Beer-Gaal

Nomads
  • Content Count

    725
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Beer-Gaal

  1. he is native Bajuun Islander, having seen his two siblings photo I wonder where his stepfather's come from?
  2. Jacaylbaro;823562 wrote: I was supposed to visit Buuhoodle last week .... still planning though Waar don't go there please waa meeshan kugu nacay anoo kuu hanwayn , remember your infamous war drums!.
  3. Masha'allah Taleex aad ayay dhisantay , waxaan tagay mid 1995 i was Geeljire by then, geela ayaan darminayey ninkii yaqaan baa yaqaan!.
  4. JB , Xagee laga keenayaa Cable ka ma kii Djabouti mase UAE? yaase u adkaaday labadii qolo isku haystay mashruucan?
  5. Make sure they handcuff his legs as well ,we don't want him picking the lock with his toes. ;)
  6. Geel Raac wax layiraa majiraan in afsomali, waa Geel jire, Ari Raac baa jira. nice though, i would have done the same .
  7. Yaa kuyiri Somali baa wax akhrida? muu yiraahdo fadhikudirirkooda ayaa looga sheeka xumayey Constitution ka.
  8. Nin-Yaaban;822257 wrote: Xiimaaye.....sxb, Su'aaal. Is there OIL or NOT? Naafto miyaa ? booowe aa buuxdaa.
  9. If Old Aideed was Mujaahid then his son must included in to Mujaahid club too !don;t you think Dictoore? whatever Hussein did was continuation of his dad's mission impossible two.
  10. Lately I'm disliking more the word Mujaahid!.
  11. Reer Bisad , reerka somalia ka degila'dahay qayladooda iyo sawaxankooda,!.
  12. Dr.KU hade national arm wuxuu uyaqaan PIS iyo waardiyaasha Faroole , sorry I mean PDF.
  13. Kanina (Relentless) ma bishii hore ayuu dhashay? timirtii horeba dab loowaa!!!.
  14. Carafaat;821597 wrote: Dr.Osman, do you have a picture of Hotel 5star? And how is the hotel/restaurant called when you just enter the town on your right side? With all the green tree's, looks like a trobical green jungle? Bosaso wuu tagay horta. waar yaa ku geeyey 5star inta dunidu ka leegtahay? hada waa ladumiyey meeshaan hoosta shopping malls iyo electronic shops weeye, dusha three floors waa Guest house. Hotel Panaroma must be the green place you mentioned.
  15. Shinbir Majabe;820745 wrote: Xaajiyow, bal labadaas title isu fiiri.. Midna waa Raysalwasaaraha Somalia oo ah nin aqoonyahan ah oo Dalka waxbadan u qabtay, Midna waa Madaxa Shabaab oo ah koox argagixiso ah. (haddii aad ahaan lahayd Maadeey! kuma su'aali lahayn:D). F.G. Raysalwasaaraha CabdiCawar lama dhaho, waa magac aad jeebkaaga kala soo baxday. XX for your own sake iska qiro oo dheh Qabyaalad uu bay ka tahay arinku ee maaha Kabaabi !.
  16. Mogadishu Version of PSA (Puntland Security Agency). Why Alpha group though , magac somali ah miyey waayeen ?
  17. Xaaji when it comes to Somaliland issue even your common sense xataa mashaqayo miyaa ninyihoow?. waar waa lagu qoslayaa reerka markay waxaan lasoo shirtagaan.
  18. Samafal;820555 wrote: lol waxay og yihiin in lagala xisaabtamayo waxa ay ka gaysanayaan Sool, Sanaag iyo Cayn, iyaguna ay dhahaan waa na la baa bi'yaya ee hanalaka xaaltamo, raga ka warqaba arintana way ka baqayaan, waxay rabaan inay lahadlaan rag aan ka warqabin waxa laysku haayo. Exactly. nin aan aqoon meel ay kutaal Sanaag/sool hadii mustaqbalkayga lawaydiiyo waa dhib.
  19. oo gudigu maahayn 7 xubnood miyaa ? war igatag Shimbirow nin siiga-case seexday baad u egtahaye.
  20. Every one knows the majority of People in Sool and Sanaag oppose the Secessionist agenda , wouldn't it be such good idea for Somaliland which claims to be progressive democracy , at least to accept the pro-Unions in these two be represented in the talks inform of Ilkajiir and Daud?. as they will in anyway!!.
  21. نَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ very sad indeed. But why haven;t they mention the boy's Dad ? I think he must dadka madow who happens to be noneMuslim. any way Somalis/Muslim in Ottawa must step in and help the boys.
  22. Asagaa ku dhib qaba miyaa laankiisa ? KKK I doubt laakin in reer bari saan kudheheen!
  23. Burn Notice;820167 wrote: Has Farole's presidency been extended for an additional year to Jan 2014? Anyone ? Anyone ? Yes Imaam Faroole has one more year to stay in power.
  24. none of your business! Macarfeyhoow. who knows it could me!!