MZanzi
Nomads-
Content Count
3,395 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MZanzi
-
Ngonge your typical arab ...miiskan beel eega waxa saaran
-
^^^aniga caadas baan maraya xaaladu waa dhag dhag
-
maad iskaba seexatid hadeey saa hurdo kuu heyso
-
lol jaceelbaro waad hurdeesantahay ee hurdada kakac salaaam@jac
-
Nephyts, dadka runta marki loo sheego darbiyada eey qab qabsadaan marka haisku daalin Username:Do you even know the word NATIONALIST? Do any of you tribisman fit this magic word NATIONALIST? we have the most nuts and die hard, headcases in the world! '0' Can't believe I just said that
-
i'm talking about the peacekeepers what have they done so far? DADKI Masaakinta ineey laayaan ma ahane
-
Originally posted by Username: Peacekeepers are good for somalia. you should know better about what has been done to our country
-
Unknown..saxibow adiga dadka FOOXA isku shido matahay aniga waa kaa yaabaye
-
Everyone made a fuss over the ugandan baby and his mother maskiintaan garab keeda allaha ineey gaaajo ugeysay laga yaaba ....ninkaan oo xooga raashin iyo lacag siin jiray
-
Breaking News: Hiiraale surrenders to Kenyan authoraties
MZanzi replied to General Duke's topic in Politics
This article must be one of the worst and untrue article i ever read. Your analysis simply misses the reality. You must be writing this from very far away where you do not get a chance to see the reality. -
I'm sure im not the first or last to support his/her pple PS:Unknown this guys are fooling you did u ask yourself why they're supporting al-shabaab? think twice baan kuleeyahay
-
LZY Girl.. keep on preaching.
-
I merely pointed out that your name calling and condescension do nothing ... PS:Love him or not, like him or not, respect him or not, he’ll be back stronger than ever
-
Adinkan qashinka inaka baranay so ma aha
-
Layzie Girl...c'mon now are u telling me that i shouldn't deffend my own clan ..walaal qof walba qabiilbu leeyahay so midaa maogid runta aan isku sheegno ^^and i didn't insult any clan here so far unlike some of diz guys who were saying XAARINTI Baa saan iyo saan layeelay Marka haila yaabin hadaan dadkeega difaaco adiga dadkaada lagaama ag maro xabadka u garaacata
-
Layzie Girl ...suuuraha meelaha la'aad aniga haisuuroone eedo Kulahaa
-
are u going to play soccer there? i heard norf' is the next R10
-
Originally posted by The Zack: Emperor, loooool you are shooting yourself on the foot. Don't you praise Yey and Turki in one paragraph because they are from your "qabiil"? Runta raga weey ka naxiisa marka uyara tartiibi Wale dadkaan dhagtooda iyo carabkooda isma maqlaan
-
horta xaaranta& xalaasha makala taqaana?
-
Why do you have so many weird questions?
-
LAX Walba hadoo kale hadashaa
-
Allamagan save your energy brother ...reer bariga hadal badan haiskaga lumin ..
-
username adiga warjire moog ayaa tahay marba meeshu QAACA ujeedo ayaad jaheysaa marka aamu adiga
-
Emperor oo adiga yaa afxun ....ilaan adaa ceytamaye Che kulama uusan ceytamin Mida kale oday weynu aabaha la'eg ayaad leedahay Huuraale .....war dadku qadiyad weey qaada laakin sidaada kale uma hadlaan marka dib iskugu laaabo
-
^^^^emperor marBa darbi isku jiiid runta markaanu kawada hadalno ..it's not your pple who are in fully control in kismayo...waa somali wada jir marka baq baqda badan inaga yaree
-
Popular Contributors