MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. ^^^Caqliga aan kugu jeclahay ..i would never advice my sister to have extravagant wedding dadka somalida istus tuski aa kabatay iyo aduunka waxa kuleedihin halkaas maalin aa laga dhaahiciyay
  2. aniga aroos la dhahaayo arooskan eesh calaa u ahaa aanba ilaa hada la'ahay guys save your money somali aroos walba hadi udhigataan wax le inika sheegaayaan
  3. wedding iyo qarashkiisa qudbo siro leen qabow maa wax lagu dhameesto
  4. ^^LoL A&T, ibti isgaad gaad waalan aad kuheysaa maistiri lol
  5. ^^LoL Walaley Baxar miyaad igalin rabtaa "I Am the Fiercest Coward" PS: Why you wanna hire a personal trainer when u can do training by urself?
  6. Originally posted by -Lily-: Pray tell what do these men wear that makes them look like children? Lilly nin weyn sarwaalka ka dhac dhacaayo so cunug yaroo jeans kaweyn lo galiyay oo kale ma ahan
  7. Heh i have seen a BIG Advert in our local Gym yesterday lol "The economy has got you down and you are looking for ways that you should cut back. There is one thing that you consider not cutting back on and that is personal training." Scums fooqul scum dheh
  8. wale hadi ey nafta nagu sii ragt0 wax badanw aan arkeeena
  9. juxa usheeg yaaqe nowadays gabar xooga xulus leh waa ish'calaa ...aniga horta kuwa istakiinka u'eg hadana 24/7 stationary Bike iyo treadmill ka saaran ayaanba iga hor imaaday PS:I getting sick and tired of grown up men dressing like kids ..rag salaadi ayago kujiro dhabarka ilaa iyo asska uqaawan yahay baa masaajiki qaati laga taagan yahay war kuwan sarwaalka yaa kor ugu qaada ama al-shabaab ugu yeero
  10. lOOOOOOOOOOOOOL@Juxa adiga jac socoto aad noqotay I've stopped counting calories and eating six small meals everyday I replaced it with eating anything I enjoyed. I have not gained a pound since. Fantastic indeed. PS:When you no longer have anything to prove, it is easier to hear your body again.
  11. kaalay adinka raashinka cuntaan maa no sheegesin maalin walba PS: Do you have any horror stories, amusing anecdotes, or other special tales to tell?
  12. ^^^Lool Ninyoho aniga waan ka dhacsanahay ee qofta maiboobsiisay
  13. Hehh which team are we talking about here? halimoz club?
  14. Friendship can lead to something further. Unless the guy is gay.
  15. Originally posted by *Ibtisam: Hey sheh *waves, how are you holding up? Are you up for ice skating on Friday?? Please say yes, trying to bully the others. lol ^^adiga wiilo in lagu bixiyo waaye ..Last time you was talking about having Hardcore six pack and now we're here to witness a somali girl doing Ice skating cajaaib PS ^^Adiga wiilo in lagu bixiyo waaye .. did i heard you saying Ice ski PS: I like when female skaters wear guy pants
  16. horta the unknown guy is he still sending flowers?
  17. igaaryahay Bas waaye hada laga bilaabo dib aan kaaga joogsaha
  18. MZanzi

    Saa waxaay tiri

    Masha'allah Ayeeyada waa isku dhacoosa laakin da'a aa kada imaatay
  19. ^^ lol@ tuusha iga saari illaahow Nin af-somali kubara ku sahal
  20. Looooooool@ibtisaam cyber romance can be both great and, uh, a bit surprising. ...laakin the funny part is I've noticed a lot of girls on MSN that use fake pics and say its them Maxeey sawir qurxoon oo been laisku diray
  21. ^^^^LooL Kool kat su'ashan Google aa kaso cabaaday
  22. People who moan about being overweight yet do nothing to lose it. Good looking girls AVATARS on msn and they dont even look nothing like the picture,hhhhhhmmm.
  23. Inna lillahi wa inna ilayhi raji'oon.... May Allah swt have mercy on him and grant him a place in Jannatul Firdaus Aameen
  24. somali pirates chilling http://thelede.blogs .nytimes.com/2009/04 /13/a-somali-pirates -home-movie/ walaahi video iska duubeen baaba igu daran