MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. Commercial Break. Some of you need God !
  2. Tuujiye ciyaaal banadir hoose dhexe hadaa ahaan jirtay ciyaalka xaafada aatahay ....Maqaaxida school ka ku dhex ooli jirtay maxaan ciyaal sambuus kaxoogay iyo jalaato tip top .............. I still remember how our school use to whoop other schools when it comes to FOOTball ..there was this guy i forgot his name dadka reer jubada u ahaa laacib ahaa banooniga iyo cunug kale oo reer xamar ahaa ....
  3. so far my fav radio station is kwalakwala
  4. Lilly somalida runta majecla in laga hadlo BG watch diz video http://uk.youtube.com/watch?v=1c0xSrGyhkQ I am wondering why are they giving him a hug ..meey ninka baabuurka lafuulan ayagana isqarxiyaan ...wa lais lugoynaya meeshaan
  5. Haneeefa Nuune ayaa afki awliyada iskula hadleenay LoL ayaamahan dambe asaga sheikhul kuli ka ahaa halkan
  6. Seriously, I can't even begin to tell you how shitty the whole situation makes me feel, IF Islam is about love, TOLERATION, and mercy, then why ciyaalkan masaakinta lo lugeyna oo JIHAD aan jirin gala loo leeyahay sarwaal Gaabyasha waleesan faaido laheen
  7. lool laxaal laceeg dimka ruugsaday allaha urabakeeyo ...jabaq xuub yaawe lawaahi lawiba coon ak bartid daha lehe .. dimyasha mosalida dacaan rubis uk rijaan ..lol..jabaq mosali nash nash ool ruugsan rakaa daha
  8. MZanzi

    Looking Back

    Dadka qaarbaan carabkooda iyo dhagtooda ismaqlin I think he was on crack marku saas dhahaayay
  9. loool daiga sheemta aw oos lagi rijtay yimaa...dimkaas ruugsaday aw shaabalay dahu nucugtas lehay she was supper hot lol
  10. MZanzi

    Looking Back

    LoooooooooooL maalinki igu qosol badneed ..midba nin waxu ku caayay waryaa BANTU XUN ba tahay ..markasu ki yiri oo adiga ma arab ayaa tahay intuu soo booday ayuu yiri waryaa aniga reer bin haashim 3 ayaan ka tirsadaa lol........
  11. am al ruugsaday ? she was naughty chick back in the days ..paltalk bey qasi jirtay
  12. MZanzi

    Looking Back

    waligeey dad inika faan badan ma arkin ... they even call themself sometimes "duriyadi baan nahay & reer bin haashim ayaanu nahay
  13. MZanzi

    Looking Back

    qof walba qumanahiisa qoorta ugu jiro ..xamaraawi kulahaa ..xaartada ku qaloocatay ..lol
  14. nucugta aw rijtay ruqux aa uk madhaatay lol....I havent seen her for a while tho'
  15. Gabartaan BBC amaan ka baafiya ...I hope she'z still alive and health ......
  16. LooL @kk you made me laugh out loud .... MSS DD it'z very easy to make a man make the first move ...gabareey maanyo camal aa laiska dhigaa and yOU do the J-walking wit style..lol..hadi uu baakaati yahay waxba mafahmaayo laakin ciyaalka xafada hadu yahay ...asoo taraaraxaayo uu TUUNDHEER Ka bixinaa
  17. LooL..nuune ..labada maryan Lodge dhexdooda dadka hor dhoobnan jiray waxaan kunacay MAALIYAD ARSENAL LoL MSS DD Nuune & KK waxooda saaid waaye .,..odaygo daris nahay camal eey noqonaayaan marke duqooban adeer aniga CIYAAL KAAMBO aan ahaa uu i dhahaa markan xamar ka sheekeno lol
  18. lool MSS DD Afsomaligan ciyaalka xaafada bas aa fahmaan adiga ciyaalka xaafada inaa tahay aanba kuheestay lol... Aw-Dhubad eheeh Kuwaas kuwa suuuqa dahablayasha joogo ahaa lol....xertaas sifiican beey wiilasha yar yar ula xadreeyaan lol
  19. MSS DD Waxaas caadiyoos we're in 21 century ....aniga aduunka sheekadi igu yaabka badneed waxeey aheed Labo wiil oo first cousins ah ayaa mid waxu QABAY "FAX AAN CAADI AHEYN" Xariifka faxda qabay xerta Jilba culusta uu ahaa macnaha Raga TAQSIINTA BUUR LA DHISAAYO CAMAL UTAAGTO ......ninka odayga reerki uu dhaqan waayay gabadhi yareed Fixiso Camal eey u faxday maalinki dambe igaarki yaraa aa intu udul qaadan waayay see fareejooyinka u bixineeso al-shabaab camal isku qarxiyay ...ceebti ka dhacday walaa ogaa ....meel dhaxe marke wax marinaayan aw heelow oo marqaan ah maso galino hee the rest's story Nuune haye abaa xerta casari Kikombay inta kaso labistaan jamka isbaarada dhigan jiray ma aheed
  20. islii waagan joogi jiray ayaan waxaan maqli jiray ....Hebel heblaayo uu Faleembo dhiiga oga miirtay ..macnaha biilke u la cuna camal haiska guur guursadaan markey inta laabtaan aw bidaarka so dhigaan al amal & dahabshil ayaa mid yaroo casarki hurdo kaso kacay Faleembo suranayaa aw bidaarka lagu so dhididay
  21. Nuune Ngonge Beesaani ma ahan he put me on the spot light rageedi ma ahan ......
  22. NGONGE salamulah sxb Jumca Mubarak ...waanu isfahany baan filayaa LoL