checkmate
Nomad-
Content Count
1,306 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by checkmate
-
Does Abdulahi Yusuf listen to Music? The BBC has the answer
checkmate replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Afka in uu ku qaloocdo mawaadan ka cabsaneyn Olaloow, markaad madaxweynaha soomalia sidaa uga hadleysid. allah yah diih -
That's really great VIKS, how did you do it? cold turkey? because i been trying to quit for the longest time brah. Every night i go to sleep with the intention of quiting, but i wake up and look for it with my morning coffee. Allah yah diih
-
^^Spoken like a true Somarican. :confused: Just know that if the tables where turned, they would give a F**k and some (as you put it) Allah Yah Diih
-
Follicle-stimulating hormones are in affect huh ladies. Good luck yall Allah Yah Diih
-
^^^ LoooL she should a came with a warning label. besides ma adaan kula tartami karaa sxb you are a VET. bashbash iyo barwaaqo
-
Who voted NO? I dare you to speak up! Me........kix kix kix kix why you ask? Cuz i know his once upon a time under a tree age. bashbash iyo barwaaqo
-
Stoic, I didn't mean ta scare you or anyone nor was it my intention. When i first got married me and wife moved from our families to a different city where we would have more time for each other, The past three years have been Exceptionally amazing and wonderful, but now that there s a little one things have changed and her being sick because of the cesarean she went thru makes it even harder. but insha allaah she will on her two feet in no time,in the mean time i have to be the qalanjo and dhuubo of the house. So if we lived near either families i don't think i would have been the qalanjo of the house...it's like am loosing my mind, just the other day i ended up using the ladies bathroom without knowing while washing my hands two ladies walk in to the bathroom they are shocked and so am i, they run outside and waited for me in front of the door, couldn't look at them i just had to bput my tail inbetween my legs and run, yesterday i completely forgot where i parked my car it took me 20 min to find it. but heey it's an awsome feeling i tell ya, soon as you go inside your house and you see that little innocent face nothing is the world matters. So stoic my brother don't be scared go on and get your self a wifey it will do you good believe you me, besides don't you wanna know if your"boys can swim"kix kix kix bashbash iyo Barwaaqo
-
posted by Awoowe baashi: My man Check horta ninyahow do u get enough sleep? Mise qolka dhan baa ka guurtay sidii ragii rag ahaa lagu yiqiin . Babyga hadaad caano siisid always daaci. Hadii uu oohinta badshana bal diaberka naga eeg. Hadii intaa uu soo dhaafo ear infection ka fiiri. Intaas ayaan so far bartay. Caleyk Caleyk Awoowe, Ilaahey hakaa abaaal mariyo inta yar oo waano walaaleedka ah oo aad i siisay awoowe. Wale aniga iyo hurdo waanu colownay, imankada aan kula hadlayo waxaan ku socdaa dhowr advil iyo XL coffee..War nin yahoow talo aan idin wada siiyo, qudhaadu ku jirtaana alaahu yaclam. hadii aad guursaneyso marnaba ha ku fakirin in aad meel go'doon ah labadiina dagtaan, ku tabaabusheysta in aad reerihiina ama reeraheeda midkood ka ag dhawaataan.. hadii kale tan i heysata ayaa idin qabsan doota..waxaa kaliya oo ii dhiman maanta in aan barto waa sidey naaso iiga soo baxi lahaayeen saan u nuujiyo waana iga run...laakin wallee waa feeling aad iyo aad u fiican...insha allaah markay yara madax taagto ayaan qoyska rari doonaa, ma doonayo in mid kale aan ku dhalo qaraabo la'aan. bashbash iyo barqaawo
-
^Awoowe, ma sidii Donald Trump baad erayada dadka kula dagaalameysaa? Mr.Trump wuxii yiri erayada "Your Fired" isagaa ayaa iska leh. Awoowe Baashi wuxuu yiri "intaaan oo erayna anaa iska leh (qallanjo, qallano-luul, qorran, and dhuubo)" waa maxay waxani awoowe. Anigoo dad qaarkood igu sheegaan in aan ahay somali donald trump calashaan millionare , igama suurtowdo in aan waxaas oo kale ku kaco oo intaas oo eray shafka ku taxdo. hadaba awooowe codsigeygu waxaa weeye shacabkii soomaliyeed wax u reeb oo kala dhin erayada. Bashbash iyo Barwaaqo
-
Wuu isla hadley/hadashay means that the person is suffering from Multiple personality disorder. Buufis on the other hand means "STRESS" Allah Yah Diih.
-
^^Whats is this pick on Ngonge day???? Yall ladies need a kitkat break. Isra's Dad
-
Waad naxaysaa marka ay indhahaagu qabtaan tacadiga iyo dhibka ka muuqda gabadhan Soomaaliyeed ee magaceedu yahay Khadiijo Maxamuud-Axmed. Waxay dhulka taalaa ku dhawaad 40 cisho, waxey qabtaa dhaawac halis ah kaasoo ka muuqda ugu horeyba qeybta hore ee wajigeeda, waxaa maqan qeyb ka md ah halka jirka quruxda bini’aadamku ka bilowdo taasoo ah afka oo ay maqan yihiin bushinta, qeyb ka mid ah carabka iyo garka, waxaa sidoo kale jajaban garbaha. Dhibaatadani waxey gaartay Khadiijo Maxamud 11-kii April ee isla sanadkan ka dib markii dagaallo ka dhaceen magaalada Gaalkacyo ee xarunta u ah Gobolka Mudug kaasoo ay naftooda ku waayeen ku dhawaad 20 qofood dhaawacuna cadad beelay. Ka sokow dhibaatada Khdiijo ka muuqata waxay kaloo qabtaa murugo kale ka dib markii uu isla goobtii dhaawucu ku gaaray uu ku geeriyooday Saygeedii kaasoo ay is qabeen mudoo yar. Waxaa kale oo jira in Khadiijo ay leedahay uur saddex bilood ah kaasoo aan weli la garan karin waxa uu ku dambeyn doono maadaama ay haddaba ku taal dhaawac culus oo daaweyntiisu dhib badan tahay. Khadiijo hadda waxay taal muddo ka badan bil isbiltaalka Xasan Jiis (Xangul) ee magaalada Muqdisho, wuxuuna wareysi kooban oo aan la yeeshay Dr Cabdi Axmed Cilmi (Xangul) sheegay in gabadhan aan dalka gudihiisa iyo xittaa Afrika-ba wax looga qaban karin ayna u baahan tahay dhaqaatiir ku xeel dheer sida loola tacaaalo shilalka noocaan oo kale. Xangul waxa uu sheegay in Khadiijo ay hadda u baahan tahay daaweynta ka sokow qalab macmal ah (Artifishal) oo lagu kabo qeybaha ka maqan jirkeeda kaasoo ah waxa loo yaqaano Plasitic Surcery. Dhaqtarku wuxu codsi u jeediyey dadka Soomaaliyeed gaar ahaan haweenka meel kasta oo ay joogaan in ay gacan u fidiyaan Khadiijo Maxamuud siddii loo geyn lahaa dalalka Yurub oo uu sheegay in ay hadda marka la eego dhaawaca gaaray ku haboontahay in la geeyo. Sidoo kale dhaqtarku wuxu ka codsaday hay’adaha samafalka ee xiriirka la leh dadka Soomaaliyeed in ay bukaankaan gacanka siiyaan dhibaatada ka soo gaartay dagaalada sokeeye ee Soomaaliya. Haddi aad fariin u heyso dhibane Khadiijo Maxamuud Axmed u soo mari Shirkadda DahabShiil oo ayana u sii marin doonta Cilmi Nuurre Weheliye E-mail cilmi_nuure@hotmail.com Ku noqo beejka webmaster@dayniile.com Brief English translations: Khalija Maxamuud Ahmed, newly wed and three months pregnant was among the innocent bystanders involved in casualties that took place in the city of Galkacyo in April 11th of 2005. She lost her husband and got injured by a bullet losing her chin, lips and shoulders, Khalija is now in Xangul hospital in Mogadishu and she desperately needs help of the outside world or any sort for this matter. Please find it in your hearts to help this innocent muslimah. Insha Allah I will be taking her case up to the local hospitals where I live if all goes well and they say they will provide her a visa and the medical attention she Deserves, we are all going to have to put our heads together to pay her “ticket" to come to Canada. I will keep you posted with the outcome of the hospitals say Insha Allaah. Isra's Dad
-
^^ howl kale oo iidna aad iyo aad u muhiim ah ayaa ka Reeban qoraalkaan. Iskastoo culimadu ay isku heysataan in ay danbi tahay iyo in kale, Waxaan filanyaa in aad garaneyso waxa aan ka hadlaaayo. ***waxaan raad sadey bilo aad iyo aad u qaboow oo aan ku meydho, maxaa yeelay qoraalkani qiiq baa ka baxaya*** asxantu
-
Amazing art Cons....The gun is a masterpiece...like the map as well...awsome work walaalkiis keep us posted with your new and recent works.. isra's Dad
-
^^Aaaminah or who ever this is... Iam really saddened to hear you speak in such ways or hold a grudge of such magnitude agianst your birth place walaahi. You write I never want to go back. I never want to be subjected to prejudices. I don’t want to be inconvenienced. I don’t want to feel alienated. I don’t want to re-adjust…. I don’t want another change. Although I speak in that rather admirable tone sometimes Dawaco, going back home is not a realistic option for any of us 3rd generation kids. Am really amazed by your concept, infact where you live now is where your subjected to prejudices every day directly or indirectly, it's where your alienated and seen as inconvenienced by your phony peers that even work with you. If you think going back home is not a realistic option for the third generation somalies, how on earth would you expect the fourth generation to have an identity apart from their place of brith. Sister it's us that have to break that thinking pattern for our kids and their kids. Ps: I would give an eye if i weren't a bloody SOMALIAN Isra's Dad
-
I am a collector of all sorts....I collect coins, stamps, memorabilia, old cameras, old movie cameras, old movie projectors, vintage magazines, sports memorabilia, DVD's, CD's, antique pocket/wrist watches. All and all am one bizarre individual. Isra's Dad
-
Posted By Lexus Non-Somali's among us? How do you feel about it? The same way i feel about Japanese vehicles :confused: :confused: Isra's Dad
-
^^^Waxa ku haaya naaso hablood ka weyn qalanjooy. Bal aan isku dayo in aan qeexo sifooyinka iyo marxaladaha ku heysta qalanjooy. Bal ila dareen!! Jacayl i helyoo i heel hilaaciisaa imaray ma haybiyeeeh way hayaa humaag maahee waan hubaa hogaanbuu igu wadaa indhuhu tay halacsadeen hadhkeedi igu lamaan Chorus anigu hawshaan qabiyo huqdaa ii gaar ahoo sidii huur iga batoo dabayl u halis gashee hawadu wayiga xuntoo cidlaan heehaabayaa hegaaradayoo hinqaday xareedeedii higsaday ma huurineh waan hingaday haraadkii igama bi'in hamuuntii waan qabaa hablaha taan ugu jeclaa ayaan kugu halmaamayaa Chorus anoo heli gaarey baa habeenkii ii dumoo sidii huur iga batoo dabayl u halis gashee hawadu way iga xuntoo cidlaan heehaabayaa isra aabeheed.
-
Aaamiin Aaaamin Aaamiin yaa rab Waad ku wada mahad santiid dhamaan hambalyoda munaasabka ah ee aad ii soo bandhigteen. Ilaahey haka dhigo tii da'daasha oo dadkeeda iyo dalkeeda iyo diinteedaba wax tadha. isha allaah mar danbe ayaa idinka kaga sheekeynayaa waxii aan la kulmay. Ilaah baan ku dhaartayee Hooyadu waa lagama huraan. Isra aabeheed
-
^^Aaaaamiin Aaaaamiin Aaaaamin yaa rab. Its was truly an overwhelming experience being there and seeing Isra appear for the first time into this world. Thank you all. Isra's Dad
-
posted by tuujiye : rawaa uunen laakay aay aak gidhtay raawdiye aramxaa hatay saw..lol... Ksamiin rcamuuf nxb Kninaan gana baqo hoon. erawer aadbnaa!!! Waraa af jinigaaga Kiyaaro wuus dhaafay wixii aa tabartaa eheen xaa iskugu dhidhijihee? asxantu
-
^^ Couldn't agree with you more walaahi awoowe. Failure you speak of awoowe, I look at it this way.If you are waking up every freaking morning working for another man from 9 to 5 to make ends meet, you are a FAILURE ..."make a xarak and you will get baraka" is the saying.... XARAKA XARAKA XARAKA YAA JAMAACA asxantu
-
*Ahem ahem* <<<<<< This Somalian wishes all the Somalilanders a happy Qaldaan Day...I loofis you guys asxantu
-
Geeljire-Gaboobay soo dhawoow walaal, Ka soo qaybgal isbaheysiga dood wadaag. enjoy your stay walaalkiis asxantu
-
Hope this much is enuff Modesty. DHAGAX TUUR asxantu
-
Popular Contributors