MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. ^^wale inaad A&T saxibki tahay
  2. ****Kunjani mwafetu*** puya mwafetu @ msn ..I am practising my swazi lingo nowadays
  3. dadka shaqo kama dhaco miyaa sidi alwaaxi maqaaxida iska hor istaagan
  4. sabaaxal kheyr gabdho nabad majirtaa?
  5. ^^Wiil yaroo qurux badan hadaa tahay isi soo sharax hade maxaad sugeysaa
  6. Originally posted by Axmed Dhancadde: 5- He is a juvenile pensioner when it comes to the family task. 18 jir ayuu ku bilaabay what Ducaysane fondly calls KICIYE. Waxba islama hayo. Koklkaa ma koofiyad iyo afro-american swagger ayaa Buuxo nin u noqon. . abtigiis qab walba oo wax ku dhacsan kartid kuraadi
  7. ^^LoL @meesha magaalo waaye.... BOB Awoowe reer mudug aan idha'adeeg udaayay laakin galtida aaba kasi daran
  8. lol kool kat ..ar maxaad tahliil ciyaal candhuuf kutufeen nala cabsiiyaayay lol I know a somali guy who does a traditional healing south africanki buu eber kadhigay I have some experience in dealing with the so called traditional healers as I once consulted them for fun. The truth is, it is from the devil, it is ugly, they tell nothing but lies, People consult traditional healers for various reasons for example: Want to become rich: You will be told to go and kill (bewitch them) your close relatives, like mother, father, brother or sister and they will tell to have sex with your mother or sister. Or even asked to bring fresh human organs or the whole body. NOTE you will never be told to go and work hard. Kan somaliga aya mar kaftan aan ku dhahay how can i get rich..kulahaa you have to come and see me in my office i will tell you the secret markas ban kuiri how much is the consulting Fee? R100 =$10..intaa kuqoslay ayaan dhahay why dont you make yourself the richest man in capetown ..intu qoslay uu dhahaa aba Ga'a iga siiso nooh madowgan aan hilfaha ulaaba PS: Somalida hadi europe tageenn xata wali quraanfaadki islaamaha lacagta looga qaadan jiray xamar wali ma wadaan
  9. wale Layzie Girl shariifka been been uguma riyoon ....shariifka wuu labis bartay wale
  10. you should set up a free acount in bodybuilding.com you'll find lots of training tips and meal plan Ps: I am off to gym I am going to devastate shoulders and tricep Cheers
  11. ^^^^LooooooL when i grow old i wont mind to look like Ricky Rose laakin right know waxaan rabaa when i walk on the street zuluga iney yoh yoh yoh inta dhahan jidka iga leexdaan Ibti.six pack still underconstruction?
  12. ^^I am now mixing 6 large eggs and 4 scoop of whey protein i love the taste tho' ... ibti..juxa halmaalin meesha gee iney kahesha laga yaba jimicsiga
  13. ^^LoL please take juxa with you PS: i wanna know if it's ok to eat RAW Eggs
  14. ^^^LooL Buuxo walaahi caqlileey atahay odayga saa banooniga dhulka oga dhigtay caadi ma ahan ...gabdhaha kale hada ahaan lahaayen mar hore xag xagan lahaayen
  15. Since were all resurrecting this thread this is what I go by. "If she can dance; she can sex"
  16. lol@Farancab, waxaan u maleynayaa inaad weli carruur tahay. qoftaan trobo jac waaaye ar maxeey rag badan jac ku dhasjisay Buuxo saan maad reer luuq kutahay odaygan wayeelka ah biyo baasto oo kul maad ku shubtid
  17. adiga dhaqan celis ma tahay misa dhaqan bi'is misa fish n' chips?
  18. adeer mid facaa ah iska raadso oo aad weysada ku dhooratid ama sida odaygan oo kale ayaad indhaha ka'eegi un ..watch the video lol
  19. ^^ do you see what i see here..my boy is in this page with his real name lol waagu maskiinka ahaa waaye
  20. ^^lOOOL A&t Waxaad so wado iyo wabiga yaa weyn maalinba mid yar isku maqiiq adiga
  21. Originally posted by Jacaylbaro: She is fat ,,,,,,, duqa adiga xataa "FAT" Lakordhaway atahay
  22. ali kiba ngoma zake ni noma blue uniform song ni song yenye ina dil na makarao jo PS:ikifika ni ngoma za bongo tunamtambua prof jay http://www.youtube.c om/watch?v=ERQPh9EBk hM&feature=related
  23. MS DD ayaantan waxa warkeeda lo waayay ma 7 ayeey kujirtay masha'allah...wale wey nicmeesatay PS:Waxi iskaabulo ooman allaha usahlo
  24. LooooL Kk macawis waanba ku xaragooda summer time ka beach ayaanba ku'aada I also use when i'm @ the changing room @ the gym Kool kat horta beenta ma ahan nin weyn lug0 iskor saaranayo waa falfalxumo
  25. Kk qoftaas paris hilton ameey isku size yihiin KK laakin lugaha laiskor saaranaayo walaaley xaa dhib ah oo kujiro macawista marka wato waan iskorsaarta calaashan si laiqashin camal lol