiisii siyaasadeed ayaa carqalad galeysa. Wadaadka waxaa lagu yidhi labo kala daran mid dooro! Laakiin si fiican ayuu uga afeeftay markii uu yidhi: " Hadhowto, hadii guryaha la'iga soo raacdeystana idinkaa masuul ka ah,,:D"
  3. Showqi

    Hindi Soomaali

    Yes Maaddeey, I have seen Sholey, Jugnu, Dharam Veer and the Classic Don. And yes I do have some Hindi movies in my DVD collection,,,:o so far I have got: Bombay To Goe Naseeb Amar Akbar Anthony Don (The classic one) Sholay Sharabi Qurbani (The classic one) Dayavan Kabhi Kabhie Silsila Muqaddar Ka Sikandar Nastik Bobby Bade Dil Wala Zamaane Ko Dikhana Hai Hum Kissise Kum Naheen Disco Dancer Star Pasand Shaukeeen There are some more Classic Hindi movies that I would like to get my hands on. Sxb waayo waayo iyo caruurnimadii ayey i soo xasuusiyaan filimadani. I am sure you have seen some of them....
  4. Carafaat;810749 wrote: Showqi , how about if we could set our avatars in two diffrent modes(red and blue for fadhikudirir or serieuz politics mode). So one knows if I am doing some fadhikudirir. That is great idea Carafaat. Now lets see if you could convince some nomads that their topic does not belong to this area or that area.
  5. Carafaat, Reer Tuulo-u-Dirir arintaas kaama yeelayaan! markay Tuuladooda faaninayaan waxay u heystaan in ay Siyaasad ka hadlayaan. Adminka bad cusub ha ku furin.
  6. Showqi

    Hindi Soomaali

    Maaddeey;810730 wrote: My name is Khan, xattaa? Okay, let me see if I can find it:D
  7. Showqi

    Hindi Soomaali

    Bluelicious;810728 wrote: Never been a fan of Hindu movies it's too lovey dovey mushy of the unrealistic kind. Can I give you 3 handbags full of Hindu movies looooooool I will only take if they are from the 70s or 80s. The new Hindi movies are garbage. Saddexdaa bac haday filimo cusub ka buuxaan bax qashinka iskaga dar...:mad:
  8. Eesh calaa cod. Ku luuqeyntii heesaha HindiSoomaaliga si fiican baabay u keenen kuwan yaryari..
  9. Aheey Abtigiis afareydisii baan sugeynaa. Aw Xiin isagana haatan koley wacashii wey gaadhay oo in uu dhufeyskii galay baan filayaa.
  10. Dee mushquul buu ahaa, shaqadana wuu ku cusbaa barrigaa ee ha la yaabin miskiinka.....
  11. Xaaji Xunjuf;809953 wrote: Yes showqi like they did in xamar somaha few years back precision bombings wa halki president bush eh No this time is different, they only targeting Al-Shabaab. Just like Cabdiwali said in London.
  12. Xaaji Tigraygu Soomaalida kale waxba u geeysan maayaan. Waxay raadinayaan uun kii Shukada xidhnaa iyo kuwii afka duubnaa.
  13. oo bahalka ma bilaash baa la'isku siiyaa? ilayn waxay ummadda oo dhami la marqaansatahay...:cool:
  14. wyre;809828 wrote: Meet my cousin in hargeisa Just buy him marduuf I bet he'll give you 100 stories for free :D What do you mean free! Sowkii marduufka liqay ma'aha..:D
  15. Khalaas,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,Wyre waan kugu raacsanahay intaas PS. sawirka meesha lagu soo dhajiyey ma wiilkii wax jeclaadaybaa. Mise waa ninka sheekada qoray!
  16. Khalid-Jnr;809754 wrote: If I remember it correctly, he was using sound to navigate through his way. Isn't that the same way the Fiidmeer (Kibbili) navigate while flying?
  17. Shinbir Majabe;809378 wrote: Odayga waa la gaaday! Sidi loo fadhiyay meesha, loona dhagaysanayay khudbadaha madaxda ayaa mar qura la yiri "hala istaago" si loogu dukado salaadda Janaasada, asigoo u heysta in salaanta calanka la qaadayo, ayuu dhankiisa ka istaagay, soowtii aaska marxuumka guddiga loo xil saaray ma'aha. Miyaanay minute by minute plane-gareynin siday wax u dhici doonaan. Waa maxay he was caught off guard...
  18. Che -Guevara;809106 wrote: aduunyu, if they put up fight within the town, you Will accuse them of using civilians as human shield. Che, why not abandon the entire mission. We all know that Al-Shabaab's days are over by now. And maybe if Al-Shabaab soldiers turned in all their weapons then shacabka Soomaaliyeed may willing to forgive them about the shelling and the suicide bombing they had caused in Suuqa Bakaaraha and the rest of Mogadishu City.
  19. Carafaat;802920 wrote: STOIC, I know elders are and will stey relevent. Still, we should push them away from the center to the periphery. It's ridicilous that one sets a minimun age to get elected for council, parliament, guurt, President but not a maximum age. And one remains relevent for decades and sometimes even more then a century. I disagree with you on this one. No we don't need to put a maximum age for running an office, ruug-cadaadiga wax ka fiican ma jiro sxb . If they are good at what they do, they are healthy, sharp, and they are still enjoy in it! why do you have to replace them. Carafaat, here meet my favorite politician in Canada her name is Hazel McCallion the longest serving Mayor in Canada. She is 91 years old, very strong woman, plays Ice Hockey and guess what! she is still in politics. Hadaad bonooni la ciyaartit islaantan hilfaha ayeey kuu qaadaysaa, oo xoogeeda ma maleeyn karaysid. Marka hadii uu odeygu shaqadiisa si fiican uga soo baxayo oo ay dadkiisu jecel yihiin waxaan odhan lahaa ha loo daayo kursigiisa ilaa iyo inta uu ka daalayo. " frameborder="0" allowfullscreen>
  20. Markay maqlaan ciidankii Itoobiyaanka ayaa idinku soo fool leh. Al-Shabaab will vacate Ceel-buur within seconds, waa sidii lagu yaqaanay dee..
  21. Banaanbax aa? Sxb hadii aan buuq iyo qaylo meesha ka kicino waxaan ka baqanayaa avatar-kana in nalaga qaado. Waad ogtahay oo hadii avatar-ka la'iska xayuubiyo rag badan ayaa habeenkii albaaka kugu soo garaaci doona, markaad ka furtana ku odhan doona: "Haa inaar ma adigibaa! bal iga raali noqo waan soo ambaday ee. Waxaan raadinayey buurtii Hargeysa ku taalay."
  22. Jinniyada madax shub in loo sameeyo meey rabaan! maxaa waaye bililiqaysigaan.........
  23. ToughGong thanks for the clarification, hadda shaki igagama jiro oo wey cadahay. burahadeer, shimbiraha iyo dhirta waqooyiga Soomaaliya ayaan kala baranayey. Waad aragtaa geedkii Mirri mirriga ahaa in aan ku dhacay,,,
  24. Okay, waa sugeynaa hee.............Waa ogtahay Xamar baahi aa noo heeso,,:)
  25. Hambalyo LST iyo marwadiisa, wiilkoodana illahay ha ka dhigo kii waalidkiisa daryeela. Dalkiisa, dadkiisa, iyo diintiisana anfaca. Aamiin