Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Showqi

    Who's who?

    Raula, nimaan baqin waa loo baqaa. Waxaan ku weydiiye Marxuumku (Mr. KOK) ina waxa caruura (Scripts) ma ka tagay?
  2. Showqi

    Welcome me.

    Ba'aa, we have gote a lot of sleeping cells from Snet...........:D
  3. Showqi

    Welcome me.

    idol;835198 wrote: People are so nice on this website, I just want to make tea and cupcakes for everyone for their warmth welcome. Welcome, welcome. Now can I have the biggest piece of the cupcake! don't worry the rest of the Nomads are on diet...
  4. Showqi

    Who's who?

    inalilaah wa ina ilayhi rajicuun. ilaahay ha u naxariisto our E-Nomad aka Mr.KOK
  5. Facebook waa khayaali ee ha ku jabina. Kii idiin furayna (Mark Zuckerberg) millions lacag ah ayuu uruursanayaa minute walba! idinkana wakhtigii ayaa idinkaga lumay. Barigii aan ciyaala iskuulka ahaa hablaha waxaa lagu shukaansan jiray tilifoonka iyo warqad loo diro. Oo hablaha tii aad is barataan wajigeeda iska daaye xitaa codkeeda iyo handwriting-keeda ayaad boqolaal kale ka soo dhex saari kareysay, maanta dhalintii sawir aanay ogeyn shaqsiga iska leh ayey hawada ka jeclaanayaan, waa aduun iska khayaali ah 70%
  6. Showqi

    Spoilers???

    Somalia;834897 wrote: Adiga laftigaa baa habaaran, Mogadishu is the evidence. Ba'aa Somalia af soomaaligii ayuu bartay.............:D
  7. Duke, sxb shidaalka si dhakhso ah u soo saar si ay Mr. Kung Fu iyo mudane Somalia Khamiiskoodii iyo cigaalkoodii u xidhaan:cool:
  8. Haa, Aaliyyah u sheeg dadkan: "Timirtii horeba dab loo waa";)
  9. Showqi

    Spoilers???

    Somalia;834808 wrote: Wax laga wanaagsanyahay majirto, this is a blatant attempt to undermine Puntland's local affairs, in this rare instance, Puntland is telling the rest of Somalia, to be left alone to manage its own affairs, war naga fuqa. You need to come out the closet like Somaliland, waa hadii aad dooneyso in aanu kaa fuqno...
  10. Showqi

    Spoilers???

    Somalia;834797 wrote: Why is it so hard for the TFG and Mogadishu to let Puntland rule its own territory, its own resources as well, if they don't realise that the dream of a central state is finished, no peace will ever spring up in those areas, ruin it for me, and I ruin it for you, that's how Faroole will do things. Somalia, beerka jecliyaa xaydha jecliyaa waa laga wanaagsanyahay ee bal dhinac isugu baydh.............
  11. Nah, you mean you fear Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya...
  12. JB, this picture boils your blood, what is gonna happen to you when AMISOM leaves Somali?
  13. Xaaji, dee kuwaasi waxaa la odhan karaa dagaalkii xamar ayey ka qayb qaadanayeen. Laakiin Duubcastu kuwii meeshu galaba la gali jiray ayey ahaayee, xitaa Suuliga....
  14. Coofle;834600 wrote: I think this is Baydhabo when he was on the run... Maxaa ku dhacay Duubcastii iyo special unit kii ilaalin jiray?
  15. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;825960 wrote: Diinsoor - 1987 Doobabkii guurdoonka ahaa ayaa meesha isugu yimid. MMA habeenkii shukaansiga miyaa?
  16. wyre;826260 wrote: Budhcad baa timaha la marin jiray waagaas dee, Mukulaal adiga bal tijaabi budhcad -ka aad bidaar ka sheegatid hala arkee Wyre, the word is Burcad not Budhcad Budhcad = Thug, Mugger = Tuug
  17. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;831779 wrote: Teeda kale waligaa hoosgundi kuma dagaalamin miyaa. Ar maxaa kor u soo laab laabay oo gadaal gadaal u xirtay macawiis oo aan banooni ku ciyaaray. Dagaal yar yarna waa lagu galay laakiin laguma dheeraan. MMA, hoosgundi (Macawiis) waan ku dagaalami jirney aasan walibo sidii Sumo Wresler oo lagdin galaayo u duuduubi jirney (Daiper style)..:D
  18. Bluelicious;831732 wrote: Loool haye fair enough I will watch out. OdaySomali you will never be as good as me lol. You guys are a funny entertaining duo I have to bounce now. Take care of yourselfs toodles and till next time inshallah Bye Blue (doei....)
  19. Bluelicious;831728 wrote: Showqi - So you are planning a suprise attack on me huh well i'm sharp bring it on things are about to get down. By the way how good are you with rope jumping how long do you last and do you have a good foot work? If you don't OdaySomali can help but still he can't learn you everything. OdaySomali - Showqi won't last more then 2 minutes he is gonna be out of breath and if he's a smoker even more. Blue, I am not gonna discuss here my lightning footwork, and all the other weapons that I have, I am gonna keep that to my self it is top secret:p. Anigu dadka ma gaado, but I am warning you when you least expect that is when I am gonna make my move........................Waa maxay Sigaarka iyo waxa aad sheegeysa, is ilaali baan ku idhi,,,,,,
  20. Odey, dibbugurasho waa xeelad dagaal. Sxb wali is maan dhiibin! Wait for Blue Vs Showqi take two
  21. Blue, JB badiisa la'iskuma galo kaas Shayadiintii ayaa ka Cuudubileystay:D
  22. Odey, Saxiib Caano geel iyo Caano boore waa in aan isku qastaa...............Waa u jedaa in la ii dhaaranoyo!
  23. Blue is that a threat? bal waayah raali noqo walaaley:D