Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Aaliyah, Aaliyah, Aaliyah, I am hurt. you don't trust us at all. you think only 0.1% are not players. Auch
-
Soo dhaweynta Madaxweyne Shariif ee Magaalada London (Videos)
Showqi replied to Complicated's topic in General
Maanta maanta maanta Wa maalin weeyne maanta **** ***** ** Maanta maanta maanta Madax weeynaheena maanta Maanta maanta maanta Madaxiis ha raage maanta **** ***** ** Maanta maanta maanta Wa maalin weeyne maanta Maanta maanta maanta Madaxeen Banaane maanta -
Ok Abwaan, I will add myself and some more. Ma Ogtahay :confused: Showqi inuu Qudhac hoostii ku dhashay Abwaan ku heesey, Huuwaya Huuwa Habartaa ma joogto... Nuune uu hurdoodey Raamsade uu yidhi wax la calaaliyo ma haysaan Hunguri uu cagaha wax ka deyey Chocolate & honey ay macaanka jeceshahay Waan Kaftamayaa. Yaan leeygu xanaaqin
-
Ma ogtahay: :confused: 2+2=5 in aanay xisaabta aqoonin Maxaatiri in ay dhago culustahay Mintid farayar aanu ogoleeyn in laga badiyo Who-Me uu kiiska iska waalayo Xiinfaniin uu Cabdi Bille ka dheereeyo Geeljire uu Hawdgirl raadinaayo Hawdgirl aanay war u haynin arintiisa Jacaylbaro uu yidhi Xabiibi Aaliyah416 ay tidhi Hello Nin-Yaaban uu yidhi Cajiib Waan kaftamayaa. Yaan leeygu xanaaqin.
-
Jacaylbaro, Cimaamadii adiga weey ku dhaaftey, ee bal saddexdiina ka ugu da'da weeyn noo sheeg!
-
^^Haiti aduunkii oo dhan ayaa caawinaya maanta. Aad iyo aad ayaan ugu farax sanahay in eey caruurteena yar yari jecel yihiin in aey cawiyaan qofkii dhibaateeysan. Laakiin walaalayaal Soomaaliya yaan la iloobin. Soomaaliya maanta iyey caawimo u baahantahay.
-
NGONGE, Intaad Cag Ma Dhige, daba carareeyso. Yaanad daalinee cago dhigo.
-
Waa runtaa, Lychee
-
Thanks dambarsame and Kool-Kat much apprediated. Kool-Kat: Banooniga waa kanaa ee iga qabo. I am saying this, Somalis that are born before 1985 are a little pit corrupted with Qabeel, Laaluush "Free Lunch" and Buufis. And simply for this reoson they are disqualified to be our leaders. I don't like to Generalise. But it seems to me that some poeple here "in SOL" don't care about Somalia. All they do is bring the bad news. they are sppecialised for Coping and Pasting Horrific pictures of Somalis dying or getting heart daily. JB, no a soccer player will not change Somalia. But don't underestimate Sportman/Women in general have a grat determination. They know how to set goals and achieve them in short period. They know how to motivate and get the job done no matter what. So I guess we can learn something from them. NGONGE, I am not ALSHABAB. You say young poeple can't do anything for Somalia. That is wronge statement. I think they can do better than what this poeple: Dowlada ku meel gaarka ah, Dowlada kale ee ku meel gaarka ah, Warlords, Dowlada ku meel gaarka ah, Alshabaab, xibul islaam and all the other Qab Qable did for the bast 19 years. Somalia will change soon for the better. Thank you.
-
Lychee, I already add my rol models. Are you going to add your rol models? not yourself.
-
Excllent, Thanks Lychee
-
Hello SOLers, Lately I have been thinking about our country. And our people in Somalie. It is very sad that the civil war is not ended yet, even after 19 years. I think the civil war will be over soon. And this puzzle will be solved by our young Somalis. The Somalis who were born between 1985-1995 They are very bright, hardworking, trustworthy, intelligent successful young people. I call them the QAB GENERATION: Means that they were born just before or after the civil war started. They never knew peaceful Somalia or stable government. But because of their experience inside and outside the country they are capable to solve this problem peacefully. There were only 13 Somali men (SYL) that stood up against Italian Colony in 1943, and said no more Gumeeysi. SYL-GENERATION were born out desperation. And I think that right now Somalis are desperate for peace and stable government. Think about Nelson Mondela, he fought against apartheid. He was arrested and put in jail for many years. after he Came out the jail, he became the first black president in South Africa. Think about the Baby-boomers. This generation fought: Discrimination, humen rights and recessions in the 60 and 70s. They face their problems and won there fight. Last but not least. This are two young Nomads that I am very proud of. And I want to thank them for job well done. They could be our future leaders. Ayub Daud a Soccer player in Itely Juventus born in 1990 Abdisalam Ibrahim Caddaay a Soccer player in UK born in 1991 I am sure there are many other successful young Nomeds in your country or city. If you know their full name, their profession "They could be Doctors, Lowers, Sportman/women, professors ..." and their birthday is between 1985-1995 please post here. We need more positive role models.
-
dambarsame, Xaasha! Cimaamada iyada waxaan ugu soo talo galay Odeyga reer SOL ugu weeyn. Laakiin I can't find the Cajuuska. I will tell you what. I'm gonna give the Odeyga one more week, to claim his Cimaamad "May be the Cajuuska is hiding some where with his new Min-yaro, I don't know" Next week will continue: Will dambarsame get Cimaamadii Odeyga Sol. Till then saaxiib Koofiyadaada Wiilka-Cusub ku dhaganoow yaaney dabeeyshu kaa dafinee.
-
^^lol car. Ana wir aan kuugu daray.
-
Kulmiye, qosol ma la rafatay. I am telling you man, I am like a kid in a candy store. reading all this funny stories. Sheeko waliba sheekada kale ka daran.
-
dambarsame, soo dhowoow sxb. Aniguba meesha waan ku cusubahay oo saddex maalmood ayaan kaa soo horeeyey. Laakiin maadaama aad addigu maanta timid, Koofiyadii Wiilka-Cusub adiga ayaan kuu dhiibey ee bal iga qabo. Inta uu qof kale oo cusub meesha ka imanayo. Koofiyada Wiilka-Cusub adiga madaxa ha kuu saarnaato. Once again Welcome sxb.
-
Thanks for the advise. well I know nothing about the politicts. so I will leave that to the experts. But I do like the SOLs Sports, Jokes and Dood Wadaag section.
-
Nice pic Anwar. By the way I don't get it. What do you mean by: Sol is full of MONKY lovers?
-
GDwonder: Lol I think, I can handle it. I am a big boy. Eng.Cade: Mahadsanid sxb. Tuujiye: Waraa maxaa dhahdey! Nin oo Wanted ah maa anigana masawirkiisa soo qaatay. I will change this Pic ASAP sxb. Intii gabdhaha reer Sol eey i Rifin. Ama kabteey aawey ka dhicin, I mean intaan la'igu qaldamin.
-
Innaa lilaahi wa innaa ileyhi jaaricuun. Marxuunka ilaahay ha u naxariisto. Eheladiisii iyo asxaabtiisiina samir iyo iimaan.
-
GDwonder Thanks Brother. But I need to ask you something! is it true, what Canjeex is saying. "Meeshaan Shaxaariyaal baa ka buuxo" or is he trying to scare us? Don't call me Alien
-
Popular Contributors