MZanzi
Nomads-
Content Count
3,395 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MZanzi
-
Kan xun i hate when he says ( Lacagta Kuugu jirto kuguma filna fadlan lacag kushubo
-
Banaanbaxyo rabshada watta islamarkaana looga soo horjeedo nin la yidaado A&T oo Puntland iyo dadka Puntland waxayaabo ka sheegey ayaa haatan ka socda Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari iyadoo la yidhi wuxu sheegey in laga arkay internet saytka la garanaayo SOL.
-
Aaaliyah inkaarti abdulahi yuusuf allaha kugu rido
-
Gabdhaha Qurax aa Laga raacay I think men would date a door stop if it had a nice pair of breasts and and long hair. ...
-
hallaa walaaleey faan badanidaa mee boosasa kudhalatay
-
Tuujiye qardho waxaan maqlay waxeey u'egtahay Utanga meesha meel baaba'a ah waaye sayid & kk aa sanka dadka kagalinaayo
-
faxdaan ayaantaan ducada eey yareesay xaa helayna
-
^^LooL ...ileen gabarti Rako raaxo ladhihi jiray Reer qardhood ayeey aheed lol armeeshas maxaa dad ka imaaday midoo jeega wareego ladhaho xataa waa arkay reer qardhood ah
-
jb TOL Hadaatahay feed the brother with some caano geel & waslado ninku waa laf & maqaar
-
Ngonge You may wish to consider adding about 50% of the required amount, ...dabka dhinac kasi babi
-
^^^LOOL..SOL ayaantaan competition waalan aa kasocdo ..
-
lool@ JB ..Wale inaad mucjiso tahay horay uu kaso ogaaday inaa reer somaliland tahay
-
Hehehe juxa qaxarka wa laso wada maray laakin wiil yaro qaxarsan lama yaabayi lkin odayashan wada cireestay oo inanta yar kala dhig dhigayo ayaan kayaabay
-
Meesha maxaa doob iskugu imaaday
-
(SOMALILAND) The land of the cowards.. still remembering 7/11 dadgalatoo
MZanzi replied to djibsomali's topic in Politics
lool@hayaay ..walaahi daacad aan uqoslay -
Good to see some familiar faces here! well done!she deserves more than that
-
Normal nomads Pirate Nomads Abtigiis qarsho ayaa kujabsan maal mahan
-
LOL@which region are u from ...Duke adeer maanta your in a good mood masha'allah
-
How Do You Define Yourself As a Somali? As An African or an Arab??
MZanzi replied to Queen Arawello's topic in General
we are all africans,as long as your country is in the african continent dont let any1 look down on you as if youre an alien,God bless Africa -
Lately it feels like Gay ads are getting really out of hand meel walba so sureen
-
^^^
-
^^LooL hadeey saas tahay waad gar leedahay
-
waligeey ninkaan Qudhac layiraahdo nin kabadowsan meeshan kuma arkin....Duqa BAC madowda kugu xiran iska fur
-
Originally posted by Juxa: ^^ stop being hater and wish the child happy birthday Ma ninkan qadaadka weyn ba child ah?
-
Popular Contributors