Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
We haven't seen his body. So he is still alive........................... I think he is gone hiding.
-
Somalia;821537 wrote: I know this place very well. Bari baa aniga oo yar aan ku dabaashay durdurkaas. Wax Reer Eyl ah Sol ma inala joogaan?
-
Jacpher;821452 wrote: Cali dhaandhaan. ina baradho.....:D
-
Nooooooooooooo Yours ilko Digir.
-
Thanks Mukulaalow, those are beautiful pictures...
-
Wyre adiga magacaagu waa Maxamed.... Shinbir Majabe;821326 wrote: ^^ Ahmed Showqi.. (the famous Egyptian poet) Emmm close..( laakiin the famous Egyptian poet ku badal Soomaali socod badan) Yours Xuseen?
-
Saxiibow Saytuun iyo Canuuni ma haysaa labadaas aan meel kasta ka raadiyey, ilaa iyo haddana meel lagu gado ma arag. Xitaa China Town waan ka waayey......
-
Abaadirow....
-
Somaliland: 6 of the 15 new political groups have fulfilled registration
Showqi replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;821137 wrote: Rayaale Iyo Ku Xigeenkiisa Oo La Sheegay Inay Isku Qanciyeen In Mar Kale Ay U Ordaan Madaxtinimada Dalka, Siyaasiyiin Miisaan Ku Leh UDUB Oo La Filayo Inay Ka Dhaqaaqaan Dhawaan Is Riyaale broke.........? -
Aaliyyah;820892 wrote: I have always dreamed about marrying a rich guy for instance and then now I wonder where I GOT such notion..like he has to make a decent living no doubt but i dont know this whole rich thing? ma aqaan cida nugu qururuxisa nin lacag leh keensada. People have to focus on the person's personality more thats more lasting. Aaliyyah you remind me sheeko aan maalin dhoweyto ka akhristay Internetka. Boy meets a girl kind of Boy: hi Girl: what? Boy: how are you? Girl: do I know you? Boy: I am rich Girl: Oooh hi, I am Linda I'm 20, nice to meet you! Boy: no no, "Rich" is my name Girl: sorry I don't talk to boys Sheekada ah nin taajir ah waa in aan dhagta soo qabtaa! kaligaa uun ma'aha ee hablo baddan ayaa kula aaminsan..
-
Good luck to the sister.
-
Abaalmarin la Siinayo Qofkii al-Shabab soo Dila ama soo Qabta
Showqi replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Abwaan;820817 wrote: the more waxan la sii fiirsado, the worser the situation, wixii dhiig lahoow kaca ayay xaaladdu maraysaa.....Inta loosers-ka galbeedka iyo qurbaha ka yaacay ay dadka masaakiinta ah harowsanayaan sidaan waan ahaanaynaa. Abwaan, wey iska cadahay qofkii waxan ku taliyey in aanu siyaasad waxba ka garaneynin. Waddan dhanna aanu maamuli kareynin. Bal fiiri halkii ay ciidanka xooga dalka ka dhisi lahaayeen oo ay moralkooda kor u qaadi lahaayeen ayey ku leeyihiin shacabka Soomaaliyeed Al-Shabaab ha la dagaalamaan: maydkii ama maxbuuskii Al-Shabaab ah ee ay noo keenaana waxaanu ugu abaal marineynaa $500. Waaba dagaal sokeeye oo cusub hadda Xamar iyo nawaaxigeeda ha ka qarxo. Al-Shabaab markey sheekadan maqlaan ma u maleyneysaa in ay shacabka u naxariisan doonaan!!! Qofkii ay ka shakiyaanba iyaga oo aan su'aal weydiinin ayey meesha uu taagan yahay ku toogan doonaan! Teeda kale qofka shacabka ah ee lagu yidhi Al-Shabaab soo dil hadii isagii ay Al-Shabaab disho dowladu magtiisii miyey bixineysaa??? -
Amiir Ahmed Abdi Godane on times Magazines 100 Most Influential people
Showqi replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Godane the most influential person? And they still don't have his picture! what kind of leader is that Coward or maybe he only exist on paper. -
Ciyaalka Xaafada Yunis;820743 wrote: Typical dhoocil thread - Rag waawayn baa iska dhex dabaalanayo..no offence Showqi Waryaa biyaha aanu ku dabaalaneyno ha naga wasakheynin. Go piss somewhere else.......:cool:
-
Abaalmarin la Siinayo Qofkii al-Shabab soo Dila ama soo Qabta
Showqi replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
This is so wrong. We already have: the religion fanatics (Al-Shabaab and likes), we also have pirates, and now our government wants to create bounty hunters. Wadankeenu goormuu ka bixi doonaa the Wild wild west mentality? -
Yunis;820595 wrote: Geela Raascasayr state - wuu dabashaa, kaluunkuu cunaa, waana reer magaal . Geela Waqooyi Galbeed ayaa ka reer magaalsan, kuwaasi iyagu wey qayilaan, sigaarkana wey calaashadaan....:D Sawirkoodi waa kan iyaga oo labo maruuf soo qaadanaya....
-
Real Faarax baad ii qarineysaa,,,,:D Wadaad wanaagsan ayaad tahay. illaahay dambigaaga ha dhaafo..
-
Inallilaahi wa inaa ileyhi raaficuun. Odeygu in aanu fiyoobeyn baa laga yabaa oo ay wax u dhiman yihiin. Wiilka yar hooyadiis lagama hadlin ee tolow iyadana maxaa ku dhacay!!!
-
Drones hit Alshabaab bases in the Garowe clan enclave
Showqi replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji, give us the source please....... -
Loooooool@Taleexi. Awguuryo Alpha. By the way Dumaashidu ma reer Hargeysaawi asal ahbaa mise mid Fish and Chips ah ayaad UK ka soo Import-graysay?
-
Amusing...
-
Carafaat;820552 wrote: Alpha, you will get used to Burco. Just act like everyone else In other words dadka indhaha faraha ka gali, kii hadal kugu soo celiyana Budh ama Bakoorad dabada u qabo. That is how asal burcaawis behave. Morning Folks, Ma la faaya.......
-
:D:D,,,,,,,,,,,,Poor guy
-
If it is male name it Baaruud But if it is female Cal it Feynuus
-
Popular Contributors