Member-sol-

Nomads
  • Content Count

    345
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Member-sol-

  1. I wonder what Jacaylbaro hopes to achieve by posting these articles. War dulmigan illaahey raali ka ma aha. It seems each day the people of somaliland, and their leaders, reach a new low.
  2. And somehow this will help in your recognition? By these actions, somaliand will bring the conflict in the far south in it's door step, all on its own.
  3. Sheekadii waay soo cadaanaysaa, nimanka djibouti joogana warkoodi gabogabo ayuu marayaa. Reports of ethiopian generals being met in sanca, Reports of a power sharing deal propogated by none other than abdalla saalix, this men who has history of being a close ally of ethiopia, are all being speculated. But I'll hold my tongue till matters make plain themselves.
  4. Illaahey wuxu yiri ninkii gaalada la safta, ayaguu la mid yahay. Qofkastana ninku jecelyahay ayaa maalinka yowmul qiyamma lala soo saari. Maqal fatwada uu ka bixiyey sh. boqolsoon (rexamahullaah) gaalo lala safto, iyo waxey diintu ka qabto dadka aaminsan waxaa loogu yeero demoqraadiyayda, shuuciyada, iyo mabaad'da aaminsan in diinta aan wax xukun ah lala wadaajinin. http://www.addacwah.com/Muxadaro/Sh_Maxamed_Axmed_Rooble/Fatwo%20Caam%20ah.mp3 iyo http://www.addacwah.com/Muxadaro/Sh_Maxamed_Axmed_Rooble/xaalada.ram
  5. Check Hiiraan.com, and also soomaalinews.com
  6. Muxadaaro cajiib ah, uu jeediyay sh boqolsoon [rexamahullaah] oo ku saabsan soomaalida http://www.addacwah.com/Muxadaro/Sh_Maxamed_Axmed_Rooble/xaalada.ram
  7. A new documentary came out showing gabre giving orders to TFG commanders. It would be an eye opener for many of you lost in illusions.
  8. The Ethiopians were trained by the U.S., Ugandese were trained by G. Britain, and the Burundians were trained by France. If the nations that supply these countries with the resources to stay in Somalia, decide to send their own troops under the guise of "UN peace keepers" What differentiates them from the current mercenaries in Somalia? Muxaadarada waxaa so jeediyay sh. boqolsoon (raximahullaah)
  9. “Am I one of the oppressors…?” When Ahmad bin Hambal was imprisoned, one of the prison guards came to him and asked him: “O Abu ‘Abdillah! The hadith that is narrated regarding the oppressors and those that aid them - is it authentic?” He said: “Yes.” The prison guard then said: “So, I am considered to be an aide of the oppressors?” Imam Ahmad replied: “No. The aides of the oppressors are those that comb your hair, and wash your clothes, and prepare your meals, and buy and sell from you. As for you, then you are one of the oppressors themselves.” ['Manaqib al-Imam Ahmad' by Ibn al-Jawzi; p. 397] http://iskandrani.wordpress.com/2008/02/09/am-i-one-of-the-oppressors/
  10. Six killed in clashes between Somali pirates and Islamists Saturday, May 24, 2008 MOGADISHU (AFP) - At least six people have been killed in clashes between Islamic fighters and Somali pirates in a Somali port, local elders said Saturday. The Islamist fighters attacked the pirates in Hobyo, 450 kilometres (270 miles) north of the capital Mogadishu on Friday, just after they had released a Jordanian-flagged cargo ship seized nearly a week earlier. "Two Islamists and several pirates died in the fighting which lasted more than an hour," one of the elders, Abdinasir Diriye, told AFP by telephone. An Islamist leader said four pirates and two Islamists had been killed in the shoot-out, adding that they had also arrested several of the pirates. The hijacked vessel, MV Victoria, which had been seized on May 17, was released Friday. Local elders had said Islamist fighters had threatened to attack the pirates if they did not release the ship. The Islamists controlled a large swathe of Somalia for several months before they were routed early in 2007 by Somali forces backed by Ethiopian troops. Since then they have launched almost daily guerrilla attacks in Mogadishu and outside the capital. The waters off Somalia, which has not had an effective central government for more than 17 years, are considered among the most dangerous in the world for shipping. More than 25 ships were seized off Somalia last year despite US navy patrols, according to the International Maritime Bureau. Source: AFP, May 24, 2008
  11. Marka hore waxaan idinku salaamay salaanta islamka, asc/wr/wb Arrintan ku saabsan sh. sharif ahmed, waxaad wada ogaataan, karaamada, iyo sharafta ummada soomaaliyeed eey u heeyso sh. sharif, in eey tahay xaqqa iyo xoreynta dalka uu u istaagay, arrintana haduu ka laabto, kama duwaanaan doono kuwa hada tigreega hor boodaya. Ta labaad, wax cadayn ah hadii aanan lahayn oo ku sabsan arrintan, ha laga daayo aflaagada sheekha, illaaheyna kitaabkiisa wuxu ku yiri (swt) يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِن جَاءكُمْ فَاسِقٌ بِنَبَأٍ فَتَبَيَّنُوا أَن تُصِيبُوا قَوْمًا بِجَهَالَةٍ فَتُصْبِحُوا عَلَى مَا فَعَلْتُمْ نَادِمِينَ w/salaam.
  12. Ciidanka Itoobiya oo amray in laga qaado ciidanka DFKM inta u dhexaysa Banaadir iyo Bay Posted to the Web May 22, 12:21 Marka:-Ciidanka Itoobiya ayaa waxay amar ku bixiyey in la qaado ciidanka ku sugan inta u dhexaysa gobalka Banaadir iyo Bay ka dib markii ay kala garan waayeen kooxaha ka soo horjeeda DFKM iyo ciidanka aan wax sumad ah wadan oo daacada u ah DFKM. Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka Shabeelaha Hoose ee DFKM ayaa waxaa ay sababeen amaan xumi iyo lacag leejo ah oo ay ka qadaan gawaarida isaga goosha Banaadir ilaa Bay. Ciidanka Itoobiya ayaa dhowr jeer waxaa khasaaro loogu geystay wadad dheer ee isku xirta gobalka Banaadir ilaa gobalka Bay waxaana dhowr jeer weeraro gaadmo ah ku qaaday Mujaahidiinta AL-Shabaab iyo kuwa Jabahada Islaamiga ee soomaliya (JIS). Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdulqaadir Sh. Maxamuud Nuur, ayaa waxaa uu sheegey in amar lagu siiyey Ciidamadaasi in ay isaga baxaan goobihii ay ku sugnaayeen Ciidanka Itoobiya ah ayaa la sheegayaa in ay soo buuxdhaafsheen gobalka Gedo iyo Baydhabo ka dib markii uu sheegay Raisulwasaaraha Itoobiya Meles in aysan ciidankiisa ka baxay Soomaliya inta ay Jihaadiyiin ku sugan yihiin gudaha Soomaliya. Maxamed Cali Halgan.net
  13. This is precisely why negotiations with the TFG are worthless, the men who makes the decision is meles, and he is not leaving anytime soon.
  14. Salaamun calaa mina tabacal hudaa Somaliland does not have a foot to stand on without ethiopia's blessings. We have seen time and again, how loyal and dependent somaliland is on ethiopia, handing over innocent somalians over to ethiopia, the free access ethiopia has over berbera port. Most of us have seen the ugly beating of sh. ismaacil for speakinga against ethiopia.
  15. Asalamu alaykm wr/wb Things don't look good for the TFG. It seems they are concentrated in baidoa, and mogadishu only. Even in Bay region, shabaab fighters move about freely, entering towns.
  16. The two sharifs have arrived in Djibouti, even though members of the ARS said the decision to hold talks was premature.
  17. "Xalku Wuxuu ku xiran yahay in TFGda ay labo eray kaliya tiraahdo oo ah 1) In Ciidamada Itoobiya ay Waddanka ka baxaan iyo 2) In Ciidamo United Nationka ka socda Soomaaliya la keeno, Markaa wax walba weey Hagaagayaan, Annagu Heshiiska ma diidanin ee Dowladdu ha'oggolaato in Ciidamada Itoobiya Waddanka laga saaro" Hadalkaa waxa yiri Ninka Horjoogaha ka ah Kooxda Isbahaysiga Dib'u xoreynta Meteleysa ee ku sugan Magaalada Jabuuti C/Raxmaan Cabdi Shakuur, Mar uu Wareysi siiyay Idaacadda V.O.Ada, Isagoo weliba Muujiyay in ay Raalli ka yihiin Kooxdoodu Dowladnimada C/llaahi yuusuf iyo Kooxdiisu ay sheeganayaan. Kooxdan Isbahaysiga ka soo fallaagowday ee Jabuuti Shirka kula qaadanaya Gacan ku dhiiglayaashii Shacabka Soomaaliyeed gacanta u geliyay Cadawga Tigreega ah isla markaana ku caawinaya Gumaadka Mujtamaca Soomaaliyeed, Marnaba ma meteli karaan Ummadda Soomaaliyeed, Magaca Bulshada Soomaliyeedna kuma hadli karaan, Kooxda Mbagathi ee Tigreega Addoonta u ah Dambiilayaashana ah haddii ay Dowlad ku sheegayaan haku biiraan, Iyagoon waxba Qiic isku qarin. Maanta markii Ummaddii Soomaaliyeed laga dhigay wax la xasuuqay iyo kuwa la barakiciyay oo Geedaha Dushooda saaran marka ay leeyihiin waan Aqoonsannhay Kooxda Mbagathi ee Itoobiya hanaga saaraan, Ma waxay moodeen in Shacabka, Iyo Mujaahiddiinta Dhiigooda Qaaliga ah u huray iska dulqaadidda Cadawga iyo kuwa u adeega uu Halgankoodu yahay mid lagu qasaaray?. Shacabka Soomaaliyeed iib ma'ahan Afduubna uguma Gorgortami kartaan idinkoo Sandareerto yar ka raadsanaya Cadawga Culimadeennii iyo Carruurteennii cunay, Bulshaduna weey idinka feejigan tahay Ilaah mahaddiina maanta waxaa Goor hore idin fashiliyay Culimadii aad ku dhex dhuumaneyseen ee aad kula mideysneedeen Magaca Isbahaysiga Dib'u xoreynta Soomaaliya. Dabcan waa Dhammaadkii Filimka,Dadku wuu kala hoobanayaa, Qolaba dhinac beey aadeeysaa, Shaqsi walibana wixii u qarsanaa baa soo baxaya, Xalkana waxa kaliya oo ka haray inta ay inaga miirmayaan inta idinkoo kale ah ee weli isku dhex qarinaya Bulshada Niyadda Wanaagsan, ee Diinta iyo Waadaniyadda ka run sheegaya. -QAADISIYA- [ This is coming from guys who plastered their websites with pictures from the convention in which this coalition was founded]
  18. Ciidanka PIS ee Puntlland oo 5 nin ka qabtay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Boosaaso Posted to the Web May 14, 01:42 Boosaaso:-Waxaa xalay ay ciidan ka tirsan kuwa PIS Puntlland ay qabteen 5 nin oo ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ,raggaan ayaa waxaa ay ka yimaadeen dhinaca Jabuuti iyadoo la sheegayo in ciidankaan ay ku andacoonayaan in raggaan ay ka mid yihiin Isbahaysiga dib u xoraynta halka wararka qaar ay sheegayaan in raggaan xiritaankooda ay ka danbayso arin siyaasadeed oo ay ku lug leeyihiin madax ka tirsan maamulka Puntlland. Waxaa soo baxay isla xalay in raggaan loo safriyey magaalada Garoowe taas oo ay dad badan ay walwal ka muujiyeen in raggaan loo dhiibo ciidanka Itoobiya balse arinkaas ayaan dhicin ka dib markii ay dabagal dheer iyo dadaal dheer ay muujiyeen culimada iyo Isimada Gobolka Bari ayaa ku guulaysatay in raggaan la sii daayo waxaan la xaqiijiyey in raggaan ay hadda ku sugan yihiin magaalada Qardho ee gobolka Karkaar. Ilo wareed ku sugan magaalada Boosaaso ayaa waxaa ay u xaqiijiyeen Shabakada wararka ee Halgan in amar ka soo baxay Madaxweyna ku xigeenka Puntlland lagu qabtay shanta nin oo ka soo degay Garoonka diyaaradaha walow uusan Xassan Daahir Afqurac ilaa hadda cadayn wax uu ku xiray raggaan. Warkaan oo tafatiran iyo waraysi arinkaan ku saabsan ayaan ka qaban doonaa qaar ka tirsan waxgaradka iyo culimada ku sugan magaalada Boosaaso. M_M_Deeq Halgan.net http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=9215
  19. Ciidamada Puntland oo mar kale afduubay rag reer S/Galbeed ah Beerdhiga 14.05.2008 02:37 Ciidamada P/Land ee ku sugan gegida dayuuradaha ee magaalada Boosaaso ayaa xoog kaga kaxeystay madaarka magaalada Boosaaso shan nin oo diyaarad kaga yimid dhanka Jabuuti kuna socday magaalada Boosaaso. Ciidamada raggan afduubay oo amar ka heystay ku xigeenka Cadde Muuse oo lagu magacaabo Xasan Daahir Af-qudhac ayaa isla judhiiba raggaas shanta ah ula dhaqaaqay dhanka magaalada Garoowe oo ay ku sugan yihiin saraakiil xabashi ah oo loo maleynayo iney halkaa u joogaan gacan ku dhigista ciddii maamulku uga soo afduubo gobollada Puntland. Qaar ka mid ah waxgaradka, culamaa’uddiinka iyo acyaanta ku sugan Boosaaso ayaa dadaal adag u galay sidii ay raggaas uga badbaadin lahaayeen gacanta ciidamada puntland, iyagoo waxgaradka iyo culimaa'uddiinkaas wacad ku maray inay kalsoonida kala laabanayaan maamulka Puntland isla markaana ku dhawaaqayaan in aysan Puntland ka jirin kala dambeyn iyo maamul toona haddii raggaas xabashida loo dhiibo. Ilo xogogaal ah oo kamid ah qeybaha bulshada ee arrintaa kala xiriiray maamulka P/land ayaa Beerdhiga u xaqiijiyey in raggan laga qabtay gegida dayuuradaha Boosaaso abaaraha duhurnimadii Talaadada, isla galabkiina loola carraabay dhinaca Garoowe halkaas oo ay ku sugan yihiin saraakiil Itoobiyaan ah oo halkaa u jooga howlo ay kamid tahay afduubidda dadka socotada ah iyo shacabka ku dhaqan gobollada lagu magacaabo Puntland. Xasan Daahir Af-qudhac, oo ah ninka amarka ku bixiyey afduubka raggaas shanta ah ayaa ku andacooday in raggaas ay khatar ku ahaayeen amniga iyo xasilloonida Puntland sidaas aawadeedna ku adkeystay in uu u gacan gelinayo saraakiisha gumeysiga xabashida ee fadhigoodu yahay magaalada Garoowe. Xasan Daahir Af-qudhac ayaanan haba yaraatee soo bandhigin wax caddeymo ah oo la cuskan karo, tilmaamayana in raggaasi ay khalkhalinayeen amniga gobollada Puntland. Dhinaca kale dadaallo ay sameeyeen waxgaradka, culamaa’uddiinka iyo acyaanta magaalada Boosaaso ayaa ku guuleystay inay raggaas si dirqi ah dib ooga soo dhigaan ciidamadii la aaday magaalada Garoowe, iyagoo ay ragggaasi haatan ku sugan yihiin magaalada Qardho, laguna wado in isla berriba dib loogu soo celiyo Boosaaso. Waa markii saddexaad muddo qiyaasta saddex usbuuc gudahood ah oo isku day ceynkan oo kale ah uu maamulka Puntland ugu gacan galinayo ciidamada xabashida, rag deegaan ahaan iyo dhalasho ahaanba kasoo wada jeeda beelaha dega gobolka S/Galeeb ee xabashidu gumeysato, isuguna jiray qaar soo maciinsaday gobollada Puntlnd halkaana muddo degganaa iyo qaar halkaa socoto ku ahaa. http://www.beerdhiga.org/index.php?action=fullnews&showcomments=1&id=3550
  20. Asalamy Alaykum wr/wb Don't always believe what the western media spins. w/salaam.
  21. The economies of china and indian, in my opinion do not hold much weight, as both of them are heavily invested by western companies. The factories that produce electronics in china are still owned in large part by american corporations who ship their production units overseas.
  22. one question how do you get a pcture from a website to SOL i seem to cant do it? thanks
  23. i see nobody has jokes lately. well here's some jokesi hope you enjoy. So you want a day off huh? Well, let’s just take a look at what you’re asking for ok? There are 365 days per year, making that 52 weeks. You already have 2 days off per week, leaving just 261 days available for work. Since you already spend 16 hours each day away from work you’ve used up 170 days, leaving only 91 days left to work. You spend 30 minutes each day on coffee breaks which accounts for 23 days each year, now leaving only 68 days available. With a 1 hour lunch break each day, you used up another 46 days, leaving only 22 days available for work. You normally spend 2 days per year on sick leave, leaving you only 20 days per year available for work. We are off 5 holidays per year, so your available working time is down to 15 days. Look, we generously give 14 days vacation per year which leaves only 1 day available for work and I’ll be damned if you’re gonna take that day off! A young man has a great date planned with a hot chick, unfortunately he’s also got a bad case of gas. Upon arriving at the girl’s house to pick her up, he meets the parents and waits for her in the living room while she finishes getting ready. At this point his stomach is turning and he’s doing the best he can to hold his gas. This is some serious stuff too, beer and beef burrito farts - the stuff dreams are made of. Luckily, just before he was about to explode Spot, the family dog, jumps on his lap as he sits on the couch. He figures it’s safe to let out alittle bit of the pressure and and if anyone notices they’ll think that the dog did it. He farts, and the woman yells, “Spot, get down from there.” The guy thinks to himself, “Thank God! They think the dog did it.” Seizing the opportunity, he lets out another fart and the woman, again, yells for the dog to get down. This goes on for a few more farts when, finally, the woman yells loudly, “Dammit Spot, get down before he shits on you!” James, as usual, came home really late one Saturday night after being at the bar all night drinking. Not only was he drunk, he was sloppy drunk. He carefully crept into bed next his wife, who fell sleep angry hours earlier, and gave her a goodnight kiss on the check in hopes that she wouldn’t wake up. He awoke in the middle of the night to a strange man standing at the end of his bed wearing a long flowing white robe. “Who the hell are you,” demanded James, “and what are you doing in my bedroom?” The mysterious man answered “This is not your bedroom, and my name is St. Peter”. James didn’t take the news so well… “You mean I’m dead! That can’t be, I have so much to live for, I haven’t even said goodbye to my family… you’ve got to send me back right away!” St. Peter replied “You cannot go back as you were, you have passed away James. However, you can be reincarnated - but there is a catch. We can only send you back as a dog or a hen.” James was devastated, but knowing that there was a farm just down the road from his house, he asked to be sent back as a hen. A flash of light later, he was covered in feathers and clucking around pecking at corn on the ground. “This ain’t so bad,” he thought until he felt a strange feeling churning inside him. The farmyard rooster strolled over and said “So you’re the new hen, huh? How are you enjoying your first day here?” “It’s not so bad” replies James, “but I have this strange feeling inside like I’m about to explode”. “You’re ovulating” explained the rooster, “haven’t you ever laid an egg before?” “Never” replies James. “Well just relax and let it happen.” And so he did, and just a few uncomfortable seconds later an egg pops out from under his tail. An immense feeling of relief swept over him - emotions got the better of him as he experienced the joy motherhood for the first time. When he laid his second egg, the feeling of happiness was overwhelming and he knew that being reincarnated as a hen was the best thing that ever happened to him… ever! The joy of motherhood continued to build and, just as he was just about to lay his third egg, he felt an enormous smack on the back of his head and heard his wife shout “James, wake up you drunken bas*ard, you’re sh*tting the bed!” A four year old little boy was at the doctor’s office with his mother in the waiting room when he spotted a pregnant lady on the other side of the room. Having nothing better to do, he walk over to her and inquisitively asks “Why is your stomach so big?” She replied, “Im having a baby.” With big eyes, he replied, “Is the baby in your stomach?” She said, “He sure is.” Then the little boy, with a puzzled look on his face, asked yet another question, “Is it a good baby?” She said, “Oh, yes. It’s a real good baby.” At this point the woman is thinking the little boy is incredibly cute and looks foward to what he has to say next… And, much to her suprise, with an even more surprised and shocked look than before, he asks.. “Then why did you eat him?” George W. Bush was visiting an elementary school, and the 4th grade class he sat through began a discussion related to words and their meanings. The teacher asked the President if he would like to lead the class in a discussion of the word “tragedy.” So, George W. asked the class for an example of a tragedy. One boy stood up and said, “If my best friend who lives next door is playing in the street and a car comes along and runs him over, that would be a tragedy.” “No,” said Bush, “that would be an accident.” A girl raised her hand and said, “If a school bus carrying 50 children drove off a cliff, killing everyone on board, that would be a tragedy.” “I’m afraid not,” the President said. “That’s what we would call a Great Loss.” The room went silent. No other children volunteered. President Bush searched the room and asked, “Isn’t there someone here who can give me an example of a tragedy?” Finally, way in the back of the room, Johnny raised his hand, and in a quiet voice, he said, “If Air Force One, carrying Mr. and Mrs. Bush, was struck by a missile and blown up to smithereens, THAT would be a tragedy.” “That’s right! And can you tell me WHY that would be a tragedy?” asked the President. “Well,” Johnny said, “because it wouldn’t be an accident and it sure as hell wouldn’t be a Great Loss…” thats all for now bye!1
  24. Member-sol-

    billary

    Vote For Billary!