Liqaye
Nomads-
Content Count
1,954 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liqaye
-
Ra'iisal Wasaare Farmaajo: "Dagaalku waa uu sii socon doono ilaa laga gaarayo guullo kama danbeys ah.." Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka KMG ah Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) oo ku sugan wadanka Imaaraadka Carabta ayaa ka warbixiyay shirkii QM ee looga hadlay xaaladda wadanka Soomaaliya oo uu isagu ka qeyb galay, kulamadii uu la yeeshay madaxda dalalka caalamka iyo taageerada Dowladda KMG iyo guud ahaan taageerada caalamku ka geysanayo xaaladda aadka u liidata ee Soomaaliya. Waxa uu sheegay Ra'iisal Wasaaraha Dowladda KMG ah in shirkii Golaha Ammaanka ee QM ay uga soo baxeen sida caalamku u fahamsan yahay xaaladda dhabta ah ee wadanka Soomaaliya, isla markaana caalamku haatan diyaar u yahay uuna doonayo in Soomaaliya la siiyo gacan si ay uga baxdo dhibaatada ay ku jirto. Ra'iisal Wasaare Farmaajo ayaa sheegay in shirka Golaha ammaanka QM madaxda beesha caalamka ay dhaliileen Baarlamaanka mudada uu kororsaday, hase yeeshee waxay ku taliyeen in xukuumadda Soomaaliya ay yeeshaan isku xir iyo wada shaqeyn dhexdooda ah, wuxuuna Ra'iisal Wasaaraha uu sheegay in madaxda caalamka qaarkood oo uu kulan la yeeshay ay u fidiyeen ballanqaadyo taageero kala duwan ah. "Xoogga waxaan saarayaa sidii aan wadanka uga qaban lahayn qoladaan khawaarijta ah, wakhtiga aan heysano waa yar yahay" ayuu yiri Ra'iisal Wasaare Farmaajo oo sheegay in marka uu dhammaado xilliga Dowladda KMG ah la gelayo doorasho, wuxuuna ku booriyay shaqsiyaad ku sugan dalalka deriska ah ee taageerada ka raadinaya dowladahaasi inay dadkooda iyo dalkooda taageero ka raadiyaan, waayo buu yiri shacabka Soomaaliyeed ayaa dooranaya qofkii raba inuu madax u noqdo dadka iyo dalka Soomaaliya. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
-
Somalia to reconstruct destroyed roads in the capital. The road work will expand into the other side of the capital as soon as the Al-Qaeda-linked militants are defeated. the administration of the Banadir region of Somalia has announced it will soon commence a major reconstruction of destroyed roads in the capital Mogadishu. clearpxl The region’s secretary general, Abdikafi Hilowle Osman, speaking to the media Thursday morning, said his administration has completed its preparations for the road reconstruction and will soon start the job. “We will first repair the highway leading to Aden Adde airport in Mogadishu and we will then go to the Maka Al-Mukarrama highway. The job will be done step by step since we are not currently able to reconstruct all destroyed roads at one time,” the secretary said. “We get assistance from no one, the money we are using is that we have collected from residents in the government-controlled side of the capital as tax,” he said, adding that the road work will expand into the other side of the capital as soon as the Al-Qaeda-linked militants are defeated. Residents of the capital had differing opinions on the government’s announcement. Some fully lauded the action, which they said will return the city’s lost beauty, while some others expressed suspicion. “Although it was once one of the most beautiful cities in all of Africa, unfortunately Mogadishu has been the ugliest for the past two decades and I am happy to see it regain its lost beauty,” 62-year-old Jama Mahmoud told All Headline News. “The city’s most beautiful highways such as Via Egito, Via Moscow, Maka Al-Mukarrama, Wadnaha Street, the General Daa’ud road and more others are now empty. What you can see there is only rubbish and the bones of already dead people—when I compare their current appearance and how they once looked, tears of agony just fell down on my cheeks” he said. But Faduma Hirabe, a woman with six children who lives on the outskirts of the capital after fleeing her home, is skeptical about the announcement. She believes officials are not going to do a real job. “This is a good job if they are true of their words, but don’t often believe Somali leaders who learned how to embezzle people’s properties and instead tell unrealistic words in the media—they are not reliable, but we will see the result," she said. Correspondent Shafi’i Mohyadin Abokar contributed this report.
-
Ra'iisal Wasaaraha Dowladda KMG ah Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa isagoo wareysi siinayay idaacadda Barkulan waxa uu ka hadlay shirkii Golaha Ammaanka ee QM oo uu ka qeyb galay, sidoo kale waxa uu ka hadlay Ra'iisal Wasaare Farmaajo waxqabadka Dowladda KMG ah, gaar ahaan mudadii uu xilka hayay iyo arrimo kale. Md. Farmaajo waxa uu sheegay in shirka QM looga hadlay xaaladda wadanka Soomaaliya, isagoo sheegay inuu kulamo la yeeshay qaar ka mid ah madaxda dalalka dalalka caalamka, isla markaana ka wadahadlay sidii loo taageero lahaa Dowladda KMG ah, isla markaana dalka looga saari lahaa wax uu ugu yeeray kooxaha khawaarijta oo uu ula jeeday ururka Al-Shabaab, isagoona tilmaamay inuu ballanqaadyo ka helay madaxweynayaashii uu la kulmay. "Dowladda KMG ah mudadii aan xilka hayay wax badan ayay qabatay waxna waa u harsan yihiin" ayuu yiri Ra'iisal Wasaare Farmaajo oo sheegay in xukuumadiisu isbedel ku sameysay Dowladda KMG ah, sidoo kale wuxuu sheegay in dowladdu ku guuleysatay xiriirka dibadda iyo inay caalamka taageero uga hesho la dagaalanka ururada Al-Shabaab iyo Al-Qaacida, isagoona tilmaamay in xukuumadiisu horumar ka sameyneyso dagaalada ay la gashay kooxahaasi. Ra'iisal Wasaaraha ayaa mar uu ka hadlayay xil ka qaadista lagu sameeyay taliyayaasha ciidamada Dowladda KMG ah, waxa uu sheegay in dowladdu tahay mid KMG ah, sidaasi darteedna xubnaha ka tirsan ay tahay in xilka laga qaado loona dhiibo xil kale, wuxuuna sheegay in taasi aanay ahayn mid ka tarjumeysa in qofkaasi uu yahay mid gudan waayay shaqadiisa. "Diin nama barayaan shisheeyaha dalka ku duulay ee ka yimid dalalka Jejniya oo inta aysan soo gaarin diinta Islaamka Soomaaliya soo gaartay" ayuu yiri Ra'iisal Wasaare Farmaajo oo dhinaca kale sheegay in go'aanka xukuumadiisu dhowaan ku xirtay garoomada iyo dekedaha ku yaala meelaha ay joogaan Shabaabka ujeedadiisu tahay inay ka dulqaadaan dadka ku nool meelaha ay ku sugan yihiin, oo uu sheegay inay u diideen gargaarka isla markaana hay'adaha samafalka ka hor istaagay inay dadka gaarsiiyaan samafalka. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
-
Aaan ku bilaabo Magaciisa Saxda ah waa MR. ABDULKADER MOHAMED NUR, waa Balse kolkii uu ku biiray Kooxaha Islaamoyiinta ah wuxuu la baxay General-Jamac waxa kale oo uu isticmaalaa magacyada Abuujihaad, Abuuyamuut, Abuuxarakah, abumuslim, I W M. Mr.jama oo loo yaqaan generalka wuxuu galay danbiyo bini aadanimo ama gabood fal hadana wuxuu ka yahay dalka turkiga diblomaasiyiinta safaaradda kashaqaysa Mr. jama wuxuu fal wuxuushnimo ah kagaystay magaalada Baydhabo sanadku markuu ahaa november 2007. asagoo dilay 3 caruur ah oo uu dhalay Korneel Ibraahim Xaaji gaabow oo markaas sii hayaha Guddoomiyaha Gobolka iyo Degmada ahaana Taliyaha Policeka ee gobolka xiligaas weerarkas waxa kaloo habeenkaas kudhintay 2 kamid ah ilaalada ciidanka booliska soomaliyeed. mr.jama wuxuu maalin cad oo marqaati madoonta ah uu suuqa bakaaraha ku dilay Ganacsade ka gadan jiray Daaawada Magaalada Muqdisho oo ka ganacsina ku lahaa Hargaysa iyo farmashiyaal iyo Hospital oo lagu magaabi jiray JAMA ROOBLE SABRIYE, jama wuxu kaloo danbi ka baxsan xuquuqda aadanaha uu ka galay gabar yar oo 17 jir ah oo nin katirsan ciidankii militariga ee Villa baydhaba dagana 2007 dowladii c/lahi yusuf gabadhaas oo uu qabay nin katirsana militariga xooga dalka ee xiligaas oo maalin bareer cad suuqa bakaaraha salaama hortiisa oo midi ku qalay ama ku gowracay ayadoo ay martiqaal ahaayeen in badan dhowr boqol oo qof maanta nool iyo qaar dhintay iskugu jiray. Mr. jama wuxuu magaalada baydhabo kudilay habeen salaadi cishaai Novemberber 2007, Guddoomiyihi Wadaada Ahlusuuna Waljameeca ee gobolka bay sheikh axmed oo maalmaahaas ka hadlay arrimo ku saabsan jihaadka. Mr.jama wuxuu ka dilay suuqa xoolaha gabar uu jeclaa nin guursaday sanadkii 2007 bishii december asagoo sanadkii 2008 bilowgeedi gabadhii oo asay usaaran tahay inuu xafadooda ka kaxaystay uu xoog ku guursaday ama guri ku gashaday halkaas oo gabadhi maalinkii danbe ciidam itoobiyaan ah intay gurigiisa soo galeen oo ay baareen kadib markuu yimid gabadhii dilay sababtee ayay ciidan gurigayga kusoo galeen midaas oo ah mid aan ahayn mid qof diin haysta iska daayee qof cawaan ah uusan ku dhaqmin. Mr.jama wuxuu hada kusugan yahay maagalada ankara wuuxuu ka shaqeeya safaarada soomaliya booska xoghayaha labaad kuna qorna inuu ujoogo wasaaradda amniga ama uu wakiil ama lataliye u yahay taliyaha ciidanka nabadsugida soomaaliyeed oo ay isku reer yihiin waxaana hada xilka laga qaaday ama gudaha looga yeeray shaqaalihii Diblomaasiyiintii kale dhamaaan asagoo Safiir Hilaal oo ahaa ninka shaqada qoray jaama oo aan ahayn nin Dowladda Soomaaliya soo magacaabatay ahaan askari ka tirsan Ciidanka Ilaaladda C/qaadir cali Cumar waxaana ilaa hada uu kusugan yahay asagoo shaqadii laga qaaday shaqaalihii kalena ay xaroodeen xarunta wasaaradda ee muqdisho hadana uu sheeganayo inuu yahay arday kamid ah ardaydii Scholarshipka Sanadkaan lagu qoray mana ahan mid sharciga waafaqsan nin danbiile qaran ah oo hadana shaqadii laga qaaday inuu hadana isla dalkuu diblomaasiga ka ahaa inuu arday kanoqdo asagoo aan ku joogin magan galyo waana mid Diblomaasiyiinta iyo Wasaaradda Arrimaha Dibedda Shaqaaalaheda wax udhimaysa taasoo aan ahayn mid aan sharciga waafaqsanayn waxaana kale oo jira inuu Danbiilaha uu hada wado qorshe ah inuu Dhibaatooyin ka gaysto Wadanka Turkiga si magaca Soomaaliya uu noqdo mid wadamada walaalaha dhow la ah soomaaliya ay ka cararaan waayo ninkaan ayaa ah danbiile ay raadinayaan wadamo badan sida kenya Ugandha itoobiya Burundi iyo Dowladda Reer galbeedka ah asagoo lasheegay inuu ka mid ahaa dadkii dilay ama misionka wax ka fuliyay jornaalistihii iyo sooradii lagu dilay magaalada Muqdisho. Hadana Mr jama kadıb markı la badalay shaqaalıhıı dhan ee safaarada ayaa sııhaayaha cusub hada lakeenayay safaarada ayaa u ugolaaday ın uu la shaqeeyo maa dama ay is qabiil yihiin, Mr jamac sidoo kale wuxuu gatay 8 kursi oo Scholarship ah oo hada ardaydaasi qaarkooda ay tahriibeen qaarka kalana loo diiday wax barashadii sababtoo ah arday oo daadooda ay wayntahay ayuu ka soo gatay minxooyinkii dowlada isla markana dowlada turkiga ay diiday ardadaasi oo dadooda ay ka sareesa heerka jaamacadeed. Mr jama wuxuu kaloo is xambaar ku qaaday bishii February 2011, 2 qafood oo danmark viisooyinkooda ka dhameeyay safaarada talyaniga ee dalka turkiga asagoo u sheegay in ay mid xaasiisa tahay iyo mida kalana hoola caafimaad loo rabo. Mr. jama wuxu martiqaati la fuuli doona maxkamadda dadkii uu laayay dadkooda oo kunool adduunka maanta meel lagu maxkamadayn karo wuu joogaa dowlada soomaaliyana maahan in ay ninkaan ookale xil udhiibato sidoo kale waxa uu kujiraa liiska ay raadinayaan CIA maraykan iyo Hay adaha sirdoonka Adduunka. waxaa mar aan dheerayn bilaabi doonta dacwadaha lagu soo oogayo dadka gabood falka ka gaysanayay soomaaliya iyo wixii garab kusiin jiray intaba. Isku Soo wada duubee Nin Gabood fal iyo xasuuq ka geystay Muqdisho iyo Baydhabo oo lagu abaal-mariyay Diplomaasi (Abuu-Jihaad ayaa laga dhigay Xoghayaha labaad ee Safaarada Soomaalida ee Turkiga) Dambiile Abuu-Jihaad oo ay shacabka ku nool Baydhabo iyo Muqdisho ku xasuustaan Xasuuqii uu ka Geestay Magaalooyinkaasi. Ugu danbayntii Dowlada Turkiga iyo Mida Soomaaliya ayaa La arki doonaa danbiilahaan galay Gabood falka iyo kuxadgudubka iyo tacadiyadda Umadda Soomaaliyeed waxa ay ka qabtaan ama in ay maxkamad soo taagaan Barnaamijka Xaqiiq Dhab ah iyo Xooraansi Siyaasadeed Isha Wararka ee Xaqiiqda News Oslo Norway www.xaqiiqda.com Email: Xaqiiqda@live.com
-
Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq oo ka tirsan gobolka Gedo ayaa sheegaya in jawiga tuulada Busaar oo ka tirsan degmadaasi uu degan yahay, kaddib markii shalay ciidamo ka tirsan Dowladda KMG ah ay weerar ku qaadeen tuulada Busaar oo ay ku sugnaayeen ciidamada xarakada Al-Shabaab, hase yeeshee markii dambe ciidamada Dowladda ayaa la wareegay gacan ku heynta tuuladaasi. Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ciidamada xarakada Al-Shabaab ayaa dib uga gurtay tuulada Gusaar iyagoo isku urursanaya degaanno aan ka fogeyn tuuladaasi, iyadoo dagaalka ka dhacay tuuladaasina dhinaca Al-Shabaab uu ka soo gaaray qasaarooyin kala duwan oo isugu jira dhimasho, dhaawac, hub, gaadiid iyo agab kale oo ciidamada Dowladda ay ka qabsadeen. Ciidamada Dowladda KMG ah ee iyagu ku sugan tuulada Gusaar oo ka mid ah tuulooyinka degmada Ceelwaaq ayaa la sheegayaa inay ka mid yihiin cutubyo ka tirsan ciidamo Dowladda KMG ah loogu tababarayay dalka Kenya, iyadoo wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ay sheegayaan in maalmaha soo socda la filayo inay xuduudka u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ciidamada kale ee loo soo xiray tababaradii u socday. Dhinaca kale dagaalada ka dhacay degmada Ceelwaaq ee ururka Al-Shabaab farahooda laga bixiyay saldhigii labaad ee ay ku lahaayeen degmadaasi, ayaa la sheegayaa in Shabaabka ay abaabulo ciidan ka bilaabeen gobolaa Bay iyo Bakool, iyadoo gudaha magaalada Baydhaba lagu arkayay gaadiidka dagaalka iyo ciidamo dhaqdhaqaaqyo ka wada halkaasi, taasi oo dadka degaanka ay ka muujiyeen welwel iyo cabsi la xariirta in korkooda ay ka dhacaan dagaallo u dhaxeeya Shabaab iyo Dowladda KMG ah. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
-
Ururka Somali Peace & Progress oo magaciisa losoogaabiyo (SPP), ayaa kuqabtay gobalka Minnesota ee dalka mareekanka xaflad balaaran oo taariikhi ah looguna magacdaray “Somali Presidential Debate” kana soo qeyb galayn dadbadan oo soomaali ah isuguna jira siyaasiyiin, culimo, dhalinyaro, macalimiin ‘diinta iyo maadigaba’, waalidiin iyo waxgaradba. Xafladda waxay ururka SPP ku casuumayn dhamaan musharaxiinta Soomaalida ee kunool waqooyiga Maraykanka kuna dhawaaqday in ee utartamayaan jagada madadweenaha ee dalka Somalia sanadkan aan kujiro ee 2011-ka. Sideedooniba hanoqotee markii lasoogaaray habeenkay xafladu dhici laheed waxaa lagawaayay goobtii dooda ragbadan oo balanqaaday in’ay ka qeyb galayaan doodaas ayagoon waxwargalin ah oo kusaabsan in’aysan imankarin doodaas usheegin masuuliyiinta ururka SPP. Taasoow xaqiiqdii madaxda ururka SPP kutilmaamayn “XILKASNIMODARO.” Musharaxiinta kasooqeebgalay xafladaas waxay ahaayayn: Mr. Abdulkadir Ali Fish, Mr. Mahamed Cali, Mr.Abdulahi Ahmed iyo Mr. Sh.Abdurahman Haji-Dabcasar. Dood kulul ayaa waxay dhex martay musharaxiintaas midkastana waxuu sheegay waxbadan oo uu rabo in uu uqabto dadkiisa iyo dalkiisa hooyo. Dadku waxeey ku tilmaamayn ragaas in’ay yihiin geesiyaal kudhiiraday in’ay hor istaagaan dadka Soomaaliyeed oogana jawaabaan suaalahooda. Dhamaan dadkii yimid xaflada ayaa xaqiiqdii ka mooqatay farxad aad u badan markay arkayn rag Soomaaliyeed oo musharaxiin u ah jagada madaxweenaha ee dalka Soomaaliya, kana doodaaya dadka hortiisa ayagoo kiiba kakale oo naqdinaayo. Dooda ayaa kudhamaatay si wanaagsan, kadibna musharaxiinta ayaa salaamaayay dadweenihii Soomaaliyeed ee kasooqeebgalay dooda.
-
Saraaakiil ka tirsan Culimaa’udiinka Ahlu suna Waljameeca ee gobolka Gedo ayaa beeniyey in ciidamada Xarakada Mujahidiinta Al-shabaab ay xalay gudaha u galeen muddo koobana la wareegeen gudaha degmadaasi ka dib dagaal labada dhinac ku dhexmaray degmadaasi kaasoo ka dambeeyey markii ciidamada Al-shabaab ay weerar ku qaadeen. Shiikh C/rashiid Shiikh Cabdi Macalin oo ka mid ah saraakiisha Ahlu suna waljameeca ee degmada B/xaawo ayaa sheegay ineysan jirin ciidamo Al-Shabaab ka tirsan oo xalay gudaha u soo galay degmada Beled Xaawo ayna wararkaasi yihiin kuwa lala yaabo oo ay ka dambeeyaan wax uu ugu yeeray kooxaha khawaarijta ah. ney soo galaan iskaba daaye uma soo dhowaan karaan xitaa kooxahan khawaarijta ah degmada Beled xaawo, xalayna meel B/xaawo ka baxsan intey yimaadeen iyagoo cabsanaya ayey xabado yar yar ka soo tuur tureen markii ay ciidamada dowlada iyo kuwa ahlu una ku baxeena waaba carareen” ayuu yiri Shiikh C/rashiid Shiikh Cabdi Macalin oo ka mid ah saraakiisha Ahlu suna waljameeca ee degmada B/xaawo. Afhayeenka dhinaca ciidamada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Shiikh C/casiis Abuu Muscab ayaa saaka sheegtay in ciidamadooda ay weerar ku qaadeen xalay, gudahana u galeen degmada Beled-xaawo ayna la dagaalamaeen ciidamo uu sheegay iney ku sugnaayeen gudaha degmada oo isugu jiray Soomaali, Itoobiyaan iyo Kenyan, isagoo xusay in meelaha ay weerareen ay ka mid ahaayeen saldhiga Booliska degmada iyo fariisimo kale oo uu sheegay iney joogeen ciidamada ka soo horjeeday.
-
Talaado, 15 March, 2011 (HOL)- Abwaanno, Siyaasiyiin, Aqoonyahanno iyo waxgarad kale oo ka tirsan Ururada Bulshada Somaliland, ayaa qaaddacay in guddi loo saaro ka-talo-bixinta furashada Ururada siyaasadda, waxaanay tilmaameen inay tahay khiyaamo ay samaysay Xukuumadda Somaliland. Xubnahan oo shir-jaraaíd ku qabtay Hargeisa, isla markaana ay ka dhex muuqdeen Abwaanno uu ka mid yahay Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) iyo siyaasiyiin ka mid ahaa masuuliyiinta Xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa qoraal dheer oo ay akhriyeen, waxay ku sheegeen in hoggaanka saddexda Xisbi siyaasi ee Somaliland aanay ogolayn inay cidi la tartanto. “Nidaamka siyaasadeed ee Jamhuuriyada Somaliland waxa saldhig u ah nabad, talo-wadaag, dimuqraadiyadda iyo hannaanka xisbiyada badan. (Qodobka 9aad ee Dastuurka), markaynu dib u jaleecno hannaanka dimuqraadiyada oo ka tis qaaday dalkeena Somaliland, doorashadii ugu horeysay waxay ahayd doorashadii dawladaha hoose ee dhacday 25, December 2002-dii, doorashadaas waxa ku tartamay lix urur siyaasadeed oo kala ahaa Sahan, Hormood, Asad, Kulmiye, Ucid iyo Udub. Waxaana ku guulaystay saddexda xisbi ee UDUB, KULMIYE iyo UCID. Haddaba waxaynu ognahay in muddada sagaalkaas sanadood ay saddex doorasho oo qudha dhaceen labadii doorasho ee Madaxtooyada iyo mid Wakiilada ah, waxaana caddaatay in saddexda hogaamiye ee xisbiyada aasaasay ay noqdeen niman xisbiga iska leh oo uu u xidhan yahay oo aan ogolayn in si xor ah oo xalaal ah loogula tartamo xisbiga dhexdiisa, iyadoo dhawr jeer doorashadii Madaxtooyada ku dhacay, haddana ku dhegan madaxtinimadii xisbiga oo diidan inay u baneeyaan dhiig cusub iyo fikir cusub, taasoo ka horimanaysa xaqa dastuuriga ee ah in qofku wax doorto, lana doorto oo uu dhigayo qodobka 22aad ee dastuurka, faqradiisa 2aa,”ayay qoraalkaas ku yidhaahdeen, waxaanay intaa raaciyeen oo ay yidhaahdeen, “”In qaab-dhismeedkii xisbigu burburay oo aanay qaar lahayn golihii dhexe iyo golihii fulinta sida UDUB iyo UCID, qaarna aanay lahayn gole fulineed sida KULMIYE, haddaba si Somaliland ictiraaf u hesho waxay adduunka ka iibisaa nabada iyo dimuqraadiyada oo ay ku caano maashay oo aan ka jirin geeska Afrika, taasoo beesha caalamkuna inagu caawiso, si ay u kobocdo. Haddaba marka ururada siyaasadeed la furi waayo, xaalka saddexda xisbina uu sidan yahay miyaanay markaa dhaawac wayn gaadhsiin dedaalkii loogu jiray ictiraaf raadinta Somaliland? Taasoo ka muuqata guddidii uu magacaabay Madaxwenuhu ee ka soo talobixinaya furista ururada siyaasada oo qayb libaax leh laga siiyay saddexdii xisbi ee diidanaa in la furo ururada lix xubnood, waxaanay ka dhigan tahay Waraabihii xoolaha lagaga tagey si uu u ilaaliyo, waxa iyaguna ka maqan guddida dhalinyaradii oo uu KULMIYE ballan-qaaday inuu ka qaybgalinayo talada dalka.” Xubnahani waxay xukuumadda ku eedeeyeen iyo xisbiga talada haya ee KULMIYE inay khiyaameeyeen bulshada Somaliland, isla markaana ay ballan-qaadyadii ay sameeyeen wakhtigii Ololaa doorashada ay ku doonayeen oo kaliya cod. “Ballan-qaadkii xisbiga KULMIYE ee waqtigii ololaha doorashada uu u ballan-qaaday ummada Somaliland inuu furayo ururada siyaasada, taasoo ku qoran barnaamijkii ololaha doorashada ee xisbiga KULMIYE, haddaba ballan-qaadkaas ma wuxuu noqday hal bacaad lagu lisay iyo khiyaamo dadka lagaga doonayay cod, waxaanu ummada u sheegaynaa inaan la aqbalayn khiyaamadaas, iyadoo aynu habeen walba daawano ummaduhu sida ay ugu halgamayaan xorriyadooda iyo xuquuqdooda siyaasiga ah.” Madaxweynaha Somaliland ayaa wakhtigii uu ololaha doorashada ku jiray in badan sheegay inay shuruud-laáan furayaan ururada Siyaasadda, hase ahaatee, xalay baahiyay magacyada 20 xubnood oo uu sheegay inay ka soo talo-bixinayaan baahida loo qabo furashada ururada Siyaasadda, iyada oo masuuliyiin xukuumaddiisa ka tirsani ay wakhtigii xukuumaddii UDUB ee uu hoggaaminayay Daahir Rayaale xadhig ku mutaysteen furashada Urur-Siyaasadeedkii Qaran oo ay ku dhawaaqeen wakhtigaas, balse laga hor-joogsaday. Barkhad M, Kaariye Hiiraan Online barqad@hiiraan.com Hargeisa, Somaliland.
-
By CHARLES ONYANGO-OBBO Tuesday, March 15, 2011 Over 53 African Union (AMISOM) peace keepers reportedly died in fighting in Mogadishu since a major offensive against Islamist militants began three weeks ago. The deaths brought the number of AMISOM casualties since the mission started in 2007 to “over 250”. AMISOM is not talkative about its casualties, because it fears a backlash in the troop contributing countries, especially Burundi. According to a UN official, the AMISOM casualties are the highest ever for a UN-supported peacekeeping force. However, the casualties could well be the “right” price for Burundi and Uganda, that provide nearly all the troops, to pay because the two countries are in Somalia for a bigger prize than just bringing peace to the country – and they are winning the prize. One insight about the complex, and shrewd, political game Burundi and Uganda are playing in Somalia comes from the latest round of US diplomatic cables that were leaked to the whistleblower site Wikileaks. They offer revealing snippets into how Burundi, which had barely recovered from war when it accepted to contribute troops to AMISOM, saw the mission as a grand state building project that would improve its international standing. On the other hand, Uganda, which was the only country that had sent troops to Somalia in 2007, thought Burundi could only play a minor support role, but that that would be enough to bolster the credibility of the mission, and encourage other African countries to contribute. According to a July 15, 2007 cable from the US embassy in the Burundi capital Bujumbura, AU Major General Benon Biraaro (from Uganda) led a team of eight that visited Burundi between June 10 and 13. The team, according to the cable, included representatives from the US, British, and French armed forces, inspected two Burundian army battalions on June 12 to determine their capabilities before their proposed deployment as part of AMISOM. When Maj. Gen. Biraaro’s team arrived in Bujumbura, the understanding was that Burundi wished to deploy a battalion (about 800-1,000 soldiers). In a private conversation with US Ambassador to Burundi Patricia Moller, Biraaro explained Burundi’s role in Somalia would be to provide force protection to airports, seaports, and various military installations in Mogadishu and the surrounding area. The cable then has Biraaro, “opining that the Burundian military does not yet possess sufficient expertise or equipment to perform more complex missions in Somalia.” Biraaro is a soft-spoken measured officer, and that is probably as far as he can go in putting any one down. The size of the Burundian force was important, because of the speed with which it could be deployed. A battalion could be deployed by end July 2007, if training began on June 8 among other things, because the simple operation that Biraaro envisaged for Burundi did “not require an extensive buildup of equipment”. A larger contingent would take more time to assemble, and thus arrive in Somalia later. So, as Burundi’s troops guarded buildings and the airport (“static security”, the cable calls it), it would free Uganda’s troops to do the big boys’ stuff - “engage in the more complex” missions of fighting Somali militants. Biraaro is shown to be alive to the bigger picture on the stakes in Somalia. He is quoted saying that a battalion-sized Burundi force would also serve as “a strong signal of support for the Ugandan military units” already serving in Somalia as part of AMISOM. He also was aware that Burundi wanted a bigger role, and was not keen on going to Mogadishu to play second fiddle to Uganda. Seeking to discourage Burundi from being too ambitious, Biraaro “stressed that an unsuccessful deployment could be very damaging for Burundi”; that is to say, don’t bite off more than you can chew, because you will end up embarrassing yourselves. It came as no surprise, then, that on June 14, the day after Biraaro’s mission, Burundi’s Minister of Defence, Lieutenant General Germain Niyoyonkana, left American embassy officials in no doubt that Burundi wanted a large slice of the Somalia cake. He “insisted that Burundi could not send a force smaller than a battalion to Somalia. He maintained that his forces must have the capability to defend themselves if attacked, rather than rely solely on support from other peacekeeping forces.” The embassy understood that there was national pride and other strategic calculations in Bujumbura. It notes in the cable that: “The Minister of Defense remains adamant that Burundi will not consider sending a force smaller than a battalion. While his stated concern is to ensure maximum security for his troops, we believe another reason is Burundi’s desire to be perceived as on equal footing with other Troop Contributing Countries.” Officials in Bujumbura, and UN officials close to the AMISOM mission in Nairobi, tell this writer that in some respects Burundi and Uganda need Somalia as much as Somalia needs them. Both Uganda and Burundi are post-conflict countries, and therefore have “idle soldier capacity” now that they have no domestic wars to fight. Because African soldiers tend to be restless, smart governments find a way of keeping them busy. Deployment in peacekeeping is one way to do that, and also reward them. So besides peacekeeping, the Somalia mission is also a demobilisation exercise for the two countries. This might also explain why while several African countries have promised to contribute troops to AMISOM, they have not walked the talk – they don’t have a compelling need to demobilise. The Somalia mission has also been a major stabilisation factor for the Burundi army. A private in the Burundi army earns a monthly wage of about $20 (yes, you read that right, $20). In Somalia, though he is paid scandalously below the UN rate, he still earns $750. The average tour of duty for a Burundian soldier in Somalia is one year, so he comes out of there $9,000 rich. If he had stayed home, he would have earned only a miserable $240 for the year. The result is that Burundi AMISOM troops, now form a new bottom layer of the small Burundi middle class, as several of them have built homes, and purchased some high status household items. Burundi, as the US embassy predicted correctly, has also bolstered its international image considerably. “We are taken seriously in several international forums these days”, a long-time acquaintance and Burundi diplomat said, “we are sitting at tables that we might not have been allowed even to lay for others a few years ago”. Also, for Burundi, which has the same often-bedeviling Hutu-Tutsi divide as Rwanda, the diplomat said Somalia has been an important opportunity “to build national cohesion”. The enemy is no longer Hutu or Tutsi, but the Somali militant and Al-Qaeda elements. Uganda, whose military is richer, and therefore went in with a lot more equipment, has pocketed a so-called “equipment fee” in the “tens of millions of dollars” paid by the African Union – from the UN. Burundi’s President Pierre Nkurunziza and Uganda’s President Yoweri Museveni, have also won some personal political gains. Last year in June, Nkurunziza mugged his rivals in the elections, which they eventually boycotted. The AU and the rest of the international community didn’t want to see, hear, or speak too much of any irregularities. President Museveni carried out his own vote heist in the recent February election, and he too was only scolded with mild and ambiguous statements from African Union, Commonwealth, and US election observers. In the global scheme of things, having a peacekeeping force in Somalia, is more important than stolen votes in Burundi and Uganda. If there is any good in this, says the UN diplomat, “it is that it will take a lot to get Burundi and Uganda to cut and run from Somalia.” Indeed, there is what the UN diplomat calls “healthy competition” between Burundi and Uganda to maintain some form of parity in troop levels. Over the last three years, whenever Uganda has increased its AMISOM numbers, Burundi has done the same. For Uganda, there is additional glory in keeping its status as the “lead contingent.” If other African countries were to contribute to AMISOM, Uganda would probably also boost its numbers, so that it can maintain its head honcho status in Mogadishu. If the leaked diplomatic cables tell us anything, it is that peacekeeping in dangerous places like Somalia, works best when there is something in it for the peace keepers. Or at least their commanders-in-chief back home. Source: The East African
-
http://www.somaliweyn.org/pages/news/Mar_11/14Mar12.html
-
Maamulka xarakada Al-Shabaab ee degmada Balcad oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe ayaa xalay bandow ku soo rogay degmadaasi, kaddib markii ciidamo ka tirsan maamulka ay ku wargeliyeen dadka degan degmada Balcad inaan la socon karin xilliyada habeenka isla markaana magaalada ay tahay mid bandow ah oo ka bilaabanaya maqribka kuna eg marka laga soo baxo salaadda subax. Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya degmada Balcad ayaa sheegaya in xaalada degmadaasi ay tahay mid ka sii dareysa, kaddib markii maamulka xarakada Al-Shabaab uu bilaabay inuu cadaadis saaro dadka ka soo jeeda beesha Daa'uud oo ka tirsan beel weynta ******, isla markaana Shabaabka degmada ay ku eedeeyeen in dadka u dhashay beeshaasi ay taageeraan jameecada Ahlu Sunna iyo Dowladda KMG ah. Ciidamo ka tirsan xarakada Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe waxay albaabada u laabeen qaar ka mid ah goobaha ganacsiga ee ay leeyihiin dadka u dhashay beelaha ****** Cusmaan gaar ahaan jilibka beesha Daa'uud, waxaana hanjabaado loo jeediyay dhallinyarada iyo ragga ka soo jeeda beelahaasi. Bandowga lagu soo rogay degmada Balcad oo xalay ka dhaqan galay magaalada Balcad, kaddib markii ay hakadeen dhaqdhaqaaqa dadka iyo gaadiidka isaga goosha degmadaasi, ayaa hadana dadka degaanka waxay qabaan welwel iyo cabsi la xariirta hanjabaadaha ka soo yeeraya Al-Shabaab, halka dadka u dhashay beelaha ******na ay bilaabeen inay isaga baxaan degmada Balcad, kaddib markii loogu hanjabay in haddii lagu arko Degmada ay muteysan doonaan ciqaab adag. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
-
Dowladda Qadar oo sheegtay inay is garab taagayso Dawladda Soomaaliya Xukuumadda dalka Qadar ayaa *****lka ka qaaday inay taageersantahay dowladda Soomaaliya,ee uu hoganka u haayo Madaxweeyne sheikh shariif sheikh axmed iyadoo dhinaca kala sheegtay inay la dhacsantahay qaabka ay ugu hortageen ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaliya Kooxdda Al Shabaab. Nasri C/casiis (Al-Nasri) oo ah Wakiilka Qaramada Midoobay u fadhiya dalka Qadar ayaa waxa uu sheegay in dowladda Qadar ay aad uga xuntahay dhibaatooyinka mudada 20-ka sano ka jirta dalka Soomaaliya, isagoo sheegay in dowladiisu ay diyaar u tahay in taageero aad u balaaran ay siiso Soomaaliya. Mas’uulkaani oo u waramayay Wakaaladda wararka ee dalka Qadar oo lagu magacaabo QANA ayaa waxaa uu sheegay in dowladdiisu ay aad ula dhacsantahay hanaanka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya ay kula dagaalamaan Xarakada Mujaahidinita Al Shabaab. Mr. Nasri C/casiis (Al-Nasri) ayaa waxaa uu carabka ku dhiftay in dowladda KMG Soomaaliya ay wax badanb qabatay tan iyo markii la doortay Sheekh Shariif Sheekh Axmed, waxaana uu sheegay in dowladda ay wali u harsantahay waqti ay wax kaga qaban karto xaaladaha faraha kasii baxaya ee Soomaaliya, isagoo intaasi ku daray in dowladda Qadar ay diyaar u tahay inay ka qeyb qaadato wax waliba oo lagu taageerayo dowladda Soomaaliya. Dowladda Qadar ayaa waxa ay ka mid tahay dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya, waxana qaar ka mid ah wadamada Carabta ay horey ugu dhawaajiyeen in xiligaan loo baahanyahay in hal meel loogu soo jeesto dhibaatooyinka ka jira dalka Soomaaliya. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
-
Xukuumadda dalka Qadar ayaa *****lka ka qaaday inay taageersantahay dowladda Soomaaliya,ee uu hoganka u haayo Madaxweeyne sheikh shariif sheikh axmed iyadoo dhinaca kala sheegtay inay la dhacsantahay qaabka ay ugu hortageen ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaliya Kooxdda Al Shabaab. Nasri C/casiis (Al-Nasri) oo ah Wakiilka Qaramada Midoobay u fadhiya dalka Qadar ayaa waxa uu sheegay in dowladda Qadar ay aad uga xuntahay dhibaatooyinka mudada 20-ka sano ka jirta dalka Soomaaliya, isagoo sheegay in dowladiisu ay diyaar u tahay in taageero aad u balaaran ay siiso Soomaaliya. Mas’uulkaani oo u waramayay Wakaaladda wararka ee dalka Qadar oo lagu magacaabo QANA ayaa waxaa uu sheegay in dowladdiisu ay aad ula dhacsantahay hanaanka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya ay kula dagaalamaan Xarakada Mujaahidinita Al Shabaab. Mr. Nasri C/casiis (Al-Nasri) ayaa waxaa uu carabka ku dhiftay in dowladda KMG Soomaaliya ay wax badanb qabatay tan iyo markii la doortay Sheekh Shariif Sheekh Axmed, waxaana uu sheegay in dowladda ay wali u harsantahay waqti ay wax kaga qaban karto xaaladaha faraha kasii baxaya ee Soomaaliya, isagoo intaasi ku daray in dowladda Qadar ay diyaar u tahay inay ka qeyb qaadato wax waliba oo lagu taageerayo dowladda Soomaaliya. Dowladda Qadar ayaa waxa ay ka mid tahay dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya, waxana qaar ka mid ah wadamada Carabta ay horey ugu dhawaajiyeen in xiligaan loo baahanyahay in hal meel loogu soo jeesto dhibaatooyinka ka jira dalka Soomaaliya. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
-
Isniin, Maarso 14, 2011 (HOL) – Prof. Axmed Muumin Warfaa oo ah murashax u tartamaya xilka hoggaanka Soomaaliya doorashooyinka madaxweynenimo ee sanadkan dhammaadkiisa ka dhaca Soomaaliya ayaa qado-sharaf ugu sameeyay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya hotelka Hilton magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana sidoo kale xafladdaas ka qaybgalay aqoonyahanno, siyaasiyiin, odayaal-dhaqan. Prof. Warfaa ayaa ah oo in badan kusoo dhexjiray siyaasadda in ka badan 30-sano, muddo dheerna bare ka ahaa jaamacado kala duwan oo caalamka dacalladiisa ku yaalla ayaa *****lka ka qaaday inuu yahay murashax u taagan xilka madaxnimo ee dalka Soomaaliya marka la gaaro bisha Ogoosto ee sannadkan oo lagu wado inay dhacaan doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya. Xafladda ayaa waxaa khudbado kasoo jeediyay aqoonyahanno ay ka mid ahaayeen Prof. Cadde Duqow oo ah ruux u soo joogay aasaaska baarlamaanka Soomaaliya, isagoo sheegay in baarlamaanku uu ka badbaadiyay dalka Soomaaliya hadimooyin kala duwan oo loo maleegay. Prof. Ccadde wuxuu ammaan u soo jeediyay baarlamaanka Soomaaliya oo had iyo jeer u taagan inay toosiyaan ayna turxaan-bixiyaanna mushkild walba oo dalka ku timaadda, haddana uu xil weyn ka saaran yahay inay si xeel-dheer u doortaan mas'uulkii ummadda Soomaaliyeed ka badbaadin lahaa qalalaasaha weli taagan. Intaas kaddib, waxaa makarafoonka si lagu soo dhaweeyay Prof. Warfaa oo halkaa ka jeediyay khadubad uu diirradda ku saaray waxyaabaha ka maqan Soomaaliya oo haddii loo helo ay la simi kara dowladaha ugu horreeya dunida, kuwaasoo uu ku sheegay inay ka mid yihiin: cadaaladda, waxbarashada iyo sinnaanta. Prof. Warfaa wuxuu sheegay in baarlmaanka Soomaaliya uu ku saxan yahay go’aankii uu ku gaaray inuu kororsado xilligiisa shaqo, isagoo taas sabab uga dhigay inay ka badbaadinayso dalka inuu meel cidlo ah kusoo dhaco. Murashaxa xilka madaxweynimo ee Soomaaliya Prof. Axmed Muumin Wafaa ayaa ka sheegay xafladda uu xildhibaannada iyo marti-sharafta kale shalay u sameeyay in haddii loo doorto xilka madaxnimo ee Soomaaliya uu ku shaqeynayo cadaalad, uuna xoogga saarayo sidii lagu soo celin lahaa ammaanka guud ee dalka. Waxaa sidoo kale xafladda ka hadlay xubno uu ka mid yahay Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo soo dhaweeyay murashaxnimada Prof. Warfaa isagoo sheegay in siyaasadda Soomaaliya ay tahay mid aad u dhib badan jidka loo marayana uu yahay mid qodax badan, lagana doonayo Prof. Warfaa inuu u dhabar-adaygo mashaakilka soo wajihi doona. Xildhibaan Maxamed Qanyare ayaa isaguna xafladda ka sheegay inuu yahay murashax u taagan xilka hoggaamineed ee Soomaaliya. Balse Xildhibaan Xasan Abshir Faarax hadalka mudane Qanyare daba socday ayaa yiri: "Mudane Qanyare haddii aad murashax tahay xildhibaannada qado u samee oo meeshaa kaga dhawaaq, laakiin ma ahan inaad qadada Prof. Warfaa kula daarato." Mudane Sheekh Jaamac Xaaji Xuseen oo isaguna ka hadlay xafladda ayaa baaq u jeediyay baarlamaanka Soomaliyeed, kaasoo ahaa in xilliga loo baahan yahay in hoggaanka dalka loo doorto aqoonyahan Soomaaliyeed sida Prof. Warfaa. Sidoo kale, xildhibaan Sheekh Aadan iyo Xil Cabdalla Boos oo iyaguna ka hadlay xafladda ayaa soo dhaweeyay murashaxnimada Prof. Warfaa, iyagoo Alle uga baryay in haddii uu Soomaaliya wanaag uu ku garab-galo doorashadiisa. Xubnihii halkaas ka hadlay oo aad u fara badnaa ayaa waxaa ka mid ahaa Mudane Xassan Abshir Faarax oo cadeeyey in Prof. Warfaa uu yahay geesi Soomaaliyeed haddii uu tartanka madaxtinimada uu ka qaybgalana uu ugu shubi doono, balse wuxuu sheegay inuu isaguba ka fikirayo inuu isku sharraxo hoggaanka Soomaaliya iyo in kale. Ugu dambeyn, xildhibaan Caasha Axmed Cabdalla oo iyaduna goobta ka hadashay ayaa bogaadin u jeedisay Prof. Warfaa, waxayna sheegtay inuu yahay mas'uulka ugu habboon ee xilkan qaban kara, isagoo kalena aanu weli soo marin Soomaaliya. Prof. Axmed Muumin Warfaa oo horay u ahaa la taliyaha madaxweyne Sheekh Shariif ayaa xilkaas iska casilay sannadkii hore, kaddib markii uu sheegay inuusan howshaas wadi karin, isagoo ugu dambeyn sheegay inuu socdaal ku tegi doono gudaha dalka Soomaaliya. Fatuma Isse Mohaoud, Hiiraan Online Faduma@hiiraan.com Nairobi, Kenya
-
Somaliland to Get its Citizens Out of Libya – MFA statement
Liqaye replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Horta I think cowke has got atleast 20 other names, each one worse of a troll than others. -
Mohamed seeks public support for Somalia Updated: March 14, 2011, 8:10 AM The threat of piracy in the waters off the Somali coast is only growing worse, and the recent deaths of four American hostages signaled a dangerous shift in this lucrative trade. Somalia’s prime minister, a Grand Island resident on leave from his job with New York State, argues the root causes of the piracy problem — and the path to a solution — are found on shore. Mohamed A. Mohamed returned to the United States last week to seek international support for Somalia’s efforts to fight pirates and terrorists and construct a functioning government. “We are fighting two-front wars, which is piracy and terrorism. And, of course, we can not do it alone. We need international collaboration and international cooperation,” Mohamed said in an interview in a downtown Buffalo hotel, part of a media campaign intended to bring his message to the American public. Mohamed stopped in Buffalo in between treks to New York City, where he spoke before the United Nations Security Council, and Washington, D. C., where he planned to meet with federal and congressional officials. Mohamed’s government has hired a powerhouse lobbying firm — former Sen. Alfonse M. D’Amato’s Park Strategies — to help him make his case. “We are working on a succession plan, the way forward, and that’s still in the works,” Mohamed said on his second visit to this country since taking the prime minister’s job. Mohamed was employed with the state Department of Transportation here when Somalia’s president, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, selected him to serve as his prime minister, an appointment confirmed Oct. 31. Mohamed, a Somali native who resettled in Western New York in 1990, returned to his homeland to try to help bring order to a country plagued by violence and poverty. Somalia’s government collapsed in 1991, and the transitional government that Mohamed joined has waged a fierce struggle with al-Shabaab, an Islamic militant group connected to al-Qaida. Mohamed said these Somali terrorists pose as much of a threat to the world as those who found safe harbor — and prompted a U. S.-led NATO invasion — in Afghanistan. He called for more political, military and financial support to deal with the insurgency. “It is a common enemy, and we have to deal with that enemy collectively,” Mohamed said. Last week, he caused a stir when he told the Security Council he believes al-Qaida soon might hijack oil tankers to use in their next terror attacks. “We have to be more proactive in thinking that anything is possible,” he told The Buffalo News on Sunday. Piracy is a risky but often rewarding business for Somalis who have no job prospects and little to lose. Pirates board and take control of private boats and merchant ships, holding the crews and their vessels hostage until a ransom is paid. The pirates generally don’t harm their hostages because the crimes are commercial transactions, essentially, but four Americans were killed Feb. 22 while negotiations were ongoing with their captors. “We will go after those who are responsible. We will bring them, definitely, to justice,” Mohamed said. However, he said, the larger problem must be addressed by training a Somali coast guard, creating jobs for young people, winning the support of elders in the region and setting up a functioning justice system when pirates are arrested. While the twin problems of piracy and terrorism grow, Mohamed pointed to the successes of the transitional government during his time in office. The government has installed generator-powered street lights on many of the main thoroughfares of Mogadishu, the capital; presented and won approval of a budget for 2011; and provided paychecks for the past two months to civil servants and soldiers. Mohamed, though, already is looking toward August, when the mandate for the transitional government expires. He said the government is putting together a long-term political plan for Somalia, and he is trying to gain support for it at home and abroad. Part of that effort involves winning over officials at the United Nations, in the Obama administration and on Capitol Hill. That’s where the Park Strategies firm comes in, he said. Joel A. Giambra, the former Erie County executive, is a man-aging director of the lobbying firm, and years ago he hired Mohamed to serve as his minority business coordinator. “[Mohamed is working] to create a democratic form of government. That’s his goal. That’s the goal of the international community and the United States,” said Giambra. swatson@buffnews.com
-
-
Waa Sidee Xaaladda Waxbarasho ee Dugsiga Sare Mudug Posted by galmudug on Mar 13th, 2011 // 1 Comment View :819 Dugsiga Sare ee Mudug oo la Aas aasay 12/2/2007 ayaa ahaa Dugsigii sare ee ugu horeeyey Deeganada Galmudug Isagoo Kaalinta Koowaad u galay Qiimaynta Waxbarsahada Dugsiyada Galmudug ooay samayso Sanadwalba Wasaaradda Waxbarsahada Galmudug Mar ay booqdeen Dugsiga Mudug ( M.S.S ) Wariyaal Kasocda Galmudug News Agency Waxaan kula kulanay Maamulaha Dugsigaasi Drs Faadumo Xasan Aadam Waxayna inooga warantay Xaalada Waxbarsho ee Dugsiga Maamulaha Dugsiga ayaa Sheegtay in Ardayda Dugsiga Ka qalin jibisay ay Gaarayaan Dufcadii 3-aad mudo 4 sano gudahood ah Waxayna Tilmaamtay in ay haatan dhigtaan 300 Arday oo isagu jira Fasalada kala gadisan ee Dugsiga Sare Maamulaha Dugsiga sare ee Mudug Drs Faadumo ayaa Sidoo kale inoo sheegay in 3 dufcadood ee dhamaysatay dugsiga ay haatan waxbarasho Jaamacadeeday ka kala dhigtaan Wadanka Sudan,Iyo Jaamacada Dalka Sida kuwa Muqdisho,Kuwa Somaliland, Puntland iyo kuwa galmudug sida Gaalkacyo university (G.U) , iyagoo kabarta Jaamacadaha Dalka Sudan Kuliyado cilmiya sida 1.Engineeriya ,Beeraha ,Caafimaadka iyo Xanaanada xoolaha. Drs Faadumo Ayaa Intaasi kudartay In Ardayda Dhamaysay Dugsiga ay Awal Dibada Deeqo Waxbarasho ugu dirijireen Balse Haatan Gudaha Looga Hirgaliyey Jaamacad Tayo Sare leh islamarkaasina ay kahakiyeen Dibadii ay udirijireen Sikastaba ha haatee Dugsiga Sare ee Mudug ayaa ah mid soosaara Sanad walba Arday Farabadan Waxayna Maamulaha Dugsiga ay inoo sheegtay in Wasaaradda Waxbarshada ay sanadkaan u aqoonsatay Dugsigii ugu waxbarshada Fiicnaa
-
Raskamboni Movement Claims Al Shabaab Military Vehicles Burnt 13 March 2011 Dif — The movement of Raskamboni burnt a number of Al shabaab military vehicles after fierce fighting in Dif village in lower Jubba region in southern Somalia, an official said on Sunday. Mohammed Yusuf Omar, an official of Raskamboni movement said in an interview with Shabelle radio, a local radio station based in Mogadishu that they came under attack from al shabaab on Saturday and tactically retreated. But, he said that they launched counter attack and inflicted them irretrievable losses. The official vowed that they keep on fighting against Al shabaab fighters in Jubba regions until they seized it. Local residents said he two warring sides used both heavy and light weapons during the battle as heavy gunfire could be heard the villages that locate the outskirts of Dif. At least 5 people have so far confirmed dead and scores more injured in the combat, however. The deputy chairman of Raskamboni movement, Sheikh Dahir Ahmed Abdullahi, told the BBC Somali service that their fighters retook control the village of Dif. He emphasized that at least one of their fighters killed and three others wounded during the clashes from Saturday morning to the afternoon. Nonetheless, Al shabaab has not yet released any comments about the battles with Raskamboni front.
-
Parliament's Security Committee, Army is Victorious 13 March 2011 Mogadishu — The security committee of Somalia's transitional federal parliament on Sunday said that the army if Somalia emerged victorious over Al shabaab fighters in recent Mogadishu and Gedo region battles. In an interview with Shabelle Media Network, Hussein Arale Adan, the deputy chairman of parliament's committee for the security said that the forces of the transitional federal government of Somalia backed by African Union peacekeepers have made tangible advance penetrating new Al shabaab military bases in Somalia based by what he called the an Al Qaeda linked extremist group. Adan spelled out that AU forces and Somali army have centralized their power how Al shabaab will be driven out Somalia entirely. He said that it is needed that Somalia people to be out of the problem and violence created by what he said unscrupulous foreigners and their Somali followers. He called for the people of Somalia to show their biggest tolerance during the operations intended Al shabaab to be cleared out of horn of Africa nation.
-
Fighting Rocks Parts of Jubba Region in Southern Region 12 March 2011 Dif — Bitter fighting between Somalia's Al shabaab, which controls large swathes in southern Somalia and Raskamboni front led Sheikh Mohammed Islan known as (Ahmed Madobe) on Saturday rocked at the village of Dif in Jubba region in southern Somalia, officials said. Though, the fighting is said to have broken out early Saturday morning and Al shabaab took control the village, Raskamboni fighters waged counter attack and reportedly forced Al shabaab to run away from the Dif. Locak residents said he two warring sides used both heavy and light weapons during the battle as heavy gunfire could be heard the villages that locate the outskirts of Dif. At least 5 people have so far confirmed dead and scores more injured in the combat, however. The deputy chairman of Raskamboni front, Sheikh Dahir Ahmed Abdullahi, told the BBC Somali service that their fighters retook control the village of Dif. He emphasized that at least one of their fighters killed and three others wounded during the clashes from Saturday morning to the afternoon. Nonetheless, Al shabaab has not yet released any comments about the battles with Raskamboni front.
-