Member-sol-
Nomads-
Content Count
345 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Member-sol-
-
Breaking news: UK suggests Somaliland should be recognised!
Member-sol- replied to Siciid1986's topic in Politics
Somaliland will be recognized the day the international community gives up on the TFG, mark my words. -
Allamaganoow Suuqa Bakaaraha, oo dadkaan badankiis ku dhinteen, ma dagaal ba ka socda? Dagalaadu waxey ka socdaan waqooyiga magaalada badankiis, GUMAADSOMna waxey meelo ka fog ku garacaan qoriga PMka xaafadaha ka baxsan goobta dagaalka.
-
Hargaysa behind Al Shabaab Godane, Afghani mere agents
Member-sol- replied to General Duke's topic in Politics
Both somali land and punt land will have to do better to prove the other is alshabaab to the americans/europeans. CIA/FBI visits are at stake!!! -
Taalooyin xus aa? Xagee ka dhaceen Sheikh C/kariim xoosh iyo wahaabiyadii waqooyiga.
-
Originally posted by Gallad: Kacdoonkii shacabka Gedo iyo Juba hada ayu toos u bilowday. Alla maxaa magac shacab laga been sheegtay. Maad iska dhahdid adeerkay haduu weerarkii bilaabay asaga iyo moryaantii lagu uruurinayay doollow? Waxaa xaqiiqa ah labadii talaabo ay moryaantaas qaadana in eey ayagu dhuunta isu gali.
-
Daad markii la yiri, waxaan is idhi wa daadka umada pakistaan ku habsadey.
-
"illaahey mahadiis" kulaha Murtad iyo alle mahadnaqid xagey iska galaan. caku ONLF iyo jabhadeyntooda. waxey kari wayeen in F1 grenade ninkaas ku qarxiyaan.
-
Somaliland sheikh adan siiro i will fight against alshabaab
Member-sol- replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wadaadka ha is tartiibiyo, habeenkiina kun kun "qul huwa le" ha soo rido. -
Maxamed Cabdi Kaliil oo Isagoo Gacmaha ka xiran la dhigay Xabsi ay Ciidanka Itoobiya ku leeyihiin degmada Doolow ee Ismaamulka Somalida. Print here| By: allgedo.com: Sunday, September 12, 2010 // u Jawaab Related Articles Baarlamanka Dowladda KMG ah oo kulamadiisi caadiga ahaa dib u bilaabay. Dagaaladii Muqdisho oo Shangaani soo gaaray iyo Bandaw Caawa lagusoo rogay degmada X/weyne. Madaxweyne Shariif iyo R/wasaaraha Itoobiya oo Caawa kulan Muhiim ah ku leh magaalada Addis Ababa. Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Xarig ay Ciidanka Itoobiya kula keceen Mas’uul katirsanaa Maamulkii Dowladda KMG ah ugu magacaawnaa Gobalka Gedo balse markii dambe laga saaray gobalka intiisa badan. Weriye ku sugan Gedo ayaa Allgedo Online u xaqiijiyay in Ciidanka Itoobiya ee Xoogga ku jooga Doolow ay Xabsiga dhigeen Maxamed Cabdi Kaliil oo ahaa gudoomiyihii gobalka Gedo ee DKMG ah. Saraakiisha Ciidanka Itoobiya ayaa bartamaha Doolow ka qafaashay Kaliil iyo Ciidan uu watay waxaana la sheegay in Ciidankii gudoomiyaha Hub ka dhigis lagu sameeyay halka gudoomiyaha loola dhaqaaqay dhanka Doolow Itoobiya. Warar kala gedisan ayaa kasoo baxaya sababta ay ciidanka Itoobiya u xireen Maxamed Cabdi Kaliil, wararka qaar ayaa sheegay in xariga Kaliil uu salka ku hayo loolan dhanka maamulka ah oo u dhexeeya saraakiisha dowladda halka warar kale ay sheegayaan in uu ku salaysanyahay Amar ka yimid dowladda Itoobiya. Goob joogayaal ayaa sheegay in Maxamed Cabdi Kaliil oo gacmaha ka jeebaysan la dhigay Saldhig ay Ciidanka Itoobiya ku leeyihiin degmada Doolow Itoobiya oo ay xukuumadda Itoobiya ka haysato Somaliya. Ilaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin Xildhibaanada iyo saraakiisha Dowladda KMG ah oo ku aadan xariga lagula kacay Maxamed Cabdi Kaliil, Itoobiya ayaa sida ay rabta ka yeesha magaalooyinka dhaca Xadka iyadoona Xarig iyo Jirdil kula kacda saraakiisha Soomaalida ah ee iyada lajira. Daahir Guuleed Muqdisho, Somalia Allgedo News Media Network
-
Somaliland Police Arrest Teachers from Bugland
Member-sol- replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Wa qabiil iyo qhudun isku dhex qasan. Kuwa puntland joogana argagixisada wa dadka Koonfur, kuwa somaliland joogana wa 'bugland' Haye halkaa kawada. -
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: I see Fuleynimo 101 lasoo bandhigay. Waxaas bandhig geesiyeed uma aqaani, midii ugu cabsi badneed u aqaan. Intee foolkooda duubanyahay, fuleynimo iyo karaahiyonimo inay ku socdaan wey ogyihiin. Dad isku kalsoon foolkooda banaanka uu soo dhigi lahaa waxba ma qarsadeen. Wallaahey Fuley waxaa kuwa si aan kala sooc laheyn umada ku leynaya hubka artillery Alshabaab Ak47 ayeey AMISOM ku ceyrsanayaan, ayagoo lagu garacaayo PMka. Marka weydii TFGda waxey boqolalka Tangi ee dhooban madaxtoyooda ugu qabsan la'yihiin caasimada hadii Shabaabka fuley yihiin. Illeen habar lagdin la fududaa
-
Puntland; the case of Mid-Term Aboriginal rights and a goatee
Member-sol- replied to General Duke's topic in Politics
According to Atom (in his widely circulated interview) the man (ducaale) was killed in battle, but faroole claimed to have captured him for PR purposes. -
Puntland leader condemns Bakara Masjid explossions
Member-sol- replied to xiinfaniin's topic in Politics
Markii aan iri culimada qolo gaar ah ayey sheegtaan maxaa la igu eed sheegtay? Ama waa culimada islaamka oo dadka ka wada dhaxeeya ama waa culimada "puntland". -
Alloow calan axmaar meel uu ka suranyahay hana hoos gayn. Waa dunida gaal lagu salliday, sanac la’aaneede Waa duni sarwaan lagaga guri, sedo ammaaneede Waa duni sabaan aakhiroo, silic ka joogaaye Waa dunida Soomaalidii, laga santaagaaye Waa dunida sareedada la qubi, suluxa caanoode Waa dunida saaq lagu gataa, salaba guud dheere Waa dunida loo suudalaa, sakhara naareede Waa dunida soon laga tegiyo, sadaqo iideede Waa duni safkii laga baxoo, gaal la saacidiye Waa duni simaadhii jannada, suus aan ku lahayne Waa dunida saab ferenji iyo, Saaxil loo kiciye Waa duni la saacidi kufriga, saaxir kuu colehe Waa duni aan lagu soorahayn, seera kuu timide Waa duni sokeeyiyo xidid, kala sawaaleene Waa duni abaal laga samroo, samo la diidaaye --Sayyid M C X
-
Originally posted by xiinfaniin: ^^Only if you have a little deeper knowledge on these raw nusuuss you are throwing around to imply half of Somalis are non Muslims. Just in case Keligii-Muslim Kashafa is still wondering what I meant by theological legitimacy, this is it. What you see above is a measured, well-thought out rebuttal from the most respected Somali Muslim scholars to combat the violent excesses and theological deviations of Alshabaab. These are live intellectual bullets awoowe. This grand Islamic conference shall be repeated in Bosaaso, Burco, Galkacyo, Hargeysa, and in any other city where security situation permits it. Culimadaan ayagaa awal isku tilmaamay culimada waqooyi bari. Maqli meysid ayagoo ka hadlaya dadka loo gacan galiyo gaalada axmaarada iyo waxey diintu ka qabto. Waa culimo qaab qabiil ku shaqeeya umadana aaney kawada dhaxeynin, ficilkooda cadeynaya. Qodoba ay ka hadleen waxaa ka mid ahaa "al wala wal bara" hadana waxaa illaalinaya maamulo heshiisyo amni la leh dawlada Ethiopia. Qofka cilmigaas waxaa laga cabiraa intuu yaqaano wuxuu ku falo, ya hada sheydaanka ka cilmi badan? Cilmi baan heynaa, afkana waan furaneyna waxba keeni mayso. Waana nimankaan kuwa ka dhaadhiciyay sh. ibraahim inuu "hudna" sameeyo, axmaarana lagu wada hoos noolaado wal ciyaadu billaah!
-
Culimada beesha jubboyinka (ABSME) illaahey xaqqa haku hanuuniyow, xaalku ma sahlana. Waxaan qabaa in eey ayaga iyo kuwa la halmaana (ictisaam) in eey ka dhaadiciyeen sh. ibraahim waxey ku magacaabeen "Hudna".
-
Wey aqbashey kulaha, as if they had a choice. the only reason the meeting was held in adis ababa is the TFG and the qaadiriya could not agree on their own soil, so they were coerce to make an agreement.
-
pouring outside money into the pockets of one of the groups vying for power, is pouring a gasoline into a blazing fire.
-
The only entity that will be happy with this event is the UN which has to pay the checks of 500 MPs
-
An interesting lecture given by sh. boqolsoon 1.) Kufr bidaaquut part 1 http://www.cilmvideo.com/audio/sh-boqolsoon/77-alkufrubitaghut.html
-
To xiin/castro It's naive to think somalia's salvation lies in the extermination of alshabaab, when it was only them that drove out the ethiopians yesterday. Don't ask a question expecting a response that you will like. Brother Nur is trying to see things in larger context.
-
Popular Contributors