MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. AdamZ Stop calling the OLD women 'tramp' .You're only shining a spotlight on your ciyaalnimo level of ignorance Duq hooyada la'eg baad cyper cafe ka ceyneysaa. shame on you
  2. They have the same goals as the warlords.. and that's control.
  3. lol@Che..odayga qujo qujeynta maad kadeesid yu ku inkaarine
  4. su'aasha dadka jecel midnimada soomaliya ineey is weydiiyan mudan yaa soomaaliya maanta mideyn kara, shariifka mise gar gaduud iyo abu zubeyr ?
  5. Ceeb caleeeg, respect ur ex dumaashis
  6. Buufiska hablaha miyu so laba kacleeyay
  7. sheikh shafarta aa looga dheeelay...caadaqaat e walba sheikh laiska leeyahay
  8. Nuune awliya nimadi uu sheegi jiray miyu ka dhabeeyay ...
  9. howcome she couldn't recognise the pregnant forhead lol calamada somalida lagu yaqan
  10. you guys will never give up ...kan waa ini dhaafaaye kan dambe isu so abaabula even your own captain said this morning on the news ..he would win the PL and the world cup ..riyo weynaa
  11. lol Nuune walaahi ninkaan rageedi waaye.... laakin nasiib xumada jirto ayaa waxey tahay dad waxu kadhashay wada maskax adag ..i wish in maskaxda somalida la format gareen karo
  12. Originally posted by Kashafa: There is no escaping the Islamist tsunami that is now engulfing Mogadisho. war bal dadka indhaha wada la'a ila arka...What do those men have done so far in our country other than killing innocent pple wadaad nimo iyo sheikh nimo walaahi meel looga dhacay Did they have the knowledge horta ...ragan gabdhaha dhiciska ah inta kufsado hadana dhagaxa kudilaayo ...And even if their actions aren’t illegal, the utter hypocrisy that comes from some of these guys is mind-boggling.
  13. what exactly happens when the timer hits zero? does it make their breasts implode or something?
  14. horta aniga waxaan layaabay dadka sheikh un kuhayo ...waligeey sheikh ama caalin diin wax kayaqaano oo wax leynaayo ma arkin ee "Sheikh" sharafta yaa laga qaadin .....Nimankan cimaamada beenta ah sito masaakinta barakiciyay waa TUUGO WADA DANEESTAYAAL AH OO DIN MUSLIM & MID Gaalo midna heysan
  15. This... bra... sounds incredibly stup!d. Once you get the timer going some women will actually feel that they have to get married before it runs out , and then realise afterwards that they probably ******* hate the guy they're with.
  16. Horta wali meesha naaagihi cad cadaa majoogaan waa magaalada kaliya aan naag MADOW ka waayay .....
  17. waligey soor la dhaqaayo ma arkin bariis miyaa
  18. Heh@MS DD dar alle kudag saacadan macawista ineey iga dhacdo marabe lol hujambo malika?
  19. FULAYSANIDA ma cigaal shidaadba abti ku ah lol EDIT:ngonge sxb waxas cid ka dhagesaneso maleh...meeshan raga wada bidaarta dheer iyo ciyaal maamo kala dheer ..i would agree with you if you say nuune iyo norf' ciyaal mamo waaye
  20. Rudy kasaar kaasi waa maskiin ..he only kills halimos in his late night dreams laakin aniga hal ninbaan ka shakisanahay inu warlord yahay DUKE
  21. MS DD buying Classier products, you can help girls get their self-esteem back...laakin ameey taariq kaso raacdaa
  22. lol@the last picture ...kabo jambal wala wata dagaalna waa lagu jiraa walaahi caadi ma ahan PS.Wale inu geesiyahay ninka qori inta qaatay xabad kariday
  23. Dumarka diana unba ka badan ayagana .keep tht in your mind
  24. Originally posted by nuune: Waa xiiran wallee xiiranntan waliba mida xarago isla jab jabisay waaye lol@faranacab awoowe anigi maa igu keen keentay