Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
NGONGE;841009 wrote: Therefore, when a speaker makes fun of a member of their clan and the rest of the old men (representing other clans) laugh and clap, Hold it right there Yaa NGONGE:D first of all the speaker did not intend to make fun of Shariif Xasan laakiin carabka ayaa ka xaday wixii uurkeeda ku jiray:p Taas waxaad ka garan kartaa sida ay ugu waalatay: "Raali ahaada, Raali ahaada, Raali ahaada" oo waliba iyada oo aan cidina weydiinin in ay shirka isaga baxdo, ay iyada lafteedu ogolaatay in ay shirka isaga baxdo. Waa markii ay ogaatay in ay u geftay mas'uul ka tirsan TFG (in this case Shariif Xasan) mas'uulkaas oo aan waliba meesha joogin. Marka it doesn't matter whether she called Shariif Sakiin, Shariif Hotel or Cabdi Cawar (as XX like to say) all those names are naaneysyo loo qariyo madaxda maanta wadenkeena ka talisa! Marka waa ceeb in qof weyn oo masuul ah oo ka tirsan dadkii shirkan abaabulayey uu Naaneys qof loo qariyo uu dadweynaha dhexdooda kaga dhex dhawaaqo. waa su'aal ee Odeyaasha meesha isugu yimid hadii ay fadeexadaas meesha ka dhacday ay wax ka qaban waayaan, bal maxaa kale oo ay qaban karayaan. This was a small test and if you ask me Odayaashu si fiican ayey u xaliyeen problem-kaas. Sidii uu sharciga Soomaaligu odhanayeyna Sabeentii way ka qaadeen Gabadha iyo Qoladii shirka maamuleysay NGONGE you tried to put it a nice spin with your Qabiil is everything. But In this case it's not about qabiil but it is aflagaado iyo afxumo loo geystay Mas'uul aan meesha xaadir ka aheyn...
-
Sorry,,,,,UPS/FEDEX waa murtidiin, Al-Shabaab lama shaqeeyaan kuwaas. Geelaaga soo doono bey ku yidhaahdeen fuley yohow:D
-
Nin-Yaaban;840826 wrote: Obama hada wuxuu jogaa..... 1600 Pennsylvania Avenue Northwest Washington, DC 20500 Geelkeeygii hala isiiyo. Haye bax hee Geelkaagii Al-Shabaab ka doono,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,war yaan adiga macawiista lagaa furan:D
-
Shangole muxuu yidhi: "gaalada guryohooda ayaa loogu tagi doonaa, gabdhahooda ayaa la qafaalandoona, maalkoodana Muslimiinta ayaa la wareegi doonta". intaas uu meesha ku sheegayba waa wixii Al-Shabaab ay Soomaalida masaakiinta ah kula dhaqmayeen maalinwalba 5tii sano ee ugu dambeysay.
-
Carafaat, Michael Blackson is hilarious... Thanks brother ps. we don't have problem watching the YouTube videos. It's only those USA and UK websites that are restricting their videos to be watched by the other countries.
-
Who was the paparazzi and how much money did he get for this picture?
-
Carafaat;840635 wrote: Lander, ani Xamar kasoo jeeda, xafada howlwadaag, iskoyska number 4 agtiis. :D:D
-
Abwaan;840393 wrote: Marka ma waxaad leedahay qofku wuxuu rabo ha sameeyo xukun aan caddaalad ahayn, dad ha laayo, xatooyo xoolo dadweyne iwm ooyaana la xanaaqin oo wax laga sheegin. Siyaadse xukunkiisii maxaa u dambeeyey? Waan kugu raacsanahay in asluub shirarka looga hadlo inay tahay balse intaasoo saacadood in lagu lumiyo ma astaahilin. Maya, ma lihi shakhsiga siyaasiga ah yaan wax laga sheegin ama la dhaleecaynin. Xaajadan Conference-ka ka dhacday dhaleeceyn iyo wax ka sheegid ma'aha ee waa name calling. Kuligeen weynu wadda ognahay in Shariif Xasan naaneystiisu ay tahay Shariif Sakiin laakiin waa naaneys loo qariyo oo aynu ugu yeedhno behind his back, marka waa khalad iyo unprofessional ka soo yeedhay gabadhii shirka fureysay (Walow ay aheyd wax uu afku ka xaday, oo anay ku soo tala gelin in ay tidhaahdo magacaas:D) Waxaan aaminsanahay hadii gudigii shirkan hagaysay ay isla markii ay gabadhu khaldantay ay shirka joojin lahaayeen for 5 minutes gabadhana ay microphone-ka ka qaadi lahaayeen in waxan oo buuq ah iyo wakhtigii ka lumay ay ka badbaadi lahaayeen. They really need someone (like Inna-Sanweyne) that oversees those Conferences in the background in case something goes wrong. Abwaan, Siyaad xukuumadiisii tusaale ayuun baan u soo qaatay. Oo Waad ogtahay wakhtigii Siyaad madaxda lama caayi jirin oo naaneys aanay raali ka ahayn looguma yeedhi jirin shirarka dhexdooda. Wakhtigii Siyaad imisa Siyaasi ayaa naaneys xun lahaa oo uu ka mid yahay Inna Lax waxaa ku sameeye , Inna alaab weyne, iyo kuwo kale oo faro badan:D
-
Xaaji, Siyaad Bare (AUN) barigii uu noola wali cid ugu yeedha Afweyne mushtamaca dhexdiisa oo aan talaabo sharci ah laga qaadin miyaad maqashay. Afka suuqa lagaga hadlo iyo dacaayada ma'aha in aad keento shirarka muhiimka (Sakiin macnaheedu waa nin Khaayin ah)
-
Adiga naftirkaaga Sabeen baa lagaa doonayaa iminka........:D
-
Oh no, another movie about Somalia
-
No. They did not overreacted, and no they are not silly. This old men did exactly what they suppose to do. You can't let it slide a comment like that! oo waliba sacabtumid iyo dhiirigalin la socoto (Meeshu Maqaaxi ma'aha). When you take care of the small things, the big things will take care of themselves. P.S. I would not return the $1000 but instead I would donate the money on the spot to one of those Orphanage Houses in Somalia.
-
raula;839662 wrote: Doesn't prove anything yet. Raula, that was a joke from NGONGE'S thread Nin xun---------->http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/65504-A-Facebook-inspired-story-NIN-XUN!?p=839251&viewfull=1#post839251 Hope you get the joke Now,,,
-
NGONGE;839653 wrote: Heh. I don't know if I told this story before but in the days when my Somali was as bad as banana with rice, I was walking down the street with a mate of mine when some strange looking Somali guy (who obviously was on his way home from the mafrash) approached us and walked right into my face! He then took a step back and said "Nin baan ku mooday!". Trust me, if my friend didn't quickly pull me off him, I would have proved to him that I was a man. (yes, yes, I realise what he meant, NOW). Nin xun buu ku moodey.
-
Jacaylbaro;839568 wrote: adigoo gabadh ah baa nala sii joogtay intaad maqnayde Dee qarxi,,,,,,,,,,,,,,,,,,,we need his xaawaley user name:D
-
Lol@Moonlight Somalia, you don't need a helicopter to attack those criminals, what you need is Alpha Group that can commit the attack with accuracy and less civilian casualty.
-
It looks like nothing has changed and the boys had continued their party life style in Hargeysa, besides the law enforcement in Hargeysa is a joke and they can even get a way a lot of stuff easily in Hargeysa than in the UK: 1- In Hargeysa If they break the law they will be given a break or a lenient sentences because they are a British citizens, where as the local kid that made the same mistake will get a harsh punishment. 2- They have money, and money can buy you everything in Africa. Archdemos;839611 wrote: i mean for goodness sake i had a curfew of 10pm until the age of 16. Your parents did a great job for raising you that way. Believe me nothing is fancy about dhafar and staying up everynight. Dhafarku waa meesha ay saqajaanimada iyo ciyaalasuuqnimadu ka bilaabanto.
-
Abtigiis, Ninkii aad dishay magtiisii ayaa lagaa doonayaa!!!
-
Garnaqsi, I didn't disappoint my Somali teacher did I ?:cool: Abaal = Favor My last word Falaadh
-
Popular Contributors