Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Mukulaalow;826724 wrote: waxaan maqli jiray naaraha way kala cuudu billeystaan. Loooooooooooool
-
I prefer making the phone call instead of texting even though my phone conversations are short anywhere between 3 to 8 minutes but there are moments where sending a text is more convenient then making the phone call, and in that case I usually text one or a two liner. If someone sends me a text I usually reply with text. But if they keep texting I simply don't respond. Yaa faro xanuun lagu ridaa!
-
Mukulaalow, raggani meeshay tagaan roobku kama da'o. Colaado iyo cadaabtii aduunka ayaa ka bilaabma......
-
Wow Blue, hadaabad xodxodasho fahmeyso Af Soomaaligaagu waa khatar! Most Wallaahi generation would think xodxodosho means scratching your back...... from now on I am expecting you to write down long Somali sentences once a while.
-
wyre;826443 wrote: It worked, I am really thankfull sxb macaane, Now go sell that thing to the next person you come accros and get your self a BlackBerry,,,,,,,,,,,,,,its less headache:D
-
Huh? idinkii baa la rafanaya Iphon markaasaad rabtaa anigana in aad disappointing iyo confusion aad lugaha ii galiso (Wyre cabaadkiisa ayaan halkan ka maqlaya: " this fcking peace of sh!t not working again"..Blue, no thanks I will stick with my BlackBerry (for couple more monthes) it's very reliable I can make calls, send/receive emails, search the internet, listen music and save my family pictures.
-
Nin-Yaaban;826411 wrote: Iska Xoor. :D----He didn't ask you how to dispose it...................Wyre Sorry sxb I use BlackBerry
-
Bluelicious;826325 wrote: That's when Xena the princess warrior is gonna come out Oo xagay ku maqneyd taasi markii hore,, Naga daa dee. Dumarka masakiinta ah ee reerkooda dhaqanaya ha ka waalin. Caraweelo habeen laguma noqdo, waa loo dhashaa..........
-
wyre;826303 wrote: qof sol kujira oo Hilib doonfaar cunay ma idinku jiraa :D :D......Cagga-Yare waa xaaraan looma dhowaado kaa, waa Ufffff
-
aero;825958 wrote: I've noticed many Somalis are very hesitant in trying foods from other cultures especially foods from Far East Asian cultures. What have you tried that is deemed "weird" in the Somali culture that you've actually liked? As for me, I enjoy Thai, Vietnamese, Japanese, Korean and Cambodian foods...among others. And as for "weird", it has to be a tie between having ox tail and raw living octopus tentacles. What about you? No! Please no Cambodian, no Vietnamese food for me. War kuwaasi cunto nah leh ma cunaan! waxay cunaan Xasharaadka iyo Cayayaanka. No thanks I will stick with my baasto iyo bariis maybe chicken fried rice, sushi or a Salmon. Wax aanan garaneynin ma cunno anigu Adeer.....
-
Gabadhu mid miskiinad ah ayey ahayd!!! Markii labaad ee ay geedka fuuleysay waxaa fiicnayd in ay yarka weydiiso in ay ageedka wada fuulaan, dabadeetana after they have climbed have away of the tree waxaa la doonayey in ay yarka dhaafto oo ay iyadu geedka kor u sii fuusho. Bal waynu arki lahayn waxa qabsada ka Yar:D:D
-
Dadka ajaanibta ah ee la Soomaaliyey sharciga 4.5 inteey ku leeyihiin. Iyagana half-ka maan ku dareynaa.
-
Xaaji, insha-allah kheyr bey noqon. TFG-dana mudadeediina wax yar ayaaba ka hadhay oo waaba iska gabo gabo. Dastuurkiina ansixintiisii wax yar ayaa ka hadhay.
-
Haa waa runtaa oo Sagaal sano ayaa lagu mashquulsanaa maamul goboleed laakiin sagaalkaa sanona waxaa socday dagaal sokeeye.... Xaaji, inta ay Soomaaliya aanay haysanin Military ka madax banaan dowladaha qalaad sida: AMISOM, Kenya, Ethiopia, iyo USA. U malayn maayo in ay Soomaaliya suurto gal u noqoneyso in lagu maamulo Diinta Islaamka wakhtigan xaadirka ah (waa marka aynu dhinaca siyaasada ka eegno). Waayo waad ogtahay marka ay dowladaha Ethiopia, Kenya iyo USA ogaadaan in Soomaaliya ay ka aas aasmeyso dowlad Islaami ah wax walba oo karaankooda ah ayey sameyn doonaan si ay u hor istagaan dowladaas Islaamiga ah ee aan wali hanaqaadin. Ha noqoto odayaal qab qableyaal ah oo ay lacag siiyaan, si ay ummadda Soomaaliyeed dhexdeeda uga bilaabaan carqalado cusub. Amaba ha noqoto hub iyo ciidamo jabhado ah oo ay ka maal galiyaan dhinacyada xuduudaha Soomaaliya iyaga oo isticmaalaya qabiilada daciifka magacyadooda. Waxaa aniga ila hagaagsan in gobolkasta la caawiyo oo laga taakuleeyo sidii looga sameyn lahaa maamul goboleed dhameystiran, maamul goboleedkaas oo iska xil saaraya: Dhinaca wax soosarka iyo shaqaaleeynta dadweynaha, uruurinta canshuuraha, dhisida iskuuladka iyo kobcinta aqoonta ubadka ku nool gobolkaas, daryeelka iyo horumarinta dhinaca caafimaadka, iyo ugu danbeystii ilaalinta amaanka dadka ku dhaqan gobolkaas. Marka aynu intaas ka soo baxno oo aynu si fiican u xalino arimaha gobol kasta aasaasiga u ah. Markaas ha la isku dayo in la sameeyo dowlad dhexaad ku dhisan diinta islaamka. Iminka wali waxaynu leenahay cadow farobadan oo aan dooneynin in Soomaaliya ay ka dhalato dowlad islaami ah. Dadkeeniina wali ma fahansana qiimaha ay wadaninimo leedahay oo waxaa wadaninimadii ugua qiimo badan shilinka maalintaas la siiyo amaba jago iyo kursi loo magacaabo.
-
Xaaji, Wax walba isku daynay. ilaa iyo maalintii xornimada la qaatay 1960kii maalinwalba midbaa leh tani ma shaqayneeyso ee aynu sidan wax ka dhigno: Qabiilkii shaqayn waa, ciidan milatery shaqeyn waa, Warlord shaqeyn waa, diintii islaamkana wax lagu maamuli kari waa (xitaa diintii waxay u kala jabtay Ahlu Sunna waljamaaca iyo Al-Shabaab). Tan kali ah ee inoo hadhay ee aan wali si fiican la isugu dayin waa Maamul Goboleed. Taasina hadii ay Maanta shaqayn waydo oo Maamul Goboleedku Soomaalida isu keeni waayo, wallee dadkeenii iyo dalkeenii waa loo yaabaa!
-
Meesha Dilaaliintii ayaa isugu yimid. Ps. abaarihii iyo geelii badnaa ee ku le'day armay sicirka hoos u dhacay wax ku leeyihiin!
-
Godfrey is hilarious but sometimes he crosses the line
-
Mukulaalow;824309 wrote: HOW TO STOP PEOPLE FROM BUGGING YOU ABOUT GETTING MARRIED Old aunts used to come up to me at weddings, poking me in the ribs and cackling, telling me, 'You're next.' They stopped after I started doing the same thing to them at funerals. :D,,,,,,,,,,,,,Eedadiis wuu ka habaarsaday kani!
-
Cabdullahi Weheliye - Xarardheere
-
Ditoore I really do love Puntland ask General Duke. I do participate and give my opinion about the topics talking about Puntland's progress and the improvement that Puntland had made so far. I just don't like when you (Dr_Osman) some times promote only Puntland and insult the rest of our beloved country. Please refrain from the insult and you will find me, and many other Nomads in your Threads and Topics that you have started. Belief me I had the chance to visit many, many differed regions of Somalia When I was very young including Bari (specially Gaalkacyo, Garoowe, Daawad iyo Eyl). The only area that I have never been is Bay iyo Bakool. So I do Love the entire Somalia (Koonfur, Bari iyo Waqooyi Galbeed), waanan ku faraxsanahay horumarka ay gaadheen gobolada qaarkood illaahayna waxaan marwalba ka baryaa in uu u siyaadiyo. Waayo waa dalkeeygii iyo walaalahay Soomaaliyeed, wixii wanaag ah iyo horumar ee ay gaadhaana kuligeen waxaa inooga imaneysa faa'iido.
-
MZanzi;236524 wrote: his name doesn't sound somali @ all ? masomali nimu isku dhiibay kan yar I have a younger cousin who is in his early 20's his name is Feyrus. Magacaas Soomaalidu wey la baxdaa inkasto oo aanu ahayn magac Soomaali. Waxaan u maleynayaa in uu magacaasi ka yimid India.
-
Dadkii saaxiibada ahaa ee isku xaafada ahaa ayaan is Aamineynin oo kala baqanaya. Tuugtii iyo Budhcadiina wadankeeni waxay ka dhigteen meel ay ku baashalaan oo ay wax kasta ku sameeyaan, qof ay dilaan, mid ay dhacaan iyo mid ay u hanjabaan. Sida aynu majaajiladan ku arkeyno Fanaaniintii runtii Xamar taalay ayey dibada soo dhigeen. Marka cudurkii waa la arkay, hada waa in daawadisii la raadiyaa. Saaq ha i galinin! Baxar ha i galinin miyaa? Wallee kalmado cusub oo farobadan ayaa Af Soomaaligii ku soo biiray....
-
Wuxuu ku leeyahay iyagu waa in ay Tartanka Foolxumada uun ka qayb galaan.......Xaajigu caadi ma'aha
-
Popular Contributors