Chief_Aaqil

Nomads
  • Content Count

    417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Chief_Aaqil

  1. I think the guy would be much more effective then the current geography teacher who is collecting pasport stamps around the world and the xalwo eating phat boy who has been made Prime-Minister cause his daddy was a President 50 years ago. Somalia needs and experienced leader. -Riyaale has pacified the tribe's within the triangle. -He has expanded his rule from the triangle from Looyacado to Las Anod. -He cut the Somaliland regions in 13 diffrent smaller regions and everone was happy with this. -He kept his own region and tribe quit, and they havent made a single sound in 8 years when he was President, and longer before when he was vice-President. -He arrested and silenced the biggest troublemakers in Somaliland. -Managed to organize 4 democratic elections. -And then handed over the torch when he felt it was right and under his own condition. -And the international community and his people still praise him for all this. Can anyone think of a better Somali leader??
  2. Mr. Maxamed Cabdilaahi Cumar aanu lahayn khibrad badan u lahayn , maadaama baaxadda siyaasad Khaarajiyeed oo ay ku lamaan tahay sidii bulshada caalamka looga dhaadhicin lahaa, loona iibgayn lahaa qadiyadda Somaliland oo aan 19 sannadood garawshiiyo ka helin beesha caalamka. Isla markaana la balaadhiyay wasaaraddan Khaarajiga ee uu xilkeeda qaaday, waxaana lagu daray xidhiidhka Caalamiga ah oo ay Somaliland u ooman tahay, ka dib markii qaybtaa laga soo dheegay wasaaradda Qorshaynta Qaranka. eventhauhht this guy has no relevant experience. He will manage not only Foreign Affairs, but also the International NGO's in the country. Also known as a way to earn an extra dollar from all this corrupt NGO's. He has only been in the office 3 days, but now already inviting business people for dinner. http://www.gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=13118&permission=1&audioFile= I think someone came to eat.
  3. Miisaanka, aqoonta iyo degaamada xubnaha loo magacaabay Wasiirada cusub -Waa imisa xubnaha Qurbajo Written by Ogaal Jul 29, 2010 at 03:50 PM Miisaanka, aqoonta iyo degaamada xubnaha loo magacaabay Wasiirada cusub -Waa imisa xubnaha Qurbajoogga ah ee la magacaabay? -Wasaaraddee baa nasiib u yeelatay masuul ku habboon? Hargeysa (Qarannews)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu shalay shaaciyay liiska golihiisa Wasiirada, ka dib markii Salaasadii doraad la dhaariyay.Wasiiradan cusub oo ka kooban 20 xubnood, iyadoo sidii hore lix keliya laga dhimay, waxa ka dhex muuqda shaqsiyaad ku cusub masraxa siyaasadda Somaliland. Sidaa aawadeed, Wargeyska Ogaal waxa uu halkan idiinku soo gudbinayaa faaqidaad guud-mar ah oo uu ku sameeyay aqoonta, khibrada iyo degaamada ay ka soo jeedaan xubnaha la magacaabay iyo sidoo kale waxyaabaha masuul kasta ku sugaya xafiiska loo magacaabay .Wasaaradda Khaarajiga: Wasiirka cusub ee Khaarajiga Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar, waa nin dhalinyaro ah oo ku cusub masraxa siyaasadda dalka, muddo laba sannadood ku dhawna wuxuu hayay xilka Xoghayaha Arrimaha dibadda xisbiga KULMIYE.Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo degaan ahaan ka soo jeeda degmada Gabiley, wuxuu hadda ka hor wax ka dhigi jiray Jaamacad ku taala dalka Ingiriiska, muddadii uu xilka Xoghayaha Khaarajiga xisbigaa hayayna, waxa la sheegaa inuu xoogaystay xidhiidhka dibadeed ee KULMIYE, ka dib dedaal uu muujiyay. Laakiin, waxa jira aragtiyo kale oo ku saabsan in Mr. Maxamed Cabdilaahi Cumar aanu lahayn khibrad badan u lahayn, maadaama baaxadda siyaasad Khaarajiyeed oo ay ku lamaan tahay sidii bulshada caalamka looga dhaadhicin lahaa, loona iibgayn lahaa qadiyadda Somaliland oo aan 19 sannadood garawshiiyo ka helin beesha caalamka. Isla markaana la balaadhiyay wasaaraddan Khaarajiga ee uu xilkeeda qaaday, waxaana lagu daray xidhiidhka Caalamiga ah oo ay Somaliland u ooman tahay, ka dib markii qaybtaa laga soo dheegay wasaaradda Qorshaynta Qaranka . Wasaaradda Daakhiliga Daakhiliga; Wasaaraddan waxa loo magacaabay Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo hadda noqonaya Wasiirka cusub ee Daakhiliga Somaliland, degaan ahaana ka soo jeeda Galbeedka Burco.Dr. Gaboose oo ah siyaasi caan ah, waa Dhakhtar ku takhasusay cilmiga Neerfaha, xilligii Soomaaliyana wuxuu muddo dheer ahaa Dhakhtarkii gaarka ahaa ee Maxamed Siyaad Barre iyo wasiir ku-xigeenkii Caafimaadka dawladdii Milateriga, ka hor intii aanu ku biirin ururkii dhaqdhaqaaqa wadaniga Soomaaliyeed ee SNM.Dawladdii Marxuum Cigaal, waxa uu ka soo qabtay xilka Wasiirka Arrimaha Gudaha, 2002-diina wuxuu aasaasay ururkii SAHAN oo ku hadhay doorashadii goleyaasha Degaanka ee dhammaadkii sannadkaa dalka ka dhacday.Sannadkii 2007-dii wuxuu ka mid ahaa siyaasiyiin uu hormood u ahaa oo Xabsi ku mutay ka dib markii la diiday ururkii Qaran oo uu guddoomiye ka ahaa, iyadoo markii dambena ururkiisii heshiis iskaashi la galay xisbiga KULMIYE.Waxa lagu tilmaamaa siyaasi hawlkar ah, codkar ah oo awood u leh inuu ka dabaasho hawlo culus. Hase yeeshee, dadka qaarkii waxay ku xidhiidhiyaan nin ku adag aragtidiisa, isla markaana leh hami hogaamineed. Inkastoo xilligan xaaladda amni ee dalku wanaagsan tahay, haddana waxa sugaya xoojinta xasiloonida iyo dib-u-eegista hay'addaha amniga, iyadoo laga shidaal qaadanayo xaaladdaha manqadda ka aloosan .Wasaaradda Maaliyadda:Waxa loo magacaabay Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo ah siyaasi xilal ka soo qabtay Somaliland, degaan ahaana ka soo jeeda Waqooyiga Hargeysa.Wuxuu bartay cilmiga dhismaha guryaha, muddo dheerna waxa uu shaqaale dawladeed ka ahaa dawladdii hore ee Soomaaliya ka hor intii aanu dalka ka dhoofin. Wuxuu ka mid ahaa aasaasayaashii Ururkii dhaqdhaqaaqa Soomaaliyeed ee SNM ee xoraynta dalka.Intii Somaliland jirtay wuxuu soo qabtay xilal dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen Maayarka Hargeysa xilligii dawladdii Marxuum Cigaal iyo Wasiirka Ganacsiga Xukuumaddii Rayaale oo uu dhawr sannadood hayay.Muddooyinkii dambe wuxuu caan ku ahaa ****galka hay'addaha dakhliga dalka, had iyo jeerna wuxuu soo bandhigi jiray musuqmaasuqyo Maaliyaddeed oo uu sheegi jiray inay ku kacday xukuumaddii Rayaale, qabashada cashuuro aan Baarlamaanku jidaynin oo aan sharci ahayn. Waxa lagu tilmaamaa shaqsi neceb musuqmaasuq, isla markaana shaqo badan. Waxa sugaya sidii wax looga qaban lahaa musuqmaasuqa Somaliland oo lagu tilmaamo mid xididaystay, ilaha dhaqaalahana si gaar ah u saameeyay .Qorshaynta Qaranka:Wasaaraddan oo hadda loogu yeedhay Qorshaynta Qaranka iyo horumarinta, waxa loo magacaabay Dr. Sacad Cali Shire oo ah aqoonyahan Qurbajoog ah, degaan ahaana wuxuu ka soo jeedaa Berbera. Waa shaqsi ku cusub masraxa siyaasadda, sida la sheegayna wuxuu xil ka hayay xafiiska shirkadda Dahabshiil ee London, wuxuuna ka mid ahaa kooxo aqoonyahano ah oo aasaasay Jaamacaddaha Hargeysa iyo Burco. Waxa horyaala sii wadista barnaamijyo horumarineed oo dhawrkii sannadood ee u dambeeyay saldhigay iyo sidii ay u waari lahayd la xisaabtanka hay'addaha oo uu labadii sannadood ee u dambeeyay ku talaabsaday wasiirka uu xilka kala wareegayaa. Hawlaha guud iyo Gaadiidka:Wasaaraddan waxa loo magacaabay Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsanaa golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE. Mr. Xuseen oo degaan ahaan ka soo jeedaa Koonfurta galbeed ee Hargeysa, isla markaana aan hore xil uga soo qaban Somaliland, waxa uu sida la sheegay ka tirsanaa ciidankii Badda ee dawladdii Milateriga ahayd ee Soomaaliya, ka hor intii aanu ku biirin halgankii SNM.Waxa sugaya wax-ka-qabashada boobka guryaha dawladda, qabyotirka biriijka labaad ee Hargeysa, wax ka qabashada kaabayaasha dhaqaalaha, gaar ahaan wadooyinka, dayactirka iyo daryeelka gaadiidka dawladda oo aan sidii loo baahnaa loo ilaalin, kuna dayacan xarumaha dawladda qaarkood. Waxbarashada:Wasaaraddan oo hadda loo bixiyay Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta Sare, waxa loo magacaabay Samsam Cabdi Aadan oo ka mid ah haweenka aqoonyahanka ah ee Somaliland, degaan ahaana ka soo jeeda Waqooyiga Hargeysa.Waqtiyadii hore, waxay shaqaale dawladdeed ka soo noqotay dawladdii Soomaaliya, iyadoo agaasime-waaxeed ka noqotay. Intii Somaliland jirtay waxay ku soo dhex jirtay wax-ka-qabashada baahiyaha arrimaha bulshada, gaar ahaan ilaalinta xuquuqal-insaanka iyo sidii haweenku uga qaybgali lahaayeen siyaasadda dalka. Caafimaadka:Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo hadda laga saaray waaxdii Shaqada oo hore ugu lamaanayd, waxa loo magacaabay Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog) oo ka mid ah Dhakhaatiirta ugu caansan ee Somaliland.Dr. Xuseen-Xoog oo ku takhasusay daawaynta cudurada guud iyo xanuunada Wadnaha, waxa uu ka tirsan yahay guddiga Fulinta ee KULMIYE. Muddo dheer waxa uu ku foognaa daawaynta cudurada, waana markii u horaysay ee uu xil ka qabto Somaliland, wuxuuna dhalasho ahaan ka soo jeedaa Koonfur-bari ee Hargeysa. Wuxuuna ka mid yahay 10 Dhakhtar oo uu shaqada Cusbatalka guud ka joojiyay Wasiirkii hore ee Caafimaadka Mr. Cabdi Haybe.Wasaaradda Caafimaadka oo aan muddo todoba sannadood ah nasiib u yeelan inuu hogaamiyo masuul aqoon u lihi, waxay hadda heshay Wasiir aqoon u leh cilmiga iyo hawlaha Caafimaadka. Hase yeeshee, Wasiirka cusub hadda waxa sugaya sidii kor loogu qaadi lahaa adeega Caafimaadka dalka oo lagu tilmaamo mid hooseeya, hubinta aqoonta dadka ku ganacsatada cilmiga Caafimaadka oo kala-hufid u baahan, kaantaroolka iyo ruqsadsiinta goobaha adeeg Caafimaad bixin kara iyo sidii loo hubin lahaa tayada daawooyinka dalka la soo geliyo, si loo dhawro Caafimaadka bulshada. Intaa waxa dheer, iyadoo laga dayriyo hawlaha Cusbatalada waawayn ee gobollada oo la sheegay in qaarkood qarka u saaran yihiin inay xidhmaan. Gaashaandhiga:Wasaaradda Gaashaandhiga waxa loo magacaabay Axmed Xaaji Cali Cadami oo xilal dhawr ah ka soo qabtay meelo kala duwan. Mr. Cadami waxa uu waqtiyadii hore mar Maareeye ka noqday dekedda Muqdisho, wuxuuna degaan ahaan ka soo jeedaa Bariga gobolka Sanaag. 2001 ilaa 2007-dii waxa uu ahaa guddoomiyaha Guddigii Komishanka Doorashooyinka Somaliland ee u horeeyay oo saddex doorasho dalka ka hirgeliyay.Hadda waxa uu xilka la wareegayaa iyadoo la amaano tayada ciidamada Qaranka, isla markaana aanay colaado Milateri ku oognayn Somaliland. Ganacsiga:Wasaaraddan oo hadda lagu daray wasaaraddihii Wershadaha iyo Dalxiiska, waxa loo magacaabay Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ka soo jeeda gobolka Sool.Lama sheegin heerkiisa aqooneed iyo takhasuskiisa gaarka ah, balse sida la sheegay waxa uu ka mid yahay ganacsatada dalka, gaar ahaan dhinaca Xawaaladaha.Waxyaabaha ugu waawayn ee sugaya waxa ka mid ah, kala-xadaynta ganacsiga isku milmay, hubinta tayada alaabooyinka dalka la soo geliyo iyo kormeerka/ sargoynta qiimaha sicirka maceeshada, gaar ahaan quutal-daruuriga oo muddooyinkan dambe kor u sii kacayay. Sidoo kale, waxa xoojin u baahan sidii loo dhiirigelin lahaa, loona hirgelin lahaa abuurista Wershadaha dalka .Xanaanada Xoolaha:Wasaaraddan oo hadda lagu daray wasaaraddihii Deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga, waxa loo magacaabay Dr. Axmed Xaashi Oday.Waxa uu ka tirsan yahay golaha dhexe ee KULMIYE, horena waxa uu Agaasime guud uga soo noqday Wasaaradda Caafimaadka Somaliland.Dr. Oday oo aqoon u leh cilmiga caafimaadka Xoolaha, waxa lagu tilmaamay shaqsi ku haboon xilka Wasaaraddaha is huwan ee loo magacaabay, wuxuuna degaan ahaan ka soo jeedaa Galbeedka Hargeysa.Waxyaabaha ugu waawayn ee sugaya waxa ka mid ah, tayaynta, kor-u-qaadista Caafimaadka Xoolaha, daryeelka iyo wax-ka-qabashada dabar-goynta Dhirta lagu hayo. Sidoo kale, waxa horyaala inuu dabagal ku sameeyo hantida gashay Maxjarka Caafimaadka Xoolaha ee Berbera oo madmadow ku jiro iyo heshiisyo aan Baarlamaanku ansixin oo wasaaradda loo magacaabay hore u gashay. Boosaha iyo Isgaadhsiinta:Waxa loo magacaabay Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed oo la sheegay inuu ka mid yahay Qurbajooga reer Somaliland.Waxa la sheegay inuu xarumo ganacsi ku leeyahay Laascaanood, waana masuul ku cusub masraxa siyaasadda dalka, wuxuuna dhalasho ahaan ka soo jeedaa gobolka Sool. Caddaalada iyo Garsoorka:Waxa loo magacaabay Prof. Ismaaciil Muumin Aar oo macalin ka ahaan jiray Jaamacaddii Lafoole.Mr. Muumin oo mar hindisay inuu u tartamo jagada Madaxweyne kuxigeenka xisbiga KULMIYE, waxa uu sida la sheegay hore uga shaqayn jiray hay'addo caalamiga ah, wuxuuna dhalasho ahaan ka soo jeedaa degmada Dilla ee gobolka Awdal.Waxyaabaha ugu waawayn ee sugaya waxa ka mid ah; hagaajinta Garsoorka, gaar ahaan Maxkamaddaha oo laga cawdo iyo ilaalinta xuquuqal-insaanka oo marar dhawr ah Somaliland lagu canaantay.Intaa waxa dheer, duruufo wax-ka-qabasho u baahan oo deris la ah inta badan Xabsiyada dalka, dib-u-eegista dadka u xidhan guddiyada Nabadgelyada iyo dhamaystirka Jeelka wayn ee Hargeysa oo dhawr sannadood dhisme ka socdo iyo tayaynta ciidanka Xabsiyada. Diinta iyo Awqaafta:Waxa loo magacaabay Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo ka mid ah culimada reer Hargeysa.Sheekh Khaliil oo ah shaqsi magac ku dhex bahda Culimada, waxa uu ka mid yahay ganacsatada dalka. Waxa uu ka tirsanaa guddigii Anshaxa iyo kormeerka doorashadii Madaxtooyada, waana xubin ku cusub siyaasadda, wuxuuna degaan ahaan ka soo jeedaa Koonfur/galbeed Hargeysa. Arrimaha Bulshada:Wasaaraddan oo hadda loogu yeedhay ‘Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada' waxa loo magacaabay Ilhaan Maxamed Jaamac oo ka mid ah haweenka aqoonyahanka ah ee Somaliland.Ilhaan Maxamed Jaamac oo Madaxweynihii xilka wareejiyay ka horjoogsaday ka mid noqoshada Komishanka Doorashooyinka oo xisbiga KULMIYE u magacaabay, waxay ka tirsan tahay Qurbajooga Somaliland, iyadoo muddooyinkii u dambeeyayna dalka hawlo ganacsi ka waday, waana markii u horaysay ee ay xilka ka qabato Somaliland, waxayna degaan ahaan ka soo jeedaa Ceerigaabo. Kalluumaysiga:Wasaaraddan oo hadda lagu kordhiyay khayraadka Badda iyo maamulka Dekeddaha, waxa loo magacaabay Dr. Maxamed Yaasiin Xasan (Maxamed Dayr) oo ka mid ah aqoonyahanada dalka.Mr Maxamed Yaasiin oo shahaadada PhD ku qaatay cilmiga Xidhiidhka caalamiga ah iyo diblomaasiyadda, waxa uu ka mid yahay Qurbajooga Somaliland, wuxuuna muddo dheer degenaa dalka Ingiriiska, waana masuul ku cusub siyaasadda dalka, wuxuuna ka soo jeedaa degmada Sheekh. Arrimaha ugu waawayn ee waxkaqabashadoodu u taalo waxa ka mid ah, xal-u-helida boob lagu hayo khayraadka Badda, gaar ahaan Kalluunka oo sida la sheego Maraakiib shisheeye ahi gurtaan iyo kor u qaadista adeegyada dekeddaha, gaar ahaan Berbera oo ah ta keliya ee shaqaysa. Macdanta iyo Biyaha:Hadda waxa wasaaraddan lagu kordhiyay ‘Tamarta' oo aan magac ahaan hore ugu caddayn, waxaana loo magacaabay Dr. Xuseen Cabdi Ducaale oo ka mid ah aqoonyahanada dalka.Mr. Xuseen oo bartay cilmiga Joolajiga, wuu ku cusub yahay saaxadda siyaasadda, wuxuuna muddo dheer degenaa dalka Maraykanka, wuxuuna dhalasho ahaan ka soo jeedaa degaanka Bariga Burco.Waxa sugaya inuu dabagalo heshiisyo qarsoodi ah oo ay dhawrkii sannadoo ee u dambeeyay hawlo Macdan-baadhiseed wasaaraddu kula gashay shirkaddo shisheeye ah. Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha:Wasaaraddan oo hadda lagu kordhiyay waaxda Dhaqanka, waxa loo magacaabay Maxamed Xaashi Madar oo degaan ahaan ka soo jeeda degmada Saylac ee gobolka Sool.Hawlaha sugaya waxa ka mid ah, inay barnaamijyo horumarineed u dejiso dhalinyarada Somaliland, si looga hortago Tahriibka oo in badan oo ka mid ah galaafatay. Beeraha:Wasiirka cusub ee Beeraha waxa laga dhigay Prof. Faarax Cilmi Maxamuud oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Boorama, iyadoo laga sugayo inuu xooga saaro sidii kor loogu qaadi lahaa, loona dhiirigelin lahaa wax-soosaarka Beeraha. Duulista iyo Hawada:Wasaaradda Duulista waxa loo magacaabay Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa Qurbajooga xisbiga KULMIYE.Maxamuud Xaashi oo marxuum Cigaal ku naanaysi jiray ‘Osama', waxa uu dhalasho ahaan ka soo jeedaa Bariga Burco. Waxa uu ka tirsanaan jiray golihii hore ee Wakiillada Somaliland, iyadoo uu xilligaa aad u mucaaridi jiray marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal. Hawlaha sugaya waxa ka mid ah, hagaajinta adeegyada Madaarada dalka oo qaarkood xidhan yihiin iyo dhamaystirka balaadhin kooban oo qorshaheedu socdo oo lagu kordhinayo Madaarka caasimadda Hargeysa. Warfaafinta:Wasiirka cusub ee Warfaafinta waxa laga dhigay Cabdilaahi Jaamac Cusmaan (Geeljire) oo ka mid ah Qurbajooga xisbiga KULMIYE.Mr. Cabdilaahi Geeljire oo degaan ahaan ka soo jeeda Bariga Hargeysa, waxa uu sannadihii dambe qoraal madadaalo ah oo todobaadle ah ku soo bandhigi jiray Wargeysyada maxaliga ah ee dalka, kuwaasoo uu qaab xirfadaysan ugu naqdiyi jiray masuuliyiinta Xukuumaddii talada dalka wareejisay Source Ogaal
  4. Cowke, my friend you are a tribal thinker but not an expert. But I am a tribalogist and i say tribal characteristics and therefore behaviour is determined by enviromental aspects. And I remember that you made the analysis of reer Galkacyo being a certain way because of the enviroment. And Garowe people being business and mashruuc minded, cause they have nothing and nobody to fight. And Bosasso being totally diffrent. Are you denouncing you earlier hypothesis?
  5. Well all the Sanaag elders with big beards and small beards were pleased. An I guess you are as well, mr big beard.
  6. You a right the future doesnt look rosy. I see a future with some red and some green and whtite inbetween. What does this mean?
  7. http://www.youtube.com/watch?v=dTZ9bzdwCwk&videos=gOovnAsngj0&playnext=3 Magool's song(AUN) is raped. And I feel the pain.
  8. Well Cowke, the people of Mudug share the same culture,the some religioun, same accent and have the same characteristics irrelevent of tribe. They are one and never can be divided. (Why do you always need to look things from your tribal point of vieuw?). Dadka ha kala saarin. waa isku dhaqan. dhaqan waxa keenay taariikh, deegaanka iyo cimiladaha ka jira meesha. Laga yaaba biyaha ine wax ku jiraan. And wasnt Abdullahi Yusuf from Mudug. The man who brought Xabashis in times that Xamar was really peacefull. And who wanted to use a shock and wave strategy against his enemies(also from Mudug). Well the shock he brought with him, is still going on and the Governor of Banadir Tarzan is there are and were some wild men in town and they came from Mudug.
  9. Cowke, my local sources tell me that since Silaanyo became President this week that some people, sometimes on some occassions wear blue underware with and sometimes wihout the 5 star. So dont give up, there is hope to bring them back.
  10. Originally posted by Cowke: Mudaharaad Balaaran oo Ka Dhacay Magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal July 30, 2010 0 comments| leave your own! Waxaa saaka mudaharaad balaaran uu ka dhacay magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal ee Soomaaliland. Dadweyne kor u dhaafay kumanaan qof ayaa isugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee magaalada Boorame kuwaasi oo sida la sheegay dadka deegaanka ay ka cabanayeen Wasiiro uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Axmed Siilaanyo. Wadooyinka waa weyn ee magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxaa lagu arkayey tayro lagu gubay wadooyinka,gawaari la burburiyey oo wadooyinka yaalay. Waxayna sheegeen in lagu yareeyey beeshooda golaha wasiirada ee cusub lana siiyey labo wasiir oo kaliya kuwaasi oo kala ah Wasiirka Beeraha iyo Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka balse ay ka doonayeen in golaha Wasiirada afar wasiir ku lahadaan. Sida aan ku helayno wararka ayaa sheegaya in mudaharaadka ay soo qaban qaabiyeen rag sar sare oo loo badinayo in ay siyaasiyiin yihiin balse goobta uu ka dhacayey mudaharaadka aan joogin,waxaana ka qayb qaadanayey dadweyne isug jira haween,caruur iyo dhalinyaro. Dadka dibad baxyey ayaa sida la sheegay watay Calanka Soomaaliya ee buluugan xidigtana dhexda ku leh balse sida ay noo xaqiijiyeen weriyaal ku sugan magaalada Boorame ayaa sheegay in uu soo shabaho Calanka Soomaaliya ee uusan ahayn kan buluuga ah eel eh Xiddigta shanta geesleh ee Soomaaliya. Xaalada ayaa iminka waxay tahay mid degen,dadkii sameynayey u soo baxana ay ku laabteen guryahooda iyadoona la fili karo in ay dib u halkoodii uga bilaab mudaharaadka. Horseed Media Cowke, its false alarm. It wasnt the Somalia flag they were carrying. It was something else. Maybe next time, keep your finger crossed.
  11. Even Berbera is complaining. I hopte they dont close the Goverment income tap. http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=16983
  12. He and many of his Ministers set the example and people are following. This is wat Zam Zam, Abdi Aden(Min of Education), Gaboose(Interior) and Xaashi(Finance) were doing when they felt they were right and goverment was wrong, they took it to the streets to get their rights. And ofcourse Somali's like demonstration, they will participate. War Deg-Dega:Mudaharaad lagaga soo horjeeda Xukuumada Cusub ee uu soo dhisay Siilaanyo oo ka dhacay Borama Borama(OWN)- Mudaharaad lagaga soo horjeeda saami qaybsiga Xukumaada ayaa saaka ka dhacay Magaalada Borama Xaafado ka mid ah,Mudaharaadkan ayaa waxaa uu ahaa mid iskii iskaga Bilaabmay, dadka mudaharaadayayna ,waxa ay u badnaayeen Dumar iyo dhalinyaro, Kuwaas oo ku dhawaaqayay raali kama nihi sida waasiirada loo qaybiyay,Cadaalad ayaan rabnaa, Mudahaaradkan ayaa ahaa mid aad u xoog badan,Iskiina u bilaabmay,Mudaharaadlayaasha ayaa si nabad galyo ah waxa ay ku marayeen, wadooyinka waawayn ee dhexmara Xafadaha iyo suuqyada Dhexdooda, Mudaharaadkan oo wali socda ayaanan la garanayn waqti uu soo dhamaan karo, laakiin waxa isku dayaya in ay joojiyaan, ciidanka qaranka iyo ciidanka Amaanka,. Runtii waxa maalmihii u danbeeyay Guux aad u xoog badan,taas oo dadku dareenkooda ku aadan Xukuumada cusub ee la soo dhisay,ay u arkeen mid aan si cadaalada loo soo xulin,gobolkana aan la siin waxa uu xaqa ulahaa waligii,waxa ayna ka rajaynayaan in dawlada Cusub dib u eegto, Siyaasada ku waajahan Gobolkan. Dhinaca kale waxa ay dadwaynaha ku dhaqan degmada Borama isla dhex marayaan,in sababta gobolkan saamigii xaqa uu u lahaa dhinaca xukuumada ay waayaan,in ay sababta ugu horeysa ka dhigayeen , gobolkan oo si xoog badan lagaga adkaaday, xisbigan iminka talada dalka hantay ee kulmiye, taas oo ay sheegayaan in markii uu ku guulaystay , Kursiga sheegay in uu u yahay madaxwayne cidii u codaysay iyo cidii aan u codayn ,waxa ayna leeyihiin waxa aan u aragnaa , in balantaas uu ka baxay Madaxwayne Siilaanyo ugana fadhiyaan in uu Madaxwaynuhu saxo khaladka uu ka galay Bulshada Reer Awdal/ee dulqaadka iyo nabada Jecel Reporter:C/qaadir C/laahi Awxusee(Ilko) B orama Office XIGASHO: BOORAME NEWS
  13. And why is the Minister of Foreign Affairs visiting Gebiley Hospitals and Schools on a weekly basis? quality control?
  14. Sitting around the table,"working" for Goverment institutions and having tea and at the same time fight eachother and the same goverment you work for under the table. Somaliland(1991-1995)
  15. Xaaji, adeero shaqadii arimaha dibeda ayuu bilooway. Reer Djiboutigi ayuu shalay geeyay Gebiley. Tolow maalinta dambena ma Xabashi ayuu geeniyaa arabisyo.
  16. Originally posted by Xaji_Xunjuf: It’s all about quality my friends We just concluded that the standards which are set have nothing to do with quality, but rather about "idiology". We just need to find out what that idiology is? I am afraid that certain SNM 'idiologies' which Kulmiye has buried, will come to live again.
  17. Originally posted by General Duke: ^^^So he is another one who worked for Siyaad Barre, thanks for the update lad.. At least Mudug is represented in this cabinet.. War meesha reer Somaliland wuu ka wada saaray. Wuxu wada keenay reer Djibouti, Xabashi iyo reer Mudug. Djiboutis are even visiting Gebiley hospitals and school on daily basis. What is next?
  18. Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by N.O.R.F: You can't please all the people all the time,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, The days of 'we are not represented' are over. They should complain if the govnt doesn't improve things rather than throw toys out on day 1. It is best that they complain loudly than quietly letting their resentment fester. And anyway, this is a new democratic government where complaints and demonstrations are tolerated. In fact, some would say, the people are only following the example Siilaanyo set. I have no complaints. He sure did set an example. First to critize a democratic chosen goverment. Organise large scale demonstration. Speak the loudest about the failures of the goverment. Hold goverment accountable for promises made. So, I am just following the footpath of the great leader. Nothing personal against him, only admiration for the man.
  19. Here is a short piece of his CV: SHAQADA IYO WAAYO ARAGNIMADA: 1965kii wuxuu xilal kala duwan kasoo qabtay Wasaaradda Qorshaynta Qaranka. 1969kii-1973kii Mr. Siilaanyo wuxuu ahaa Wasiirka Qorshaynta Qaranka 1973-1978 wuxuu ahaa Wasiirkii Ganacsiga 1973-1980 wuxuu ahaa guddoomiyaha guddida Dhaqaalaha ee Qaranka 1980-1982kii wuxuu mar labaad noqday Wasiirka Ganacsiga.
  20. Originally posted by General Duke: quote: Minister of Foreign Affairs with 0 International experience and Minister of Education with who used to run a somali community group in London. Siilanyu himself was never a governor, nor a minister nor a President of any region or state, does that make him unqualified? You are trying to create division, which is not needed. The secessionist I have deep issues with, but no one should wish for the for failure of the state. Silaanyo was Minister 3x times. Read you history books.
  21. Qudhac, Call me Chief Aaqil, please. Ok, So you do agree that experience was not the major selection criteria? And you state that they have been selected because they are 'Ideologicaly' close to Silaanyo, whatever that means in the Somali context. I can live with that. As long as you dont pretend that they were the best and most qualified people around.
  22. I dont want people to be selected on basis of tribe. I am just saying Silaanyo did appoint them on basis of tribe. We have now a Minister of Foreign Affairs with 0 International experience and Minister of Education with who used to run a somali community group in London.
  23. What a coincidence then that he appoints 5 Ministers from a certain group, which he also got the most support from. And what a coincidence that 3 of these Ministers have the least experience of all 20 Ministers. So you cant tell they were selected on their experience. That strategy is doomed to fail. You can accusse Riyaale of many things, but never that he favored certain sub-clans. Xaaji, ofcourse you agree. It would really suprise me if you didnt agree. I heard your uncle, who has no relevent experience, is a Minister now. Some even called him Minister "Light". You must be proud.