Salaam reer SOL. Magaceeygu waa Showqi.
Bal is xil qaama oo biyo aan cabo, iyo kursi aan ku fadhiisto ha la ii keeno. Waan soo daalay, maanta oo dhan baan soo socday. Oo waxaan ka imid xagaa iyo magaaldii Toronto. Dee bal Odeygii reer SOL ugu weeynaa, iyo xajiyadiisiina ha la iigu yeedho. Cimaamad iyo Malkhabad baan u sidaayee.
Don't call me Alien.