Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Why Abdi Bile wasn't Somalia's flag bearer at the Olympics?
Showqi replied to MoonLight1's topic in General
Malika;853591 wrote: ^ I dont think the likes of Abdi Bile need justifying to the likes of Alpha - hakuu tagnatoo whatever ciil uu qabo the national hero of his generation. Malika, Alpha ha la yaabin! Cabdi Bile oo biladii aduunka Soomaaliya keenay ayuu ka cadheysanyahay. Laakiin Mo Farah oo biladihii waddanka Ingiriiska geynayana wuu u sacaba tumayaa...... -
Majaajiliistihii Caanka ahaa ee Marshaale oo Muqdisho lagu dilay
Showqi replied to Macallinka's topic in Politics
Inaa Lilaahi Wa inaa ilayhi rajicuun. Ilaahay ha u naxariisto marxuumka -
ElPunto;853569 wrote: " frameborder="0" allowfullscreen> Hayaay! Waxaan u maleynayaa Mr. Bob wuxuu akhristaa Sol, su'aalaha uu labada wiil weydiinayo intoot badan our sister Somalina ayaa halkan ku soo qortay bari hor:p Somalina;682950 wrote: http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/8391-ila-qosol?p=682950&viewfull=1#post682950 Somalina;712025 wrote: Alaabtaan soo socota qosol ma ahan laakiin waxaa Af Soomaliga 2011 lagu hadlo. 1. Igu lambary – waa lambarkaaga ii qor 2. Waa baska dambe – waa carmal 3. Waan ka lushaa – waan jecelahay 4. Cid kale ay urarantahay – mid kale ayey la wadaa 5. Gaarigayga maahan – noocan kama helo 6. Igu liq - warka isii 7. Dawami – dhib 8. Wa igu jiq – mobelkaa iga madhan 9. Igu looxo – lacag isii 10. Waan tufay - waan nacay 11. Waa igu jug – meel bay iiga taalaa 12. Luuq buu ku jiraa – waa xaas 13. Igu ifi caawa – aynu kulano caawa 14 Wuu dhalaalayaa – dibaduu ka yimid 15. Biyaha dahabka iga daa – beenta iga daa 16. Way tigtigantahay – waa tahriib 17. Jeebkiisaa qoslaya – waa oday 18. Lug bay aastay – way guursatay 19. Tacsibaa utaal – waa lala guursaday 20. Laydhka iga daa iyo qaar kaloo badan oo aan halkan lagu soo koobi karin. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/8391-ila-qosol?p=712025&viewfull=1#post712025 Markii uu weydiinayey labada tartame raga fanaaniinta ah ee ay yaqanaan in ay soo tiriyaan, waxaa laga doonayey Bob in uu kolba ka tirinaya mooye ka kale uu headphone (oo waliba music cir kaa ku shareeran uu la socdo) uu dhagaha uu galiye si aanu u maqal wixii ka kale yidhi (he made it very easy for Maxamed waayo wixii uu Garaad soo magacaabay ayuu in yar uun ku daray isaguna:D) I have to admit hadalka sarbeebta ah iyo Maahmaahyada uu Bob ciyaalka weydiinaayey waxay ahaayeen qaar aad u adag. Xitaa rag waaweyn ayaan fahmeynin. Laakiin Garaad wuu dadaalay, in kasta oo uu magaciisii ku dari waayey magacyada Soomaaliga ah:p magaciisii baa ka hoos baxay miskiinka:D
-
Days Like These Are Few And Far In Between! Alpha's Biggest Day...Yet!
Showqi replied to Alpha Blondy's topic in General
Ayoub, Muriidi halkaa hadii uu tagay malaha waabu cibaadeysanayaa 24/7 (365 days) Mansha'allah -
Days Like These Are Few And Far In Between! Alpha's Biggest Day...Yet!
Showqi replied to Alpha Blondy's topic in General
Alpha Blondy;853498 wrote: inaadeero and akhyarta SOL, i will be committing mass suicide tomorrow at dawn along with my followers. You mean e-suicide!!! Alpha Afar-Xiniinyood baan ku moodayey ee waa maxay uurjileecu:p Mise reer Hargeysa ayaa ku karbaashay:D -
Days Like These Are Few And Far In Between! Alpha's Biggest Day...Yet!
Showqi replied to Alpha Blondy's topic in General
sxb Muriidi thread-yaashiisa hadii aad akhrisatid, adiga xitaa in aad khafiiftid aa laga yaabaa:D Ps. Muriidi is missing almost a year and half now:(:mad: -
Good one Opa:D Did you know that Reer Waqooqi Waiters use to call Cambuulo a Waddani. I don't know why they don't like the name Cambuulo (Digir) But back in the days when ever you go to a restaurant and you order a plate of Cambuulo, if the Waiter is Reer Waqooyi chances are he will scream: "Aar xabad Waddani ah, xabad Waddani ah ka soo tuur Inaar"
-
Days Like These Are Few And Far In Between! Alpha's Biggest Day...Yet!
Showqi replied to Alpha Blondy's topic in General
Nin-Yaaban;853462 wrote: Docktorka maskaXda oo fiican ayaa kuuhayaa hadaad rabtid. Is that where is Muriidi at nowadays? -
Days Like These Are Few And Far In Between! Alpha's Biggest Day...Yet!
Showqi replied to Alpha Blondy's topic in General
Hayaay! Alpha biyihii iyo saliidii ayuu isku daray... -
Saxiib waa maxay shimbiraha aad sheegeysaa! Ha ii gafin dee......... Geeljire geeljire dhalay ayaan ahay:D
-
Adiga iyo Sayidku (Mr. Qardho) is ku cid ayaad tihiin marka. MMA iyo Tuujiye iyagu waa reero Qooleey. DR Osman isagu wuxuu ku abtirsadaa Digaaga....
-
Oba, in la is wareeysto ma xumee sxb horta adigu ma lo'da ayaad ku abtirsataa mise adhiga:D
-
Xaajigu cagaha ayuu wax ka dayey:D:D
-
What are some of the things that REALLY bother you during RAMADAN?
Showqi replied to Alpha Blondy's topic in General
Maxaanu sameynaa dee! meel walba wey taagan yihiin. Bidix u jeedsaney oo middig u jeedsaney, hadda ma cirkaanu eegnaa! -
A_Khadar;853054 wrote: I am fasting................ Waa runtaa illaahay kuligeen dambigeena ha dhaafo. Ps. Aaliyyah indho waaweynaa wax walba wey arkeysaa:D
-
Malika, I am sure Sheekh Shariif is going down in the history books as the most traveled president at all times. for now somebody needs to report his name to Guinness World Records:D
-
Sheekh Shariif oo loo dhisi doono guri noocan oo kale ah marka uu ka dago jagada madaxweynenimada:D
-
What are some of the things that REALLY bother you during RAMADAN?
Showqi replied to Alpha Blondy's topic in General
lack of sleep Naked women on the streets, lowering your gaze or looking the other way won't help specially when you're driving. -
Taleexi, Baadroolkii ma sigaar baad ka dooratay! inalilaah. Annaguna in aannu si dhakhso ah taajiriin u noqono ayaanu dooneynay, adiguna dhakhtarka ayaad dooneysaa in naloola cararo. Please no cigarettes in Puntland or anywhere in Somalia. Qaadka iyo Sigaarkaba waa in Soomaaliya laga mamnuucaa.
-
Aaway Alpha aan sidii Saambuuska u laab laabe!
-
Popular Contributors