Just the other day I was praying salatul tarawiix at the Masjiid, laakin waaba la tuukan wayey qaylo iyo buuq daraaded, Illen wixii ciyaala suuq joogey magaalada ba meesha isugu yimaadey, badaankood ilmo yar yar baay ahayen laakin ku duqowey(16-17 years) baa ku dheexjiree willba buuq xaagisey ka socotay badanka, goor dhambe oo dee laga joogi wayey ba waxa la hadley oday hor istaag naa, wuxu ku yidhi “ waa iga wallahi ciyaal kuuni kuuni buuqa iyo qaylada haadan la joogin, masjiidka haada soo gaashin mar dhambe kabta cuunta i sara†Most of them got the point execpt Xaaji duqe(the oldeste of them) gacanqad bu billawey will ka yar intii la doono ba ayo haartin iyo feedh ka dalaay, yaab iyo fajaq baa iga so harey markaan u dulqaadan wayeey wuxu ku kacayo wiilkan baan waxaan ku idhi†Ninyahow dee sidaan si u dhamo illen qof weyn baa tahay kow dheh,†markaan intaas idhi buwa aflaagado igu jawaaba†waar waad edab daraan tahay ee afka naga lexii, I didnt do a shit! Anyway its not your house†Wallahi waxa i qabatay suunka ka daal! The worst part is their parents dont give a shit! Some do but most of them waay iska indho tiraan!!!
For the abortion issue well honestly its not the parents fault that their sondaughter wish to practice sex outside the marriage