Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Okay Alpha, lets discuss this after Afur. cheers mate:D
-
d/b
-
JB, waxaad u hadleysaa sidii miskiin maangaab ah. In kasta oo ay Soomaaliya wax ku soo bartay, oo ay maanta qofka aad tahay kaa dhigtay hadan walli adiga iyo mudane Siilaanyo waxaad ku mashquulsantihiin qariidadii Gumeysiga, oo aad ka dhiganeysaan mid kama dambeys ah "didn't we deleted that map in 1960!". it is too bad that you wanna stay slaves to the white man. The white man is a simple person just like you!
-
Alpha Blondy;852580 wrote: how come he doesn't have the blue flag on his shop, inaadeero? You're so small minded Alpha:mad:...when you have your own business, all you need to worry is finding a customer, it doesn't matter where that customer is from, or what kind of nationality they are! as long as your customers like your product and they are happy with it that is all counts.
-
Somalia;852572 wrote: It's a former employee, he even showed it on one of the screenshots, an e-mail with his name, and also the account that it was posted on belonged to him, it's so obvious. Somalia you're absolutely right, that is what I was afraid of, I mentioned that in my first post, and I told the same thing to our friend ToughGong, that it might be an angry employee who did this. Lets wait and see when Dahabshiil compleets his investigation.......
-
How is it possible that this guy can be immune to electrocution?
-
ToughGong, I am not saying anything but to get the truth you have to hear both sides of the story. This could be done by the hacker or may be it was posted by an angry employee. And that is why I said let's wait till Dahabshiil confirms
-
Ramadan Kariim to everyone
-
Let's wait and see Dahabshiil's report.
-
Welcome to team Mr Ambassador
-
Che, Hadda wali heer dowlad lagu dhiso meynu gaadhan, Madaxweynaheenu howsha uu qabto waa Tuugsi iyo in uu mar walba weydiisdo in ay dowlad kale ina taakuleyso. Anigu waxa aan aamin sanahay in aynu dowlad dhisi doono marka aynu heshiino kuligeen! And that means no Al-Shabaab, no Puntland, no Somaliland and No Futuushland.
-
Blue, annagu China markaanu tageyno waanu duulnaa, dhulka ma qodno......:D
-
Somalia;851883 wrote: What are you talking about, Faroole got rid of 4.5 while Shariif supported it, and has Garowe Principles in his back, what the hell did Sheikh Shariif do? Everything he has done waa lagu khasbey. Somalie, Sheekh Shariif has always said that he doesn't like the 4.5 system and he also promised that the government will get rid of the 4.5 whens we pass the transitional government period. The Sheekh was forced to follow this system and we all know it's just temporary. Marka dowlada la dhiso qabiilku meesha wuu ka baxi doonaa. Oo waxay noqon doontaa maxaad taqaan and not Yaad tahay. Adeer waxaad tidhi Faroole got rid of 4.5 but the reality is Puntland is just a small region (the former Bari Province) Barina waxaa degga labo ama saddex qabiil haday ugu badato may be afar qabiil. While Sheekh Shariif is governing the entire country. Marka Madaxweynaha iyo Duqa Magaalada Garoowe ha is barbar dhigin. Teeda kale Faroole hadii uu doonayo Soomaaliya in uu wax ku soo kordhiyo muu howsha hore ka bilaabo muxuu mar walba Ardaaga uga soo hadaaaqayaa!
-
Carafaat, When Sheekh Shariif became president his government was only controlling one street in Xamar (wadadda Maka Al Mukarama), today after three years he finely controls the entire Muqdisho (free from Al-Shabaab) without even having a strong military, imagine if he had Somali Air force and the Marine, then we would be talking different today, but that is not the case. bal ii sheeg intii madaxweyne ee ka horeysay midna miyey uu suurta gashay in uu Xamar oo dhan ka xoreeyaan Dadka Waashay. Saaxiib qofka waa la dhaliili karaa, laakiin Sheekh Shariif madaxdii ka horeysay wuu dhamaa oo wax aanay Soomaaliya u qaba ayuu u qabtay (marka laga reeb Diyaarada uu saaran yahay 24/7:D). Maanta waxa uu xooga saaraya in uu Dastuurka Soomaaliya dhameystiro. Waxa kale uu ku mashquulsan yahay in uu isku soo dhoweeyo Soomaaliya iyo Somaliland Baardhere iyo Kismayo are the next step, waad ogtahay Soomaaliya wali looma ogola in ay Ciidan xoogleh dhisato, marka one step at the time. Wali weynu tukubeynaa. Somalia, saxiib Faroole meesha ha soo galinin. Faroole waa Habar fadhida. Habar fadhidana lagdini wey la fududahay! bal ii sheeg Soomaaliya muxuu Faroole u qabtay?
-
Complicated;851845 wrote: War ninku hadal badanaa! Complicated, back in the days when Cowke use to work for Radio Muqdisho he was one of the best radio representative who use to do the commercials (paid advertisesment) for different componies and the theaters. They use to call those Commercials "iidheh" infacat he was so good at it, that he later became Wariyaha khaaska ah ee Madaxweynaha Soomaaliya. the guy can talk, Af Soomaaligiisuna waa khatar.
-
Sorry Somalia, Faroole iyo Siilanyo waxay Soomaaliya ka doorteen Maamul goboleed, marka labadoodu wali heer qaran may gaadhin:p Give me Sheekh Shariif, Cabdi Wali or Farmaajo, thank you very much. This guys are working for bigger Somalia and working for the entire nation unlike your Curyaan Faroole:D:D
-
Huh,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,ma qar baad ka dhacday!
-
Thanks DayaxNuurow, I love all the pictures.You covered the entire country. Allah dhulkeena muxuu illaahay nimco iyo qurux ku manaystay. Bro, in this thread you showed the young generation, specially the ones who were born or grow up in diaspora how beautiful our country is, now they can see in thair own eyes how Somalia look like. Dalkeena quruxdiisa Jaahil ayuunbaan garaneynin ninkii caqli lehna loo sheegi maayo. Moonlight thanks again saxiib......
-
Malika;772464 wrote: Garamgaram? Erm, they barely spoke Somali iska daa Garamgaram..lool Yeah, because they don't feel comfortable with the languege! so they just throw one Somali word here and there and the rest was English... MMA, everyone in the second video spoke Somali including Yaxya (the Police Officer) so it's not a Garamgaram:(
-
Don't argue with Ditoore, anything that has the name Puntland is politics;)
-
Oba, this is very difficult because you didn't give as a lot to work on! the only thing that the picture shows is a little alley and a mosque. But just looking at the landscape I would say it looks like Xaafada Waaberi, ama Xamar Jajab. Don't ask me the name of the Mosque
-
Popular Contributors