Liqaye
Nomads-
Content Count
1,954 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liqaye
-
and why villa isnt that an italian thing, why not call it a semi-detached, or victorian or [and I KNOW this will appeal to you] Mansion Somaliland...?
-
looooool Balmoral in the desert miyaa.... just asking for some originality
-
Nice building after renovation very nice. But cant you guys be more original villa somaliland .... call it villa hargeysa copy cats.
-
Pakistan to support Somaliland recognition – Letter
Liqaye replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
isqarxis;704369 wrote: ninkani dukan dhar ayuu islamabad ku haysta.shame shame shame Hahaha wery wery good price, and they can add recognition spesial price. -
Somaliland vice president opens new university laboratory + PICS
Liqaye replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
University of Hargeisa is improving day by day good work. -
^^^ Thats right worse for wear but standing. Somaaliya Hanoolato!!
-
So where you come from warlords can be impeached? Where did you get this info on the telephone or another somali forum?
-
Saraakiisha ciidamada Milateriga dowlada Somalia oo guulo ka sheegtay dagaalka ka socda Muqdisho, meydadna soo bandhigay Saraakiil ka tirsan ciidamada milateriga dowlada Somalia ayaa guulo ka sheegtay dagaalo saaka bilowday oo welina ka socda degmooyinka Hodan, H/wadaag iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo dhexmaray ciidamadaa dowlada iyo AMISOM oo dhinac ah iyo kuwa Xarakada Al-Shabaab. Abaanduulaha Ciidamada xoogga dowlada Somalia Jen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhego-badan) ayaa ku soo bandhigay jidka Maka Al-Mukarama maydadka laba dhallinyaro ah oo uu sheegay inay ka mid ahaayeen xoogaggii Xarakada Al-Shabaab ee ay saaka dagaalka la galeen. Sidoo kale Jananka ayaa intaa ku daray in ciidamada dowlada ay la wareegeen dhufeysyo ay difaac kaga jireen ciidamada Al-shabaab, qasaare culusna u geysteen isagoo sheegay iney dagaalka sii wadi doonaan ilaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka ay ka saarayaan Xarakada Al-Shabaab. Jen. Dhego-badan ayaa sheegay in shacabka oo dhan looga baahan yahay inay dagaallada ka qayb galaan, iyadoo maydadka dhallinyarada la soo bandhigayna aysan xirnyen dharka lagu yaqaan ciidamada Shabaab taasoo sababtay in dad badan ay su’aalo ka keenaan. Dhanka kale Waxaa isaguna ka hadley dagalada manta iyo sheegashada Sraakiisha Dowlada Afhayenka Dhinaca howlgada ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Shiikh Cabdixasiis Abuu Muscab oo warbaahinta la hadley ayaa sheegay in aysan jirin wax fariisimo ah oo lagala wareegay ayna tahey wax aan jirin. Mana jirto cid ka madaxbanaan labadaan Shegasho ee iska soo horjeeda ee dhica Dowlada iyo Xarakada shabaab oo si rasmiya uga warbixisey dagaalka iyo guulaha ay kala sheganayaan intaba
-
Brother anwar I don't have a link maybe if you check on youtube...
-
Indeed sister excellent work and the school looks very good.
-
Paragon your nick is most appropriate, and what you say holds a lot of water. The TFG still does not hold the upper hand either in terms of economics, military or land, but what we do have in the spirit of somali disscusion is an ability to debate and accept different views regardless of hard felt emotions. So I will not start topics with the preface I used mostly as you said because we are diffrent and also because.. Fido had nothing to do with it.
-
Kaftan; For heaven's sake, a 1200 years old dynastic sultanate from Great Geraad DHIIDHIIN to present day cannot, no wait, allow me to capitalise that -CANNOT- in fact dare not, become the subjects of isolent, make-believe rag-tag micmicry-statehood of Siilaanyoland! The old master of the 'Sultanate of Somaliland' would rather dig his own grave, and shovel himself in. Those be fighting words