Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Showqi

    Eish calaa mooto

    Yeah that is the real helmet. But he should wear his son or daughter as helmet, that would complete his human motorcycle.
  2. Showqi

    Eish calaa mooto

    Such a nice bike, but how come he is not wearing his helmet?
  3. JB faraha ha laga qaado. Waa odeyga magaalada, Cunsurina ma aha sidiinoo kale!!! Xabaglaha iyo Xashiishluhunna waxay ka mid yihiin dadka magaalada ku dhaqan, khalaas.....
  4. Khalid-Jnr;823224 wrote: For a Somali, she is below average let alone Miss Somalia. Hadii ay tahay our bantu cousins from kuntuwaareey ma sheegin... In general that shows you that our woman are good looking compared with the other nations. Congrats to the Sis.
  5. Taleexi;822878 wrote: Showqi: Magacaa jir ma shukaansi baa real ah ... planet-kee baad ku nooshahay? Taleexi, walaal waa sida aan aniga iyo adigu ku wada dhalanay ee hadii uu aabahaa hooyadaa shukaansanin oo aany wax meel isla dhigin maanta ilama aadan muranteen. Bal iminka ii sheek which one is real politicas or Shukaansi........???
  6. Bluelicious;822846 wrote: Showqi - Why you mad today. Where is your bubbly happy face? Something must have annoyed you today. Who do I need to punch for you? Forgive Blue, I can understand how some people can mix politics and Sukaanse. Those two things can not get to gether!!!!!!!!!!!!! Ps. Politics is fake,,,,,,,,,,,,,Shukansi is real
  7. Juxa;822842 wrote: I am already regretting it Juxa please don't give up now, we need you... Ayeeyo and Awoowe also need you. we just wanna remind you that you have to communicate and explain to them with the language that they understan, which is Somali language. Its not easy but please try it your best............
  8. Dr_Osman;822834 wrote: showqi im just a puntlander That is all you can come up with!!! you disappoint me saaxiib... Ps. I am Puntlander too because I use to live in Eyl (from the age of 6 - 8 years old) and that is where I learn how to swim.....
  9. NGONGE;822821 wrote: ^^ Showqi, War it's like going to the toilet, saaxib. When you do it, you don't think about it. But when the guy in the cubicle next to you starts farting, you cringe with disgust. Shukaansiga na waa sidaas uun. Ala maxaan rag mala yacni ku hadlayaa argnay? Lets expand the image of A&T with his girl under that tree and see how far we can go bal. They're sitting and laughing when they notice two tiny geckos walking on the tree. He says "waxaan nahay sida laba qorato geed saaran" She laughs and says "ma anigaad qorato igu sheegtay?"...he laughs and shows her how lovely the two geckos look together. She giggles and asks him which one is she. He points to the one in front and says that she's forver trying to run away from him. He points out how big the eyes of the second gecko are..etc..etc..etc.. Nin caashaq hayaa waxba laga ma qoro ya Showqi..siyaasad or qorato geed saaran, whatever gets the job done dee. :D Ngonge my friend, my mom once told me not to talk with girls about politics and sports and that was 1992 after Mogadisho went down. And here twenty years later our friend Abtigiis is mixing Shukaansi and politics,,,,,,SMH
  10. nuune;822812 wrote: ^^ Af Soomaaliga juxa garamgaram waaye, waa aan ogaa wey yara dhaantey sidan oo Af Soomaaligii Sayidka iyo Xadraawi ayey ku ku hadli/qori jirtey, waayadan danbe sidey u noqoteyba xaakim/qaadi/abukaate luqadiiba hal iyo eber ayey dirtey. Nuune, Waxaan u maleynayaa waxa aad sheegeysaa run ayey noqdeen, waayo gabadhii inaga ayeyba Af Ingiriisi inagula hadleysaa. Ayeeyo iyo Awoowe oo aanay A. B . and C u bilowneyna alla ha u naxariisto:mad:
  11. GaroweGal;822795 wrote: Awalba waan u malaynayay inay Teknoolijiyada ay indhayartaan iskuhaleeyaan ay god ku ridayso... hahahah Waah waah GG ,your Somali has been inproved Goooooooooooooooooooooooooood job sis......................:D
  12. nuune;822813 wrote: My love letter to Masbal ayaa kaa fiican oo bilaa siyaasad ah laakin dumar iyo siyaasad ma kala foga, anigu waan u fiirsadey, imisaan arkey hablo dhabanada calamo ku rinjiyeestey Waayahay ee bal adigu gabadh isku day in aad arimaha siyaasada iyo wax la jira ku shukaansatid........ Walee in ay kaa caraari taasi...:D
  13. Dr_Osman;822794 wrote: Wiil cusub somaliland warkooda way cad-dahay wayba goosteen and even somaliland isn't even this bad runti lakin puntland baan la yaaban ahay we claim we are apart of somalia but we act as if we are separate nation but we do not claim it. Yaab sow ma ahan? I have always been confused by this and I think we really need to set our priority!! I hate living in a state of confusion politics I stated this issue because it has been getting stronger and stronger by the year and it doesn't appear to being slowing down I knew you were confused dude!!! Hadii ay wax Soomaalinimo ahi kugu jirto Walaalahaa waqooyi galbeed ama koonfurta Soomaaliya maad weerarteen mar walba. Mudane Eber, wax ma yaqaan!
  14. Abtigiis, ninyohow maxaad siyaasada iyo shukaansiga isug qaseysaa!!!! Maad gabadha si fiican ula sheekeysatid. Oo aad quruxdeeda haybadeeda iyo caqligeeda sheekada ku bilowdid inta aad Puntland this iyo Puntland that ka hadleyso:mad::mad::mad:
  15. Juxa;822797 wrote: Hi guys Insha Allah I have identified few topics of interest to our ever expanding community such as: 1. Family reunion, be it as spouse, parents, brothers and sisters 2. Applications for Asylum 3. Legal Aid 4. Settlement of EEA nationals in the UK 5. Settlement of non EEA nationals on the basis of their marriage or dependency to EEA nationals 6. Rights of appeal and HRA applications for people who already exhausted their appeal rights. 7. Judicial Review Juxa, Walaal weynu wada ognahay in uu Af Soomaaligaagu aad iyo aad u fiican yahay, marka maxaad waxan oo dhan Af Soomaali ugu qori weyday si ay Ayeeyo iyo Awoowe (iyo dadka cusub ee UK imanaya ee Ingiriisigoodo aanu aad iyo aad fiicneyn wali) kuu fahmaan misi adiguna waxaad iska dhigaysaa qof qalaad? Waaba wax lala yaabo gabadhii kali aheyd ee wax baratay in ay dadkeedii af qalaad kula hadasho. Iyada oo Af Soomaaligeedu aad iyo aad u fiican yahay:mad::mad::mad: I am not attacking you Juxa but please lets communicate with our own language with each other. Bal maxaynu af qalaad ugu wada hadleynaa inaga oo Af keenii Hooyo wadda naqaana????
  16. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;797470 wrote: Waligaa jir Axmed Naaji Sacad. Faan faanka qabiilka Faarax anaa kaa sareeye Ka fogaado foolxumadiisa Foor boonti faaykaan Dadka kala fogeynaayo Axmad Naaji Sacad a true artist, the most patriotic person that Somalia have ever had. I hope that they name a theater, a music school or street after him while he is still alive. After all the the man gave us so many wadani songs, and many many beutiful love songs........... I don't know I just have a weak spot for that man. MMA, by the way the melody, and the music of this song belongs to another song a classic song. I don't remember the name of that song, and I am not sure who sang it. It could be Faadumo Qaasim (AUN) or Caasha Cabdoow. If any one knows the name of that song please post it, I haven't heard in a long time
  17. ^^ Klootzak gebruik mijn naam niet!! :rolleyes: Hahaha, waxaan doonayey in aan Carafaat la taliyo. Laakiin markaan arkay dhirbaaxadii ku dhacday, ayaan aniguna lafahayga u baqday..
  18. Why the eek image? I don't understand how you can carry that big name Somalia as your user's name and yet talk about only tiny part of Somalia everyday, 24/7 Maybe it's time for you to change your user's name to that tiny part of Somalia that you like to talk about everyday. I am just saying.
  19. Somalia;821882 wrote: Puntland is part of the talks, in fact, I remember when Faroole ordered that to be so, and it happened. Mashallah, we are there to get our regions SSC back to Puntland and reunite everyone. :cool: The entire country is yours so why I are you selling yourself short and choosing only a tiny part???
  20. Waa wax la la yaabo Oba, Maybe just for the free Rooti.:mad:
  21. Bluelicious;821852 wrote: LOL @ the guys above me. Who are they anyways the man looks familiar. Blue, it's Shaq o'neal the famous basketball player and his girlfriend. This picture was already posted on Sol about a year ago. Don't ask me what JB's response was when he saw this picture.:D
  22. Oh, I went Afgoye many many many times but sadly I have never experience Istunka.:mad::mad: Hadaad Istunka live u fiirsatay waa raaxeysatay sxb...
  23. Mukulaalow;821720 wrote: Istunka Afgooye. We need low and order. Xitaa marka Istunka, la is bugdhabaayo........Askariga moxoow dhihi doonaa:D Waryaa si fiican isu garaaca.....hahahahaha
  24. Looool@Speaker between 03:05-03:45 he totally ignored the two ladies in meeting, and all other ladies that are watching this Video Mr. Speaker, iga dabadheh: Mudanyaal iyo Marwooyin bal ku celi mar kale Mudanayaal iyo Marwooyin bal maxaa sidaas kuu diiday in aad tidhaahdo!
  25. Mukulaalow buuraha Eyl waxaa ka buuxa qabriyo qadiimi ah. I am not sure if those graveyards were from Daraawiish or the locals. I was too young to understand at the time (I must have been 7 or 8 years old).