Cige

Nomad
  • Content Count

    319
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cige

  1. Safarada Madaxweyne Shariif iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Muddo 2-Bilood ah gaaray 35 Duulimaad oo caalamka ah iyo Ciidanka Dowladda oo Mushaar la'aan ka cabanaya. Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ku Guda jiro Safaradiisii ugu raaxada iyo dhibka badnaa xilli Boqolaal Samali Rayid ah ay ku dhimanayaan dagaalada iyo duqaymaha ka socdo magaalada Muqdisho iyo gobalada dalka. Saraakiisha Dowladda KMG ah sida Wasiirada ayaa ku jiro Safaro Tiradii ka batay iyagoona wadamada ay booqanayaan ka dega Hotelada ugu raaxada Badan. Shariif Sheekh Axmed ayaa Muddo 2-Bilood ah Safray 35 Duulimaad marka uu dhawaan booqdo Wadamada Kuwait Cumaan,iyo Masar waxay duulimaadyadu noqon doonaan 45 Duulimaad Muddo laba Bil iyo Bar ah. Dadka Dhaliila Siyaasadda Dowlada KMG Somalia ayaa qaba in Somalia aysan Horumar gaarsiin karin Madax aan Daacad u ahayn Dalkooda iyo Dadkooda islamarkaana shisheeyaha uga dhega Nugul Somalida marka laga hadlayo adeecida iyo Tala siinta. safarada Madaxweynaha iyo wasiirkiisa Maaliyadda Shariif Xasan Sheekh Aadan Waxay Noqdeen kuwa aan latiri karin oo Kar-kaarka Jebiyay xilli Ciidankii Dowladda ay Mushaar la'aan u cabanayaan qaarkooda ay kala yaaceen. Wasiirka Maaliyadda Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Safarada Madaxweynaha badiya waxaana la sheegayaa in uu Madaxweynaha u hogaamiyo wadamo aan horay uga mid ahayn qorshaha safarka Madaxweynaha. Si walba oo ay ahaato xaalka dowladda ayaa u muuqdo mid aan Daba qabad lahayn waxaana bilaha soo socda arki doonaa waxa ay soo kordhiso dowladda KMG Somalia. Xafiiska Wararka Markacadey.net Magaalada Muqdisho
  2. Ada company wins contract to protect Somali government from terrorism, pirates By Ted Roelofs | The Grand Rapids Press October 15, 2009, 11:55AM A Grand Rapids-based security firm is taking on a job few would envy: Protect the transitional government of Somalia, a failed state and breeding ground for terrorism and international piracy. According to the Somali government, CSS Global Inc. has been contracted to provide security consulting services and training for government forces. In a statement released Wednesday, Somali special envoy H.E. Ali Hassan Gulaid said he is “confident the expertise of the CSS Global senior staff will prove to be a valuable asset to us in our efforts to establish a safe and secure Somalia for our citizens.” CSS Global, an affiliate of Ada-based CSS Alliance, has furnished counterterrorism services in other African nations and provided security and logistics in Iraq. Its operations team comprises former military and law enforcement personnel, including Special Forces. Press File PhotoChris and Tim Frain, founders of Corporate Security Solutions “It is going to be a huge challenge,” said Chris Frain, chief executive officer and co-owner of CSS Alliance. “This is a brand-new government being stood up with the help of the international community.” Frain said he is optimistic CSS can get the job done. “Our protective operations team has the experience and focus to provide strategic security services and support operations in any situation,” he said. But in a landscape that some analysts warn could be a virtual Petri dish for al-Qaida, the challenges are daunting. Most of Somalia has remained lawless or in the hands of rival clans and warlords since the central government collapse of 1991. The country is remembered by Americans for the 1993 battle of Mogadishu, depicted in the film “Black Hawk Down,” in which 18 U.S. soldiers died and defiant Somalis dragged the corpses of several through city streets. More recently, Somali pirates have hijacked dozens of ships off the coast, including the brief takeover in April of a U.S. cargo ship that ended when Navy snipers killed three pirates and rescued the captain. There is hope the contract could help the government crack down on pirate attacks, which have threatened international shipping since the 1990s. One expert in African security issues called the political environment in Somalia “extremely difficult.” “Somalia has been a failed state for more than 15 years,” said Fabienne Hara, vice president of the International Crisis Group, an independent nonprofit conflict resolution advocacy group. Hara served as acting chief of the United Nations mission in Sudan in 2007 and as central Africa project director for the International Crisis Group. As clans and various Islamic factions continue to vie for power, the potential threat from al-Qaida is a “growing concern,” Hara said. “There are foreign elements among the Islamic factions,” Hara said. In September, U.S. special forces attacked a car in southern Somalia, killing one of Africa’s most wanted al-Qaida militants. Kenyan-born Saleh Ali Saleh Nabhan was suspected of constructing the truck bomb that killed 15 people at a Kenyan hotel in 2002. The moderate Islamic government of Sheik Sharif Sheik Ahmed, who became president in February, is regarded by many as the country’s best chance for stability in years. Frain and his brother, Tim, have built CSS from a small detective and corporate security agency in the 1990s to a player in international security. In the wake of Hurricane Katrina, it contracted with the Federal Emergency Management Agency to protect commercial buildings and trailer parks. At its peak, it had 600 employees in the New Orleans area. In Iraq, the firm won a Department of Defense contract in 2007 to provide personal security and convoy security as it set up a compound about a mile outside the heavily fortified Green Zone. It later won contracts to build and transport cement barriers and modular housing used by the military. The work was not without danger: Three CSS operatives were killed in 2007 by roadside bombs while escorting convoys, two in an incident near the border with Iran and the other in northern Iraq. Hara noted that Somalia has already undergone more than a dozen peace initiatives since the early 1990s. Frain said he could not comment on the size of the contract or number of security forces CSS would employ because the new government is “very sensitive” to the impact that publication of that information might have on opposition forces. He said funding for the transition government comes from the Arab League and other members of the international community. Despite the obstacles to stability, Frain insisted that it might not be as tough as the environment the firm faced in Iraq. “As important as this is to the world that this transitional government succeed, our opinion is that maybe this would be a little bit easier,” he said.
  3. Welcome Ismaaciil Welcome Buubaa Minanka Minankaa waaye he is martiyeyn. Landcrusaires badan ayaan kugu soo dhoweyn doonaa sidii maryan Mursalba aan u soo dhoweynay
  4. War maad Macallinka iska daysaan! malaha macallinimaduu ku fiicnaa ee siyasadda waa lagu khasbay :confused: Xiinoow ninku adiguu weerer kugu yahaye isk celi :rolleyes: macallinka annagaa ka celinayna oo isagu internetka ma galo ee adigu ninka iska celi :cool:
  5. collected the wages for the government soldiers in Hiiraan. juje lacagta markii lo dhiibayay ma la joogtay mise Eng. Yariisoow baa u dhiibay illeen isgaa wasiirka LCAGTA laga dhigaye ... mis weli laftigiisu gacanta wax kuma dhigin adiga wax ma kaa soo gaareen? :rolleyes: ilaahoow somali u naxariiso
  6. Ehiopia backs Sh. shariff as well
  7. People like him should be hanged! ma kaligiisaa?
  8. ka dibna wasiirka ayaa afkiisa kaga dhawaaqay “Daahir Rayaale ha dhaco iyo UDUB ha dhacdo” isagoo wasiirku u muuqday inuu ka cabsi qabo inay dadkaasi gadoodsani ay gacanta saaraan. :eek: Intaas kadib ayaa dadweynihii wasiiirka waxay ka dalbadeen inuu is casilo taas oo uu wasiirku isagoo dhoola cadaynaya una sii socda dhinaca madaxtooyada dadkii ku dhaafay cod hoose isagoo ku leh Haye, Haye… laakin wasiirka ayaa markii uu gaadhay madaxtooyada in yar ka dib waxa bileyskii lagu soo amray inay Rasaas ooda kaga qaadan dadweynihii ay marka hore isdhex joogeen.
  9. A lot of people argue that Somaliland is a clan state and i disagree with that because the president is from Awdal, there are ministers and parlimentary members from every grouping in Somaliland even the oppressed people. So regardless of what people say Somaliland is more of an multiclan state politically as Southern Somalia, however puntland is a clan state NOT CLAN STATE. IT'S SUB-CLAN STATE
  10. Waa FAASHIL ku soo biiray kuwii ka horreeyay :mad:
  11. Hargga sawirkiisu ku yaalna xagguu ka keenay? INKAARI KUGU DHACDAY
  12. Kii ay cagaha dhulka ugu dhuftaanba waa iska cararayaa war dadku fulaysanaa ....
  13. Saraakiil katirsan Al-Shabaab oo hanjbaad u jeediyay Kusimaha Afhayeenka Maxkamadaha. Saraakiil katirsan Ururka Al-Shabaab oo ku heyb ah Kusimaha Afhayeenka Maxaakimta Islaamka C/rizaq Qeyliyow ayaa hanjabaad ugu jeediyay in uu dalka isaga baxo hadii kalena ay beeshiisa ula dhaqmi doonto si lamid ah xubnaha dawladda KMG ah katirsan. Ilo wareedyo muhim ah ayaa caddeynaya in xiriiro kala duwan oo dhexmaray saraakiisha iyo kusimaha Afhayeenka ay guul dareysteen kadib markii lagu amray C/Rizaaq Qeyliyow lagu amray in uu dalka isaga baxo hadii uu doonayo in naftisa ay u badbaado, sida aan kasoo xiganay dad eheladiisa ah oo ka xumaaday. Kusimaha Afhayeenka Maxaakimta Islaamka oo beel ahaan kasoo jeeda dadka dega deegaanka Dayniile ayaa Odayaal dhaqameedyo u bandhigeen in uu ka haro shaqadaasi iyadoona ay u jeediyeen guud ahaan Somaliya in uu isaga tago oo uu tago magaalada Nairobi. Afhayeenki hore ee Howlgallada Maxaakimta C/Raxiim Ciise Cadow ayaa isaga tagay Muqdisho iyadoona dad ay ku arkeen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana uu ku andacooday in uu uso tagay arrimo caafimaad. Markacadey.net,Muqdi sho
  14. not this we are talking. we are talking his recent statement in Nairobi. the above was GOOD and CORRECT but he conradicted when he said i'm keeping busy with my own affairs and leaving somalia alone i.e Calina saxan Caydiidna gar leh
  15. Gudoomiyihii hore ee gobolka Bay C/fataax Geeseey waxa uu sheegay in dowlada ay ka go’an tahay inay dib ugu laabato gobolka oo ay ka saarto ururka Al Shabaab. DHUUSAWEYNE
  16. I was really disappointed with the sheikh, times like this the Ulamaa shouldn't shy away to say whos right and whos wrong, EXACTLY, but unfortuanately greediness is not only money but on everything :mad: and you know what he said he said this is a time when one would be busy with his own affirs so i decided to put aside the somali affiars and i now become busy with my own personal affairs after he claimed this war to be FITNA For me i have no doubt who is wrong and who is RIGHT though i'm not Caalim
  17. and i know xaliimo dukaan dubai ku leh oo xagga dambe xafiiskan oo kale ku haysta
  18. ninikii dhiman waaya GEEL dhalayana wuu arkaa :confused: Qoriga uu wato suunkiisa waxa ku yaal ma yaqaan :rolleyes: waa miskiin danbi ma leh waayo ma yaqaan Hadduu yaqaan suunka wuu gubi lahaa inuu kitaab quraan ag dhigo daaye :eek: