Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Abwaan;846767 wrote: Qoone=? Markii aad sheegtid mirahaan, bal adna mid kale soo bandhig.... Abwaan, Like Wyre said Qoone is Miro qolof adag, Its a tropical fruit that is not for sale, but grows on the streets of Xamar, Qoone is a dry fruit that has no meet unlike Canbe iyo Canuuni. Qoone waa laf adag oo ciyaalku ay feentaan, and because it has no meet there is no market for it, and people don't wanna pay money for it. its a free fruit. If I am not mistaken Qoone-tree is a tall tree like dates and pineapple tree. Anigu waxaan soo bandhigayaa: Murcood iyo Hiinfaal haye 2daas ha la ii sharaxo anigana:D:D
  2. Mahad, ma ictiraafkii Puntland ayey khal-khal galinayaan.........
  3. Jacaylbaro;846561 wrote: So he was actually there , , looooooooooooooooool Lol JB you get my point......
  4. Somalia;846535 wrote: Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan shirkii ay madaxweyneyaasha dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Somalilan shalay magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraatka Carabta ku yeesheen. Dr Faroole oo u waramay laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ayaa tilmaamay in shirkaasi uu gaar u ahaa Shiriif iyo Siilaanyo islamarkaana uusan ahayn mid ay umadda Soomaaliyeed dani ugu jirto. “balan gaar ah oo ay iyagu ku balameen buu ahaa, iyagaana dowladda Imaaratka ka codsaday inay istusto marka qoraal yar oo aan nina wax tareyn baa kasoo baxay sida meesha ku qoran” Faroole ayaa yiri Mar la weydiiyey waxa uu is oran karo shirkaas wax kasoo baxeen ayuu madaxweynaha Puntland yiri: “waxay ku xiran tahay wixii la sheegay, meesha wixii ka yeeray wax Soomaali u dan ah ma ahayn”. Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu intaas raaciyey: “Sheekh shiriif wuxuu ku jiraa Kaambeyn doorasho, Siilaanyana Ictiraaf buu doonayaa marka waxay isu tari karayaan ma aqaan”. Puntland ayaa horay u qaadacday shirkii ay dhowaan duleedka magaalada London ku yeesheen ergooyinkii ka kala socdey dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland kadib markii laga tegey xubnihii metelayey Punltand ee dhinaca Federaalka ku jirey. Haseyeeshee kulanka Shiriif iyo Siilaanyo oo noqday mid taariikhi ah waxaa soo dhoweeyey in badan oo kamid ah bulshada Soomaaliyeed iyagoo ku tilmaamay inuu yahay mid Soomaaliya midnimo iyo horumar u horseedi kara. Horseed Media NGONGE, Artikalka sida uu u oqoranyahay iyo sidaa uu Faroole u hadlayo waxaan u qaatay in aanu shirkaba ka qayb galin.
  5. Faroole hadii aanu ka mid ahayn wufuudda shirka ka qaybgalaysa waxaa loo qaatay in uu iska aamusnaado ilaa iyo inta uu shirku ka dhamaanayo.
  6. Reer Somaliland hadii ay doonayaan in walaalahood Somali ku soo darsamaan waa in la soo dhoweeyaa oo aan wax shuruud ah lagu xirin. Laakiin hadii ay ku adkeystaan Soomaalia waan ka go aynaa dee waa in go aankooda la ixtramaa oo 3dooda magaalo loo daayaa. Laakiin waa in Khaatumo iyo Awdal land laga saraa ciidamada Somaliland, waayo Reer Khaatumo iyo Reer Awdalland doonayaan in ay ka mid noqdaan dowlada Somalia ee Muqdisho laga xukuma.
  7. Maaddeey;846252 wrote: Sxb che, with respect, Somalia is not independent any more. Maaddeey, inaga yuunbaa is heysanee cid inoo diiday in aynu xor ahaano ma jirto!
  8. Juxa;846220 wrote: sometimes Sayid qardho makes a complete sense to me. Showqi, let me share a moving memory with you, habeenkii xurnimada, 26ka June, waxa la iskugu yimid taaladii daljirta dahsoon which was situated baarlamanka round-aboutkisa. if you are coming from boondheere, taalada was bottom of a steep hill. that night, before midnight, people left their homes, the city was illuminated by feynus (it was dark night) so you could see a sea-of-feynuus, coming down from buurkii boondheere to the square. thousands of lights...people singing abe iyo hoyo as young warriors celebrating with their friends. indeed kaana-siib, kana saar Juxa, thank you very much for reminding us that historical moment and how all our dads and mums celebrated the independents day. It was huge when one part of Somalia got their independent in 1960. I hope that today the new generation will put their different a side and fight for a bigger Somalia, together we can achieve more,
  9. Juxa maya this is not the 26 of June celebration it's the July 1 celebration. Waa maalintii ay isu tageen Soomaali Waqooyi iyo Soomaali Koonfur together.............
  10. Che, XX waxaas kama xanaaqayo isaga iyo JB-ba wey yaqanaan kaftanka iyo sida hoosta la'isugu dhigo. Unlike Aadan Bugle....:D Xaaji, thanks heestaasi waa waayo waayo sxb.
  11. Che -Guevara;846141 wrote: I like this one. Reer woqooyi galbeed always get pisst of when they see this map..........
  12. Miidaamo dhago maleh markuu malag dhawaaqaayo!
  13. wrote: We will no longer hear your command We will seize the control from your hand We will fan the flame of our anger and pain And you'll feel the shame for what you do in gods name Ub40: "we will sing our own song"
  14. *Blessed;845153 wrote: waxaan xasuustaa sida markay khamradu ka badato ay koobka madaxa marmarin jireen. I've since learnt that does have soothing effects. LOL. Xaraarad daraadeed waa marka uu maduxu xanuuno dee...... Wyre, Xawaaj buur buurka iyo heylkaba waan necebahay markay bariiska ka buuxiiyaan.
  15. Khadar, maxaa tidhi Buulo-Xuubey waxaa loo bixiyey Buulo-Beesaani cajiib! xaafadaha qaarkood magacyadii baa laga badalay: Wardhiigley is now Wartanabadda Huriwaa is changed to Heliwaa Dadka Xamar degganoo bal noo sheega xaafadee kale ayaa magacii laga badalay???
  16. *Blessed;845143 wrote: Showqi ... Geel jacaylkii baa geeljire lagu noqdaa, get that right, yeah. Sadly (or maybe not) geljire girls weren't allowed shaah. Blessed, you're right the girsl were not allowed to drink tea but it was okay a married women to drink a tea. I remember when I was about 7 or 8 years old my Ayeeyo use to tell us that tea was only for the boys and not for girls, so my younger sister was not allowed to drink tea when our Ayeeyo was around. And my younger sister use the complain to Ayeeyo saying:"Ayeeyo you alwas drink tea, but you don't allow me to drink tea why?" and our Ayeeyo use to say I am married you'r not, here a glass of juse for you or sometimes caanoneedo............hahaha hahaha
  17. Well done Puntland. Keep the good work.......................Erya, erya Budhcad Baddeeda erya.
  18. gabay aan anigu tiriyey oo afar sadar ahaa ayaa signature ii ahaan jiray laakiin after almost a year with out signature I forgot my gabay :mad::mad::mad::mad:
  19. Blessed waa geeljirad mar hadii ay Shaah sidaas u tabeyso.....
  20. Lets say you are a tea addict and you haven't had your cup of tea almost 10 hours. After 11 hours you will crave a cup of tea, and if you're really a tea addict you will most certainly show some withdrawal symptoms like a heroin addict. I am sorry, my mistake Xaraarad means craving and not withdrawal symptoms.......withdrawal is too strong for a tea addict, craving is the right word Ps. I edited my last post
  21. Carafaat, sxb waxba kuguma heeysto anigu. Qofku marka uu wax xumeeyo in aad dhaleecayso oo khalidkiisa wax ka sheegto xaq ayaad u leedahay Laakiin marka ay wax hagaajiyaan oo ay horumar gaadhaan in la xaqiro ma fiicna. Marka intii aad Xabashida horumarkooda noo faaninlaheyd waxaa wanaagsan in aad walaalahaa Puntland horumarkooda amaanto badowyohow:p
  22. Carafaat;845107 wrote: Xararadan aad shegisid waa maxay? Carafaat, Dhaqan celis ayaad tahay sxb Af Soomaaliga si fiican uma taqaanid............Hihihi hihihi Xaraarad = Withdrawal symptoms (tea withdrawal symptoms) Edit: Xraarad = Craving
  23. Haye walaalahaa Soomaaliyeed in tii aad caawin laheyd oo aad dhiiri galin laheyd Amxaarada ayaad ka dooratay soow ma'aha! Ciyaalka Xaafada Soomaalinimo ayaa lagu ogaa.
  24. Kacsiga anigu faraha lama gali karo. JB ayaa arimaas shaqo ku leh. Anything that has to do with Kacsi, iyo Dhakh you need to talk to with JB..