Liqaye
Nomads-
Content Count
1,954 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liqaye
-
Muqdisho, SOomaaliya (Calanka.com) - 12-Marso -2011 Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo Calanka soo gaaray ayaa sheegaya in ay socdaan tababaro al-shabaab ay siinayaan tiro haween ah kuwaas oo ah arday jaamacadeed si loogu fuliyo weeraro is qarxin ah . War ku soo dhacay sirdoonka dowlada oo laga helay al-shabaab ayaa sheegaya in ay jiraan macluumaad rasmi ah oo xusaya in al-shabaab doonayaan in ay adeegsadaan gabdho arday jaamacaceed ah oo xijaaban . Isla warkaan ayaa sheegaya in sirdoon dowlada leedahay al-shabaabna ka tirsan ay soo sheegeen in haweenkaasi lagu tababarayo iminka meel u dhaw Marka iyadoo tababarkana ay gacanta ku hayaan saraakiil carbeed oo al-shabaab ka tirsan . Warku waxa uu intaa ku darayaa in al-shabaab aysan horay dagaalada ay kula jiraan iyo weerarada ka dhanka ah dowladda u adeegsan haween . Maryama(Umu Shureem) seymuun@yahoo.com Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
-
Wafdiga Waax iyo Waadi oo kulan la yeeshay Imaam Maxamuud Imaam Cumar kana wadahadlay sidii loo dardar gelin lahaa dhismaha dowlad goboleed. Imaam Maxamuud Imaam Cumar ayaa Gurigiisa ku Qaabilay Wafdigii ay Hogaaminaysay Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Maamul U Samynta Deegaanada Waax iyo Waadi Jawaahir Baarqab iyo Wafdigii ay hor kacaysay oo Dhowaan ka Yimid Dalka Ingiriiska,Wafdigaas oo ay ka mid ahaayeen Sayid Cali Wasuge, Saciida Cilmi Jalle,Dahabo Maxamuud Max,ed,Xaawa Cismaan Caynte iyo Deeqo Abuukar Gacal. Uagu horreyn waxaa halkaasi Warbixin dheer oo Dhinacyo badan taabanaysay ka jeedisay Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Maamul u samaynta Deegaanada Waax iyo Waadi,iyadoo faah faahisay Ujeedada fog ee ay kaleeyihiin Maamul Goboleedkaas oo ay sheegtay in ay doonayaan Dadka ku nool; Waax iyo Waadi in ay helaan Maamul ka tarjuma Rabitaankooda Isla markaana danahooda u adeega. Guddoomiye Jawaahir waxay ka Codsatay Imaamku in uu Taagero Dhismaha Dowlad Goboleedka Waax iyo Waadi. Sidoo kale waxaa isna halkaasi ka hadlay Dr.Cumar C/qaadir Axmed Fiqi (Cumar Shariif) oo ah Wakiilka Est Afrika ee Waax iyo Waadi,wuxuuna ka warbixiyay Dadaalka loogu jiro Maamul U Samaynta Deegaanada Waax iyo Waadi iyo Halka ay marayaan,wuxuuna sheegay in Qabanqaabada loogu jiro howshaasi ay marayso meel waaagsan,Sidaas Daraadeedna ay u baahanyihiin Taageerada Imaamka. Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo Gabagabadii Halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in uu Horay u Taageeray Dhismaha Dowlad Goboleedka Waax iyo Waadi Oktoobar Sanadkii hore, Kulankii lagu qabtay Hotel Nasahablood 2 oo ay ka soo Qayb galeen Dhamaan Qaybaha kala duwan ee Bulshada. Imaamku Wuxuu hoosta ka xariiqay in uu Soo dhoweynayo Dadka uu Imaamka u yahay Haddii ay Hurdada ka kaceen oo ay Sameysanayaan Dowlad Goboleed ka Tarjuma Rabitaankooda,wuxuuna Carabka ku adkeeyay Imaamku in uu si Buuxda u Taagersanyahay Dadaalkaan ay Wadaan Gabdhaha Deegaanada Waax iyo Waadi. Ugu danbeyn Imaamku wuxuu u Duceeyay Dhamaan Dadka ku abtirsada Deegaanada Waax iyo Waadi Gaar ahaan Guddigii ku Booqday Hoygiisa.wuxuuna si gaar ah ugu duceeyay Howl wadeenada Waax iyo Waadi iyo in uu ilaahay hirgeliyo inta ku howlanna ajir iyo Xasano ka siiyo.
-
Wasiirka Caafimaadka Dawlada KMG ee Somalia Dr. Aadan Xaaji Ibraahim ayaa sheegay in uu qaadacay shir caafimaadka lagaga hadlaayey oo ay soo qaban-qaabiyeen Qaramada Midoobay iyo beesha Caalamku, kaas oo ka dhacay Magaalada Nairobi. Wasiirka ayaa si kulul u eedeeyey Hay’adaha ka shaqeeya Somalia iyo Somaliland ee deggan Nairobi, isaga oo yidhi Hay'adu si qaldan ayey maamulaan mashaariicda loogu talo galay waddanka, iyaga oo aan xushmad badan siinaynin nidaamka dalka ka jira ee caalamku aqoonsan yahay, taas oo uu ula jeedo Masuulku.....Dawlada Shariif-ku hogaaminaayo. Dr. Adan ayaa sheegay in shirkaas lagu casuumay xubno ka socday Qaramada Midoobay, WHO, UNICEF, laba xubnood oo Deeq-bixiyayaasha iyana ka socday iyo Masuuliyiin ka kala Wasaaradaha Caafimaadka ee Somaliland, Somalia iyo Maamul Goboleedka Puntland. Wasiirka oo ku doodaayey in uu kaligii masuul ka yahay Somaliland iyo Somaliya-ba ayaa Qaab Cadho ku dheehantay kaga baxay Shirkii, isaga oo diidan in uu Miis la soo fadhiisto Somaliland, Wasiirka ayaa intaa raaciyey in Hay’adaha fadhigoodu yahay Nairobi iyo Jabuuti ay xalaashadeen in dhaqaalaha Somalia ay u maamulaan sida ay doonaan. By: Osman Abdillahi Sool......Freelance Journalist.sooldhuub@hotmail.com
-
Strategic implications With the fall of ceel-buur headquaters of al-shabaab in the Central regions then the road to middle shabelle will be open. As well the shabaabis left in hiraan will be even more eager to turn tail and run before being caught in a pincer movement.
-
Wararka ka imaanaya Gobolada Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca inay guulo baaxad leh ka gaareen dagaal saakay ka dhacay deegaano hoos taga Gobolka Galgaduud. Ciidamada Ahlu Sunna ayaa la sheegayaa inay gacanta ku dhigeen Deegnaaka Ceel-Garas oo la sheegay inuu 10-KM u jiro Degmada Ceel-Buur oo ka tirsan Gobolka Galgaduud. Degmada Ceel-Buur ayaa iyadu iminka ah halka uu ku yaal fariisinka ugu way nee Xarakada Al-Shabaab,, waxayna tani keentay in dadka rayidka ah ee ku sugan degmada Ceel-buur bilaabaan inay halkaasi ka barakacaan. Dhinaca kale dagaalka ayaa iminka weli sii socda, wxaana ku dadaalaynaa inaan mar kasta soo gudbino warbixinta dagaalkaas. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
-
I am with showqi on this one, we must be very careful and a full demobilization and reducation program must be created for these people.
-
Horta how does mahiga "hastily" arrive in mogadishu?, was the airplane being driven over the speed limit? And that was not even a rhetorical question nyaani? waar propoganda 101 is what you need then please come back walaal.
-
*Ibtisam;701247 wrote: With respect my dear I am not sitting on the fence, but here is what you and GD asked us to pick from; 1- Al-Shabab: A bunch of kids who are uncompromisingly blood-thirsty with guns and ability to play ghost and melt into the crowd if things get hot, in the process killing and taking everyone down with them in their quest for power. 2- TFG: A politically weak and inept entity which has existed a number of years without any impact, a contributor to the mess and most importantly led by a former Jihadist- the father of Al shabab who is now the puppet of Eithos- The same people we didn’t want in the country as far back as Abdililah Yusuf. The same people who were in here calling the TFG gaalo for inviting foreign troops are now heading the TFG with the same foreign troops and asking for more. How can anyone have faith in that, in him, in the organisation he leads, in foreign troops? How can we accept it from HIM when we rejected it from Abdililah Yusuf? TFG is accountable because they are THE government, but how can people have confidence in former warlords and Jihadist backed by foreign troops? IT shows at once again a desperate man trying to hold on to power and extend his term. It is no coincides this push is coming now, and at the expense of Somali people, the civilians and those too weak to leave the city. Al shabab is evil, no doubt about that and they have distorted the teaching of Islam for their own gain, but so has Sharif, they are both after power, whatever the cost. So please don’t patronize me and try to paint one with the bright brush. I understand why Duke feels the need to support TFG after all it would be hypocritical of him not be a supporter now as he was in 2009, laakin I am venomously against any foreign intervention and I believe the more and longer foreign troops pour into Somalia, the bigger support Al shabab will receive both from the young Somalis and outsiders to resist the invaders. Without the Ethiopians and foreign troops Al shabab have no relevance or support; with them in the country and a pitiful alternative that is TGF, they have nationalize and fighting invaders to cling on to justify their case. TFG will never win, Al shabab will melt into the background only to resurface again once the push subsides- the country cannot be kept on emergency lock down with foreign military forever. So tell me now what is the use in backing TFG, when I know as well as I know my own name that TFG will once again be chased back to the 5km they use to control taking casualties that exceed that of the hotel and students, if people died one at a time by a bullet, does it make their death any less important, far more people died in the recent bombing and push than in the hotel. So you go and support the TFG, put your faith and your keyboard and your voice behind them, I am going to support something worth supporting when I see that alternative, but for now I am with the people and the civilians and I will do what I can for them. Hayee thank you for the civil tone of your response. We agree it would seem and I would assume amongst the midst of the many prevarications in your post, that al-shabaab is not an alternative! You say they are evil and violent and malicious and small minded and beyond placing Somalia in a medieval cul de sac in ideas as well as society, fragmenting into even smaller and more inept bantustans. So fundamentally they are not the answer. Walashiis when it comes to the TFG and the morass of hypocrisy it is infected with we are in agreement, if you might have noticed the gist of my postings they are against al-shabaab and consequently in support of the TFG not the other way around. The problem with so many on this boards is there urge to fight yesterdays wars, and spew out yesterdays calumnies, we know what Sheikh Sharif is, as well as so many other hypcorites that coalesced around him such as Sheikh Janaqow et al, and frankly these somalis whose opinion you seem to be so in confident sync with do not care anymore, these mens venality pales in comparison with the clear, nonsensical and endless violence and slaughter of al-shabaab. To those actually on the ground this decision to support the lesser evil that you have the luxury of avoiding has already been done. To digress for a moment, I would like to clear up some points that it is obvious you are repeating with out be sure of, namely the military push happened now because this was the only time in the past year and a half that the proper convergence of military, financial and logistical support has happened, both in the number of AMISOM troop as well as TFG troop numbers as well as financing being provided to the TFG, and the creation of an improved civil service. As for whether the TFG will be chased back to 5km of the their headquaters in mogadishu.... by whom? a Financially strapped, ideologically bankrupt organisation? The TFG might yet snatch defeat from the jaws of victory lakiin so what is your suggestion/s to avoid that happening? I assure you, your views will only be aired in TFG controlled areas and not vice versa. The premise of 2006 that foreign intervention will increase support for al-shabaab is SO SO wrong ibtisam, fadlan ask some one walaal nobody gives a damn about them in somalia anymore, people would support gog and magog, if it would get them out. And that is why you are wrong. So no need to go around in circles we will come back to this point soon enough. P.S and if you think being with "the people and civilians" is what you are doing, then very tentatively and respectfully you are putting the cart before the donkey. P.P.S since your implications is that voice and keyboard is all we are putting behind the TFG, and by extension not the "People" ask and I will extend privately in your inbox. all the information you need on what Liqaye is doing to help beyond voice and keyboard the people or TFG, but with the addendum that you must do the same. [pardon for my disjointed answer I was in a rush].
-
Somaliland is THREE VILLAGES lool.
-
Hahaha it seems that scene can be used to ridicule everything.
-
Waxaa beryahanba warbaahinta warhayeen isqabsi hoosaad arrin ku bilaabatay oo war helisteeda shacabku inta badan aay la aheyd kutiri kuteen laakin runteeda soo banaanbaxday ka dib magacaabisti Ra'isul-wasaare Farmaajo, Taasoo keentay in laba Shariif is qabsigooda saaxadda soo fuusho,Mudane Farmaajana daaha gadaashiisa uu mowqifku ka noqdo Safa wa Marwa uuna ilaawo halganki loo maray in la helo Dawlad Dhalin wax baratay hogaamiso, In badan dadka u kuurgala siyaasadda Soomaaliye waxey ku macneeyaan Gudoomiyaha Barlamaanka in uusan laheyn mabd'a siyaasadeed ee uu higsanayo ama dareen Wadaniyad tusi kara marxaladda adag ee dadka iyo wadankuba ku jiraan balse leeyahay shaqsiyad gashay nidaam aay ku dhib badantahay fahamkeeda iyo aqrinteeda taasoo ku abuureysa baqdin didineysa markuu cabaar qof ama koox uu la wado siyaasad hawleed, Naftiisana waxey degenaan heshaa inta uu qofku ku cusub yahay, Dhanka Maal abuuristana waxey ku cabireen in uu qabo fikirka ah haku daahin Suuq keliya oo macna kooban lagu fasiri karo caqliga dadka ka ganacsada Muqaadaraadka oo aan la garan karin meesha uu nidaamkan danbe ka soo qaatay! Marka,Madaxweynaha si loo helo nidaam dawli ah wuxu u soo maray marxalado kala duwan ilaa uu ka gaaro in laga quusiyo rag badan hogaanka Wadanka aaysan gaar u laheyn in kooban oo caadeystay ku soo noqnoqoshada hogaaminta, Iyagoon wax isbadal ah keeneyn....Waxey dadka qaar la barbardhigaan hogaamintiisa Mudane Nelson Mandela,Waxaana daliil u ah hadal uu yiri Nelson Mandela mar uu la hadlaayay Xisbiga (ANC)da taageerayaashooda, kuna yiri, Waxey gacanteyda inta badan gaari doontaa kuwa aan fikirka siyaasadeed wax badan isaga soo horjeednay, Waxaa culeyska iyo dhibka dhabarka ku sii sidi doona (ANC)da iyo taageerayaashoodaba si loo helo buundo kalsooni ku dhisanta oo dadka isaga talaabaan sidaas ayaan South Africa Caafimaad qabta ku dhsi karnaa.Taas waxaa u daliil ah Dawladda Federaalka ah qeybsigeeda oo lagu saleeyay 4.5, wuxuu u diiday reerka hoose uu ka dhashay in aay ka helaan qeybtoodii dhisidda dawlada,Wuxuu ogolaaday in la xiro Mudane Maxamed Dheere isgagoo waxa lagu eedeynaayo aay tahay tuhmo, Iyadoo weliba rag la mid ah denbiyo waaweyn iyagoo faraha kula jira aanan gacan loo taagin, Wuxuu ka diiday dawlado magacaabista Rai'sul-wasaaraha iyo Dawladdaba wax badan gacan ku lahaan jiray, In uu ka qaato talo quseysa Soomaalida dhismaha hogaankooda iyadoo la ogyayahay tabar inteey la'egtahay....Wuxuu kaga dooday shirki dhawaa ee Adisababba ka dhacay in kordhinta Baarlamaanka iyo Dawladda Soomaaliyeed aay u taalo Soomaalida, Lama koobi karo waqtiga iyo tabarta uu Madaxweynaha geliyay isu soo celiska Soomaalida iyo yagleelida Qaran Soomaaliyeed. Waxaa Cad in qof keliye uusan hagaajin karin Qaran dumay, Haddii aan u leexdo Gudoomiye Shariif waa ninki gaaray in uu ka qeyb galo shir ***** ku sheeganayaan Dawlad Goboleed ka kooban Lix Gobol ee Koofurta Soomaaliya ah kuna taageeray, Intaa kuma ekaanine wuxuu kala hadlay Dawlada Itoobiya in aay arrintaa la xaqiijiyaan reer **** iyo arrimo kale oo badan oo xiriir la leh dhisid Dawlad ku soo noqoto meeshi laga xukumi jiray...Waxaa kale uu abaabulay shirar in la qabto looga soo horjeesanaayo ka qaadista Taliyaha Nabadsugidda heer Qabiil iyo inta la gaarsiin karo, Marka ninkan isaga ah ee Shaqsiyaddisa aan hore u soo misaanay iyo ficiladanba ma istaahilaa in uu fadhiyo mansabka uu hadda hayo iyo wax la mid ah?..Waxaa kale oo isweydiin mudan dadka uu soo horistaago marka laga reebo inta dareenka cusub ee qabiiliga ah ku raacday iyo shisheeye u shaqeynta marna caqligooda ma siiyay in aay miisaamaan ruuxan shaqsiyadiisa mise ayaguba waa ku Miisaan? Maxamed Axmed Du'aale Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
-
Dadka degan gobolada ay maamulaan Xarakada ururka Al-Shabaab ayaa waxaa soo wajahay xaaladii ugu darneyd abid oo iminka soo food saartay noloshooda, kaddib maamulada goboladaasi ee Al-Shabaab ay laba farood u taageen waayeelka iyo caruurta aan qaangaarin inay ka qeyb qaataan dagaalada ka socda magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka. Degmooyinka Ceeldheer oo ka tirsan gobolka Galgaduud, Bay iyo Bakool, Shabeelooyinka iyo gobolo kale maamulada Al-Shabaab ay ka bilaabeen muxaadarooyin dadka lagu dagaal gelinayo looguna baaqayo inay dagaalada ka qeyb qaataan. Hanjabadaaha iyo caga jugleynta dadka rayidka ah ee ururka Al-Shabaab oo maalinba maalinta ka dambeysa isa soo tareysa, ayaa wararka naga soo gaaraya gobolada dalka waxay sheegayaan inay keentay barakac ka bilowday degaanada qaarkood. Hhanjabaadaha iyo digniinta Al-Shabaab ay u jeedinayaan dadka dhibaateysan ayaa waxay sheegayaan dadweynaha inay ugaba sii daran tahay xaaladda abaaraha ka jira degaanadooda, iyagoo ku jira dagaal nolol raadis ah hadana loogu sii daro dagaallo aanay wax shaqo ku lahayn. Deegaanada ay Al-Shabaab dadka ugu hanjabeen ayaa waxaa ka mid ah Degmada Cel-dheer, waxayna odayaasha deegaankaasi ku wargeliyeen inay keenaan dhalinyarada, hadii keeni waayaan talaabo laga qaadayo, iyadoo dadka deegaankaasi ku dhaqan ay bilaabeen inay deegaanadaasi ka barakacaan. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
-
Finally the misleading of Somali people in NW Somalia with this ill project will come to an end. :D
-
Shir ballaaran oo lagu taageerayay horumarka ay sameysay dowladda Soomaaliya iyo howl galada ay ka wado gobolada dalka, ayaa maanta lagu qabtay Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho. Shir ballaaran oo lagu taageerayay horumarka ay sameysay dowladda Soomaaliya iyo howl galada ay ka wado gobolada dalka, ayaa maanta lagu qabtay Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galeen qeybaha bulshada ee Ururada Haweenka iyo Haweenka Ciidamada xooga dalka oo ku labisnaa dharka ciidanka. Hey'adda Wada Hadalka Bulshada CCD oo soo qaban qaabisay Kulankan ayaa ahaa mid lagu taageerayay howl galada ciidamada dowladda iyo dadaalkooda ku aadan dib u xoreynta iyo dib u soo celinta nabada. Ku simaha Gudoomiyaha Ururka Qaranka Haweenka Soomaaliya Canab Xasan Cilmi ayaa ugu horeyn ka hadashay taageerada looga baahan yahay haweenka ee ciidamada xooga dalka, iyadoo xustay inay tagi doonaan jiidaha dagaalka, ciidamadana ay niyada u dhisayaan. "Hadaanu nahay haweenka waxaan diyaar u nahay in ciidamada xooga dalka aan ka daba sidno wixii agab ah, sida raashinka, biyaha caanaha iyo rasaasta"ayay tiri Canab Xasan Cilmi oo intaa ku dartay in aanay iyadu ka baqeyn Al-Shabaab, iyadoo xustay in Ninkeeda oo G/sare ahaa ay ka dileen. Sidoo kale waxaa ay sheegtay in Haweenka soomaaliyed ay u dhabar adeegeen labaatankii sano ee la soo dhaafay, waxeyna tilmaamtay in marxalada hada uu dalka ku jiro ay doonayaan inay ka gudbaan. Marwo Canab ku ammaantay Hey'adda CCD dadaalkeeda muuqda ee bulshada ay u heyso, iyadoo cadeysay in kaalinta Hey'adda ay tahay mid door weyn ku leh bulshada, waxaana intaa ku dartay in Hey'adda CCD ay hey'ado badan ay ku dhaaftay waxqabadkeeda. Sahro C/llaahi Ismaaciil Sahro Shiino oo ka mid ah haweenka ciidamada xooga dalka ayaa sheegtay in haweenka soomaaliyed ay ka doonayaan garab isugu jira hiil iyo hooba, waxaana ay xustay in kaalinta haweenka looga baahan yahay ay tahay inay gacan siiyaan difaaca dalka. "Aniga ciidanka waxaan qortay anigoo 14-jir ah, waxaan hada jiraa 57-sano, ilmaheyga iyo caruurta ay dhaleen ma arko, anigoo mar walba ku jiro furinta dagaalka"ayay tiri Sarkaalad Sahro Shiino. Sidoo kale waxaa shirka ka hadashay Maryan Cali Abtidoon oo ka mid ahaa 7-dii gabdhood ee u horeeyay ee ku duula baarashood sanadkii 1975-tii, waxaana ay cadeysay in aheyd gabdhihii lagu qaatay aqoontay ee Xeradii Hiilweyne sanadkii 1972, waxaana ay tibaaxday in kaalinta ciidamada milateriga ay tahay mid lagama maarmaan ah, shacabkana u ah guul iyo waxqabad. Gudoomiyaha Ururka Haweenka Hanad Ruqiyo Cali Cabdulle oo ka hadashay iyana shirka ayaa soo qaadatay in guulaha ciidamada dowladda ee ku aadan howl galada Haweenka soomaaliyed qeyb ku leeyihiin, waxaana ay ku boorisay haweenka inay dhexda u xirtaan taageerida iyo tagista goobaha dagaalka ee ciidamada dowladda. Marwo Ruqiyo ayaa xustay in Hey'adda CCD ay siisay fursad ay isugu imaadaan, kuna kulmaan, waxaana ay intaa raacisay in iyagoo meel codkooda ka dhiibtaan oo cabsi jirto ay u tafa xeydatay Hey'adda inay cod siiso bulshada dhibaateysan ee aan si xoriyada ku jirin u hadli karin. Xildhibaanad Xaawo C/llaahi Qayaad oo gaba gabadii kulanka ka hadashay ayaa sheegtay inay guul tahay in maanta ayu aragto shacabka iyo dowladda oo isku duuban, in la gaarayo yoolka la hiigsanayo "Dowladda waa shacab, shacabka iyo dowladda oo si heysta iskuna duuban waxaa la gaaraa nabad waarta oo dalka ka dhacda"ayay tiri. "Oday 70-jir ah ma geli karaa difaac waa maya, caruurta ay qarxinayaan Al-Shabaab iyo odayaasha ay dagaal gelinayaan, waxay astaan u tahay in maanta meeshi ugu dambeysay ay maraan iyo bur burkooda"ayay intaasi raacisay. Shirkan ayaa qeyb ka ah shirarka iyo kulamada is daba jooga ee Hey'adda CCD ay qeybaha bulshada kala qeyb qaadanayso taageerida ciidamada dowladda iyo howl galada soo celinta iyo nabadeynta ee dalka looga ciribtirayo kooxaha qaska iyo fowdada ka wada dalka.
-
Waar iska amuusa your crocodile tears mean nothing here, if you murderers by proxy had an iota of sincerity you would have been around the past few years to comment on Al-shabaabs murderous tactics meant to remove a 1 km government and killed thousands of Somalis in the process?! Hypocrites.
-
Somalina;700879 wrote: Colour patterns ayaa laga hadloyaa, waxa meesha yaala maba loo jeedo. Cajiib. Dadkaan waxay iloobeen in Somalida intaan ka ahayn koox yar ay ka soo horjeedey Ethiopia in 2006, and in 2011 Somalida Xamar iyo dibadaba jooga iney ka soo horjeedo AS. Any rational person understands that, but then again 5ta farood isku mid ahan. Dee walashiis this guys all share a common intreast in fashion and colour cordination.....Godanes secret.
-
Zack Isha aad ka turteey. The issue is not defeating al-shabaab but the creation of a maintainable governing apparatus. But I think al-shabaab will degenerate in to an LRA [lords resistance army] organization, since they have this time around lost the support of the populace and will only be able to survive by terrorizing them where they are. Godane made the same mistake that Aweys did trying to carry out bloody experiments and social reorganizations [euphemism] in areas outside of his clans preponderance consequently its is agreed by the cockroaches in AS governing circles to blame him so as to try to save their skins, real politik at its most obvious.
-
"democracy is something Allah made unlawful, and someone else cannot make it lawful. If people fight till everyone is killed, that is much easier than legalizing the devil's principles such as constitutions." Look at eeygan wuxu sheeko ka diigayo why not make the test case among his relatives in Hargeisa?
-
^^^ And that is the nub of the issue, when Somalis say a bad government is better than a poor government, it is because a poor government either through very small incremental steps can be improved such as in Kenya from a full blown kleptocratic and dictatorial government in 1992 to a new enlightened constitution in 2010, even in the absence of political development, an environment of security and governmental investment can change the largest slum area in the world to an example of a model city development project in africa i.e Addis Abbaba [tell me that city is not an improvement from the first time I saw it in 1995]. Indeed even the TFG has evolved from a warlord based bloated government in 2004 to a slim technocratic apparatus today I.A in august 2010 we will get another capable technocrat as president. Or it can be improved with a short sharp shock in terms or revolution even in the most stagnant[Egypt], dictatorial[Tunisia] and divided societies[Lebanon]. But nothing of the sort can happen with al-shabaab, this are just emissaries of jahiliya and cruelty, meting out on Somalis something worse than anything they have ever seen, namely the squashing of dissent, even during the worst war lord years one could stand on the streets of galkacayo and abuse Yusuf yeey or Caydiid at will, and your tongue would not be cut out of your head [if you are lucky enough to keep your head]. Indeed no one parliamentarian in the TFG or in the garowe assembly or in Hargeisa's guurti has ever been shot or family killed for opposing state policy or personalities, the exactly opposite of the reign of abject terror al-shabaab have been practicing now and in the Future. Ibtisam respectfully sometimes it is a good thing to realize when the situation has moved on from benevolent neutrality, when it moves on from prudence or farsightedness to just pure cowardice to be sitting on a fence when it is stained with blood. For me your views in this day and age are just fifth columnist rumbling akin to when people ask " did AS really bomb hotel shamo?". The honest thing is that bad government will and can be improved, and AS will only improve you permanently by giving you a one way ticket to heaven. P.S I do not mean you personally are a fifth columnist just mean you are putting you as deep in danger as reverend neimoller.
-
Maa al-shabaab aad hadal heeysa?
-
Silanyo and his ilk should realize banning new stations in this day and age will do nothing to stem the flow of information, or staunch the flow of information on either Kulmiye's dithering or the massacres in sool. 1970 solutions will not work for 2010 problems