Liqaye

Nomads
  • Content Count

    1,954
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liqaye

  1. NGONGE;703916 wrote: ^^ But they're better at everything else. especially putting "clan is everything" into practice.
  2. Kismayo (Sunatimes) A senior Al-shabab official from the Juba regions has been killed in the recent fighting in Mogadishu. Officials of the insurgent group in Kismayo, the capital of the Lower Juba region have confirmed that one of their leaders has been killed on Wednesday by the African Union forces in Mogadishu. The official was identified as Abdikadir Yussuf Aar alias Sheikh Qalbi. Sheikh Qalbi served as a Shabab leader in both the Juba and Gedo regions. Shiekh Qalbi has also fought for the group in different parts of the country. Sheikh Qalbi is reported to be a long serving militia man who starting fighting in 1995 for a local militia group. By Aweys Mohamed
  3. 95% are after 2000. Let us look at who al-shabaab thinks should die, who their enemys are: Doctors Lawyers NGO workers Journalists Businessmen Apart from being mostly educated and opinionated individuals they were all killed in one way or another because they did not buckle down to the bullying tactics of the niqabiis and their supporters. This is a roll call of real men and women heroes and patriots.
  4. The land was always there and productive and will be there and productive after alshabaab pass away! Beeraha ha la fasho is a ****** inane statement, beerito waxaan ka sugayna brother maadeey post sawirole sidhaa: "Biyaha ha la cabo" "Pics" "Cuunto ha la cuno" "Pics" "Kabo ha la gashadho" "Pics"
  5. Guddoomiye Tarsan oo Balanqaad u sameeyay dadka ku dhaqan degmooyinka Shibis, C/Casiis, Yaaqshiid iyo Kaaraan Guddoomiyaha maamulka G/Banaadir ee Dowladda KMG ah Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo khudbad u jeedinayay dadweyne isugu soo baxay degmada Shangaani ayaa ka hadlay guud ahaan xaaladda uu dalku marayo, gaar ahaan xaaladda magaalada Muqdisho iyo dagaalada ay dowladdu kula jirto xarakada Al-Shabaab, wuxuuna dadweynaha ka dalbaday inay ciidamada Dowladda la garab istaagaan taageero, isagoo dhinaca kalena ciidamada Dowladda ka codsaday inay sii laba jibbaaraan guulaha ay ka gaareen dagaaladii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho ka dhacay ayna xoreeyaan degmooyinka G/Banaadir si ay dib ugu laabtaan dadkii ka barakacay. Isagoo la hadlayay Guddoomiye Tarsan boqolaal dadweyne oo dibad baxyo ay ku taageerayaan guulaha ciidamada Dowladda ay ka gaareen dagaaladii ka dhacay Muqdisho, waxa uu sheegay in degmooyinka Shibis, C/Casiis, Yaaqshiid iyo Kaaraan dadkii ka soo barakacay qaarkood ay ku sugan yihiin degmada Shangaani ayna ka mid yihiin dadweynaha taageeraya Dowladda KMG ah oo ka sugaya Ciidamada inay u xoreeyaan xaafadahooda. "Wiilasha iyo Gabdhaha waxaan u ballanqaadayaa inaan abuurno shaqooyin dhinaca ganacsiga ah" ayuu yiri Guddoomiyaha maamulka G/Banaadir oo sheegay dhinaca kale in dadweynaha ay jaraan geed Yahuudka isla markaana ay ka sameeyaan xaaqimo lagu nadiifiyo waddooyinka Muqdisho, wuxuuna sheegay inuu ka iibsanayo maamulka gobolka. Md. Tarsan ayaa hay'adda WFP ku eedeeyay in dhaqaalaha ay bixiyaan wadamada caalamka ay musuqmaasuqayaan, isagoo sheegay in raashin aan tayo lahayn ay dalka soo geliyeen sida Galley iyo qamadi xilligoodu dhacay, wuxuuna dadka G/Banaadir ku booriyay inaysan kaalmo ka sugin Hay'adda WFP isla markaana ay isku tashadaan. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  6. Al-shabaab oo dadka degan deegaanada ay ka taliso ku amray in la iska diiwaan geliyo xafiisyo ay ka fureen goobaha ay ka taliyaan Wakiilka xiriirka gobolada u qaabilsan Al-shabaab Sheekh Xuseen Cali fiidow ayaa sheegay in dhamaan deegaanada ay ka taliyeen laga furay xafiisyo uu ku sheegay in ay isku diiwaan gelinyaan dadka jihaad doonka ah ee ku sugan goobaha ay maamulaan. "Waxaa waajin Muqaddasa ah in laga qeyb galo Jihaadka socda sidaa daraadeed qoys walba oo ku dhaqan wilaayooyinka waxaa la farayaa in ay iska soo diiwaan geliyaan xafiisyada aan ka furnaya dhamaan xaafadaha aan maamulno" ayuu yiri Xuseen Cali Fiidow oo sheegay in talaabadaasi ay tahay mid qeyb ka ah dardar gelinta waxa uu ugu yeeray Jihaadka lagula jiro cadowga. Dhinaca kale wakiilka ayaa intaa ku daray in sida ugu dhaqsiyaha badan ay isu diiwaan geliyaan, Ardayda, Dhalinyarada, Odayaasha jilib diirka ah iyo Haweenka Muslimaadka ah oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwa laga doonayo inay ka hortagaan waxa uu ugu yeeray weeraraa ay wadaan cadowga is baheystay. Talaabadaan ayay dadka ku macneeyeen in ay tahay qafaal dadban oo la doonayo in lagu baneysto Ardada, Dhalinyaradaiyo odayaasha sidii qasab loogu dagaal gelin lahaa, bacdamaa lagu amray in qoys walba uu isa soo diiwaan geliyo taasoo keentay in ay durbaba ay dadkaasi badankood ka cararaan goobaha laga furay Xafiisyada jihaadka. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
  7. Somalia:Al Shabab Imposes Strict Regulations in Baidoa The group imposed the new orders when they realized that many young people fled from Baidoa to Mogadishu for fear of being forcibly recruited by Al Shabaab to fight against the Transitional Federal Government. Baydhabo (Sunatimes) Al-shabab militants now want residents of Baidao district of the Bakol region to register with them whenever they want to leave or come into the town. Residents of Baidoa district which is a stronghold of Al-Shabaab insurgents are worried about new regulations enforced by the militants. The orders are meant to restrict the movement of the residents mainly the youth who the militias want to fight for them. The group imposed the new orders when they realized that many young people fled from Baidoa to Mogadishu for fear of being forcibly recruited by Al Shabaab to fight against the Transitional Federal Government. The local citizens complained that they might not be able to comply with the new regulations despite a threat from Al-shabab that failure to do so they will be regarded as government supporters. By Mohamed Abukar
  8. By: Abdalle Ahmed Galkaio (RBC) A court in south of Galkaio of Galmudug state in Somalia has sentenced on Monday death penalty on a man who last month murdered a businessman in Hobyo district of Mudug region. Mohammed Dahir Mohammed was found guilty of manslaughter committed in the coastal town of Hobyo on 20th Feb and was sentenced on death penalty. The judge of Galmudug’s first state court Sheikh Ali Mohamed Elmi has said that the accused man committed the guilty and also eyewitnesses were brought before the court for proof. The judge also said that the family of the assassinated trader who was called “Mohamed Abdi Jama” accepted the decision of the court. Monday’s trial was held in a public gathering and also both families of the murderers were witnessing. The trial to be first one that Galmudug court rules and it is seen a trial which can reduce illegal killing always happens in the region. Galmudug which is a secular and decentralized regional administration is exercising relative peace despite armed clan militia are still on the ground, besides the pirates who have their main bases in the region. ©RBC Radio
  9. Isniin, Maarso 21, 2011 (HOL) – Hay'adda wada-hadalka bulshada ee CCD ayaa maanta ugu qabatay magaalada Muqdisho siminaar looga hadlayay baraarujinta dhallinyarada in ka badan boqol odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ka tirsan. Siminaarkan oo halku dhigiisu ahaa sideen codkeena u gaarsiin dhalinyarrada ayaa waxaa looga dooday sida xilligan dhallinyarada ay uga qaybqaadanayaan colaadda dalka ka taagan iyo sidoo kale u nuglaanshaha in dagaallada loo adeegsado. Islow Maxamed Yuusuf oo ah wakiilka imaamka ****** ayaa ugu horreyn ka hadlay ujeeddada siminnaarka iyo sida loogu baahan yahay in odayaasha dhaqanka ay guntiga u xirtaan sidii ay ku badbaadin lahaayeen dhallinyarada Soomaaliyeed ee colaadaha loo adeegsado, wuxuuna mahad u celiyay hay’adda CCD sida ay juhdi u gelisay is-fahamka odayaasha iyo dhallinyarada. Wakiilku wuxuu sheegay in loo baahan yahay in dhallinyarada loo badiyo siminnaarada si looga wacyi-geliyo dagaallada, isagoo xusay in muhiimadda koowaad la siiyo in wax la baro, wuxuuna xusay in odayaasha dhaqanka ay diyaar u yihiin inay dhallinyarada baraan dhaqanka wanaagsan. Nabaddoon Khaalid Cabdi Jimcaale oo isa ku hadlayay magaca nabaddoonnada ayaa tilmaamay in hay'adda CCD ay culumaa'udiinka, odayaasha, waxgaradka, haweenka iyo dhallinyarada u qabato siminnaar ay ku baraarujinayso, wuxuuna ku baraarujiyay inay qayb ka qaadato sidii dalka looga samatabixin lahaa dhibaatada ku habsatay. Sidoo kale, waxaa siminnaarka ka hadlay Sheekh Maxaadey Maxamuud Jilacow oo qudbadiisa guu dheereyd jeediyay taasoo ku saabsanayd diinta Islaamka iyo dhaqanka wanaagsa, isagoo ku baraarujiyay odayaasha dhaqanka inay dib u fiiriyaan wixii ay dalka iyo dadku soo mareen. Sheekh Maxaadey ayaa sheegay in loo baahan yahay in bulshada wanaaga is farto ayna iska reebto xumaanta isagoo xusay in dadku haddii ay xumaha iska reebi waayaan ay dhammaantood hagaalsami doonaan. "Waxaa la rabaa in ilmaha ama carruurta jid wanaagsan lagu barbaarjiyo, lagalana sheekeysto wixii dhibaato ah ee haysta, si looga hortago inay hawadooda xun raacaan ," ayuu yiri Sheekh Maxaadeey oo farriin gaar ah u dirayay waalidiinta. Sheekh Maxaadey wuxuu odayaasha dhaqanka ka codsaday inay iskaashadaan si wadajir ahna ay u wacyi-geliyaan caruurta iyo dhalinyarada qaybta ka qaadanaya burburka dalka. Siminaarka oo odayaashii kasoo qaybgalay ay doodo kulul isku dhaafsadeen ayaa waxay ka qayb-galayaashu soo jeediyeen fikradahooda ku aadan sida dhallinyarada looga wacyi-gelin karo hurinta iyo ka qaybgalka colaadda dalka ka taagan. Ugu dambeyn, waxaa siminaarka soo xiray xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay goobta wuxuuna ku ammaanay odayaasha in halgankii ay ku jireen uu mira-dhalay, isla markaana dhallinyaro badan ay ku qanciyeen inay colaadaha joojiyaan si dalka iyo dadka ay horumar u gaaraan. Siminaarkan maanta lagu qabtay Hotelka saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa ah wajigii labaad oo halku dhig looga dhigay sideen codkeena u gaarsiin dhalinyarada colaadaha loo adeegsado, iyadoo ay jiri doonaan kuwo kale oo midkan daba socda. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  10. ? Cabdalla deerow ***** wasiirkii dastuurka DFKM baydhabo Friday July 28, 2006. ? Maxamed Cabdullaahi Yuusuf (Curcuro). Gudoomiyahii rugta ganacsiga MGPL Augost 8, 2006. ? Cabdi naasir seerjito Qunsulki Soomaaliya u fadhiyey Isku Taga Imaaradaha Carbeed, U A E, muqdisho March 28, 2007. ? Abuukar socdaal ku xigeenka shirka dib u heshiisiinta muqdisho March 31, 2007. ? Ku xigeenka duqa magaalada muqdisho (Mayor) Ibraahim Cumar Sebriye (Shaaweeye), Nairobi Kenya April 20, 2007. ? Madaxa Hiiraan comuntiy Education Project (HICEP),Prof Daa’uud Xassan Cali, Baladweyne, Gobalka Hiiraan,April 13,2008. ? Wiilka uu dhalay Xaaji Cabdi Iimaan Gudoonka Beelaha ****** April 15 2007. ? Miino lagu qariyey qashin dhexdiis ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan 24 haween oo ku shaqeysan jirey xoog cuno ku badalasho, -Food fo Work- Gobalka Banaadir, Augoust 3, 2008. ? Maxamed Cismaan Maye, oo ahaa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya waxa lagu diley magaalada baydhabo isagoo ka soo baxay masaajid uu ku tukaday salaadii Cishaha, September 8, 2008. ? Qaraxyo is daba joog oo ka dhacey Hargeysa iyo Boosaaso: October 29, 2008 waxa qaraxyo ismiidaamin ah oo lala beegsaday magaalooyinka Hargeysa Gobolka Waqooyi galbeed iyo Boosaaso Gobalka Bari oo ku geeriyooday ugu yaraan 30 qof oo rayid ah. ? Cabdiraxmaan Xaaji Axmed Waldiire oo ka mid ahaa madaxdii isbaheysiga dooxada Juba oo ay ku toogteen maamulka Islamiga Kismaayo January 30, 2009. ? Afhayeenkii shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed C/raxmaan Max’uud Jimcaale (Shifti), March 30, 2009. ? Hotelka Madiina,Baladweyne June 18, 2009 waxa baabuur lagu soo xiray walxaha qarxa lala beegsadeyhotel Madiina ee ku yaal magaalada Beledweyne Gobalka Hiiraan waxa halkaasi ku dhintay 80 qof oo uu ka mid ahaa wasiirkii amniga qaranka Cornel Cumar Xaashi Aaden. Wasiirka waxa dadkii la geeriyooday ka mid ahaa, . Safiir Cabdikariin Faarax Laqanyo · G/ le sare Maxamed Barre Fiidow · G/ le sare. Maxamed Cabdi Yarow (shanle) · G/ le sare Cumar Xassan Dhudi · Colonel/ Yuusuf Xusseen (Timocade) · Abwaan/ Maxamed Cabdi Cibaar · Abwaan/ Cabdidhuux Guure Cali · Ganacsade/ Buule Xaashi Aaden (Waziirka walaalkiis) · Eng/Cabdifitaax Cali Xaydar . Nabadoon/ Faarax Cabdulle Fiidow · Nabadoon/ Xassan Biriqow · Nabadoon/ Xassan Cilmi Hurre · Nabadoon/ Axmed Carabey · Nabadoon/ Cilmi Shire ? Hotel Shaamo Muqdisho December 3, 2009 Qarax aad u baaxad weyn ayaa lala beegsadeyxaflad qalin jebin oo ka dhaceysay Hotel Shamo waxana halkaa ku geeriyooday 24 qof oo ay ka mid ahaayeen 3 wasiir oo ka tirsan dowlada Soomaaliya. Dadka ku geeriyooday qaraxii hotel Shaamo oo u badnaa arday ka baxday jaamacada Banaadir waxa ka mid ahaa. Wasiirkii Tacliinta Sare: Prof Ibraahin Xassan Cadow Wasiirkii Caafimaadka: Drs Qamar Aaden Cali Wasiirkii Waxbarashada: Dr Axmed Cabdullaahi Waayeel Wasiirkii Isboortiga : Saleebaan Colaad Roble oo ku geeriyoodey Sacuudiga KSA Dr. Maxamed Warsame Shahiid Dr. Max’ed C/qadir Max’ed Dr. Muxyadin Aweys Axmed Dr. Maxamed C/lahi Cali (Dayax) Eng. Jamaal Luqmaan Ismaciil Dr. Aadan Mukhtaar Xasan (Korneele) Abubakar Ibrahim Xasan (Waalid) Abubakar Xuseen Faarax (Qoorey) (Waalid) Xuseen Macalin Xasan Business man ( ganacsade) ? Ganacsade Cumar cabdi diini nation link laanta guriceel guri ceel July 18, 2005. ?Ganacsade Cabduqaadir Aweys Sheekhuna (Nuuraani) oo ahaa Magaalada Baraawe,Gaobolka Shabeelada Hoose, October 8, 2005. ? Ganacsade Cabdi Axmed Nuur (Cabdi yare) Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, October 11, 2005. ? Ganacsade C/nuur Aw-cali Golis telecommunication company bosaso ? Afhayeenka midowga ganacsatada Gobolka Banaadir Cabaas Maxamed Ducaale, Muqdishu, 5 Feb 2009. ? Ganacsade Cumar Nuur Baashara,degmada xamar Weyne, Gobalka Banaadir, July 21,2008. ? Ganacsade Cabdikariin sh Ibraahim Jeegaweyne, koox dabley ahi toogasho ku dileen salaada casir kadib,Dagmada Hodon ee Gobolka Banaadir February 7,2008. ? Ganacsade Cabdiwahaab Cilmi, Xaafadda Shaqaalaha ee magaalda, kismaayo, march 01, 2010. ? Ganacsade Jaamac Aaden Siibaato, magaalada Bosaso, November 5, 2009. ? Wakiilka Shirkaddaha duulimaadyada diyaaradaha ee Daalo Airlines iyo Jubba Airways.Ganacsadde Raage Cabdi, koonfurta Gaalkacyo, Galmudug State, March 5, 2010. ? Ganacsade Daa’uud Dirir, waaxda Qacle ee xaafadda faanooole ee magaalada kismaayo, August 21, 2010. Jilaa/Comedian ? Axmed C/laahi Amiin Rooble Awkukuu, Xamarweyne ee magaalada Muqdish, November 25, 2010. ? Abshir Cabdulaahi Owkuukuu, rag hubeysan ku dileen aqalkiisa xaafada xaafada Ex-fiyoore ee magaalada Muqdisho March 13,2011. Garyaqaano/Lawyers ? Ku xigeenkii xeer ilaaliyii gobalka Banaadir C/qaadir Max ed Yuusuf Jidka Aadan Cadde ,muqdishu, October 6, 2007 ? Xeer ilaaliyihii darajada koowaad ee gobolka, Bari Cali Jaamac Khalaf, Suuqa sarrifka lacagaha ee magaalada Boosaaso, june 10,2010. ? Xeer ilaaliyaha darajada kowaad ee Gobalka Bari, Cabdullahi jaamac shirwac Bosaso, November 11,2010. Salaadiin/Malaaq/Wabar/Nabad doon/ Ugaas/Duub iyo Tun weyne. ? Malaaq Seemow Cabdi Garuun, oo ay dileen ilaaladii TFG-da Baydhabo, Gobalka Bay, June 9, 2006. ? Sultan Ahmed Mohamed Hurre, waxaa lagu dilay toogasho af-galis (point blank) ah tuulada Kala-bayr ee Gobalka Bari, Puntland August 17, 2006 ? Nabadoon Dacar Xirsi Xooshow, koox hubeysani ku dishay bartamaha Magaalada Beledweyne, Gobalka Hiiraan, October 8, 2008. ? Nabad doon xaaji clow, Degmada Dharkeenleey,Muqdisho, February 12 ,2010 ? Gudoomiyaha Golaha Samadoonada Soomaaliyeed, Nabadoon Sh Maxamed Tahliil Warsame, Ceelasha, Gobalka Shabellada Hoose, Agoust 15, 2010. ? Suldaan Ciise Xasan Cumar,xili uu soo tukaday Salaadi Cishe, Boosaaso, November 12, 2010. ? Nabadoon Macalin Haaruun, Dagmada Yaakhshiid, Gobalka Banaadir, Agoust 18, 2008. INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN Akhristow inta aqoon yahay, culumaa’udiin, sama fale,ciidan iyo inta siyaasad qalafsan loo dilay waxaan lee yahay qabriyadooda ALLAH ha u qaboojiyo anagana sabar iyo iimaan naga siiyo, gacan ku dhiiglayaasha (dad iyo dawlad) ka danbeeyay fal xumadaas waxaan rabi ka rajeyn in indhaheena mar uun ku qaboojiyo iyagoo cadaalada la marinayo. Ugu danbeyntii inta samaha jecel ee guudkan dushiisa ku nool ALLAH ka bad baadiyo gacan ku dhiiglayaasha ku dhuumaaleysanaya dalka iyo dibada, waxaana ka codsan inay qalinka u qaataan fadhigana ka kacaan si ay u meel mariyaan dar daarankii, howlahii adkaa, geesinimadii iyo dhaxal wanaagii ay ka tageen inta inaga baxday si aan u gaarno guul iyo guri wanaagii ay noo bilaabeen geesiyaashii cadawgeena ka hor istaagay inay dhameys tiraan, una hurno naf iyo maal sidii aan usoo ceshan laheyn karaamadeenii luntay dalkana uga xureyn laheyn cawadaga iyo caada qaatayaasha lumiyiyay halgankii aabayaasheen. Tixraac/ Reference 1- Xarunta Dr Ismaaciil Jimcaale ee xaquuqda aadanaha Jimcaale 2- Xarunta Hey'adda Xuquuqul InsaankaElman ee Muqdisho. 3- Human Rights Watch, Somalia beyond warlords The Need for a Verdict on Human Rights Abuses 1993. 4- Alison Mitchel U.S. Army Investigating Killings in a Somali Port january 5 1993 The New York Times. 5- Médecins Sans Frontières. Three MSF aid workers killed in serious incident in Kismayo, Somalia, 28 January 2008. 6- Dennis King, Chronology of Humanitarian Aid Workers killed in 1997 – 2001 reliefweb Int 2002. 7- Jaamacada Banaadir Reports. 8- Reuters Suicide bomber kills three Somali ministers December 3 2009. 9- World Human Rights Reports. 10- Al-Shaahid Center for Research and Dialogue.. 11- Somali Articles. Qoraa Sare: Dalmar Haji DalmarXaaji@live.com Hargesai, Somalia
  11. ? Madaxii tababarada ee hay'adda CARE International, Cumar Shariif degmada Marko ee xarunta Sh/Hoose, April 19, 2009. ? Maxamed Maxamuud Qeyre Gudoomiye ku Xigeenkii hay’ada Daryeel Bulshada Guud (DBG), Muqdisho, Gobalka banaadir, July 13, 2008. ? Maxamed Mayow Maxamed, Maamulaha Ganacsiga, (Trade Manager) of HIJRA Somalia, Afgoye, Sh/Hoose, April 28, 2010. Journalist’s (saxafiyiin) ? BBC Correspondence: Kate Peyton, Hotel Sahafi hortiisa, Muqdisho, Gobalka Banaadir, February 9, 2005. ? Horn Afric Correspondence Duniya muxidiin nuur, Afgoye, Sh/Hoose, Sundau. June 5, 2005 10:11 pm ? British Correspondence: Martin Adler, Tarabuunka Hortiisa,Muqdisho,Gobalka Banaadir, June 23, 2006. ? Idaacadda Codka Nabadda ee magaalada Gaalkacyo, Gobalka Mudug, Max’ed C/llaahi Khaliif ,5 May, 2007. ? Idaacadda Jowhar, Abshir Cali Gabre iyo Axmed Xasan Mahad, Gobalka Shabelada Dhexex, 16 May, 2007. ? Agaasimihii Capital Voice iyo aasaasayaashii kana mid ahaa milkiilayaashii Shirkadda Warbaahinta Horn Afrik Mahad Axmed Cilmi iyo Cali Iimaan Sharmarke, Muqdisho, Gobalka Banaadir, August 11, 2007. ? Idaacadda Banaadir C/qaadir Mahad Macalim (Kaskey), Gobalka banaadir, August 24, 2007. ? Ku simaha Agaasimaha Idaacadda Shabelle, Bashiir Nuur Geeddi,Muqdisho, October 19, 2007. ? Aabaha Saxaafada Afhayeenkii Maamulka Gobalka Banaadir, Maxamed Muxiyaddiin Cali qarax miino lala beegsaday xili uu ka soo baxay hoyga uu ka deganaa Degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir,December 29, 2007. ? Afhayeenka Maamulka Gobolka Banadir, Cabaas Maxamad Nuur "Galayr -Dilki M Muxidiin cali bil ka dib- Degmada Xamarweyne Gobalka Banaadir, Februray 1, 2008. ? Wariye madax banana Xasan Kaafi Xareed Kismaayo, Isniin,(Qarax Gaari shaqaale MSF-Holland uu la socdey), Gobalka Jubada Hoose, January 28, 2008. ? Wariyahii BBC-da iyo wakaalada Reuters, Nasteex Daahir Faarax Kismaayo, Gobalka Jubada Hoose, June 7, 2008. ? Agaasimihii Idaacadda Hornafrik Tahliil Axmed, Suuqa Bakaaro, Muqdishu, Gobalka banaadir February 4, 2009. ? Xasan Subeyr Fantastic, Filim Qaade u ahaa Taleefishinka Al-Arabia, shamaw Hotel, Muqdishu, Gobalka banaadir December 3, 2009. ? Maxamed Amiin Aadan Cabdulle, oo ka tirsanaa idaacadda Shabeelle, shamaw Hotel, Muqdishu, Gobalka banaadir December 3, 2009. ? Wariye kale oo lagu magacaabo Yaasir oo isagana ahaa Sawir qaade, , shamaw Hotel, Muqdishu, Gobalka banaadir December 3, 2009. ? Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA iyo Radio Muqdisho, Sh. Nuur Max’ed Abkey, (Magafe), Xaafadda Geed Jaceyl ee Degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho, Gobalka banaadir, April 4, 2010. ? Idaacada Daljir, C/laahi Cumar Geeddi, xaafada Garsoor ,Galkacyo, Gobalka Mudug Arbaco, September 1, 2010 (Dilkaas waxaa loo adeegsaday Mindiyo ama Tooreey). Political relation (xiriir siyaasadeed) ? Xildhibaan Shiikh Ibraahin Cali Cabdulle Nairobi Kenya 2003. ? Maxamuud Xasan Taakow degmada, Yaaqshiid, Muqdisho, September 10, 2004. ? Philosophy: Cabdiraxman Maxamuud Takbiir, degmada Yaaqshiid, December 1, 2004. ? Dr.Abdirahman Warsame Elmi, X/ Madiina, Degmada Wadajir, Muqdisho, Gobalka Banaadir, Janaury 29, 2005. ? Faay Mac’buud Cabdi dumar lagubay ka dib lacag lagu sheegtay, February 6, 2005. ? Drs.Maryan Maxmed Xasan Kuulow, degmada Waberi, March 19, 2005. ? Qadar Cismaan Cilmi Boqorre, wiilka X. boqorre, km 4. Muqdisho, November 12, 2005.
  12. Imisa Magac leh Ah ayaa Mooyga Ku maqan 20 Kii Sano Aynu Soo Dhaafnay (Xog Rasmi ah ). 20 Sano ayaan ku jirnaa Dil,dagaal,daad,Abaaro,iyo musiibo aan dhamaad laheyn intaa oo dhan waxaan jirin bidhaan nabad ama neecaaw lagu nasto maanta. Hadaba qoraalkan ayaan ku muujin doonaa akhristow inta qof ee soomaali iyo ajaanib ah ee lagu dilay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba iyo taariiqaha la shirqoolay oo aan wali la soo gacan galin gabood falayaashi geystay dhagartan lagu maja xaabinayo inta aqoon iyo caqli u saaxiib ah ujeedaduna waxey tahay si aan loo helin qof soomaali ah oo meel ka soo muuqda. Sida aan la socono Soomaaliya waxaa lagu dilay dad badan oo u badan culamaa’udiin, aqoonyahano, Saraakiil Ciidan, Samalfale, Ganacsade, Nabad-doon iyo in badan oo aan magac (Title) wadan balse gardaro lagu xasuuqey, dilalkan fool xumada badan ayaan wali laheyn cida ka danbeysa si loo soo taago xukun cadaalad leh maadaama ay ayagu yihiin kuwa daba gura inta yar ee dalka ka muuqata. Waxaan Shaki ku jirin iney jiraan gamco shiishe oo aalaaba u xusul duuban iney cagta mariyaan inta ay ku tabi karaan inay u taagan yihiin bad baadinta dalkooda iyo dadkooda. Hadaba qoraalkan ayaan ku muujin doonaa akhristow qaar ka mid ah soomaali iyo ajaanib ee lagu dilay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba sidoo kale taariiqaha la shirqoolay si aan u diwaan gishano maadaama aan wali la soo gacan galin gabood falayaashi geystay dhagaradan xanuunka badan. Military group (ciidanka Xoogga dalka) ? Milatry General yuusuf ahmed talan hotel sahafi, muqdisho, Gobalka Banaadir, October 18, 2000. ? Colonel Abdulahi Mohamed Warsame “Nero”, Deegaanka Lafoole, Gobalka Shabeelada Hoose. April 2003. ? Captain Mohamed Adan, Dagmada Xamarweyne, Gobalka Banaadir, April 2003. ? Colonel Mohamed Ismail “Gure”, Augoust, Muqdisho, Gobalka Banaadir 14, 2004. ? Police Colonel Ismail Haji Osman. Gurigiisa, degmada Howl-wadaag, Muqdisho, Goabalka Banaadir, Augoust 14, 2004. ? General Maxamed Cabdi Maxamed, degmada Shibis,Muqdisho,Gobalka Banaadir September 11, 2004. ? Colonel Ahmed Ugaas “Foodey”, Magaalada Muqdisho, Gobalka banaadir,Octebor 2004. ? S/Gaas Maxamed Xaashi Gaani Asaga oo meyd ah lagu arkey hotelka uu daganaa, Nairobi, Kenya October 18, 2004. ? Colonel Maxamuud Abdinuur Aadan “Bataar”, Degmada Howl-wadaag,Muqdisho, Gobalka Banaadir, October 26, 2004. ? Police General Yusuf Ahmed Sarinle, X/ War dhiigley degmada, Howl-wadaag , Muqdisho, Gobalka Banaadir,January 23, 2005. ? Colonel Xirsi Maxamuud Cumar ”Xirsi Dhoore”, degmada Yaaqshiid, Muqdisho, Gobalka Banaadir, January 31, 2005. ? Police Officer Cabdullaahi Kaahiye Cali, Afisyoone,Magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, March 07, 2005. ? Police Colonel Maxamed Saciid Maxamed, degmada Yaqshiid, Muqdisho, Gobalka Banaadir, may 21, 2005. ? Police Colonel Max'ed Cusmaan Coon, Three Biano, Muqdisho,Gobalka Banaadir, July 31, 2005. ? G/le Sare Maxamed Maxamuud Raage (Raage Coon), waxaa dilkiisa gaystey laba nin oo ku hubaysanaa bastoolado Xaafada Tubaweyne Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, October 7, 2005. ? Colonel Maxamed xasan maxamuud “cadaawe” BL lagala dagey Wadada Tarabuunka, Muqdisho, Gobalka Banaadir, January 21, 2006. ? Marines Colonel Abuukar Maxamed Xusen (Abukar Dheere) Degmada Wardhigley, muqdisho,Gobalka Banaadir, March 16, 2006. ? Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Rayidka gobalka Banaadir General Axmed Jilicow Caddow isgoyska Afarta Jardiino ee Magaalada Muqdisho, October 5, 2007. ? Gaashaanle Cali Aadan Diiriye, degmada Xarfo ee Gobolka Mudug June 7, 2010. ? Sarkaal tirsanaa ciidamadii nabad sugidda qaranka Somalia Cornel max’ed Max’uud Sheekh, degmada Huriwaa,Muqdisho,Gobalka Banaadir, May 30, 2007. ? G/lle Sare Faarax Cabdulle Siyaad (Garam-Garam), Taliyihii hogaanka tababarada ciidamada DFKMG, meel ku dhow Isgoyska Bakaaraha magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir,December 31, 2007. ? General Abdi Kahiye (Harag Shabeel),Degmadda Xamar jajab, Gobalka Banaadir, February 25, 2008. ? Sarkaal lagu Magacaabi jiray Aadan Amxaar masjidka iimaan waabari,salaada jimca ka dib, Muqdisho, Gobalka Banadir,October 16, 2009. Dhaqaatiir Caafimaad (Medical Doctors) ? Dr Maxammed Warsame Cali cudurada haweenka (gynecology) laga af-duubtey cisbitaalka hooyada iyo dhalaanka SOS ka dib meydkiisa la heley November 11, 1992. ? Dr Mohammed Musa Sugule MSF Doctor, Kismaayo, Jubadda Hose, December 8, 1992,. ? Valerie Place Nurse, kalkaaliso 23 jir ah inta u dhaxeysa Afogey,Gobalka Shabeelada Hoose iyo Muqidishu Gobalka Banaadir, February 20, 1993. ? Graziella Fumagalli madax ka ah cisbitaal lagu daweeyo cudurka TB ee Marka, Shabelada Hoose,October 22, 1995. ? Dr Ricardo Marques MSF- Portugal, Magaalada Beydhaba, Bay June 20, 1997. ? Dr Ayuub Sheekh Yarow caruurta (pediatrician doctor) degmada Balcad, Shabelada Dhexe, Septmebar 15, 1999. ? Dr Daahir Sheekh Axmed Raajooyinka (radiology) Mount Sinai, degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, April 28, 2001. ? Dr. Xuseen Muhammad Nur Indhaha (Optical Doctor), la dhashey, MP Shaatigaduud,Iridka cisbitaalka Mount Sinai ee magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir,july 4, 2003. ? Dr Annalena Tonelli dhaqtar cudurada Tuberculosis TB-da, magaalada Boorama, Gobalka Awdal October 7, 2003. ? Dr Cabdi Maxamed Aadan, Magaalada Kismaayo, Gobolka Jubadda Hoose, October 23, 2005. ? Dr Maxamed Muuse Cali, International Medical Corps IMC, Degmada Ceelberde, Goboalka Bakool, June 27, 2007. ? Dr C/llaahi Cali Xalane (Dr Cigaal), Magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, October 11, 2007. ? Dr Victor Okumu, Qaliinka haweenka dhalaya (Obstetrics surgeon) (Qarax Gaari shaqaale MSF-Holland), Magaalada Kismaayo, Gobalka Jubada Hoose, January 28, 2008. ? Dr Cumar Max’ed Shiikh Abuukar Indhaha, (Optical Doctor) isgooyska Debka axad,Muqdisho, Gobalka Banaadir March 23, 2008. ? Dr Iid Shire Samatar (Surcad), Hotel Dalmar ee magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, March 25, 2008. Mullahs (culumaa’udiin) ? Sheekh Axmed Muumin Haaruun khadiibkii Masjika abuu Hureyra, Muqdisho, Gobalka Banaadir, July 29, 2005. ? Shiikh cali mu’adinkii masjidka xareed, March 05, 2007. ? Sheekh Maxamed Sheekh Axmed oo la yaqaan “Kashka” deegaanka Buulo-xuubeey ee Degmada Wadajir,Talaado, March 11, 2008. ? Macalin Dugsi Qur’aan Macalin Yusuf , Garoowe, Gobalka Nugaal January 5, 2010 Peace worker ( nabad doon &sama fale) ? Aabihii nabadda Maxamuud Cali Axmed (Elman), Magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, March 9, 1996. ? Halgamaa Istarliin cabdi caruush xiriiriyaha hay’ada Cosv, Nairobi, Kenya January 10, 2002 ? British aid worker; Richard Eyeington iyo xaaskiisa Enid Eyeington, Sheikh Secondary School, waqooyi galbeed. October 21, 2003. ? Project Manager GTZ’s; Florence Cheriuyot, April 19, 2004. ? Cabdulqaadir Yahye Ali Cibaar, Ololeeye nabada madaxna ka ahaa ururka Center for Research and Dialoge CRD, Gurigiisa oo ku yaala X/ Bula Hubey, Magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, July 11, 2005 . ? U.N Worker; Mohamed Musse Guraage Kismayo, Gobalka Jubada Hoose, October 05, 2005. ? High assistance kalkaaliye sare Cabdi Kheyr kismayo, Gobalka Jubadda Hoose novermber 05, 2005. ? C/qaadir Ciise Farayare, Deegaanka Lugoshow, Degmada Jilib ee Gobolka J/dhexe April 11, 2006. ? Madaxa hay’adda horumarinta iyo nabada ee Kasimayo Ciise Cabdi Ciise muqdisho, Gobalka Banaadir, March 14, 2007. ? Madiina Maxamuud Cilimi (Madiinda Janaraal) oo ka mid ah ururada bulshada rayidka u dhimatey dhaawac daran ka soo gaaray rasaas uu furey Maleeshiyo xilli ay Deeq ka qeybineysay Kulyadii hore Beeraha ee Gobolka Sh/Hoose, November 16, 2007. ? Eng. Max'ed Xasan Kulmiye: Kulmiye oo ahaa madaxa ururka CRD waxa lagu diley Magaalada Beledweyne, Gobalka Hiiraan, June 22, 2008. ? Madaxa UNDP ee Somalia, head of the Unite Nation Development Programme in Somalia, Osman Ali Ahmed, Salaada Cisho ka dib, X/ Buula Xuubey, Muqdisho, Gobalka Banaadir, July 10, 2008.
  13. Maamulka G/Banaadir oo burburiyey sandaqado ay degmada X/weyne ka dhisteen ganacsato ka soo barakacday suuqa Bakaaraha Maamulka gobolka Banaadir ee dowlada Somalia ayaa maanta ka fuliyey degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho howlgal lagu burburinayey sandaqado ay suuqa degmadaas meelo ku dhow ka dhisteen ganacsato ka soo barakacday suuqa Bakaaraha, waxaana howgalkaasi lagu burburinayey goobaha ganacsiga ka qeyb qaadanayey ciidamada dowlada Somalia. Waxaa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Degmada Xamar-weyne ee Gobalka Banaadir C/llaahi Ibraahim Sahal (Gardhuub) oo sheegay in ay howlahani burburinta ah ay amar ku bixiyeen masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir si loo helo wado nadiif ah ee ka soo gasha suuqa kana baxdo.
  14. Tababar dhinaca arrimaha bulshada iyo ilaalinta sharciyada waddanka Holland ayaa magaaladda Rotterdam loogu soo xiray 12 Ambassador oo soomaali ah. Ka dib markii ay wadahadalo dhexmareen Eng. Guuleed Axmed, oo ah Madaxa Ururka Eurosoma iyo dawladda Holland waxaa la isku afgartay in tababarkaasi uu bilowdo. Dawladda Holland ayaa arrintaasi u aragtay in la caawiyo dadka Soomaaliyeed oo xaalad adag ku jira haddii ay ahaan lahayd dhinaca isdhexgalka, ilaalinta sharuucda, shaqada iyo arrimaha bulshada. Eng. Guuleed ayaa dad fara badan u arka inuu yahay nin shaqsiyad wanaagsan oo Soomaali sax ah, dad fara badan ayaa qaba Eng. Guuleed iyo dawladdaha reer Yurub xiriir fiicaan ka dhexeeyo, maadama uu dhismooyin waaweyn uu ka sameeyey waddamada shiinaha, Mareekanka iyo Yurub. "Waxaa xaqiiqo ah in dhalinyaradan casharadii dhinaca bulshadda ah ee la siiyey in ay uga faa'ideyn doonaan qeybaha Soomaalida ah" ayuu yiri Eng. Guuleed, wuxuuna xusay in garashada suubani ay qof kasta tusineyso in ay lagama maarmaan tahay in qof kasta uu xil iska saaro sidii uu bulshadiisa wax ugu qaban lahaa. Xafladaasi ayaa 12 Ambassador shahaadada waxaa gudoonsiiyey Dr. Cali Cabdi Waare oo ah aqoonyahan , ahna agaasimaha SOMVOA ee Magaladda Amsterdam, Eng. Guuleed ayaan ku tilmaamay Dr. Cali yahay inuu yahay shaqsigii tababarkan fikirkiisa keenay, kuna dhiirigeliyey in dawladda Holland uu la hadlo. Tababarkan oo ah kii ugu horeeyey oo dawladda Nederland ay siisay aqoonyahano Soomaaliyeed. Halka Tababar ay horay u qaateen 14000 oo isugu jira macalimiinta dugsiyada sare ee Dalkan, shaqaalaha dawladda hoose iyo shaqaalaha wasaaradaha Nederlands, Dhalinyaradan Somaliyeed ayaa nasiib u yeeshay iyagana Helaan Tababarkan. Tababarkan Waxaa soo qaban qaabiyey Macalimiin sar sare oo dawladda Nederland Ka Socotay , Mashruucan Tababarka ah waxaa ku baxay in ka badan €40,000,- oo euro. Xafladan ayaa Waxa ka soo qayb galay Dad Kala duwan oo ay Ka mid ahayeen saxaafadda Somalida Sida Maxamed Cusman oo Ka Socday TV-ga Somalichannel iyo gabay yaaga Caanka ahna Guddoomiyaha Ururka Deegaan Foundation Abdiraxmaan Axmed. "Bulshadeena Soomaalid ah waxey u baahan tahay kaadir wadani ah oo si daacad ah ugu shaqeeya, kuna dedaala in Soomaalidu ay wax la qabsato kheyrkeeda" ayuu yiri Cabdiraxmaan Axmed, wuxuuna intaa raaciyey in lala xisaabtamo Soomaalida ururada madaxda ka ah oo mar walba la weydiiyo waxa ay bulshadooda u qabtaan. Waxaa kale oo goobjoog ahaa Dr. Abdiraxmaan Food iyo Yusuf hassan oo ah iskuduwaha mashruuca ah. Dadkii Halkaasi Ka Hadlay Waxaa ka mid ahaa Mr.Hank, Filp iyo Lea oo ku Celceliyey inay dhallinyarada Soomaaliyeed laga sugaayo in mushtamaca Soomaaliyeed een ku nool Holland wax fara badan ay ka bedelaan.
  15. Wasaarada Caafimaad Oo Ka Hadashay Qorsheyaal Caafimaad Oo Muqdisho Ka Socda... Mar 21,2011 by Muqdisho-Gedo-News Wasaarada caafimaadka xukumadda kmg ah ayaa sheegtay inay gacanta ku hayso sidii loo hor marin lahaa xarumaha caafimaadka ee magaalada Muqdisho kuwaasi oo aan in muddo ah wax qabad wanaagsan ah helin.. Dr. Maxamuud Sheekh Xasan Akhi oo ah wasiiru dowlaha wasaarada caafimaadka, ayaa wuxuu sheegay inay jiraan qorshayaal mar horeba la bilaabay in lagu dhaqaaqo si loo tayeeyo xarumaha caafimaadka,waxaana uu sheegey in isbedel wayn dhawaan laga dareemi doonaan goobaha caafimaadka magaalada Muqdisho. Dr Maxamud,wuxuu xusay xarumo caafimaad oo dib loo dayac tiray magaalada Muqdisho, si wax badan looga qabto baahida caafimaad ee ku baahsan magaalada Muqdisho iyadoo ay ka jiraan baahida caafimaad meelo fara badan oo gobalada ka tirsan,waxaana uu rajeyey inay mar uun gaari doonaan gobollada dalka qaarkood kana hawlgali doonaan. Dr Maxamud wuxuu tilmaamay inay ku guda jirto wasaarada caafimaadka xukumada kmg ah joojinta ama ugu yaraan yareenta cudurada faafa, sidaas darteed dib loo howl galiyay xarumo caafimaad gudaha magaalada Muqdisho ,kuwaasi uu ku tilmaamay inay wax badan qaban doonaan cudurada faafa ee dalka ka jira. Ugu dambeyntii arrimahani imaanayaan xilli dhawaan dawlada kmg ah ee soomaaliya dib u hawlgalisey cusbitaalkii Martini isla markaasna sheegtey inay wax badan ka qabanayaan dhibaatooyin caafimaad darro ee dalka jira isla markaasna goobaha cafimaadka horumarin gaarsiin doonaan. Ahmed Aadam Gacal Muqdisho-Gedo-News
  16. Waraka ka imaanaya degaanada Afarta Tuulo oo ka tirsan Shebeelaha dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyooyin ka tirsan xarakada Shabaab ay halkaasi ka geysteen falal isugu jira boob iyo xarig lagula kacayo dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanada Ceelbaraf, Caadley, Meer-tuugo iyo Biyacade oo dhamaantood ka tirsan shabeelaha dhexe. Maalinimadii shalay ayay dadka deegaanka sheegeen in maleeshiyadaasi ay deegaanka Ceelbaraf ka wateen lix neef oo Geel ah kuwaaso sheegay in loogu gargaarayo ciidamada ay ku tilmaameen Mujaahidiinta daafacaya Islaamka, iyagoo handadaad iyo jirdil u geystay dadkii iska lahaa xoolhaasi oo ku sugnaa ceelku yaala deegaankaas. Warku wuxuu intaa ku darayaa in maleehiyadaasi ay ku amreen dadka deegaanka in aanay ceelasha ku yaala deegaankaai u soo aroori karin cidii aan dhhibin hal neef oo Geel ah xili ay dadka ku dhaqan deeganadaas ay la leecayaan abaarahan saameeyay dadka iyo duunyada taasoo ku kaliftay in lafahooda ay ula baxsadaan dhinaca Buurta oo ku taala duleedka afarta tuulo ee shabeelaha dhexe Maaha markii ugu horeysay oo ay maleeshiyooyinkaasi talaabooyin nuucaan oo kale ah kula kaceen dadka masaakinta ee ku dhaqan deegaanada Shabeelaha dhexe taasoo dadka ay u arkaan mid siyaasadeed oo loogu darnaanayo dadka ku dhaqan deegaanadaas. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088 [Leaning on qabilist support, kidnapping child soldiers, and now the use of robbery and thievery to refill coffers.]
  17. Quote un-quote The Security Council debate came as Somalia's AU-backed government forces have launched an offensive against al Shabaab. The government says it now holds 70 percent of Mogadishu and that the rebels are on the verge of collapse. "DOZENS" LOST But U.N. Secretary-General Ban Ki-moon told the council on Thursday that the 8,000-strong AU force, known as AMISOM and composed of troops from Burundi and Uganda, had lost "dozens" of men in the fighting. The military gains were "fragile" and the government's opportunity to consolidate its authority on areas under its control "may not last," he said. There were "critical gaps" in U.N. support for AMISOM, which needed more resources such as helicopters and intelligence backup. "The international community must keep its end of the bargain," Ban said, calling on U.N. member states to step up contributions to a trust fund for the AU force.
  18. By Patrick Worsnip UNITED NATIONS (Reuters) - Somali pirates and Islamists are learning from each other and al Qaeda could hijack oil tankers to be used in September 11-style attacks, Somalia's prime minister said Thursday. Mohamed Abdullahi Mohamed told a U.N. Security Council debate on Somalia his embattled nation faced "two evils, the scourge of piracy and the plague of terrorism" with common roots in lawlessness, poverty and religious fanaticism. "Not only are these two ills working in tandem, but they are learning from each other," Mohamed said. "It will not surprise us if al Qaeda's agents in Somalia start hijacking tankers in the high seas and use them as deadly weapons," along the lines of the September 2001 attacks on New York and Washington using hijacked airliners, he said. "Why bother with a small plane when you can capture a tanker?" Somalia's transitional government, backed by African Union peacekeeping forces, is fighting al Shabaab Islamists who claim ties to al Qaeda and control chunks of southern and central Somalia and parts of the capital Mogadishu. At the same time, pirates operating from the Somali coast have for years been seizing passing ships for ransom. Despite the efforts of international anti-piracy naval patrols, they are currently believed to be holding about 35 vessels. Mohamed did not elaborate on what targets huge and slow-moving tankers might be used against. The Security Council debate came as Somalia's AU-backed government forces have launched an offensive against al Shabaab. The government says it now holds 70 percent of Mogadishu and that the rebels are on the verge of collapse. "DOZENS" LOST But U.N. Secretary-General Ban Ki-moon told the council on Thursday that the 8,000-strong AU force, known as AMISOM and composed of troops from Burundi and Uganda, had lost "dozens" of men in the fighting. The military gains were "fragile" and the government's opportunity to consolidate its authority on areas under its control "may not last," he said. There were "critical gaps" in U.N. support for AMISOM, which needed more resources such as helicopters and intelligence backup. "The international community must keep its end of the bargain," Ban said, calling on U.N. member states to step up contributions to a trust fund for the AU force. An official statement by the 15-nation Security Council echoed that call and urged "all stakeholders" to develop a comprehensive strategy to establish peace and stability in Somalia, which has been in anarchy for 20 years. It also urged Somali authorities to speed up preparations for long-term governance of the country by an August deadline imposed by a 2009 peace deal. It said this should be done in "a more constructive, open and transparent manner that promotes broader political dialogue and participation." Britain's Africa minister, Henry Bellingham, who said London would donate $3 million to the AMISOM trust fund, criticized attempts to extend transitional institutions beyond August. "It is troubling to me to hear about yet another reshuffle of the (government), as this suggests that political infighting is a higher priority ... than reconciliation and delivery of services to the Somali people," he said. On piracy, Russian Ambassador Vitaly Churkin said his country would soon introduce a Security Council resolution to promote the struggle against it. That follows a recent U.N. report on ways of prosecuting captured Somali pirates, many of whom are now freed because no country will put them on trial. (Editing by Eric Beech)
  19. Maaamul goboleedka SSC iyo Somaliland oo abaabul dagaal wadaan iyo Wasiir kadirsan Puntland oo Hanjabaad culus ujeediye Somaliland Wararka ka imanaya Degaanka kalshaale ayaa sheegaya in halkaas saakay laga daremayo, abaabul Dagaal oo ay wadaan Ciidamada SSC oo garab ka helaya kuwa Puntland iyo Ciidamada Somaliland ee halkaasi jooga. Ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland ayaa la shegay in saakay gudaha ay u galeen Magaalada laascaanood, waxaana isla goob aan ka fogayn hlkaasi soo gaaray Ciidamada SSC oo Dagaalo kula jira Maamulka Madaxweyne Siilaanyo ee Somaliland. Sidoo kale Maamulka Puntland ayaa ku hanjabay in aysan u Dul qaadan doonin, waxay ugu yeertay Xasuuqa ay wadaan Kooxda Somali diidka, oo ay ula jeeday Somaliland. Sanadkii la soo dhaafay iyo sanadkan ayaa Dagaalo gestay qasaare ad u balaran, waxa uu ka dhacay halkaasi, waxayna shirar badan iyo Heshiisyo ay galeen Beelaha Habarjecel iyo *********** uu Noqday hal bacaad lagu lisay. Wasiirka Kaluumaysiga iyo Qeyraadka badda ee Maamulka Puntland Max’ed Faarax oo la hadlayay mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho, ayaa ku Goodiyay in Maamulka Somaliland aysan ku fiirsan doonin, waxa uu ugu yeeray Xasuuqa ay wadaan Maamulka Siilaanyo. Cabdulaahi Cabdi Xaashi cabdulaahi_heeb@hotmail.com Madaxa wararka badweyn ee Muqdisho
  20. Dagaalo xoogan ayaa waxaa laga cabsi qabaa inay ka qarxaan degmada Buuhoodle ee gobolka Sool, kadib markii ay halkaasi soo buuf dhaafsheen ciidamo xoogan oo iskugu jira Somaliland iyo SSC. Xiisad aad u xoogan ayaa waxay maanta ka taagan tahay deegaanka Kalshaale ee degmada Buuhoodle, iyadoo laga cabsi qabo in’ay halkaasi ka dhacaan dagaalo aad u xoogan, isla-markaana xiisadaan ayaa timid, kadib markii ciidamo taabacsan Somaliland oo ka yimid dhinaca Laascaanood ay soo gaareen deegaanka Kalshaale, oo ay horey ugu sugnaayeen ciidamadda Jabhadda SSC. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidamadda Jabhadda SSC ay isu qaylo dhaamiyeen, kadib markii ay ka war helleen in ciidamo xoogan oo Somaliland ah ay soo gaareen deeaanka Kalshaale, taasoo ka dambeysay in ciidamadda Jabhadda SSC ay iyana soo buux dhaafshaan. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in saacad kasta la-fillan karaayo dagaalo qaraar oo halkaasi ka dhaca, kaasoo u dhaxeeya Maamul Goboleedka Somaliland iyo Jabhadda SSC,lamana oga waxa ay kusoo idlaan doonto natiijada magaaladda. Dhinaca kale xiisadaan ayaa waxaa ka hadashay Maamul Goboleedka Puntland, isla-markaana waxay sheegtay in Somaliland ay dooneyso xasuuq kale, balse sida uu Puntland sheegay ay taasi ka hortagi doonaan dhawaan. Iskusoo wada-duuboo waxaa dhici kareysa haddii ay dagaaladani ka qarxaan deegaanka Kalshaale in’ay kusoo biiri doonto Puntland, bacdamaa ay wacad ku martay in’ay Somaliland ka caabin doonto shacabka reer SSC.
  21. “Waxaa jirtay in cunug yar oo aan Qaan-gaarin uu la yaabay hugunka rasaasta iyo madaafiicda uuna yiri dagaalku waa dhib badan yahay jihaadkuna waa macaan yahay, markii dambena waa dhintay” Maaddeey that is a pathetic attempt to twist and pirouette around the issue, caruur 20 jiir halkee lagu arkey? We know that al-shabaab is actively press ganging under 14's into their military, and any family that can afford to in Somalia is paying good money, for their kids to be sent as far away from the reach of al-shabaab kidnappers as possible. Dahir Aweys is a clear speaker and it is obvious what he said as well as what he meant! wuxuu uga dan lahaa , iyo wuxuu ka jeede waa clear as day.
  22. 18 Mar 18, 2011 - 3:05:36 PM Sh. Xasan Daahir Aweys oo ah hogaamiye sare oo ka tirsan Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay sheegay inay caruur dagaal-geliyaan isagoo sheegay in caruurta ay yihiin kuwo u taagan inay dalkooda ka difaacaan cadowga kusoo duulay. Hogaamiyahan oo sanadkii hore isaga iyo kooxdii uu hogaaminayay ee Xisbul Islaam ay ku biireen Al-shabaab ayaa hadalkan ka sheegay muxaadaro uu xalay ku qabtay Masjid ku yaala Ceelsha Biyaha oo ah halka ay ku sugan yihiin dadkii dagaalada uga barakacay Muqdisho. “Caruur yaryar ayaa ka mid ah dagaalyahanada ka horjeeda cadowga ee la safan Al-shabaab” ayuu yiri Sh. Aweys oo intaas ku daray: “Waa kuwo diyaar u ah inay dalkooda iyo diintooda ka difaacaan cadowga kusoo duulay, dhamaan dadkana sidaas oo kale ayaa laga doonayaa”. Sh. Aweys, wuxuu sheegay inaysan joojinayn dagaalada ay kula jiraan cadowga oo uu ku sheegay DF iyo AMISOM inta ay dalka oo dhan ka saarayaan, isagoo sheegay in dhamaan xubnaha dowladu ay yihiin kuwo la saftay cadowga. “Waxaa jirtay in cunug yar oo aan Qaan-gaarin uu la yaabay hugunka rasaasta iyo madaafiicda uuna yiri dagaalku waa dhib badan yahay jihaadkuna waa macaan yahay, markii dambena waa dhintay” ayuu yiri Sh. Aweys oo sharaxaad ka bixinayay hadaladii ay kala hareen caruurtii ay dagaalgeliyeen. Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ayaa dhowr jeer oo hore u eedeeyay Kooxda Al-shabaab inay dagaalgeliyaan caruurta aadka u da’da yar, inkastoo ay tahay markii ugu horeysay oo Mas’uul ka tirsan Kooxdan uu qirto inay dagaalada u istimcaalaan caruur aan qaangaarin. Sh. Xasan Daahir ayaa looga bartay inuu hadalo badan oo iskhilaafsan ka sheego goobaha uu ka hadlo, waxaana uu ka mid yahay hadda Culumo ay Al-shabaab ugu talogalay inay dadka ku dhiirigeliyaan ka qaybgalka dagaalada ka socda Muqdisho iyo Gobolada dalka Qaarkood. Kooxda Al-shabaab ayaa dagaalo ka dhacay Muqdisho iyo Gobolada Gedo looga qabsaday dhowr degmo iyo xarumo Muhiim ah bishii hore, iyadoo dagaaladii xiligaas bilowday ay weli ka socdaan Gobolada Banaadir iyo Gedo. GAROWEONLINE