asc
bal aan aniga iskabillaabe waxan jeclaan lahaa midkaan nolosha llaqeybsanayo inuu yahay mid aan gacanta kusameysto koley ilama ahan inaan hellayo tas lakiin inuu 99.9% quruxlow yahay oo dabeecad aan laheli karin leeyahay oo qofkasta ladhaqmi karo mansha allah ,,mida labaad inuu diin iyo dhaqan leeyahay oo uusan ahayn mid aan xataa dooro lagu amineyn mide sadexaad waa inuu yahay aqooon "educated" yahan dhan diineed iyo dhan kalleba ,,,,,ect
intas waa bilowga maba dhameys tiri karro .
lakiin waxaan hubaa nin somali oo intas ah maba lahelayo haduu jirona waxbaa ama kadhiman ama waba mid naga qabo ,,alla necbiyaa nin naag qabo inuu igursado ish.
Gabdho haye adinkanah bal waxad kaheshan shega