Wiil Cusub
Nomads-
Content Count
1,063 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiil Cusub
-
ma toogashaa? Negative thinking Ma aragtid Shimbirtii cadayd ee nabada oo calanka ku dul fadhida, ma aragtid sida nabdoon ee ay dadku fadhiyaan deeganka iyo cimilada qurxoon ee ku xeeran. Maba filayn in somalidu meel ay ku soo ururtay si nidaamsan iyadon bud iyo qori lala dultagnayn ay u fadhiyi karaan. Best PIC so far
-
Thnks Mr Red sharing us with this informative/ touching video rapport. This is one of the reasons I could never support any political entity that spends so much time chasing approval outside of its borders- while it’s most vulnerable slowly starve. Dear Ibt if Somaliland doesn't spend money and time to show that they are different from that war thorn Somalia, was not possible to see this video rapport and was not possible that international NGO's dair to go that place this is Chick and egg clue
-
24 hrs later still no good answer from supporter, for one small fundamental question to consider before to start an administration.
-
It is great news that reer Sool decided to determine their future to their own way. I have only One simple question: where will be the new borders of that administration and how could you determine?
-
Qaybi oo Xukun as always
-
Somalia's legendary Mad Mullah prefigured Osama bin Laden -Newsweek
Wiil Cusub replied to NASSIR's topic in General
Newsweek tries to rewrite history again. they compare and connect two totally different leaders and their war -
If you can hear lyrics than you need heartest Download HearTest Or you have preselection problems and you cann't hear any thing against Rayaale
-
Fannaanad Shaqadeedii ku weyday Hees ay Qaaday oo ku Lid ah Daahir Rayaale SDWO (Hargeisa 05/10/09) Xukuumadda somaliland, ayaa shaqadii iyo mushaharkiiba ka joojisay fannaanada lagu magacaabo Saado Cabdi Xaashi (Saado Qaran) oo ka mid ah kooxda fannaaniida Ciidanka Qaranka, kadib markii ay dhawaan iyada iyo koox kale oo fannaaniin ahi ku luuqeeyeen hees si weyn u dhaliilaysa waxqabadka Madaxweyne Rayaale oo la yidhaahdo Dillaal Noo Dhuuntay. Fannaanada Saado Cabdi Xaashi oo xalay go’aanka shaqada iyo mushaharka lagaga joojiyey uga waramaysay Idaacadda Radio Horyaal, ayaa sheegtay in arrintaasi la xidhiidho heestaas cusub ee ay wax ka qaaday, sidaana ay masuuliyiinta Ciidanka Qaranku ugu caddeeyeen qoraal ay shaqada iyo mushaharkaba kaga joojinayaan. Waxa kale oo fannaanadu sheegtay in masuuliyiinta Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiisku ku wargeliyeen in guriga ay degan tahay oo ay dawladdu leedahay ay ka guurto. “Anigu sida runta ah heesta waan qaaday, afar fannaan baanu ahayn markaa laba ayaa kooxda milatariga ahaa aniga iyo inan, kadib shalay [sabtidii doraad] ayaan mushaharkii doontay, waxa la igu yidhi musharkaagii laguma siinayo oo waxa xannibay hoggaankii fannaaniinta kooxdiina. Waxaan ku idhi maxaa sababay, dabadeedna waxa la igu yidhi hoggaankaagii la xidhiidh, markaa telefankiisii waanu isweynay, laakiin warqadii shaqada la igaga xanibay ayaa la i tusay,” ayey tidhi fannaanada Saado Cabdi Xaashi (Saado Qaran) Fannaanada oo la weydiiyey asbaabta shaqada lagaga joojiyey ee warqadaasi lagu qoray waxay ahayd, waxay ku jawaabtay, “Haa sababtu way jirtay oo waxay ahayd heesta, waxaanay warqadu ka timi Madaxtooyada. Waxaanay tilmaamaysaa in aniga oo dawladda ka tirsan aan dawladii aflagaadeeyey, aniguna aflagaado aan sameeyey may jirin ee hees baan qaaday, fannaanadna waan ahayn, wacyigan taagana waan ka hadlay.” Saado Qaran oo la su’aalay waxa iyada ganaaxa ku gaar yeelay, maadaama ay horeba u jireen fannaaniin heeso kale qaaday oo aanay jirin wax tallaabo ah oo laga qaaday, waxay tidhi; “Wallaahi anigu ma garan karo, waxaaba taa ka daran oo aan la yaabay waxa weeye inankii aanu isku kooxda ahaynba lagama jarin mushaharkii ee waa la siiyey, markii aan idhi sababta ay ku timi in laba qof oo isku koox ah midna la siiyo midna laga jaro, waxa la iigu jawaabay isaga codkiisa lama garan ee kaaga ayaa adiga la gartay. Aniga xitaa guriga aan deganahay waxa la igu yidhi si degdeg ah uga guur, taas oo uu Wasiirku yidhi inkasta oo aanu aniga ugu odhan sida la ii sheegay.” Source: Jamhuuriya
-
This is realy great song with good lyrics: ....Soo Dhaadhadhac ka dhaadhac Dhiishadu ma buuxsantee ka dhaadhac Dilaal noo dhuuntow ka dhaadhac. Dhalaan qadiyoow ka dhaadhac. Xilkaanu kuu dharinay dhismaha Somaliland dhantaashay dhaqaajin wayday. Dhul iyo daaraba xaraashay.
-
Really great music for those who like blues. Really creative man to show his own style in this time Somali music become only keyboard/piano copy/pase recycling
-
Dayniile Nr 1 Somaliland hating website.
-
Why MIRQAAN MIRQAAN ma Hargeisa oo qudhaa qaad cunta Laga baray laga badi miyaanad maqal
-
No System on the world is perfect and we Somalis are champion to defeat all systems. We defeat EU asylum seekers system it is not wonder that they defeat their own system. Imisa somaliya ayaad taqaan oo qaxootinimo isaga dhiibay wadamo badan farahoogana xoqa xitaa kuwo dhawr jeer iska dhiibay hal wadan. Waxaan mar maqlay sheeko nin somaliya oo ay boolis ku qabteen Germany oo ay waydiiyeen ID balse waxa uu soo saaray ID ka duwan kii jarmalka ee uu sheegay markaas ayuu yidhi Sorry oo uu hadana jeebkale gacanta galiyay hadana waxa uu Soo saaray ID Hollandiis ah hadana jeebkale ayuu gacanta galiyay midkale oo Swis ah ayuu soo saaray sidaasna waxa ay booliskii ku arkeen nin wada ID kaar afar wadan oo kala jaada.
-
Istaq furula. He raport from akhiro. Al-shabaab inay dadka diinta ka fogaynayaan waa la filayay
-
A day late and a dollar short: Somaliland media admit mistake
Wiil Cusub replied to General Duke's topic in Politics
If Somaliland vision is "Dhalanteed" what will be great Somalia vision "somaliweyn" ?? -
A day late and a dollar short: Somaliland media admit mistake
Wiil Cusub replied to General Duke's topic in Politics
waxaananu aaminsanahay in gobolkaasi Somaliland ay fure u noqon karaan mid militery iyo mid siyaasadeedba waxaa ka soconaya muqdisho, inaanay halkani nagala soo qayb gelin oo casuumadii aanu u fidinay aanay qadarina waxaanu u aragna inay niyad jab nagu ridayso Generaal sheekadu waxay u eegtahay in maraykanka qudhoodu ay u baahanyahiin Somaliland si ay u xalina karaan dhibta muqdisho -
Luxury yachts offer pirate hunting cruises Luxury ocean liners in Russia are offering pirate hunting cruises aboard armed private yachts off the Somali coast. Wealthy punters pay £3,500 per day to patrol the most dangerous waters in the world hoping to be attacked by raiders. When attacked, they retaliate with grenade launchers, machine guns and rocket launchers, reports Austrian business paper Wirtschaftsblatt. Passengers, who can pay an extra £5 a day for an AK-47 machine gun and £7 for 100 rounds of ammo, are also protected by a squad of ex special forces troops. The yachts travel from Djibouti in Somalia to Mombasa in Kenya. The ships deliberately cruise close to the coast at a speed of just five nautical miles in an attempt to attract the interest of pirates. "They are worse than the pirates," said Russian yachtsman Vladimir Mironov. "At least the pirates have the decency to take hostages, these people are just paying to commit murder," he continued. Source
-
Remember Danuunay circle around Baydhabo "Boorsooyinkooga ha xirxirtan" xasan turki markuu lahaa. which countery will accept Alshabaab's goverment
-
BREAKING NEWS: Somali Parliament calls for immediate millitary intervention
Wiil Cusub replied to Xaq's topic in Politics
Talabanizion era of Somalia !! what is the result of talibanisation of afghanistant peace or more war and death? If you are not believing foriegn invoeld just check their own video's in YT and compare those from Iraq you will see same handwork. -
BREAKING NEWS: Somali Parliament calls for immediate millitary intervention
Wiil Cusub replied to Xaq's topic in Politics
No! No! Al-shabaab is not Somali tool, it is tool from Tora-bora and they get their commands from their xitaa Awais is Hostage for them. They cann't creat Somali or Islamic unity. Only what they can create is just killing vields -
BREAKING NEWS: Somali Parliament calls for immediate millitary intervention
Wiil Cusub replied to Xaq's topic in Politics
Somalinimo 5.0 doesn't work for Al-shabaab. they have diffrent flag and diffrent aim. they will invite all 1.3 bilion muslims to unite in Mugadisho. -
BREAKING NEWS: Somali Parliament calls for immediate millitary intervention
Wiil Cusub replied to Xaq's topic in Politics
It is indeed desperate call but do they have other option?????? -
^All I can see from it is caay to reer Maakhir. Dear this poem doesnt contain Caay to reer special tribe this man tried to show his frustrations every gabay with out sraundig contex seems cay. Let me tell you more about it. Faysal was in 60s un elementery school teacher and also fanaan who likes to chill with musaabiir all night along. Subaxdiina cashar dhigidu dhib bay ku ahayd than they transfer to gabilay but every thursday he went to hrg and stay until saturday to chillout and than they transfeer to Qardho again to Dayaxa and atlas to BAYLA where he came between two rocks and he made this gabay to show how his situation from Qodalka Gabiley to Qardho to Dayaxa to Bayla was worsening
-
Popular Contributors