abdikhadar

Nomads
  • Content Count

    38
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by abdikhadar


  1. AS WR WB for all peace and peace giver loving somalians, hubaal nationkeena faced a taff and testing times, waxaa nation lagu noqdaa three things 1- Land 2- ppl 3-government, Allhamdu lilaahi we have two of them the Land and Ppl+ many soomaali oo wadnkooda jecel jiritaankiisa jecel midnimadiisa jecel.inshaa Allaahu waa laga gudbi doonaa waqigaan hadda lagu jira so lets hope the best and celebrate our nationhood + our National Day.nationhood is not a hadiyada you have to fight for it.


  2. Asalaama calaykum bro

     

    Gabay somali ah baa wuxuu ahaa...

    Baadida ninbaa kula daydaya daalna kaa badane

    Oon doonahayn inaad heshaa daayin abidkaaye Dakina idin moodayaa duul wada socdoo wax u dahsoonayne...

    It is very rare to find in this days a somali who aknowleges guusha walaha kale let alone

    to respect and understand their ideas.


  3. Asalaama Calayku all bros and siss

    Aad baan ugu faraxsanhay in aan nafteena barano hadaan nahay soomaali, walaalha wiilal iyo gabdhaba oo soomalida ku cabiray in ay yihiin "baraside","bagan culture" the missing link between human and ape,waxaay cabirayaan dareenka ah in somaalidu manta ka qaawantahay kana maran tahay dhaqan,dhaqaale, tacliin,dad la dhaqan,sharaf bini aadan, diin.Waana arin xaqiiqa ah oo jirata marka aad argtid sida ay u dhaqmayaan,gaar ahaan markaaad u fiirsato ku aad is leedahay waa ugu roon yihiin,markay salaada iyo masaajidka ka soo baxaan ayeey bilaabayaan faalo iyo tageero dhaqanka burburka eexun , iyagoon dareen sanayn. Waxaan u baahanahay sida walaalkay sheegay mass education mass reform and in qof kasta oo dhibka u jeedaa u uga digo saxiibadiis iyo intuu awoodo


  4. Haddaan ku darsado waxaanu daris la nahay wadamada Khaliijka carabta, oo dhulkoodu saxare u badan yahay, maantana noqday Internationla market e.g UAE iyo kuwo kale, waa la hubaa in suuq aad wanaag san looga heli lahaa waxsoorka beeraheena.

    Sida aanu xoolaheena ugu iib geynaba.

    The world is chanching why not us.


  5. Asalaam caleykum nomadis

    I realy like this topic waxaan rabaa in aan ku kordhiyo dhab ahaan in badan oo bulshadeena soomaaliyeed ka mid ihi waa geeed-saar(creebing and claimbing blants) waxaay rabaan in eey umad kale iyo nadaam dad dhigtay eey gu kor baxaan oo ku noolaadaan with out giving the real work efforts taasina wax suurta gal ah ma ahan weeyna dhibaateyneysaa labadaba .

    I am sorry the word(X) wives of wadaado we dont have to point fingers to a particular group of us when the fingers are bointed to us all.