Buuxo

Nomads
  • Content Count

    2,293
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Buuxo

  1. ^Amiin.These draconian anti-terror laws are impossible to get by for average folk. Alshabaab my foot.
  2. ^haha,Cara.I usually get up mad after dreaming about getting up early for work.
  3. Juxa ,I agree.What if it won't hurt anyone? and it's a matter of saying 'Yes or NO' Maalikah,True we all human. If someone asks me a direct question.I can't lie to the best of my ability.But you need to sometimes to protect yourself.
  4. Im such a bad lier.Sometimes you need to though,wouldn't you agree SOler?
  5. Buranbur qiimo-badan. Maxaa Gaal loogu yiri geesigi Shariif- Haliimo Hassan Gafanihii naaxay nimankii gondaha kajaray Sanaawi ragii gambiyey geyshashkuu dirsaday Ragii iga gooyey caradaan hurdada lagabay Hadaan calaf iiga kiin gaarin gob banana Inaan gabdhahayga idinsiiyo waa go aan Markaanu gumowney giyigeena cadowgu galay Gegida iidaale markii geyruhu igu dhacay Rag aan garanaayo maantii galayrku cunay Markaan garanweyney meeshuu gargaarku jiro Ragii la godoon shayoow geesiyaa tihiin Inaan gabdhahayga idinsiiyo waa go aan Guriga sheydaanka bush weydinkii gilgiley Idinka oon gaarinbuu qayladiina gabay God hoosaa looqodiyo meel gadaal kutaal Wallee gacalkaygiyoow geesiyaatihiin Ana inaan idin gargaaraayo bayga go an Balse haduu guurey nacaskii gondaha xumaa Oo godey dhaafay asagoo gubtaanyo qaba Gegida ardisababa haduu dhaawicii ka guray Shalaytana uu lagoohaayo goob banana Gacalka inaan layno gardarey umuuqataa Ilaahey garabkooda garwadeenaduu kabaxay Kuwii ugargaarey sanaawiye islamka gabay Haduu gabalkoodii dhacay guulma gaarayaal Oo guxushkii ugu weynaa qolokale daraad ugalay Gacalka inaan layno gardarey umuuqataa Gaal maxaa loogu yiri geesigii shariif Guusha aan gaarney sowkii gardaadin jirey Sowkii xaqlasoo gamiyo garabka noo aha Anugu garanmaayee goormuu islaamkla gabay War aynuka gudubno fakarkaan gadaal kayimid Haduu gafey waa dunuub uu ilaah kagalay Adna inaad waano gaarsiiso waagartaa Ee madfacaad ku garaacday sheikhee daliil ku galay War aynu kagudubno fakarkaan gadaal kayimid Intaan goobayno gacalooyinoow jahaad Oo janada gaar leenihiyo geedo aad ubaxay xawrarciin guurso gabanada intaan ku niri Intaynu xadgudubno yeynaan cadaabta gelin Ee halaga guuro fakarkaan gadaal kayimid Shariif waxa uu lagubanaayo gacaliyoow Giyiga soomaaliyeed gaalku wowtashaday Oo waxaa la go aanshey inaynaan garaad lahayn In nalakala gooyaa garaadkooda qalin kudhacay Oo dhulkaan gaaxsan gaawaha nin kale u culo Shariifna wuxuu ka gubanaayo waa gedaas Oo nabad inuugoobo gar ilaahey bay u tahay Oo dadka lakala geeyey guryahoodii lagu ceshaa Oo gobolaas goostay dibloosoo gardaadiyaa giyigii soomaaliweyn guul inlagu hantiyo Waa wax noowada garee maad qarwaaqsataan Maduul rabigey gaboo gooyey baynu nahay Nabad inaangaarno miyaan guule nooqadarin Sabaankii galaba dagaal baan ugeyfanahay Dunuubtaan guranay miyaa guudka nooga raran Godbaa lagu siisocdaa aan lagaranahayn Go aankii culumadiyo waa nadii magelin Ilaahoow guulow qaluubaha adaa gadiya Ee waxaan garanayo garaadkii rag geena geli Rageenow garo waxay dumarku goobayaan Qurbaan ku godoonay gabalkiina noogudhacay Madfucu meeshuu igeeyaan ka giisayaa Caruurtii geyrahaa goob banana kuhelay Xabsiga gaalada barbaa qowmu luud ugalay Garowshana idinka weynaye maxaa gashaan Miyeydaan gaarin soomalidii galbeed Hubkaad guraneysaan maad godey ku weerartaan Gargaarka dhulkeena maqan maad ugeyfataan Amxaarku ragbuu gigaayaaye maad gashaan Gabdhaha la kufsanaayo gacalkooda somatihid Gurmad hadaatahayoo gar ilaah dagaalku yahay amxaaradii guurtey gadaashooda ciidan dhiga oo banbada ku garaaca goobtay hodhow degaan shaRiifna gartiisa siiyoo gadaal kasuga
  6. Jb,Safe return.I'll await your review of the city.I intend to visit Somalia mardhow.So List of cities aan ka sugaa,IA.
  7. Awww KK,congrats abaayo.Eebe haku fududeeyo. Forget the 5% cut,at least you get time off from work.Not Every gets that much time off and still have a job.I would advice you every sanad cunug ka soo tuur
  8. Im not familiar with the universal healthcare obama is proposing. But here in OZ, It's working well.It ensures that basic healthcare is available and easily acessible to all, If you need an Operation you can get immediately( although there's a waiting list for Elective surgeries). But our universal coverage also ensures that individuals are able to buy medications through a Public Pharmaceutical scheme,where the govt subsidizes it and ensures that individuals don't pay more than $32.90 for each script.And those who can't afford this ,are covered by a social security(health-care card) that further reduces the amount that they pay for each script to $5. Our healthcare system is not fully privatized ,however private healthcare is important and accounts for 30% of services and takes the huge burden of Medicare.So Individuals are strongly encourage to take health insurance ,especially those who can afford it as they are penalised for it through increase tax. Seeker,Wouldn't you still be able to choose you consultant or what not,even with the universal healthcare reforms?
  9. Disappointed my City-Surf 12km Walk is during Ramadan. Now I need something else to motivate me to keep my exercise regime.
  10. ^ Reer Malaay cunnayaal ,maangaabnimo laguma yaqaan. Duceysane,Allow ku daa Soo dhawoow adi iyo C/latiif & Allamagan. The more the merrier.
  11. ^Thats only fair. Natusa Inanta?
  12. Spent in the lovely company of wise women.I should entertain more often.
  13. LoL@Siren,How about having it in a Cave? I think it could be lovely. MARX,Who says the weddings in the 'Good old days' weren't extravagent & expensive. I Tell you my Ayeeyo's wedding stretched over a week of celebrations,Each day & night all kinds of Food & festivities were on the menue.So that's a ot of Geel & Ari.
  14. ^ Libaax xagee naga aadey? Xiin is tempted by guul laakiin wali game-over ma'aah.Marka Laaciboow bal soo daa waxaad heeyso. Duceysane,Islaan fadhido ,lagdin la fudud
  15. ^ aaheey. Thank God for Alcohol prohibition in Islam.Now every country is crying out about the adverse effects of Alcohol.
  16. ^Ibti,waa iska caadi.Kisto Prejudice is inevitable.
  17. ^lOol.Only familiar with timo jilic-Indians.It's just description.
  18. ^Fair enough. Aw muuse,bal Tix yara meesha ku soo qor.Some here doubt your credibility.I believe even if you morbidly obese, you're qualified to give advice on healthy eating
  19. Ngonge,You and your caato analogies make me grin .Laakiin he did.Must he write for him? Xiin,What about my request?
  20. ^The reason they keep to themselves baaba wax ku jiraan.tan kale,it's my experience upon meeting a few,it's a gross generalisation .I know.
  21. ^LoL@gaaxnuung,const ructive critism weeye.Waxaa lagu yiri erayo lee mashee qotomisay Aw Good start.Xiin baad dhaanta oo 'Poor' la soo shir-tagey.
  22. 1.Chinese 2.Northern Somalis 3.Somalis in General 4.Kiwi 5.Asians all of them 6.Arabs 7.Ceyrta Europe(Hungarian) 8.Serbs 9.Indians 10.Brits
  23. ^ 3 pages and no discussion.Thats SOL hooliganism for ya:D Yaab,It's SOmali Walaal.We surely don't call ourselves Somalian .Bal try it....Say this outloud 'Walaalayaal hadaan-nahay dad Somalian.... ama 'Walaalayaal hadaan nahay dad Somali