Liqaye
Nomads-
Content Count
1,954 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liqaye
-
Well, just maybe: Farmaajo, being a Western-educated technocrat like Sharmarke before him, sees the TFG for the mirage it is and is just feathering his nest for when he's eventually pushed out (just like Sharmarke did). Where will he be returning to if he does that? Well, New York State, of course, where he was previously an employee of the local/state government (and where his family lives, I might add). Well, if that's the case, it greatly helps to have friends in high places in the State's elite political groupings. Giving a contract to the firm of a powerful Republican ex-U.S. Senator definitely will win you some friends! Food for thought.. You should have been a movie director, you should have added a section on Farmajoo transporting the ring to unite them all to the mountain of fire outside buffalo new york. When looking at this situation why dont we just use ocampo's razor, namely the simplest explanation is probably the correct one, the TFG needs to sway congressional opinion in Washington D.C and craft a persuasive message, the floor has been left to bored academics such as peter pham or Burwyn to spew out their theories as they wish to. I could be wrong, lakiin niin gaal ah ina khamri caab lagu caayo seems to me deficient in gravitas.
-
Sheekh Fu’aad Maxamed Qalaf(Shongole) oo ka tirsan saraakiisha sare ee Xarakada Al-shabaab ayaa Sheegay in ay Xiriir la leeyihiin kooxaha Burcad-badeeda ah ee afduubka u geysta Maraakiibta isaga kala gooshta xeebaha ku tedsan soomaaliya iyo badaha caalamka. “Burcad-badeed in la yiraahdo waa qalad waa Xaarisul-baxar ama ciidanka badda,dhawaan waxaan amar iyo talo ku siinay inay dilaan afar maxbuus oo mareykan ah intaan xoog looga furan waana fuliyeen”ayuu yiri Shongole. Sheekh Fu’aad ayaa dhinaca kale cadeeyay inay waajib tahay in laga hortago oo lala dagalamao maraakibta Shisheeye ee uu tilmaamay inay guranayaan Qeyraadka Badaheena kadib markii ay waayeen cid ka ceshata ayuu yiri ayey Dhalinyaradaasi isu xilqaameen inay ka hortagaan. “Waxaan ugu baaqayaa inay laayaan Dhamaan Shaqaalaha ay heystaan hadii Cadawgu isku dayo inuu xoog ku furto ama kusoo weerarro taa ayaana ah abaalkooda “ayuu si kulul u yiri Fu’aad shongole oo Masjid ku yaala Deegaanka Ceelasha biyaha kula hadlayay jameeco halkaasi xalay leysugu yeeray. Hadalkan kasoo baxay sarkaalkaasi ayaa muujinaya eedeymo ay horay mas’uuliyiinta dowladu ugu jeediyeen in Xarakada Shabaab ay xiriir la leeyihiin Burcad-badeeda ka qowleysta Badaha soomaaliya iyo goobaha ka baxsan isla markaana lacagaha madax-furashada ah ee laga qaato maraakiibta iyo shaqaalaha saran loo adeegsado dagaalada ay shabaabku kula jiraan dowlada iyo ciidamadda AMISOM. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:0025261-5573321 00252699995088
-
Talaado, Maarso 22, 2011 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo xubno ka tirsan DKMG ah ayaa maanta socdaal ku tagay aagagga ay ciidamada DKMG ah iyo AMISOM kaga sugan yihiin degmada Boondheere oo ay saakay ka dhaceen dagaallo u dhexeeya DKMG ah, AMISOM iyo Xarrakatul Shabaab. Sheekh Shariif iyo xubnaha la socday ayaa tagay dhufeysyo ay sheegeen in DKMG iyo AMISOM ay saakay kala wareegeen Xarrakatul Shabaab, balse waxay awoodi waayeen inay halkaas dhaafaan kaddib markii ay weerarro soo qaadeen xoogagga Al-shabaab. Madaxweynaha Soomaaliya oo dhiniciisa ay yaalleen maydadka laba wiil oo dhallinyaro ah ayaa ugu baaqay dhallinyarada Xarrakatul Shabaab ka tirsan inay joojiyaan dagaallada, isagoo sidoo kalena ugu baaqay dagaal-yahannad ka barbar dagaalama inay dalka isaga baxaan. Intii uu socday socdaalkii ay madaxweynaha iyo xubnaha la socday ku tageen aagagga degmada Boondheere ay dowladda iyo AMISOM kaga sugan yihiin, ayaa waxaa dhacayay rasaas ay soo tuurayeen xoogagga Xarrakatul Shabaab ee ku sugan degmada Boondheere. Socdaalka gaaban ee uu madaxweynuhu ku tagay degmada Boondheere ayaa si weyn uga duwanaa kuwii hore, waxaana uu dib uga soo laabtay isagoo aan tagin goobihii uu doonayay inuu saxaafadda tuso. Xubnaha la socday madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dagaalkii saakay ay iyagu qaadeen, ayna sii socon doonaan inta ay dalka ka saarayaan Xarrakatul Shabaab oo ay sheegeen inay xiriir la leedahay urur weynaha Al-Qaacida. Dhanka kele, taliye ku xigeenka ciidamada xoogga DKMG ah ayaa kusoo bandhigay jidka Maka Al-Mukarama maydadka laba dhallinyaro ah oo uu sheegay inay ka mid ahaayeen xoogaggii Xarrakatul Shabaab ee ay saakay dagaalka la galeen. Gen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhego-badan) ayaa sheegay in shacabka oo dhan looga baahan yahay inay dagaallada ka qaybgalaan, iyadoo maydadka dhallinyarada oo xirnaa dharka lagu yaqaan Xarrakatul Shabaab ay tan iyo saakay yaalleen jidka Maka Al-Mukarama. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho. Soomaaliya
-
Talaado, Maarso 22, 2011 (HOL) – Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa maanta qoraal 18-bog ah ka soo saaray xaaladaha wadamada Libya iyo Soomaaliya, isagoo qoraalkiisa reer gal-beedka ku eedeeyay inay yihiin laba-wejiileyaal dantood kaliya ka shaqeeya, isla markaana doonaya inay boobaan shidaalka wadanka Libya. "Miyaysan Soomaaliya ku nooleyn dad bini'aadam ah oo la mid ah kuwa reer Libya ee degan Beghazi? maxaa midowga Africa looga diiday codsigoodii ay sanado badan ku cel-celinayeen Qaramada Midoobay ee ahaa in Soomaaliya laga dhigo deegaan ka caagan duulimaadka "No-fly Zone", si dad badan oo Soomaali ah ay u helaaan ammaan iyo taxadir! Mise taa micnaheedu waxay tahay in Soomaaliya aysan laheyd Shidaal ay ilaaliyaan shirkado laga leeyahay wadamada reer-galbeedka" ayuu qoraalkiisa ku yiri Madaxweyne Museveni oo intaas raaciyay "Waxay {Ree-Galbeedku} aad kululaayeen inay sharciga "Deegaan ka caagan duulimaadka" ee No-fly zone ku soo rogaan wadanka Libya, sababtoo ah waxay u ooman yihiin shidaalka Libya oo ay doonayaan inay boobaan - eeg sida ay iskaga indha tirayaan waxa ka socda wadanka Baharain iyo wadamada kale ee siyaasad ahaan taabacsan reer-galbeedka, kuwaas oo xaaladaha dadkoodu ku sugan yihiin ay ka daran yihiin Libya" ayuu Madaxweyne Museveni oo qoraalkan maanta shaaciyay. Madaxweyne Museveni oo ku jira guddi odayaal ah oo ka kooban 5 xubnood oo Ururka Midowga Africa u magacaabay inay dhex-dhexaadin ka soo sameeyaan wadanka Libya ayaa cambaareeyay duqeymaha loogeystay guriga madaxweyne Col. Mucamar Al-qadaafi, isagoo sheegay inay qalad aheyn in la weeraro wadankaas. Guddigan waxaa xubno ka ah madaxweynayaasha wadamada South Africa, Mauritania, Congo, Mali iyo Uganda. Museveni ayaa saaxiib dhow la ahaa Qadaafi, maadaama uu hub iyo lacag siiyay sanadkii 1986 markii Museveni uu soo jamhadeynayay, inkastoo labada madaxweyne sanadihii ugu dambeeyay ay isku dhacsanaayee, maadaama Museveni uu diiyay in la socodsiiyo qorshihii ballaarnaa ee uu Qadaafi soo hindisay ee ahaa in la isku furo Xusuuda Qaaradda, la sameeyo hal Baasaboor, hal Bangi iyo hal lacag, isla markaana la dhiso "Unites States of Africa" Dhinaca kale Museveni wuxuu eedeyn kulul u soo jeediyay Madaxweyne Qadaafi, isagoo ku eedeeyay inuu taageeri jiray ururada argagixisada ee inta badan hanjabaadaha ku haya wadamada reer-galbeedka iyo sidoo kale cadaadis uu ku sheegay in Qadaafi saari jiray wadamada yar-yar ee qaarada, si ay ololihiisa codka ugu deeqaan, iyadoo ay jirto diido baahsan. Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue) fblue@hiiraan.com Kampala, Uganda
-
let's now take moral high ground and show restraint about the dead, whoever they may be, so as to prove that our cause is the more justified one. No need to take anything, when it is already in our hands, a dog died today simple as that.
-
Howlo dayactir ah oo ka bilowday wadada isku xirta garoonka dayuuradaha Aadan cadde iyo Isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho Iyadoo Burbur aad u baahsan laga dareemayo wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho kuwaasoo aan helin wax dayactir ah oo lagu sameeyey tan iyo markii ay meesha ka baxday dowladii dhexe ayaa maamulka Gobolka banaadir ee dowlada Somalia waxaa uu bilaabay Olole dib loogu dhisayo wadooyinka waaweyn ee magaalada qaarkood. Howlahaani ayaa waxaa ay Maamulka gobolka Banaadir ka bilaabeen wadada u isku xirta KM4 ilaa iyo garoonka dayuuradaha Aadan cadde, waxaana saxaafada uga warbixiyay Agaasimaha waaxda Bulaacadaha iyo wadooyinka maamulka gobolka Banaadir Salaad Sheekh Xuseen, waxuuna saxaafada u sheegay in howlahani yihiin mid ay ku soo celinayan Bilicdii ay lahaan jirtay magaalada Muqdisho. Agaasimaha oo hadalkiisa watay ayaa sheegay in ay howlahaani ay sii soconaayaan ilaa ay wadooyinka magaalada Muqdisho ka noqonayaan kuwo socodkoodu fiican yahay, waxuuna balan-qaaday in ay dhismahaani haddu dhamaado ay wadada Xaawa taako ku fool leeyihiin. Waxaa hadal kooban ka soo jeediayay halka ay ka socotay shaqada dib loogu dhisayay wadadaasi Maxamed C/llaahi Cariig oo ah Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir waxuuna sheegay in ay howlahani la mid yihiin howlahii horre oo ay maamulka gobolka banaadir ka fuliyeen magaalada Muqdisho. Wadadani dayactirka uu ka bilaabay maamulka gobolka banaadir ayaa mid halbowle u ah masuuliyiinta Dowlada Somalia oo mar waliba ay u ka dhoofayaan kana soo degayaan garoonka caalamiga ah ee Aadan cadde ii mara wadadan, iyadoo wadadani markii loo eego dib habeynta lagu sameeyay ay u muuqato in ay ka yaraanayaan qasaaraha ka soo gaara masuuliyiinta Dowladda iyo Ciidamada AMISOM oo dhowr jeer loogu aasay waxyaalaha qarxa.
-
By the way did you see the documentary on hamarweyne on universal t.v aired a couple of weeks back?
-
I think it would be more embarrassing to follow a none existent country, with no embassy anywhere in the world, with no recognition from any one, except for Xaji xunjuf with a forged letter from a gmail account? The Somali ambassador in Italy is active and Italy's parliament is the first in the EU to recognize the Somali passport. What does you qabilistan have to offer on this topic. Daad nool wa hadlaa eey na wa ciyaa.
-
Pakistan to support Somaliland recognition – Letter
Liqaye replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Hahahaha gmail.com miyaa arinta mareeysa? -
Saalax;704047 wrote: Amiin. Bwahaha amiin kulahaa ...you started this topic with the most mind numbingly horrid intentions, indeed your reference to the squatters where "the children of Sharif" little knowing that I CAN assure at least half of those squatters and those that entrust themselves to God in crossing the Mediterranean to italy, and indeed some of those in the pics you posted are from the Triangle and this is a shame all somalis share, seeing as that is the SOMALI embassy.... lakiin waxaas ka sokow raaga nimadha aa kugu yaar niyow, you should have stuck to your guns instead fuuleynimo baa amiin ka so yeeray!!
-
Waar ninkan salaax ha laa iga qabto, google search keygi iga xumeyneya Stick to the topic boys, grade school debating tactics of character assassination will not work.
-
You are mistaken there is no somaliland, there is a qabiil that wishes to spoon fed its halucinations to others, as for increasing or decreasing their desire to join or not southern somalia is not being debated their is no separation beyond the minds of a clan and their leadership who wish to be big fish in a small pond. As for what the article is refering to currently Both Godane and al- afghani [the real head of al-shabaab] ARE in hargeisa and leave and return at will... in al-afghani shocked the life out of Sheikh Adan [sirro] by visiting him in Hargeisa swearing that nothing he might say or do would stop al-shabaab. As for burco this city has provided a disproportionate number of the extremists in the ranks of al-shabaab. Dont move the discussion to a desire to seperate or other such non-sequiturs because the topic is Hargeisa the Mother Burco The Father..
-
Waa nin ceynkee ah Safiirka cusub dowladda soomaaliya ay usoo magacawday wadanka sudan......... Ahmed Moallim Fiqi wuxuu ku dhashay sanadka marka uu ahaan 1971, magaalada Mogadishu , intaa kadib Ahmed wuxuu u guda galay waxbarashadiisa dugsiga hoose iyo dhexe, heerkiisa dugsiga sare wuxuu ku soo qaatay gugsiga sare ee kaasabalbalaare sanadka marka uu ahaan 1988kii Ahmed Moallim Fiqi intaa kadib wuxuu usii guda galay waxbarasho heer jaamacadeed wuxuuna Arday ka noqday Jaamacadda Umadda gaar ahaan “Kuliyadda Qaanuunka”sanadka marka uu ahaa 1990kii Ahmed Fiqi xiligaasi uma aynan suura gelin in uu sii wato waxbarashadiisa Jaamacadda Umadda, balse sanadka marka uu ahaa 1991kii wuxuu deeq waxbarasho ka helay Dalka sudan Jaamacadda Khartoum gaar ahaan “Kuliyadda Beeraha” wuxuu ka qalin jabiyay sanadka marka uu ahaa 1998kii . Marka uu ka qalin jabiyay jaamacadda Khartoum wuxuu u ruqaan-saday Aaday wadanka soomaaliya isagoo qeyb ka noqday mid kamid ah iskuulada ku yaala xamar iyo Ururada bulshada, muddo gaaban kadib wuxuu xubin ka noqday Maxkamadihii islaamiga, isbaheysiga dib u xureynta Dhowr sanno kadib Ahmed Fiqi wuxuu aaday wadanka Malaysia isaga oo durbadiiba biloway in uu u guda galo waxbarashada Majesteerka ah , Takhasus master Of Management. Ahmed Fiqi marka uu Qaatay darajada majesterka wuxuu biloway in uu waqtigiisa ka faa’iideysto wuxuuna u guda galay in uu dhigto daraaso kala duwan sida “Business administration,warfaafinta,diplomaasiyadda iyo intaasi in kabadan” Ugu danbeyntii Ahmed Fiqi wuxuu noqday mid kamid ah la taliyayaasha iyo Ergeyga gaarka ah ee madaxweyne Shariif, dabayaaqadii 2010 Ahmed Fiqi waxaa loo magacaabay Danjiraha dowladda midnimada qaran ee soomaaliya u fadhiyo wadanka Sudan Wariye: Anwar Bakhiit Madaxa warbixinada dayniile.com Ee qaarada Africa & Asia Sudan-Khartoum Email:- wararka@live.se
-
Donald Anderson can his wet dreams where ever he wants and how ever he wants, but the reality on the ground is still the same however you would like to dress up shit in a silk stocking, somaliland is still a qabiilist dream rejected by all those that are not defined by colonialist boundaries. We hope to see Donald Andersons view on the reality of the crimes being commited in sool.
-
Mudug University Our mission at Mudug University is to provide our student with education of the highest quality. Groom their personality and inculcate in them a sense of confidence, commitment, competency, responsibility and excellent and dedication towards their profession, their society and their country. We will strength Somalia education system and promote inclusiveness. We are dedicated to serve all students who are seeking education. The Mudug University (MU) will promote the understanding, prevention, and treatment of diseases through excellence in teaching clinical practice and research. We are dedicated to nurture, promote and provide long life scholarship deep learning for career and personal advancement. We are dedicated to champion the higher education system of our beloved country (Somalia). We provide an atmosphere of mutual respect and free of prejudice and intolerance. We assist all individuals that are committed, conscious and responsive to the needs of the many communities. We have created and support partnerships with the local community in order to achieve common goals, inspire, and empowers individuals within the community. Mudug University is a non-profit making educational institution with no political affiliation, established to meet the needs of the students. The Mudug University is keen to engage internationally to fulfil a vision of globally responsible citizenship. We have significant capabilities in the areas of Nursing, Education, and vocational trainings. Our Faculty professionals are well-qualified, well-regarded and positively orientated towards international engagement with potential partners. We are interested in validation, progression and articulation opportunities that can make a difference to the individual capacities of students and, through them, contribute towards the MDGs. http://www.muduguniversity.com/
-
Wafdi ka socda ahlu sunna oo soo gaarey xarunta galmudug Galkacyo-hobyonet) Wafdi balaaran oo ka socda ururka ahlu-sunna wal jameeca ayaa soo gaarey magaalada xarunta galmudug ee koofurta galkacyo. Wafdigan oo u hogaaminayo Sheekh Maxamed xuseen owliyo oo ah wakiilka ahlu sunna ee qaaradda yurub ayaa garoonka diyaaradaha galkacyo xubno ka tirsan ahlu sunnada ee badbaadada qaranka la magac baxay. Xubnahan ahlu sunna ayaa la filayaa iney kulamo ku qaataan gudaha galmudug iyadoo kadibna lagu wado iney u sii gudbaan gobolada dhexe gaar ahaan galmuduud halka oo todobaadyadii ugu danbeeyay ay ku dagaalamayeen xarakada mujaahidiinta al-shabaab iyo ahlu-sunna. Www.hobyonet.com
-
Madaxweyne Caalin oo isku shaandheyn ku sameeyay golaha wasiirada ee galmudug GALKACYO-HOBYONET) Madaxweynaha Galmudug State Maxamed axmed Caalin ayaa maanta soo saaray wareegto cusub uu ku magacaabayo wasiiro cusub isla markaana isku-shaandheyn ku sameeyay qaar ka tirsan wasiirada iyo agaasimayaal. Madaxweynaha ayaa u cuskaday wareegtadan qodobka 49-aad farqadiisa 12-aad sidaasi darteed madaxda la magacaabey u rajeynayo iney ku guuleystaan xilalkooda ayna ka soo dhalaalaan howsha loo dhiibey. MAGACYADA IYO XILALKA LOO MAGACAABEY: 1-C/laahi Jaamac Dhoore wasiirka macdanta biyaha & tamarta. 2- Burhaan Warsame Cigaal Wasiirka howlaha guud & sportiga. 3-Col. C/laahi Aadan Xuseen Wasiirka maaliyada iyo lacagta. 4-Maxamed Cali Nuur Xaaji Wasiirka warshadaha tacliinta sare. 5-Ing. Cabdi Maxamuud Biday agaasimaha guud wasaarada maaliyada. 6- Shamso Axmed Siyaad Wasiirka Haweenka & arimaha qoyska. 7- Maymuun Cali Nuur Ku-xigeenka Haweenka & arimaha qoyska. 8-Yuusuf Cabdi Lare Agaasimaha Guud Wasaarada X.xoolaha. 9-Sahra Maxamed Cali Agaasimaha guud Wasaarada Macdanta biyaha & tamarta. 10-Mahad Geelle Salaad Agaasimaha guud wasaarada arimaha gudaha & Amniga. Wasiirada qaarkood ayaa hore u hayey wasaarado sida C/laahi jaamac dhoore, Burhaan Warsame Cigaal, Maxamed Cali nuur xaaji. Halka golaha wasiirada lagu kordhiyey sadex wasaaradood, haweenka iyo arimaha qoyska, howlaha guud iyo sportiga & Macdanta biyaha tamarta. By zaciimka Galkacyo-galmudug.
-
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Iskaashiga iyo Dhaqaatiir oo soo gaarey Galkacyo Wafdigan uu hogaaminayey wasiirka iskaashiga iyo xiriirka caalamiga ee dowlad goboleedka galmudug waxaa ka mid ahaa Dhaqaatiir isugu jirta somali iyo ajnabi,qurba joogta galmudug iyo xubno kale. Wafdiga ayaa garoonka diyaaradaha galkacyo waxaa si weyn ugu soo dhoweyey xubno ka tirsan golaha wasiirada galmudug iyo baarlamaanka iyadoo ka dib loo dhaadhiciyey xarunta madaxtooyada galmudug oo ay kulan kula qaateen madaxweyne Caalin iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada. Xafladii soo dhoweynta ee lagu qabtey xarunta madaxtooyda ayaa waxaa ugu horeyn ka hadley wasiirka iskaashiga iyo xiriirka caalamiga Cumar Maxamuud Rooble ( Cumar Suuri) oo ka warbixiyey safarkiisa uu ku tegey dalal ku yaala yurub iyo africa isagoo xusey in beesha caalamka ay xiligani u soo jeesatey wax u qabashada galmudug taasi oo ka danbeysay aqooonsi buuxa oo galmudug ay ka heshey caalamka sida maamul goboleedyada kale ee jira. Dr Dalmar oo horkacayey Tiim Dhaqaatiir ayaa sheegey in Galkacyo waqooyigeeda iyo gobolada galmudug, ay ka fulinayaan Howlo indha Fiiqis lacag la’aan ah oy ka qeyb qaadandoonaan dhaqaatiir soomaali iyo ajnabi isugujira. Madaxweynaha Galmudug Maxamed axmed Caalin ayaa ugu danbeyntii halkaasi ka hadley isagoo si weyn ugu mahadceliyey wasiirka iskaashiga galmudug howlihii uu soo qabtey iyo sidoo kale Dr Dalmar iyo Teamkiisa oo Galkacyo u soo gaarey wax u qabashada bukaanada araga indhaha wax ka qaba. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadley xaaladaha abaaraha iyo waxbarashada ee ka jira deegaanada galmudug iyo sidii loo balaarin lahaa wax qabashadooda, iyo iskaashiga deegaanada ay ka jiraan amaan darada aan sidaasi u balaarneyn.
-
Maxkamadda Galmudug oo xukun qisaas ah ku ridey eedeysane hore u diley gacansade caana Galkacyo-hobyonet) Maxkamadda derejada koowaad ee dowlad goboleedka galmudug ayaa maanta xukun qisaas dil ah ku xukuntey eedeysane horey magaalada hobyo ugu diley nin ganacsade ah oo si weyn looga yaqaano deegaanada galmudug. Qaadiga maxkamada derajada koowaad ee magaalada xarunta galmudug galkacyo Sheekh maxamuud sh.cali ayaa sheegey in eedeysane Maxamed jaamac maxamed 20kii bishii febraayo uu si bareer ah magaalada hobyo ugu diley allaha u naxariistee ganacsade maxamed cabdi jaamac (xabeeb) maxkamaduna ay ku xukuntey dil in lagu fuliyo iyadoo ay goob joog ka ahaayeen xukunka maxkamadda dadweyne aad u fara badan oo ay ku jireen qoysaska dilaaga iyo marxuumka. arinkana ayaa noqoneysa talaabo si weyn loogu riyaaqo isla markaana yareeyn karta falalka amni daro ee dilalka iyo dhibaatooyinka ka dhaca deegaanada galmudug. www.hobyonet.com
-
Madaxweynaha caalin oo ardayda ka codsadey inay gacan ka geystaan amaanka galmudug Galkacyo-hobyonet) Madaxweynaha maamulka galmudug state Maxamed axmed caalin ayaa ardeyda kala duwan ee dugsiyada iyo jaamacadaha galmudug ugu mahadceliyey kaalintii ay ka geysteen dhiirigelinta dhinaca nadaafada iyo abaaraha ka jira deegaanada galmudug state. Madaxweyne Caalin oo ka hadlayey xaflad balaaran oo ay goob-joog ka ahaayeen golaha wasiirada galmudug ayaa si weyn u soo hadal qaadey doorka ardada jaamacadaha iyo adugsiyada ku yaala galmudug ka geysteen taakuleynta dadka abaaruhu ku dhufteen iyo soo celinta bilicda magaalada koonfurta galkacyo ee xarunta u ah galmudug state. Caalin waxaa uu ka hadley sida aan looga maarmin marnaba kaalinta ardeyda isagoo ka codsadey inay gacan weyn ka geystaan sidii loo baabi`in lahaa isbaarooyin uu sheegey in la soo dhigey deegaano ka tirsan galmudug walow aysan badneyn hadana waxaa uu sheegey in maamulkiisu ka hor tegi doono arinkaasi. www.hobyonet.com
-
It seems to me that it would be appropriate to consolidate information and news on this recovery zone to this thread.
-
Hargeysa the Mother of the Somali Terrorist group Al-Shabaab. Hargeysa the Mother of the Somali Terrorist group Al-Shabaab. Shabab leaders from Somaliland capital Hargeysa are mainly to blame for destroying Southern Somalia. As far as most Somalis are concerned, the people who are destroying Somalia are from The Break away republic Of Somaliland who wants to entertain international recognition. Perhaps the Southern Somalia’s woes and wars; are the efforts of people from Somaliland who want to achieve international recognition for Somaliland. There has been no time for political settlement in the south, rehabilitation or reconstruction. The- population from southern Somalia have scattered around the world and Most do not know where their loved ones are and whether they are still living or dead. They live in fear under a heavy Shabab military presence, led by Ahmed Abdi Godane, also known as Moktar Ali Zubeyr Godane the Amir of Shabab or the star of Hargeysa. Ahmed Abdi Ow Mohamud Godane was born in Hargeysa, the capital of Somaliland in 1968. He is from Arab sub-clan of the **** clan. He received a scholarship to study in Pakistan funded by a Saudi blind millionaires. He used to visit Afghanistan during holidays to train with the Taliban. In 2001Godane returned to Hargeysa, Somaliland. He began preaching in Abu-Bashir mosque in central Hargeysa and recruited thousands of young men to fight in the south if Somaliland was to have any chance of recognition. Later Godane left Somaliland following an agreement with some well know Somaliland political leaders such as the current president Siilaanyo, Faysal Ali Warabe and others. The agreement was to infiltrate the Islamic courts in the South and to cause havoc and unrest until Somaliland is recognize. Ahmed Godane was given unlimited budget through Dahabshiil money transfer. When the Islamic Courts Union came to power in southern Somalia in 2006 Mr. Godane who gave himself the name ´Abu-Zubeyr emerged as the general secretary for the ICU. During the start of the war with Ethiopia late 2006, Godane was wounded and was flown to Sudan for medical treatment. He was brought back to southern Somalia in February 2007 where he continued his terror mission. Many Somalis believe that a rich businessman from Somaliland’s city of Burco is the financer of the war in the south (DAHABSHIIL). These men and many other Somali Landers in Shabab ranks are largely responsible for the instability of Southern Somalia and indiscriminate killing of civilians and for the destruction of Somalia. They should be brought to court to answer for the crimes they have committed. It’s worth noting that money transferred from the western countries is monitored however, the transactions within Somalia are not monitored, and any John Doe can transfer millions of dollars to anyone. When will the international community realize that Somaliland is ALSHABAB and ALSHABAB is SOMALILAND? Ahmed Godane is from Hargeysa. Dahabshiil is from Burco. Shiikh Ali Warsame, the Son-in-law of Hassan Dahir Aways is from Burco. We can conclude that since HARGEYSA is the mother of Terrorism then the city of BURCO must be the Father. Ali Dhakaawe oodagooye@yahoo.co.uk
-
Gudiga amniga DKMG oo wado qorsho wax looga qabanayo ciidamada dhibaatooyinka geesta. March 21, 2011 - QOL - Waxaa sii kordhaya mas'uuliyiinta iyo hey'adaha dowladda KMG ee sheegaya in wax laga qabanayo dhibaatooyinka soo noqnoqday ee ay u geestaan ciidamada dowladda dadka shacabka. Gudiga amniga baarlamaanka dowladda KMG ayaa sheegay inuu wado qorsho wax ka tari kara dhibaatooyinkaas mar walba ay ku kacaan ciidamada dowladda KMG. Xildhibaan Xuseen Caraale, gudoomiyaha gudiga amniga ee baarlamaanka ayaa wuxuu yiri: "waan daba galaynaa, kama harayno, sharciga ayaana soo taagaynaa". Wuxuu si gaar ah uga hadlay is horistaag askarta dowladda KMG ay ku sameeyaan mucaawinada loogu tala galay shacabka tabaalaysan ee barakayaasha ah. "Waxaa dhamaaday in shacabka laga horistaago mucaawinada loogu tala galay, wixii hadda ka dambeeyana wax ka qabasho dhibaatooyinkaas ayaan ku jirnaa," ayuu yiri Xildhibaan Caraale. Qaar badan oo ka mid ah askarta ciidamada dowladda KMG ayaa waxaa la arkaa mar walba iyagoo marna dhibaatooyin kula kacaya shcabka marna dhexdood isku jeesanaya.