checkmate
Nomad-
Content Count
1,306 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by checkmate
-
ngonge adiga habaarkaaga duco ayuu isku badalaa marka soo daa waxaa heesid oo dhan..... juxa adi inta ilaa xalane aan is naqaanay hadana sxbtaa aa iga raacday ok waaye waxaa horey loo dhahay (rafaad kasta raaxo aa ka dambeeso) mo ohoo aad iyo aad iiga raali ahaada intayar oo aan cashiraida indinka jeediyey ...bal hada aan ku noqono oqoon korarsigeenii... word: mustaqbal asxantu
-
let us back to normal.... otherwise we will have civil war here ..lol errbody is normal except u dear ..as far as the war..here is wat i hav ta say ...(war wat is it goood for absolutely nothing uuuuh aaaaaaah) ..n oooh yeah shuke gadadha ka xishood (u misinterpreted the whole concent of wat she was tryin ta say) sheeko ayaan idiin sheegaayaa! hada kahor a waxaa jiray nin INDHOOLE ah, marka maalin maalmaha kamid ah ayaa indhaha u furmeen asagoo geed hoos fadhiya, marka wax ugu horeeysay uu arko waxuu ahaa DIIQ/RUUSTER madaxiisa, ilbiriqsi misina indhuhuu beelay. marka maalintaa kadib wuxuu bilaabey markii wax loo sheego in uu dhaho (diiq madixiisa maka weyn yahay waxaas) example:friend says:jaamac hada waxaan agmareenaa beerihii reer baadicade ee afgooye ku yaaley jaamac: haaa talow diiq madaxiis ma ka weeyn yihiin ...... marka the moral of this story is (when eva og-gal is referin to some thing why does she always say ..ooooh carabta saas ee sameeyaan ..maya maya dunida carabta waa mamnuuc in saas la sameeyo...(just like the blind man diiq madaxiisa ....og-gal the arab world) waxaan dhan cashar ayeey iga aheeyd...ardeydeyda wax fahma iyo kuwa damiiniinta waan kale garanayaa anigu ....now madaxa miiska saaara kuligiin. asxantu
-
some towns are so boring, you will never miss them if you leave them, like matabaan, matabaan means a place you wont miss, if you continue north and eat some exotic nuts like yicib, you will come to a town that should go to the business of natural gas mining, like dhuuso marreeb, or in case things get reaally bad, you have iskushuban to relieve yourself, looool looooool wale iyo bile waa runtaa kuwaana bal aniga ila eega jariiban= any thing bad u will find it there (gudcur, dhip , qaxar, so on n so forth) qoryooleey= city of sticks biyooleey= city of water afgooye=no comments or don't say anything we know (jareer baa dagan).... the only logic reason don't u think ..pls dont be mad guys gelgaduud= nin carab ah ayaa lagu arkay markii ugu horeysay (wuu yara gaduudnaa) caabudwaaq= city of callin players (wadaad dada ayaa ku badnaa) kuwa kalena waan soo wadaa asxantu
-
mine is working just fine thank u ..........don't know wat yall talkin bout... asxantu
-
looool@ngonge ok then brah daakh asxantu
-
checkmate, unless u exercise u gonna need rajistiino loooo@juxa maxaa waaye kashifaada marshabiyeedi = pavement or sidewalk waryaa marshibiyeediga ku lugee(yo walk on the sidewalk there) word: sotaano asxantu
-
gorgorad = some sort of a garment ladies wear under the dirac or skirts juxa gorgorada kor u qaado (juxa pick ur hangin gorgorad up) word:rajabeeto asxantu
-
qaylada iska jooji oo RUSTOKH! looooool@rustokh/relax barrrrr barrrrr i missed that word yo ..ngonge BIG UP rudeboy fell for this gal(onkholoflik) but she must be (heeel moooy)thou ha ha ha ha it's been so long walaahi asxantu
-
wlc back yall waa la idiin xiisay yaakheey dadkaan waa igu kiin wareersheen QQ aawey , tuujiye aawey, nuune aawey, intuition aawey, ck aawey, barwaaqo aawey, bambiino aawey, kynda aawey. waxeey iga dhigeen in aan isku meel kasoo wada kacno subax walba yaab walaahi intee ka maraa dadkaan yaakheey maxaa laiga rabaa ani yaa kheey .... haye heee ha laysku habar wacdo ..waa idinkaas asxantu
-
loooooool@juxa xaajiyo dhar badan gisho sii laguu cayuumin loooool baanjo = shulukh(fat) waraa imood baanjo yahoow ( yo don't even try it fat A$$) word: shuraako asxatu
-
maansha allaaah maansha allaah iga raali ahoow qalbiyeey, soomali mar horey ay waxay u tiri (hadal nin na si u yiri nin na si u qaaday) so sorry i misunderstood wat u were tryin ta say waxaa tahay fanaxleey faceed ka roon ilaahey ajarka hakuu laba jibaaro... wat's bmh? asxantu
-
bakara baraka baabuurka ii jooji makuu jooji haaye meel aan ka daahooyaaa ka daahooyaaa og-gal aan ka daahooyaaa waraa tuujiye baska danbe soo raac abaaaba,kan waa kaa buuxsamey maxeey aheed maahmaahdii(two is crowd three is couple) haaaaaaaaaa haaaaaa saas aaa la rabaa asxantu
-
juxa tan na ma ii dhimaneey.. waxaad ii sheegtay in aad tahay gabar faraha ka baxday (yaaab iyo ista cajib) oo markeey hooyo salaada u kacdo ayaan rabtaa in aad adna seexatid(oo habeen walba ma saan ayaa u dhafartaa) dhafarka badan cimri deg deg ayaa laga qaadaa aniga iga wareeyso markaan da'aadaada ahaa habeenkii ayaan dadka u gar qaadi jirey (hadana waxaan u ekahay 1994 BMW) marka is jir gabar yar oo qurux badan ayaa tahay sidii moti uu iigu sheegay asxantu
-
juxa walaalo waa runtaa nin odey ah baan ahay (waayo aragnimo ayaa igu kor jajabtay) dalbo =duckfeet haba isku ordin dalboole yahoow( don't even try ta run duckfeet A$$) word:muraara dilaac asxantu
-
wale iyo wale waxaan aa la dhahaa aqoon kororsi. areebo =uncleanly tuujiye waa nin areebo ah (tuujiye is uncleanly man) word: burjiko asxantu
-
tuuuuuuujiye don't get mad get glad asxantu
-
i hav ta agree with jumatatu (boqol kiiba boqol) merka waxaa looga hadlaa af reer xamar, wax yaalo yar yar ayeey ku kala duwan yihiin banka = banaanka waxaas iyo wax lamid ah asxantu
-
ngonge my dear brother. it was just brought to my attention that rudeboy left a seed (a young blud).. i recieved a anonymous phonecall two days ago by a women named (Nasra west coast) she said she tryed callin u first but ur celly was disconnected i guess u is on the nigga plan (pay as u go) huh. so she found my name in the emergency contact, she wouldn't tell me the name of the young seed's mother but at least she mentioned that the young seed was 3months n his name is (baby rude) . so i had aksed nasra west coast ta call me back on wednesday( which is the day after 2 morrow)i told her that i was gonna speak to u first to figure out this situation, so wats ur take brah? wat do we do ... ps:i will try get more info on wednesday anyhu asxantu
-
egga NOT SOMALI but eega =loook bal ila eega ilmahaan word= gudcur asxantu
-
my pimp name would be (shabeelowinski grilled baraf) yip that would be me.....wat wat wat ....keep the money silly pilly just bring ur fat a$$ over here .....here comes the pain asxantu
-
i was here ...........no comments asxantu
-
biyo = water bakeeri biyo isii this is kynda childish ubax,malab,biyo, wat exactly are u guys tryin ta learn here :confused: :confused: am sure yall can do betta then that my word: cunsuri asxantu
-
hhmmm so i take it og-gal n 508 are no longer tagether........ 508 change is always good brah note to self: she is all mine now (ha ha ha ha ha) fursatal cumr haaadaaa (ha ha ha ha ) asxantu
-
woooooooooooooooooow heeeeeeeeeeeeeeeeey guys ahmed aghil is my ina adeer (far couzin ) he made it waaaaaaaaaw am proud ... asxantu
-
woooooooooooooooooow heeeeeeeeeeeeeeeeey guys ahmed aghil is my ina adeer (far couzin ) he made it waaaaaaaaaw am proud ... asxantu
-
Popular Contributors