
MZanzi
Nomads-
Content Count
3,395 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MZanzi
-
this has got to be one of the greatest Dhaanto videos i have ever seen! thanx for sharing wit us :cool:
-
LoL cawaale meeshaan nin walba ceesaantiisu ceelka laso istaagay ee dimka ak leexo daam eeldahay
-
dimkaan xama noogu geesha gaantu baqo ..yaa weydiiyay horta Nuune sxbow waxaan managu dul alfioosa misa wax dhacay waaye
-
^^^^loool walaahi 5 furi inu rag rag dhalay yahay
-
Nuune ninyoho adiga wax kudhiman maleh aan umaleynaa adunka kumi & taano kuwo isku furay xataa waad aragtay
-
Originally posted by Abtigiis & Tolka: There is no single chelsea player with the talent of Benayoun. i second tht Benayoun would be great in gerrards position. He is very creative,
-
Originally posted by nuune: ^^ Maya sxb, a friend of mine buu ahaa, gabadhuna gaabnidey ka badatey, ninba dookhiis nuunow gaab gaab sokorowga uma qalmaan maad leehahay xisaabtaas?
-
The dowry usually comprises cash, jewelry, gold or xaaji qamsiin The rate varies according to the social status of the two families.
-
sheikh nuunow awliyadaada wale inaan mardambe rumeysan shalay ayaad fashilantay lol Drogba ayaa kugu jimicsaday
-
^^^LooL
-
sheikh nuune haye bal awliyadooda maanta ciyaarta hano si sadaaliso
-
^^google karaadi adaa inu indho leeyahay iyo inkale arki doone
-
saan Xaq miyaa Libaax ninyoho inaa A&T aad qadiso Kool kat aad siiso iphone
-
juxa, boorane maa kugu so dagay?
-
^^^^
-
^^Haye bal no sheeg sanadke dhalatay ..da'ada Canada kujoogtana anaga managu soconeyso
-
^^LooL dadka miyiga ku dhashay waxa lagu yaqaan waxa uqoran 1st january LoL
-
^^LOOOL Horta dumarka maxey da'adooda been oga sheegan waa yaabe lol
-
lool@47 Allaha gaarsiyo ..aamin dheh
-
weeey kayratahay wax badan laaakin waa caraweelo caman kuus kuusan Nune list dib in loogu laabto waaye shaandhees kusame ninyoho
-
ibti wale ineysan 34 jirin OZ.List dib ugu laabo .
-
hello, juxa Aniga & nuune aa ugu duqsan meeshaan
-
Gabdhaha 26 maba dhaafaan ..kuwa badano aqaano 23 maba dhaafan haday shan ciyaal dhalaan xitaa
-
^^adiga 21 jir baad tahaye maxaa dumar quruxdooda kataqaan
-
Fufu: With all those mahrago murqo: Apparentøy murqaha hide the real age...so hard to tell: 27 (shot in the dark) meesha 2 ah 3 kadhig