Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Malika;853591 wrote: ^ I dont think the likes of Abdi Bile need justifying to the likes of Alpha - hakuu tagnatoo whatever ciil uu qabo the national hero of his generation. Malika, Alpha ha la yaabin! Cabdi Bile oo biladii aduunka Soomaaliya keenay ayuu ka cadheysanyahay. Laakiin Mo Farah oo biladihii waddanka Ingiriiska geynayana wuu u sacaba tumayaa......
  2. Inaa Lilaahi Wa inaa ilayhi rajicuun. Ilaahay ha u naxariisto marxuumka
  3. ElPunto;853569 wrote: " frameborder="0" allowfullscreen> Hayaay! Waxaan u maleynayaa Mr. Bob wuxuu akhristaa Sol, su'aalaha uu labada wiil weydiinayo intoot badan our sister Somalina ayaa halkan ku soo qortay bari hor:p Somalina;682950 wrote: http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/8391-ila-qosol?p=682950&viewfull=1#post682950 Somalina;712025 wrote: Alaabtaan soo socota qosol ma ahan laakiin waxaa Af Soomaliga 2011 lagu hadlo. 1. Igu lambary – waa lambarkaaga ii qor 2. Waa baska dambe – waa carmal 3. Waan ka lushaa – waan jecelahay 4. Cid kale ay urarantahay – mid kale ayey la wadaa 5. Gaarigayga maahan – noocan kama helo 6. Igu liq - warka isii 7. Dawami – dhib 8. Wa igu jiq – mobelkaa iga madhan 9. Igu looxo – lacag isii 10. Waan tufay - waan nacay 11. Waa igu jug – meel bay iiga taalaa 12. Luuq buu ku jiraa – waa xaas 13. Igu ifi caawa – aynu kulano caawa 14 Wuu dhalaalayaa – dibaduu ka yimid 15. Biyaha dahabka iga daa – beenta iga daa 16. Way tigtigantahay – waa tahriib 17. Jeebkiisaa qoslaya – waa oday 18. Lug bay aastay – way guursatay 19. Tacsibaa utaal – waa lala guursaday 20. Laydhka iga daa iyo qaar kaloo badan oo aan halkan lagu soo koobi karin. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/8391-ila-qosol?p=712025&viewfull=1#post712025 Markii uu weydiinayey labada tartame raga fanaaniinta ah ee ay yaqanaan in ay soo tiriyaan, waxaa laga doonayey Bob in uu kolba ka tirinaya mooye ka kale uu headphone (oo waliba music cir kaa ku shareeran uu la socdo) uu dhagaha uu galiye si aanu u maqal wixii ka kale yidhi (he made it very easy for Maxamed waayo wixii uu Garaad soo magacaabay ayuu in yar uun ku daray isaguna:D) I have to admit hadalka sarbeebta ah iyo Maahmaahyada uu Bob ciyaalka weydiinaayey waxay ahaayeen qaar aad u adag. Xitaa rag waaweyn ayaan fahmeynin. Laakiin Garaad wuu dadaalay, in kasta oo uu magaciisii ku dari waayey magacyada Soomaaliga ah:p magaciisii baa ka hoos baxay miskiinka:D
  4. Ayoub, Muriidi halkaa hadii uu tagay malaha waabu cibaadeysanayaa 24/7 (365 days) Mansha'allah
  5. Alpha Blondy;853498 wrote: inaadeero and akhyarta SOL, i will be committing mass suicide tomorrow at dawn along with my followers. You mean e-suicide!!! Alpha Afar-Xiniinyood baan ku moodayey ee waa maxay uurjileecu:p Mise reer Hargeysa ayaa ku karbaashay:D
  6. sxb Muriidi thread-yaashiisa hadii aad akhrisatid, adiga xitaa in aad khafiiftid aa laga yaabaa:D Ps. Muriidi is missing almost a year and half now:(:mad:
  7. Good one Opa:D Did you know that Reer Waqooqi Waiters use to call Cambuulo a Waddani. I don't know why they don't like the name Cambuulo (Digir) But back in the days when ever you go to a restaurant and you order a plate of Cambuulo, if the Waiter is Reer Waqooyi chances are he will scream: "Aar xabad Waddani ah, xabad Waddani ah ka soo tuur Inaar"
  8. Nin-Yaaban;853462 wrote: Docktorka maskaXda oo fiican ayaa kuuhayaa hadaad rabtid. Is that where is Muriidi at nowadays?
  9. Saxiib waa maxay shimbiraha aad sheegeysaa! Ha ii gafin dee......... Geeljire geeljire dhalay ayaan ahay:D
  10. Adiga iyo Sayidku (Mr. Qardho) is ku cid ayaad tihiin marka. MMA iyo Tuujiye iyagu waa reero Qooleey. DR Osman isagu wuxuu ku abtirsadaa Digaaga....
  11. Oba, in la is wareeysto ma xumee sxb horta adigu ma lo'da ayaad ku abtirsataa mise adhiga:D
  12. Showqi

    Koofiyad

    Xaajigu cagaha ayuu wax ka dayey:D:D
  13. Maxaanu sameynaa dee! meel walba wey taagan yihiin. Bidix u jeedsaney oo middig u jeedsaney, hadda ma cirkaanu eegnaa!
  14. A_Khadar;853054 wrote: I am fasting................ Waa runtaa illaahay kuligeen dambigeena ha dhaafo. Ps. Aaliyyah indho waaweynaa wax walba wey arkeysaa:D
  15. Malika, I am sure Sheekh Shariif is going down in the history books as the most traveled president at all times. for now somebody needs to report his name to Guinness World Records:D
  16. Sheekh Shariif oo loo dhisi doono guri noocan oo kale ah marka uu ka dago jagada madaxweynenimada:D
  17. Abwaan;852837 wrote: looooooooool@Showqi, amay hadda laga baray laga badi noqotayba? Absolutely Abwaan, in this case it is: "Laga baray laga badi"
  18. lack of sleep Naked women on the streets, lowering your gaze or looking the other way won't help specially when you're driving.
  19. Taleexi;852830 wrote: Dee Qowdhan waxba ha ka sheegin! yaanaan Calasow iyo fatuud la imane Taleexi, Calasow markii hore wuxuu ahaa nin nabada jecel oo caanaha, subaga iyo malabka suuqa keena, waa intii aanu Qowdhan beenta ku akhriyin miskiinka. Kuli fidna waa Qawdhan.
  20. Abwaan, Qowdhan qori iyo qabiil wata ayaa wadankeenii qaribay, inaguna markasaynu ju iska odhan weynay....
  21. Yaa yidhi wadankeenu waa fakhri? bal intaas oo nimco ah oo suuqa taala fiiri.
  22. Taleexi, Baadroolkii ma sigaar baad ka dooratay! inalilaah. Annaguna in aannu si dhakhso ah taajiriin u noqono ayaanu dooneynay, adiguna dhakhtarka ayaad dooneysaa in naloola cararo. Please no cigarettes in Puntland or anywhere in Somalia. Qaadka iyo Sigaarkaba waa in Soomaaliya laga mamnuucaa.
  23. Aaway Alpha aan sidii Saambuuska u laab laabe!