
Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
About Showqi
-
Rank
Waxgarad
-
Adeer ma calool baa kaa soodhacday?
-
<cite> @Bluelicious said:</cite> Showqiiiii! We are one game away from the quarter final. Blue, baayo inagu Holland baynu u sacaba tumeeynaa. Hadii Eebe idmo Final-ka ayeynu gaadhi doonaa. Soda kale ma ii fiicantahay.
-
Can't wait to see Holland Vs Chile tomorrow.
-
Marfishka cajalado ma yaalaan Miyaa!!! Waa maxay baryadu.
-
This is one of Alpha's lost Script! Waaryee Alpha Stop fooling us
-
Wyre, ma shan cisho ayaad la rafaneysay sidii aad gidaarkan wax ugu soo qori lahayd. Hahaha walaahi Somalia Online mashaqo ayey ku galisay. War ninyohow mar hadii aad isbadalka cusub la qabsan weyday dee bal ka retire-garow Somalia Online
-
Waraabihii baa cunay,,,,,,,
-
^^ Waryaa why are you promoting Mr. Bulxan`s stuff only! ma isku qabiil baad tihiin:D
-
Sheekadani waxay i soo xusuusisay hees Soomaaliyeed oo odhanaysay: Afkii qalaad ha moodin Carrabku qaldi mayee Sidii caanaha qudhqudhiyaay Mashaqo! Iminka Afkii Soomaaliga ayaanuba carrabkoodiiba karaynin:o:o
-
Tallaabo;972572 wrote: Rear word: Waaq , meaning God Marka Caabudwaaq macnaheedu ma Caabud ilaahay baa?
-
Talaabo, tittle-kaaga ereyga warbaahinta ayaan waxaan Ku badali lahaa Macluumaadka, the rest is correct Warbaahin = Media, and not Information Resource Centre