Valenteenah.
Nomads-
Content Count
6,941 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Valenteenah.
-
Being blond makes you do bold things..I must admit Go for it Val. Oh reaaallllyyy? Do tell. So, two for red and 2 for blonde. Hmm..maybe blonde dhafooro/sides and red for the rest. :cool:
-
Heh, waad ogtahay inuu sida mulaca A&T galgasho badanyahay ee maxaad ka sugaysay? Jamaalow yuuna ninku baxar ku gelin.
-
Since this is a useless topic, I would like to make it useful, for myself at least. I have decided to colour my hair but I am unsure about what shade to go for. So help a girl out, yaa useless posters. Shall I go for: a) Brown? b) Red? c) or Blonde?
-
^ He removed it, ee adigu maxaad usoo celisay?
-
Tut Tut @ JB. Waxaa meesha ka saar. Ibti, walee inaad fariid tahay.
-
LoL. Urm, do you own this company, by any chance? LoL@ Jamaal. That's certain death ee iga daa.
-
^ A packet of maxey? :eek: :eek:
-
*smacks JB* Bax waryaa.
-
^^ A packet of maxey? (@ Johnny) Ibti, I think only the A&E is open at this time and I am not that desperate. Where are the drug dealers in this joint?
-
Originally posted by nuune: ma kala yaqaano taageerayaashiisa iyo sacabatumayaasha Soo maadan arag? Wuu jahwareeray.
-
Congrats to KK, well deserved as she is beloved by all. (Pointedly ignoring the other person.)
-
G'day trolls. I'm in desperate need of a strong tranquiliser.
-
Haye, falaas shaah ah ayaan soo diyaarinayaa ee bal ii waran. Maxaad ka soo faa'ideysatey intaad maqneyd - maal, ubad, cilmi mise wax kale? Soo dhawoow and enjoy SOL.
-
Dumarkii talaata beesteen ayey noqdeen. Waxaasi waa bilaa sharaf.
-
Wa salaam, Zinki. Waxaan ku idhi ilaa iyo 2007 xagaad ku maqneyd?
-
Hehe. Waan ogahay, Jamaal. Waad soo dhaweyn fiicantahay mar walba.
-
Reer maakhir isjeclaa, bal dey waxa amaan iyo soo dhoweyn ka dhacaysa Jamaal. Welcome lady. Always good to have another UK poster on board.
-
^ Ilaahay mahadii, all is well. See tahay adigu? Burning the candle at both ends miyaa? Waxaan ku idhi he had to win, orodkii iyo calaacalkiiba wey ka dhamaadeen. Congrats KK and Abtigiis.
-
^ You did a grand job in the last moments. Originally posted by Abtigiis & Tolka: I denounce VAl who has failed to vote for me despite promising to do so. Ninkani waa qac iyo bararaf. Qoftii dhameyd ee ushaqeysey ee u vote-gareysey ayuu daalac u raacay! Bilaa abaal.
-
Cultural difference my shoes. Am off peeps. Good weekend and all I'A.
-
^ It IS!!! Waad la heshay.
-
LoL, Che, your cousin is perfectly handsome, no doubt, but he knows nothing about shukaansi. Maxaa lagu sameyn? Buuxo, waan is adkeynayaa mooye, kaasi Wuu iga raayey. Proposal ama bilaa proposal. Ilka xanuun wax ka xun - Ilaahay ha ku caafiyo. Ibti, waan gartay.
-
Ibti maxaad usoo bandhigeysaa? Maad private ugu sheegtid (not that it is an intensely private thing, but...). Buuxo, he actually said 'aan ku guursado' but I didn't like the sound of that. Sheh, yes it was tentative. I've had a couple of decisive ones. They weren't romantic or appealing. Somali male decisiveness = inantan ha laysiiyo.
-
LMAO @ ' Sooqaago waa xaami'. Took me a second to work out what you meant. Heedhe, my mixed accent isn't to blame laakiin anba waan garan la'ahay waxa socda. Maybe my pheromones ayaa xoog yeeshay. Juxa, I secretly thought it cute too. But it must be backed up. [EDIT] LoL @ the barwaaqo commentary. Ibti I made a deal with Paragon to bring it back but it's temporary. I like Val much more too. As for barwaaqo the bully, if I deleted any of your posts it would have been for a good reason.