Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Taleexi, I think Blue waxay ka qadhaabataa the undervalued market hence she is never been dumped. Inantu wali faraha kamay gubanin....
  2. Taleexi;820351 wrote: markaasuu cabitaan koka kola ah oo furnaydna ku yiri gabadhii ... bal haddaa bill-kaagu high ahaa ee jooji cabitaanka aad sii labo lisayso ... markaasay ugu jawaabtay walaal mar haddaad furto wuu kugu khasban yahay inaad wada bixiso ee haraad ha igu dilin looooool@haraad ha igu dilin, gabadh sidaas oo kale u kaftamaysa ayaa la doonayaa, ee mid marka kalmad lagu yidhaahdaba afka buureysa yaa u baahan...
  3. Taleexi;820342 wrote: Fadlan dadka far waaweyn wax ha ugu qorin. Dee hadii kale imikey odhanayaan Faarax oo dhami waa bakhayl oo xitaa Koobka Shaaha ah ma ogola in ay Hablaha ka bixiyaan...
  4. Haa Blue, heestu wey isku dhacaysaa.......
  5. I think the Pretty Boy was trying to exercise odhaahdii Soomaaliyeed: Qof weyn tag lama yidhaahdee wuxuu ku tago ayaa la tusaa.........
  6. For me it is Muna Heego iyo Damaq Jacayl
  7. Mooge;819847 wrote: showqi, shaatiga hay iska wasakhayn intaa shariif is leedahay taageer. abdiweli is your pm too and we have to get to bottom of who tried to kill him. Mooge, where did I mentioned Shariif in my post? Bahashiiba meel kale ayaad ula carartay adigunna! Hadii aan arintan fikradeeydii ka dhiibtay ma Shariif baan difaacayaa aniguna. Don't get me wrong, I love to see those who were responsible for the bombing of the National theater caught and punished ASAP.
  8. Somalia;819776 wrote: Ninkan Baasaboorka Iswidiishka watay una dhashay Beesha ****** ayaa la sheegay in hay'adda nabad sugidu ay ka dhex aragtay mid ka mid ah cajaladihii goobta laga duubay isaga oo la sheekeysanaya gabar maskiin ah oo kursigeeda Bambaano aysan ka warqabin lagu rakibay, waxaase markii wax laga weydiiyey aqoonta uu gabadhaasi u leeyahay uu sheegay inaanu arag gabadhaasi aqoona u lahayn inkastoo markii cajalada loo daaray uu isku difaacay inuu shukaansanayey . Muuqaalka ayaa sida la sheegay laga dhex arkay isaga iyo gabadha oo sheekeysanaya, dhowr mar ayuu ka tagay una soo laabtay, markii ugu dambeysay oo uu ka tagay ayaa kursiga ay ku fadhiday gabadha maskiinta ah la qarxiyay. If he knew what is gonna happen, why would he go and talk to the woman for the last minute!!! I don't think he would risk his life, or risk to be seen/associated with the lady or in the vicinity where the bomb was hidden. This doesn't make sense. Waxaan u maleynayaa yarka in ay gabadhu cajabisay, oo uu doonayey in uu la sheekeysto. Hadii ay sheekadu u dhacday sida uu sheegayo oo uu doonayey in uu gabadha shukaansado, nasiib baabu leeyahay oo ilaahay ayaa ka badbaadiyey qaraxa.
  9. Abwaan, I learned how to swim when I was 8 or 9 years old (dabaasha caadiga ah, iyo waliba dabaal duud). Marka hadii ay doonta is geddiso I can swim back to the coast without no problem..
  10. Hahaha, she is putting a lot of rappers out of business with this 45 seconds TV interview. She is a Superstar Now!
  11. Showqi

    ila qosol

    Hahahaha, waryaa Wyre watch out Carafaat,,, ha isku soo jeedin! intuu Reer Puntland ku jeedo....
  12. Carafaat bal aynu ka war sugno, inkasta oo Macallinka aaminsanyahay in halkaasi ay tahay meeshii Shariif Sakiin maraqiisa lagu cabi lahaa. Mario B;819424 wrote: Yeah, Lets dance...Dance with Sakin, you freaks!! :cool: :D:D
  13. MMA, for sure wakhtigaas Dowlada Hoose had a great structure. Koley markuu wadanku hagaago wax walba waa la habeyn doona inkasta ay noqon doonto Feer iyo Farolaab...
  14. Maaddeey;818727 wrote: ^^ Ku xaare, baaldi ku xaareee aa la dhihi jiray! :D:D
  15. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;818716 wrote: Xamartii hore waxaa ugu wacnaa inay qurxoonaan jirtay waxaa ka mid ahaa guryaha ama saraha wey isla simanaan jireen, siiba kuwa jidweynaha wada saaran. Mid mid kale ka soo horeeyo ma jiri jirin. MMA, wakhtigaas Dowlada Hoose shaqadooda wey qabsan jireen, inkasta ooysan ahayn 100% mid perfect ah, hadana bilicida magaalada iyo nadaafadeeda Dowlada Hoose ayaa u xil saarneyd oo ilaalin jirtay qofkii ku xad gudbana Ticket ayaa loo goyn jiray . Maanta midkasta oo woxoogaa dollar heysta meel buu iska xariiqanaayaa markaasuu siduu rabo u dhisanayaa!! Marshabeyeeri, Jardiinooyin, iyo meelihii qashinka la dhigi lahaa cid ka fakareysa ma jirto. Dadka dhan Qub iyo Qac eey iskaga socdaan. Iga daa Dowlada Hoose waagaas wey shidneeyd, xitaa kooxdoodii sport-tiga Munishiibiyo khatar ayey ahaayeen. Laakiin marka laga raayo waxaa lagu foorjeyn jiray: Baxa dhulka soo xaaqa......:D
  16. Shariif Sakiin beryahan warkiisa lama maqal. Tollow what is he cooking......
  17. Beerihii Afgooye 1988 iyo Axmed Naaji oo ku dhex heesaayo
  18. Narniah;818574 wrote: This song is such a happy upbeat song, I love it. Somali song, that will make you dance! http://www.heesta.com/daar_hees.php?id=44 Narniah, even though the song is a nice song. It's the sound of the drums that makes you wanna dance. Soomaalida Beeraleyda ah ayaa khatar ku ah durbaanka. Marka beeraha u soo go'aan durbaankaa la tumaa, marka aroos jiro durbaankaa la tumaa, marka wakhtigii Shukaansiga la gaaro durbaankaa la tumaa. Laakiin Soomaalida Geeljiraha ah iyaga waxoodu waa sacab, qeylo iyo kor u bood bood.
  19. Maya dee, Amiirkii Homeless in uu noqdo ayuu in yar u jiraa. Iminka Villa lagaa dooni maayo Bangalow-na lagaa dooni maayo ee bal laba makhsin oo yar oo aad furnish-garaysa bal Amiirka u sii diyaari. Qolooyinkii Koonfuriyanka ayaa faro kulul ku haya. Waar tolka ha dayicin,,,
  20. isagana waa in labo makhsin loo raadiyaa, maadaama uu Mujaahid yahay...
  21. Xaaji, bal Amiirka laba makhsin Hargeysa uga raadi......Wuu soo socdaa baa la yidhi!
  22. wrote: That only tells you, iney xaq ku taaganyihiin. Dadka Soomaaliyeed ee tobon tobanka la'isugu qarxinaayo iyo boqolaalka gaajada iyo saxariirta ku dhimanaaya maalinwalba xaqoodii aawey!. Al-Shabaab hadii ay dagaalka joojin lahaayeen labo sanno ka hor. Dowlad Soomaaliyeed oo cadaalad ah wey dhismilaheyd maanta. Gaaladaan aad u jeedidna mar hore ayey isaga bixi lahaayeen wadankeena. Waxba yeynaan is xiijin. Al-Shabaab hubka iska dhiga oo dowlada wax ka dhisa ayaa laga la'yahay.
  23. LOL. That is exactly what I was thinking.
  24. Abwaan;818261 wrote: Marka laga reebo qaabka degaanku u samaysan yahay ee ah mid u sahlaya inay ku dhuuntaan maadaama ay noqon karto Toora--Boorahii Soomaaliya haddana nimankaan meesha sababo kale bay u aadeen. They always try inay la xirtaan qabaa'illada aan jagooyin fiican ka haysan dowladda oo noqon kara kuwo ku kacsan una arka Al-Shabaab inay alternative maamul yihiin maaddaama siday u arkaan dowladdu baahidooda dayacday. They did that in the South Al-Shabaab in ay dhiigyo cab yihiin, oo dhulkii ay tagaanba xoolaha iyo xaabada ka xaalufiyaan Soomaali oo dhan baa la socota. Maanta cid Al-Shabaab soo dhoweysanaysa oo sooryo siinaysa u maleyn maayo in ay jirto. Dhulkii jannada ahaa (Bay iyo Bakool) ee Geella iyo beeraha lahaaba sowkuwii soo xaalufiyey maaha. Ps. hadii ay buuraha galaan they better expect more drone attacks from US.
  25. Jeebsiib aa meesha ka dhacaya. Hahahaha, Shariif Sakiina aawey hee? Mise banaankuu ku sugooyaa.....:D